JOE BIDEN OO LOO DOORTAY MADAXWEYNAHA CUSUB MAREYKANKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 11. 2020
  • JOE BIDEN OO LOO DOORTAY MADAXWEYNAHA CUSUB MAREYKANKA

Komentáře • 8

  • @mohamedguled2830
    @mohamedguled2830 Před 3 lety +2

    Scw,sxbyaal, waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay guul darada trum madaxweynihii hore ee maraykanka,,waxaana rabi ka baryayaa in uu sidaas oo kale farmaajana u dhaco oo ilaahey hana dhaafiyo.scw.

  • @khamisohalafo4820
    @khamisohalafo4820 Před 3 lety +4

    Ninka la doortay allaha ka dhigo mid ummada islaamka navad galiyo

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Před 3 lety +1

    Inkastop laba #GAAL yihiin hadana #JBIDEN wuxu yidhi YUHUDA uma qansan doono inay #QUDUS leeyiin
    ILLAAHAY haka dhigo mid islaamka aan dhib lasoo raadsan gaar ahaan INTA #AFSOMALIGA ku hadasha sharkiisa kla maqnaada 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hasansyad785
    @hasansyad785 Před 3 lety

    Waa guul

  • @haqeeqah2045
    @haqeeqah2045 Před 3 lety +1

    inta comontgeyga aragtay subscribe iisara

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 3 lety

    Trump waa dhacay waxuu doobiyo sida awr insha allaah farmaajo ku xiga heera dhiibaato wada dhaca

  • @haawaybuulomarerofficial6183

    Hambalyo wan fileynay