Barashada wadista baabuurka casharkii 1A

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 08. 2024
  • Ku soo dhawow casharkeeni koowaad oo ku saabsan wadista baabuurka oo noo noqon doono taxane, waxaa soo deyntoona maalin walbo oo axad ah insha allaah.
    waxii talo ah amo su aal ah waxa noogu soo gudbin kartiin emailkeena oo ah shaatax11@hotmail.com.
    waa mahadsantihiin dhamaan

Komentáře • 64