Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Kenya, FBI-da oo dacwado ku soo oogtay Soomaali | Qubanaha VOA

Sdílet
Vložit

Komentáře • 73

  • @MohamedHadi-yv1xs
    @MohamedHadi-yv1xs Před 2 měsíci +11

    Masanid dhaman bahda voa❤❤❤❤❤

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 Před 2 měsíci +1

    Masha allah maxamed colad Ex macalinkeygii Al abaadir ee muqdisho

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 2 měsíci +8

    Mahadsant walaalaashey VOA asha❤❤❤❤

  • @rudwanmahamud8553
    @rudwanmahamud8553 Před 2 měsíci +1

    Cudeey waan ku salaaamay

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 Před 2 měsíci +1

    I wish the demonstrations a lasting success. In fact, the excessive taxes imposed by the government are intolerable

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur Před 2 měsíci +1

    Hi❤❤❤

  • @DarbiAlbaab
    @DarbiAlbaab Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @maxamedibrahim5061
    @maxamedibrahim5061 Před 2 měsíci

    Asc kenya inkaari haku dhacdo

  • @KadirMowlid
    @KadirMowlid Před 2 měsíci

    Muusiga badan nagadaaya

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 Před 2 měsíci +1

    Maashaa allaah hory usoco voa❤

  • @batulamohamed1631
    @batulamohamed1631 Před 2 měsíci

    Walaahi aniga waxanku fikir ahay Cali.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 2 měsíci

    Habrtani 60sano jirka ah oo VOA halaga saaro

  • @mohedaxmedadariadari4866
    @mohedaxmedadariadari4866 Před 2 měsíci +1

    Caasho Cuudeey ,ma hadaad keentay inaad Xuutiyiintii tiraahdo Falaago ?

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Před 2 měsíci +1

    Mahadsant walaashey falstin VOA qeer sheeg ❤❤❤❤❤

  • @abdikadirhassan1454
    @abdikadirhassan1454 Před 2 měsíci

    Waa run

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před 2 měsíci

    👋 Weriye Max,d Colaad Xasan.

  • @haydar378
    @haydar378 Před 2 měsíci +1

    Islii Kenya wayfoolanaysaa

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Před 2 měsíci

    👋 Weriye Caasha Ibraahim (Cuud).

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před 2 měsíci

    Maraykanka iyo yuhuuda ayaa ka danbeeyey afgambigaa waayo gaza ayey taageertay bolivia

  • @dekowjimaledeks2120
    @dekowjimaledeks2120 Před 2 měsíci

    Ruto must go.
    Game 🎮 over

  • @DalmarxussinKhaliif
    @DalmarxussinKhaliif Před 2 měsíci

    Asc voa

  • @shamabdi771
    @shamabdi771 Před 2 měsíci +1

    Voa waa qashin kufaarta kanaha u waada uuuuf

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 2 měsíci

    Habartani 60sano Cuud la yiraahdo VOA waa meel islaamo waayeel ah

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah1992 Před 2 měsíci

    ASC
    LAABAN WAX ISDAAMAN MAJIRTO.
    LABAAN WAA CADAAWADA MUSLIM WAA XUSULINTA

  • @YacqubIbrahim-bq8xp
    @YacqubIbrahim-bq8xp Před 2 měsíci

    Tuugada dhulka hala jaro😊

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 Před 2 měsíci

    Welcome back mr Trump

  • @Xiingalool
    @Xiingalool Před 2 měsíci +2

    Voa*du way ka wanaagsanaatay bbc-da marka loo eego doorashada wararka, dedegga ah hslka bbcdu sii deyso wararkii shalay dhacay oo kale

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge Před 2 měsíci

    Waxa ismafhaamaa hsdasn fsksrkeyga minna madoorteen anigu 😊

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE Před 2 měsíci

    somalia laaluush iyo tuugnimoo meelkasta yahuuu lacag xaarane guya keenya uga dhisteen

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 Před 2 měsíci

    Taasi waa VOA Af -Soomaaliga oo si toos idinku turjumaysay wararkii FOX NEWS, IDF .

