EPO1 Raali-galinta dadka! |Xasuusin iyo xasilooni.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Xasuusinta xalqadan
    Bani aadamka awoodiisa waa la xadiday, waala xadeeyay waana la xakameeyay. Wixii se aad iinsaan ka heli waydo ilaahay xagiisa ka doono, ilaahay xagiisa ka raadso, ilaahayna xagiisana ka baadi doono.
    Waa ilaaha iska leh sifada kamaalka, dhamaystirnaanta, iyo isleekaanshiyaha.
    Waa rabiga aan agtiisa waxba laga waayin, agtiisa waxba laynagu yeelin. Talo saarashadiisana badbaada aynu bidno oo aynaan ku hungoobin.
    Ugu dambayn
    Waxkaste aynu kala doono oo aynu hadana kala wayno ee wanaag ah, rabbi baa leh, oo awoodooda bixiya ee xasuuso.

Komentáře • 83

  • @niciimarooraaye6921
    @niciimarooraaye6921 Před 4 měsíci +19

    Qofka dhadhansada macaanka rabbi ku dhawaan-shiyaha, dhadhanka uu leeyahay iimaankaaga oo siyaada iyo dugsiga uu helo ruuxa xidhiidh la lahaanshiyihisa xoojiyaa;
    Wuxuu dhadhamiyay wax-aanan erayo ku sifayn-karahaynin awoodayda oo gudaha ruuxa fursada hela oo kaliyi uu dareemi karayo macaankeeda. Waa macaanka uu leeyahay rabbi ku iimaan qabkuye
    What a words 💕💕💕💕💕💕

  • @niciimarooraaye6921
    @niciimarooraaye6921 Před 4 měsíci +10

    4 mar wax ka badan ayaan ku ceshaday erayadaadaaai way itaabteen 😢❤❤

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  Před 4 měsíci +2

      Thank u so much wlaal gacalo💗💗💗

  • @SundusAbdul
    @SundusAbdul Před 4 měsíci +5

    انت قدوتي بعد رسول الله صلى الله عليه وسلم واهلي جزاك الله خيرا ❤😊

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  Před 4 měsíci

      Jasakallah jannah wlaal gacalo💗💗💗

  • @naimamaxamed4875
    @naimamaxamed4875 Před 3 měsíci +6

    Wlhi malaha 7jeer qiyaas ahaan ayaan ku ceshaday hadana waxaad mooda inan markii koobaad dhagaysanayo❤😢

    • @CaliyaHuseen
      @CaliyaHuseen Před měsícem

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NeverloseAbdy..
    @NeverloseAbdy.. Před měsícem +1

    Rabi haku xafido 😢

  • @user-dz7wl3kd6z
    @user-dz7wl3kd6z Před 4 měsíci +2

    Heart touching words adigaaba xikmad ilaahaya wlal allahuma barik.
    Erayadan cidwaliba iskama samayn karayso, ilaa iyo cid ilaahay ku ilhaamiyo mooyaane m.sh💚🍃

  • @nuurdaalacay8990
    @nuurdaalacay8990 Před 4 měsíci +6

    Xalqadahaagii hore ayaan dib ugu laabanayay maalmahanba waan farxay markay soo dhacday wllhi jasakallah wllo♥️♥️♥️♥️♥️

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  Před 4 měsíci

      Jasakallah wlaalo aad iyo aad ayaad u mahadsantahay 🙏🧡

  • @user-zh7jr3hl5w
    @user-zh7jr3hl5w Před 13 dny

    Masha Allah ❤

  • @hanicabdillahi4062
    @hanicabdillahi4062 Před 4 měsíci +2

    Eebbe haku barakeeyo gacalo, aad baan ula dhacsanahay xasuusimaha aad bilaawday.

  • @user-lw6ri7ml7h
    @user-lw6ri7ml7h Před 4 měsíci +2

    Jazakalaah khayraa walaal qaali❤

  • @ilyasmacallinmohudin5334
    @ilyasmacallinmohudin5334 Před 2 měsíci

    Masha allah abaaya qiima badan jazakalahu qayr mahadsanid ❤❤❤

  • @amiirabeautysalonhomedecor5730
    @amiirabeautysalonhomedecor5730 Před 4 měsíci +3

    Walhi waxay isoo gaadhy wakhti aan ugu baahi badnaa inay isoo gadho jasakumlahu khary wllshy nasriin zalax 😢😢

  • @IdilShirwa
    @IdilShirwa Před 4 měsíci +1

    Mashaallah walashay waan ilmeeyey markaan dhagaysatay xalqadan I'm speechless allaha kubarakeeyo ❤❤❤❤

  • @mohammedaden1840
    @mohammedaden1840 Před 4 měsíci +3

    NAZREEN ZALLAH waan ku faraxsnahay sida aad maskaxdeena aad ugu deeqayso iftiimo qurux badan kaas oo qofku kaga gudbi karo noloshiisa.
    Mahadsanid.
    Tan kale ayaa ah in aan u arko in sabirkan aad saartay muuqaalka kaasoo ah adiga inaad ku beddesho sabir kale.

