Deg-deg! muuse Biixi Oo Buuri Kutufay Safiirka Maraykanka+Isku daygii lagu Fashilinayay Heshiiska...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024
  • Deg-deg! muuse Biixi Oo Buuri Kutufay Safiirka Maraykanka+Isku daygii lagu Fashilinayay Heshiiska Ee Ugu Danbeeyay Oo Fashilmay@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    #muqdisho #boqoradastelka #hargeisa #somaliland@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media #isaaq #daarood #somaliland #somalia @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#warka
    #dagaal
    #Laascaanood
    #gooja_cade
    #Somaliland
    #ssc
    #khaatumo
    #muuse_biixi
    #garaad
    #warqaad
    #warka_maanta
    #Somalia
    #Puntland
    #Somalia
    #saciid_deni
    #Muqdisho
    #hargeysa
    #xasan_sheikh
    #xamse_Cabdi_bare
    #Reysalwasaare
    #Madaxwayne
    #jabuuti
    #Galmudug
    #Jubaland
    #KoofurGalbeed
    #Hiiraan
    #Jigjiga
    #Sool
    #warar
    #ciidan
    #dagaal
    #garoowe
    #saciid_deni
    #aaranjaan
    #Baarlamaanka
    #dastuurka
    #puntiland
    #siyaasada
    #Somalia
    #darood
    #hawiye
    #isaaq
    #garxajis
    #GoojaCade
    #sool
    #Madaxwayne
    #baarlamaanka
    #guul
    #Somaliland
    #somalia

Komentáře • 92

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před 2 měsíci +5

    Somalilnd is not easy guul somalilnd insha allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @user-qm3hl2wu1z
    @user-qm3hl2wu1z Před 2 měsíci +1

    Allaahu akbar allaahu akbar allaahuakbar.subxaana rabika rabbicisati insha allaahu waala ictiraafi somliland guul cadawgu hajabo aamiin

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 2 měsíci +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hero muuse guuuul

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 Před 2 měsíci +3

    Xisbiga waddani ma rabo in Somaliland la aqoonsado mana oggola inay racaan weftiga tegeya adis ababa lakiin Faysal cali wuu raacayaa.

  • @faynuus4438
    @faynuus4438 Před 2 měsíci +3

    Guul iyo gobonimo sland

  • @user-mz6ct1mm1p
    @user-mz6ct1mm1p Před 2 měsíci +1

    Good

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Před 2 měsíci +7

    waxa dhibatada wadaa waa ciiro waxa duminayo wadanka lkn wadani wlhi waligod ma ladooranayo mana dhaceyso in aan cadaw aan doorano

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

      Alloow ciro iyo xirsi Wax naga wajaafa noogu soodir Amiin amiin amiin

  • @user-yn8xh9zu3i
    @user-yn8xh9zu3i Před 2 měsíci +3

    Xisbiga wadani mucaradka macnihisa mafaham sana wa inay tosiyan dhalisha WM wixi wanagana ku tageran lkn waxay utafaxayten SL inay bur buriyan mabaqarsanayan rer SL gamcaha isqabsada jiritanka SL iyo difaca dalka umidoba insha alah waynu guulaysanayna

    • @abdifarah4017
      @abdifarah4017 Před 2 měsíci

      Waxasi wa hesta kulmiye lakin way u dhamatai

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 2 měsíci +2

    MADAXWEYNE .MUUSE CAMU DEG DEG IIGA SAXEEEX WAXA MOU WA HESHIS ANAY AWODIN ITHIOPIA INAY KA LAABATO SL ICTIRAAFKA KAMA LAABAN KARTO

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 2 měsíci +2

    MARKAYNKU FARMAAJO BUU XOOG U TAAGI JIREY

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Před 2 měsíci +4

    Xisbiga isbadaldonka midaynta somaaliya ee wadni ee mashruuca kusooqaatay duminta qaranimada jamhuriyada somali land ma ma ogola aqonsiga umada jamhuriyada somali land ciro xirsi inaxaashi waxay lasafteen iyaga iyo baarmankodu xasan sheekh iyo somaaliya markaa umada rer somali land waa inay xisbi xaaramkaa kabadbaadsadaan qarankooda

  • @jama5340
    @jama5340 Před 2 měsíci +1

    Kulmiye created meetings with mucarad and mou technical team !!!

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Před 2 měsíci +2

    I don’t think wadanni wants doorasho iyo ictiraaf midba

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 2 měsíci +1

    Two countries different countries soomaliland and Somalia italiya between borders afrika

  • @acacius9903
    @acacius9903 Před 2 měsíci +3

    Wadani lost its mind. Ucid and Kulmiye are loyal to Somaliland. Bixi should work with Ucid in the Parliament as well. Together they have more than enough votes. The Bixi should make Faysal president of Somaliland so that Faysal destroys Wadani for good.