  • @mawledyusuf5810
    @mawledyusuf5810 Před 2 měsíci

    Voa wariyaasheedu waa dad juhala ah waxay ku leedahay falaagada xiuthiyiinta

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi Před 2 měsíci

    Kiiskii bey isku cadeyeyen magaciin ba

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Před 2 měsíci

    Sxp sida gabdhaha America maxad garan qudha xiran weydey inta dhar badan isku duubtey

  • @SSS78781
    @SSS78781 Před 2 měsíci +2

    ❤❤❤TRUMP, TRUMP, TRUMP, TRUMP, TRUMP, TRUMP, TRUMP

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 Před 2 měsíci

    Isma -dhaanto qaxoonti quud raadisa !!!!.

  • @KhadroAli-fz1jt
    @KhadroAli-fz1jt Před 2 měsíci

    Qasaaro weynaa waxay lacagkubixiyen ayagoo la guhelin denbi bay mid cusub ugaleen

  • @AbdirazipKhailf
    @AbdirazipKhailf Před 2 měsíci

    Mahadsanit madaxwene

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 Před 2 měsíci

    Maxaa ka galaxy taram Iyo badan somalida

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 Před 2 měsíci +1

    Dagaalkii laascaanood yaa loo isticmaaley lacagtaas in ka mida

  • @khadrajamac9585
    @khadrajamac9585 Před 2 měsíci

    Why voa call huiti "falaago" mise waad ku qasban tihiin 😂

  • @efrahharbi8819
    @efrahharbi8819 Před 2 měsíci

    welcome back Donald Trump

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 Před 2 měsíci

    VOA Idaacada af -soomaaliga ku baxo ee taageera Israel, IDF iyo FOX NEWS.

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Před 2 měsíci

    Pray for Kenya 😂😂😂

  • @maxamedaxmed5071
    @maxamedaxmed5071 Před 2 měsíci

    Caasha cuur

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 Před 2 měsíci

    Kufaar oo dhan ilaahaw dhig meel xun

  • @muussagal2719
    @muussagal2719 Před 2 měsíci

    Erayo aflagaado ah dad magacyada somalida wata iyo koxaha falagada ha voa cnn iyo bbc kuwakale waxbamadhaanto walamid yaanladaawan

  • @yacquub111
    @yacquub111 Před 2 měsíci

    Gaaalada sifiican ayaad oogu shaqaysaan uuuf

  • @user-xr7dk1ni1m
    @user-xr7dk1ni1m Před 2 měsíci

    Azani is a land and peoples it was placed eastern of Africa it has a boarders with sudan ,tanzania ,uganda ,indian ocean and red sea their capital city is Harar

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg Před 2 měsíci

    Trump waa in lagu celiyaa dalkiisii Germany. Si uu u garqaato, dambiga uu ka hadlaayo isaga ayaaba dambiile ah oo.ilaa 34 count lagu soo eedeyey.

  • @caatoshow3235
    @caatoshow3235 Před 2 měsíci

    idaacadan ma afka maraykankay ku hadasha mise waa mid xor ah? maxay markasta uga so horjeeda iiraan iyo xuutiyiinta? iyagoo ku tilmaama inay cadawyihin

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před 2 měsíci +1

    Waxaa Su'aal mudan in la isweydiiyo>>> Haddii Soomaali maryooleey ay doonayaan iney dhacaan dhaqaale loogu talo galay dad Dan yar weliba Caruur ah Ku dhacaan Waddanka Adduunka ugu. Xoog Badan marka dhinacyo Badan laga eego, sidee ayey noqon kartaa mucaawinada la siiyo Dadka Dan yar tahay Ku nool Soomaaliya,dhaqaalahaas ma gaarayaa dadkii loogu talo galay?