  • @zeinapabdirahman2710
    @zeinapabdirahman2710 Před měsícem

    Barakallah❤

  • @najmaali8767
    @najmaali8767 Před 4 měsíci +2

    Ilahay ha ka abaal mariyo wlal nazren ❤️🫂

  • @zamzamdiyaad6500
    @zamzamdiyaad6500 Před 4 měsíci +1

    Thnks nazreen❤ Dhaman qodobyaashad dhan wey i cajibiyen xaqiiqdii

  • @Miidan5
    @Miidan5 Před 4 měsíci +1

    Walaalo mar qalbigaygaa ku jirtaa ood og tahay waxaan tabanayay maxaa dadka wanaag gashtay oon maalintaa u baahday helin walaalo bal maan sidaa sheegtay ilahey ku bixiyo wa inoo maanta ka dib inan ilahey xagiisa xoojiyo xiriirkiisa❤

  • @RahmaAhmed-k4t
    @RahmaAhmed-k4t Před 20 dny

    Ilahay hakaa apaaL mariyo walashay

  • @NuuraCarmiye-qn9mn
    @NuuraCarmiye-qn9mn Před měsícem

    mahdsanid nazriineey,waan u bogay oo buholyobay hab gudbintaada sidoo kle waaan kaa faaiday wax badan.❤

  • @y2orahman980
    @y2orahman980 Před 2 měsíci

    Ha karadin biniadamku wxayna awooodin ilhay ha ku barakeeeyo wll aqligana ha kuu siyadsho❤

  • @user-lc9rj9lz1p
    @user-lc9rj9lz1p Před 4 měsíci +1

    مشكور جزاك الله خيرا ❤❤❤

  • @user-ic9gj6mg7l
    @user-ic9gj6mg7l Před 19 dny

    M.a❤

  • @riyaaqahmedmahamed4061
    @riyaaqahmedmahamed4061 Před 4 měsíci

    Waaad mahadsanthy wllo waa u xiisey casharadaada erayadan aad nala wadaagteyna makala dhacan waa wada cajiib!!!❤🙏

  • @BishaaroShxuseen
    @BishaaroShxuseen Před 3 měsíci

    Masha allah alle ha ka abaal maryo dhirigalintaa abaayoh 😢❤

  • @rabsholeoffcial7329
    @rabsholeoffcial7329 Před 4 měsíci +3

    Aad baan ujeclahay xalaqooyinkada quruxda fadlan inoo soo badi adigow mahad san cashirada neh lasoo dhaqso insha allh.

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  Před 4 měsíci +3

      Waan ogahay wlaalo waan gaabinayaa waanse soo dadaalayaa aadna waad u mahadsantahay 🙏💛

    • @hayaatali8968
      @hayaatali8968 Před 4 měsíci

      Waad mhdsanthy wllo ❤🙏

  • @xamdacarab3352
    @xamdacarab3352 Před 4 měsíci

    Allaah kubatakeeyo wll aqliga iyo garashada wanagsan ❤

  • @user-wb5fe8qs3m
    @user-wb5fe8qs3m Před měsícem

    Abaayo appka podcast markaan tago kadhageyso maago iima shaqeynaayo podcast yadaada ee cilada mexee thyna

  • @nagmamohamed5915
    @nagmamohamed5915 Před 3 měsíci

    Allahuma bareeek wllo nasreen salah

  • @Abdulkaremismaciil
    @Abdulkaremismaciil Před 4 měsíci

    Allaha haku barakeeyo wlo
    Bani aadamka haku daalin rali ahaanshihiisa

  • @RidwaMohamed
    @RidwaMohamed Před 4 měsíci

    Eray walba o ad tiraa wa mid anla ashqararo mahadsanid wll nasriin jasakalah

  • @khadijahassan7130
    @khadijahassan7130 Před 3 měsíci

    Jazakallahu kheyr abayo ❤❤

  • @user-nf5vk6tv9o
    @user-nf5vk6tv9o Před 3 měsíci

    Asc dhamaan way iwada taabteen wllo maasha allah allah ha ku sharfo

  • @Zuhur_Mohomed
    @Zuhur_Mohomed Před 4 měsíci +1

    Wixii aad iinsaan ka heli wayday eebe xagiisa udoono❤❤❤

  • @zabenlucky2749
    @zabenlucky2749 Před 4 měsíci +1

    Aad baad uwacantahay walal wax ka wanaagsan xirirka rabi oo la xoojiyo ooo aad nala wadaagi laheyd garanmayo ❤