    • @abdifarah4017
      @abdifarah4017 Před 2 měsíci +1

      Hawaawi kkkkk
      Wadani wa imanaya e niki didani dhulkale ha samaisto
      Tani wa waladaalin amiin

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 Před 2 měsíci +2

    ❤💚✅❤️🌷👍😀

  • @user-yn8xh9zu3i
    @user-yn8xh9zu3i Před 2 měsíci +3

    Xisbiga wadani doorasho iyo aqoonsi midna marabo wayo waxu ogyay inan ladoranay hadu Ciro donayo inu SL MW kanoqdo waxyalahan usamaynayo mabu sameyen

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 2 měsíci +2

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ aqoonsiga jamuriyada barakeeysan soomalilnd cid is Hor taagi karta Ma jirto

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n Před 2 měsíci +2

    Wadani isagaa huwan ah oo ka soo horjeeda aqoonsiga mana doonayan in somaliland la aqoonsado ee ciiro somalia waxaay heshiis ku yihiin in ciiro madaxweene kanoqdo somalia oo somalilandna la hoos geeyo waxanad ku hadlesid xagaad kakeentay

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 Před 2 měsíci +4

    Maya kuguma racsani in mucaradka laga tala galiyo oo ay ogadan halka wax marayan Wayo xisbiyad qarkod mucarad dhaba maha ee waxay lasocdan kuwa Inaga so horjeeda

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 2 měsíci +1

    Xasan xero madhan buu joogaa

  • @omarosman4440
    @omarosman4440 Před 2 měsíci +2

    Xusbigii madaxdiisu jeceshay ictiraafka SLand inu ka mid noqdo gudida saxeexa lama diidayo. Bal hasoo codsadaan inay ka mid noqdaan. Mucaarad ku caanbaxay ishortaaga Jam. Barakaysan ee SLand ayaa jira ee lasoco.

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Před 2 měsíci +2

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před 2 měsíci +2

    DAWLADA SOMALIYA XAQ UGUMA LAHAA INEY TIDHAA CID HA LAGA QAADO REER SOMALILAND WAAYO SHACBKA SOMALILAND 1997 BAAY CODSEY INEY LA SOO NOQO XUKUNKEEDII

  • @user-gk2dy2en2o
    @user-gk2dy2en2o Před 2 měsíci +1

    A😊

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e Před 2 měsíci

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo Před 2 měsíci +2

    Asc Afku Kuma go oo guul inshallah

  • @AminaWarsameh
    @AminaWarsameh Před měsícem

    😮

  • @user-yn8xh9zu3i
    @user-yn8xh9zu3i Před 2 měsíci +2

    Wariye hays indho tirin xisbiga wadani marabo in SL aqoonsi hesho geed dher iyo ged gaban bu ukoray sidu ubajin laha aqoonsiga wuxu Ciro wada wa dalka unodumiyo ninka halka katagan jiritanka SL madhaci karto in WM lodorto

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 Před 2 měsíci +2

    War mucaaradku maxay samayn karaan xukumad ba heshis lala galaaye itoobiya wuxu ciro yahay iyo cidq wadataba way ogyihin musena inu kusoo laabto ayay ka shaqaynayan waxasi war maaha

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 Před 2 měsíci +1

    Wixii somaliland ah Ayaan tagaya wax halkaa ka buuqa laga furo looms baahna

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před 2 měsíci +1

    kolay heshis kasta sanad iyo lababa waa qadataa waba ku misaankaa leh !!!!!!!!! hadii baahidu jirto qasab maaha jacaylku

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 Před 2 měsíci +2

    Waar ilaahay kabaq maraykan ilaahay kasokow cid ishortaagi kartaa majirto mida makelana dee xabashi bad iyo beri lasiiyey citiraaf maha kaasi ee qaa fataalnimo

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 Před 2 měsíci +1

      badda yaa ku yidhi waa Lasiiyey ma qof xanuunsan ayaa tahay

    • @sahradhoolchannel8657
      @sahradhoolchannel8657 Před 2 měsíci +1

      @@cabdalacawilyoohiye3 suaasha muuse waydii isagaa yidhi waynu siinaynaa midaa muran kamatagna wllo haday adiga kula quman tahy xagauga waa dhagar weyn balse wxn rajynayaa inay rag caqli usaaxiibi is hortaagi donan insha allaah

    • @sahradhoolchannel8657
      @sahradhoolchannel8657 Před 2 měsíci

      @@cabdalacawilyoohiye3 mayee wxa xanuunsan aderkaa juudaan bad iyo beri ayuu dabadiisa ku bedeshay waa yaabka yaabkii

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 2 měsíci +2

    Aaway aqoonsii 26 juun?
    Kkkkkkkk
    Olole siyaasadeed ooo Muuse Biixi loo samaynayo kkkkk