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Před 2 měsíci

    www dankan waagangasraro haday runtahay wanakasuurtowda dadkaqar caqlixuma USA baykadumankaraan

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge Před 2 měsíci

    Tarzan waaxunyshey dhaladhadiidu waayuhuudi dhab waana xagjir xun waa ninwaawan.ooqeylinaya waa ninkii masjid Maddison siiydy yuhuud waxa uubeerey yaatazgskn polaxalinlayHey😊😅😊

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l Před 2 měsíci

    Cashaa cud ero bixintaaada aad ayeey u foolxuntahay hadii adan xor u eheyn erayadaa at least find onther job 😢😢😢😢

  • @abdikadirhassan1454
    @abdikadirhassan1454 Před 2 měsíci

    Ilhan iyo adiga waxa tihiin dabadhilifi u shaqeeyo biden

  • @abdikadirhassan1454
    @abdikadirhassan1454 Před 2 měsíci

    Trump ayaan u codeyneynaa no matter you say or believe

  • @MahdiNour.w
    @MahdiNour.w Před 2 měsíci

    Afsoomaaligaaga hagaaji afkii gaalada ayaad kuhadlaysaaye

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 Před 2 měsíci

    Maraykan iyo Israël ayaa dhibka wada eeyda eeydu dhashay ee benalayasha ah

  • @osmanibrahim-xr3jg
    @osmanibrahim-xr3jg Před 2 měsíci

    Ruto must go ,his regime totally failed, he has to resigned 😂😂

  • @saabkeysaabkey5494
    @saabkeysaabkey5494 Před 2 měsíci

    Way nasiibdori ee Mareykanki intaas oo bogolaad milyan ee TARTINKI M/ WIINAGI in tartimaan BIDEN II TRAMP DOGGOWEENO TARTAREEN. I am very sorry. Asc. Meggin Allih.

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 Před 2 měsíci

    Maxay Soomaali ka hadli siyaasada Maraykanka lacagtii yarayd ee carruurtooda loogu dhiibay ayay xadeene, horta tuugada iska daaya,ceebtiina dhuunta!!!!.

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge Před 2 měsíci

    Xaquuda aadamiga waa kuxafgubeen 2labafuba ismadhssmasn waacagjiriin berdhanbasrop oodabavsan hadasneego beydhansiiyasppmasloyee iska ilaalia beydanfoorta adagasroon msnskalsrpo
    N.dhsnkamadjidumaqdas Tatasky waa Canaan qaaesn.ooqeylinaya dhaladhadiidu eaayahuudi 😊

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Před 2 měsíci

    Voa iyo bbc waa laba idaacodod oo gumaysi waana laba dadka isku dira aad ayey u tayo xun yihiin sidaa darteed waxaan uga digayaa dadka soomaaliyeed in ay dhegaystaan beentooda aan salka iyo raadka midna lahayn

  • @user-yl8kp2yp5f
    @user-yl8kp2yp5f Před 2 měsíci

    ش

  • @abdiyahyamogow5765
    @abdiyahyamogow5765 Před 2 měsíci

    Labba doofar isma daman waxad noshegisin wa maxay

  • @UserZuser-mc9ql
    @UserZuser-mc9ql Před 2 měsíci

    4yrs kii uu Trump joogay wadankana dhaqaalo bu lahaa shaqooyin kiiba wage kodi uu ino kordhiyey. Plus, biggest point Aduunka oo dhan na nabad buu ahaa. Xisbiga Dimuquradiga wa masiibada aduunka iyo wadankaba.

  • @SSS78781
    @SSS78781 Před 2 měsíci

    DHAQAALAHA DHULKA AYU GALAY..SHAQO MALEH, BIDEN MUST GO. WE NEED TRUMP BACK

  • @DalmarxussinKhaliif
    @DalmarxussinKhaliif Před 2 měsíci

    ❤❤❤