  • @sawturaxma5667
    @sawturaxma5667 Před 4 měsíci +1

    Welcome back queen wa lagu tabay❤

  • @AyuushAbdiMohameD
    @AyuushAbdiMohameD Před měsícem

    Allahayow Igu Dar 100 Qof Ee Agtaada Loogu Jecelyahay

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Před 4 měsíci

    Masha Allah waan runtaasi 👏👏

  • @ikraancraxmaan9718
    @ikraancraxmaan9718 Před 4 měsíci +1

    ❤❤

  • @Kaltuun6
    @Kaltuun6 Před 4 měsíci

    Allhuma baarik wlaal gacaloy❤

  • @sacdiamohamud398
    @sacdiamohamud398 Před 4 měsíci

    Shukran abyo hadaladada qalbygy tabaanayan 😊❤

  • @miskiadan8264
    @miskiadan8264 Před 4 měsíci

    Masha alah cilmiga cumriga iyo caqliga allaha ku ziyadiyo abayo alaha ka ajar siiyo wanga iyo bararujinta garaad kororsiga aad noso gudbineso

  • @nakrumabadri7386
    @nakrumabadri7386 Před 4 měsíci

    Masha allah mahadsanid❤

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps Před 4 měsíci +1

    NazrineY wll ma Naftaydayda Ayad ka shekenaysa o wad igu dhax noshahay😢💔

  • @sumayaali3920
    @sumayaali3920 Před 4 měsíci

    ❤ xaqiiqda ayd ka hadlshy wllo wd mhsnthy

  • @NadiiraAbdulaahi
    @NadiiraAbdulaahi Před 3 měsíci

    Nasriineey guleyso walaal❤

  • @Varmo__09
    @Varmo__09 Před 4 měsíci

    Alle ha ku sharfo wll ❤

  • @user-go1rs8ie6u
    @user-go1rs8ie6u Před 4 měsíci

    Thank you so much Dear ❤

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps Před 4 měsíci

    Wad mahadsantahay wlshy❤

  • @user-zr4xl6uq6v
    @user-zr4xl6uq6v Před 4 měsíci

    Shukran qli

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanabdihassan8170
    @ayanabdihassan8170 Před 4 měsíci

    ❤ shukran abaayo mcn ,

  • @nimcocarif7650
    @nimcocarif7650 Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mahadsanid mahadsanid mahadsanid

  • @ayuushahmedelmi8191
    @ayuushahmedelmi8191 Před 4 měsíci

    Mahadsanid 😊

  • @dhaMeYs123
    @dhaMeYs123 Před 3 měsíci

    Caawa ooy tahaY 21/5/2024 go.aan noLoLeed baan qaatay mar walpana halkaagan wnku xidhnaan doona si.aan dib u jaceeLin oo anan dib ugu noqon wxn go.aanka ka gaadhay oo dhan oo aaN dhiirigaLintaada horey ugu socdo😢❤

  • @Sahruush
    @Sahruush Před 4 měsíci

    Mhdsanid hppti 😊❤

  • @Afgaani-i1u
    @Afgaani-i1u Před 4 měsíci

    Wcs wll

  • @user-bq1qx7wt3n
    @user-bq1qx7wt3n Před 4 měsíci

    Garaad badan❤️👸🏻

  • @khalidfaraz
    @khalidfaraz Před měsícem

    100%

  • @XamdaMaxamed-uo5pr
    @XamdaMaxamed-uo5pr Před 4 měsíci

    Wlalo THK u 🫶

  • @mariaali5872
    @mariaali5872 Před 4 měsíci

  • @carvon-osmn
    @carvon-osmn Před 4 měsíci

    m.a wlsheen nazreen😢wlh halmaroo aan tiktoka ku arky vedio have ah aa youtupeka kusoo dooney ❤dhiiragelintaada wey nagu socotaa wlsheeen❤❤❤❤

  • @IqlaasIbraahim-mw8wv
    @IqlaasIbraahim-mw8wv Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤love you abaayo

  • @shorts-vm5mq
    @shorts-vm5mq Před 4 měsíci

    plz noso badi hno xabadii horeaan ku celceshtaaaye

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  Před 4 měsíci

      Hye wlaalo amarkiina ayaa shaqayn doonaa bi.idni rahmaan🙏♥️

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 Před 4 měsíci

    Erayga dugsi macnihii

  • @Umalkhayr324
    @Umalkhayr324 Před 4 měsíci +1

    Mahad sanid

  • @hilalsaid3966
    @hilalsaid3966 Před 4 měsíci

    Alle tallo saaro ❤

  • @jibriiljaamac2413
    @jibriiljaamac2413 Před 4 měsíci

    Aad ayaad u mahadsantahay xalqadoo dhan ayaa ibtaabatay erayo kama dooran karo, la soo dhakhso xalqada kale.

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  Před 4 měsíci

      Caaway soo dhacaysaa wll insha allah mahadsanid.