  • @abdifarah4017
    @abdifarah4017 Před 2 měsíci +1

    Rowayada ayad liqsin ?
    Bringska shina aya hormodkaah somalilandna Taïwan by la socotaa

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 Před 2 měsíci +1

    Kosivo 170 waadan baa aqoons ....waliay UN kumaalahaa😂😂

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Před 2 měsíci +2

    Wariye maxaad indhatirin adigoo og inuu kasohorjedo aqoonsga jamhuriyada somali land kjusooqatay ururka isbadaldonka midaynta somaaliya ee wadni ee kusooqaatay mashruuca duminta qaranimada jamhuriyada somali land jooji taagerada argigixisa xixaaramka

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf Před 2 měsíci +1

    MEDIAHAAGA WIXII DADKUVKU RAACEEN CAAWA LAGAAMA ARKO. HADDII FIKIRKAAGU KA GAABIYO QARANKAN DHAQAAQEY, TAAGEERADA WAANU KAALA NOQON. CAAWANA SUUL DOWN BAA KUGUVISTAAHIL AH.

  • @raafxero527
    @raafxero527 Před 2 měsíci +1

    Dabadal dagii 26jun, may iman macarid ku, ciiro ugu yaraan muu iman. Xitaa meel kale kumey dabal dagin😮.

  • @user-ye5vy1ug6x
    @user-ye5vy1ug6x Před 2 měsíci

    And raali ayaan ka ahy m,mouse biixi abdi magacii ha. Jiro

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 2 měsíci +1

    MUCARAD JIRA MA JIREE MAXA KUWALAY GOLAHA WASIRADA SAXEXAYA VIRONA ITOPIA UYEDHI DHIBA MAJIRE MIUSANA WA MADAXWEYNE SECOD TERM AN LA DHARINN

  • @alihusein9781
    @alihusein9781 Před 2 měsíci

    Maa ta aad baad u wanaagsantahay
    Sidaa kuwad

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 Před 2 měsíci +1

    waar dadka haloosoo ban dhigo waxa ay wadaan xisbiga wadani oo hala kashifo siraha ay wadaan ee khaainul wadanka aha
    midda kale ethopia halagu yidhaa wadanka xisbiga kulmiyaa xakuma imika midda kalena waa in la sheego in xisbiyo mucaarida ayaa jiree ma jirto xisbi kaliya oo mucaarida oo cad aqlabiyad ah leh se ucid iyo kulmiye hadii ay iskaashadaan waa aqlabiyadii dadka sidaa haloogu sheego ethoopia

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 2 měsíci +1

    😂😢😢😮😮😅😅😅😊

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 2 měsíci +2

    Guul somaliland

  • @jama5340
    @jama5340 Před 2 měsíci +1

    U are actually making exscuses for waddani very unprofessional and dangerous for somaliland future !!!!!no political party should hold Somaliland independent hostage like this !!!!

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 2 měsíci

    ❤😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 2 měsíci +1

    😂😢😮😮😅😅😊😊

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 2 měsíci +1

    Waxaas dadka hargaysa u sheeg iyagaa waxaas maskaxdooda lagu duleeyaaye. Lkn dad kaa siyaasad nadan. Ha ula imaan. Kkkkkkkkkkkkkkklkkk yuu na mooday ma dadkii jaah warerasanaa

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 Před 2 měsíci +1

    Waxaad ka hadashay falanqayn Aan sax ahayn. Ashkaas oo Dan gaara iyo dhuuni raacnimo waddo ee Aad magacowday iyo waddani oo ictisaam ah oo G21 iyo cadaw ku shaqaysto oo mabda'oodu totally yahay in Somalia dib loo hoostago waa isbahaysiga Somaliland lagu duminayo, ma fahansanid dhagarta meesha taal !

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi Před 2 měsíci +1

    Maya JBSL MA GEYDO WAX LA YIDHAAHDO AFTI SIDAASI HALA OGAADO 🙏✌️♥️♥️♥️♥️

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 2 měsíci

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.war sheekadan muuse ayaa ku dhex jira taasi waanu faanay wax kale sheeg. Taas waa lagugu fahmaye

  • @user-ns1gg8wl7t
    @user-ns1gg8wl7t Před 2 měsíci +1

    Ru halsheego muuse maxuu dadcalamo wato usoogeliyo isaga iyo inakaahin

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Před 2 měsíci +1

    yaa uga futo xun reer somaliland haday aqoonsigaa ka faaiidaysanwaayaan ragbaa ku xukuni mugsisho markaasaa weliba ayagoo adoomo ah ay tegi doonaan oo jabay oo midgo ah waa haday isu tanaasuLiwaayaan

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np Před 2 měsíci

    Warkaagu ma fiicna adeer ee ma ictisaam baad noqotay.
    Adeer Dawladda ayaa waddanka ka masuul ah oo loo doortay ee warka xun ee aad sheegayso jooji adeer

  • @user-mz6ct1mm1p
    @user-mz6ct1mm1p Před 2 měsíci +1

    Xisbiga waddani wuu rabaa aqoonsi buuxa hadda ogow arrintaasi waa dhab.ilaahayna wuu ogyahay in mucaaridka madaxdiisa iyo raaciyadiisuba diyaar u yihiin

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Před 2 měsíci

    Naga amus doqonyahaw doqonku dhalay ee hacooga ahi hoyada ethopia waste

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Před 2 měsíci

    Kanu ethopia ayuu ku washay kkkk wa kgafiif kanu wa u washay musanaw kkkkk

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 Před 2 měsíci +1

    Marin habaabinta dhalin yarada waxkasto oo somaliland lahayd la masaxo taariikh cusub dad 1991 aduunka yimi malintii xotriyada runta .ahaydna la .aaso halaa waxaa ka soo socdaa waa falastiintii afrika waxaa la yidhi ninka waxa soo socada aan garanini waxa jooga ma garto dadka reer waqooyi dhamaantood waa wax ka dhana iyo dhaxal wareejin kan hadayaa waa calool oromo

  • @ahmedgacan7119
    @ahmedgacan7119 Před 2 měsíci

    Wadani dheh mad ka baqkaysa

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 Před 2 měsíci +2

    Waar lama fogayne iyaga aya fog oo adiga ayaba sheegaya wax allalle wax ay qaadayaan na majirto insha allaah alxaasid ma aflaxo adaxda alla ha ka jabiyoo wadani intooda xuun o dhan dalkii bay na qaribeene

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 Před 2 měsíci +2

    Beenalahii ayaa hadlayo duli ayaad tihiin oromo khaaiin ah beenlow

    • @fardusali5547
      @fardusali5547 Před 2 měsíci +1

      Oromad iyo Ethopia muqdisho kugu mamuusha xassan dhiiqo Ohint 😢

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 2 měsíci

    MADAXWEYNE MUUUUSE WAY U BISLAATAYY SBAHEEEED WASTTTO

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Před 2 měsíci +2

    KANU SIDE WAX KAYIHIN

    • @user-gk3jm5pr8b
      @user-gk3jm5pr8b Před 2 měsíci +3

      Waa kuwa lacagta cashuurta dadka reer Somaliland lagu siiyo PROPOGANDAda . Waxaa uu ku hadlayo wax cadayn ah uma soo qaadanayo waa fikirka laymanka. Somaliland in la ictiraafo wuu ogol yahay buu ku leeyahay beenta cad wax daliil ah & tixraac ah ma soo gudbinayo . Sawirkan uu soo qaatay waa nin ciidan ah maaha safiirka marsykanka. Wax reference ah ma soo gudbinayo this is disgusting person.

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh Před 2 měsíci +2

      @@user-gk3jm5pr8b
      LACNAD BAA KU TAAL FAQASH IYO AABAHEEDBA!!

  • @user-ns1gg8wl7t
    @user-ns1gg8wl7t Před 2 měsíci +1

    Warkibeentaha wadaa taa muuse ciroyaanladooran. Baad wataa muuse isaaga jebiyey kasoo cararay maxaabiisti kahadlin

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Před 2 měsíci +1

    DULIGU CIIDANKII BUU GAALAFTAY SIDUU U LAHAA HA DAGAALAMINA MAANTANA ILA MEERAYSO AYY WADA ITOOBIYA WAA DIYAAR ILAAHAYAW NA BADBAADI MUUSE CAWAR

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 Před 2 měsíci +1

    War inaadeeroow beenta iga daa oo aakhiradaada u nax

  • @AxmedmaxamedGarbo
    @AxmedmaxamedGarbo Před 2 měsíci +1

    Ictiraaf ma fududa falastiin waxaa aqoonsan 148 dawladood kamana mid aha qaramada midoobay ,marka hal waddan muxuu taraa cid walba oo ku aqoonsanaysana ma u haysa 20km oo dhul ah iyo bad .

  • @abdiabdillahi1891
    @abdiabdillahi1891 Před 2 měsíci +1

    Beenale Somalia ayaa wax ku soo siisay kadaab

  • @RashiidYassseen-no9ol
    @RashiidYassseen-no9ol Před 2 měsíci +1

    Hooyadaa. Muuse was. Waar waxba ka soconmaayaan. Jeegaaneey

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 2 měsíci +1

    Hortah yah dhegaystah damerkan bentah lagu dhalay hegoh oromoh kkk

  • @yunisahmed953
    @yunisahmed953 Před 2 měsíci

    Been badana isaaq cid dal ka dhigeyso majirto😂