4 GANACSI OO MACMIIL U AHAA HARGEISA KU YAALA 2020 WARBIXIN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 08. 2024
  • #Horumarsamee #Hargeisa
    Muuqaalka ka Ganacsiga Ranjiyaynta Casriga ah halkan hoose ku dhufo
    Social Media igala soco.
    / zakariyecaawiye
    / sakariyecaawiye
    / zakariyecaawiye
    / zaki-sool
    Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    www.paypal.me/...
    • GANACSI CASRI AH RANJI...

Komentáře • 196

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  Před 3 lety +46

    Fadlan ha Like inaad ku taageertid muuqaalka ha ilaawin sidoo kale mid kamid ah Ganacsiyadan mala adeegatay?

    • @suleimanyasin6199
      @suleimanyasin6199 Před 3 lety

      Mansha Allah, walaal qaali sifiican ayaad usoo diyaarisay muuqaalka , sifiican ayaad noola dadaaleysa dadka ganacsiga jecel muuqaaladaadu wey anfacayaan.

    • @somalipatriot7160
      @somalipatriot7160 Před 3 lety +1

      Fadlan kasoo hadal ganacsiga macdanta qaasatan gemestonska pls wll qali mahadsnid

    • @nadiifochanel9550
      @nadiifochanel9550 Před 3 lety

      @@somalipatriot7160 subscribe ikucaawi abowe

    • @nadiifochanel9550
      @nadiifochanel9550 Před 3 lety

      @@suleimanyasin6199 subscribe ikucaawi

    • @nadiifochanel9550
      @nadiifochanel9550 Před 3 lety

      @Abdihakim Taajdiin subscribe ikucaawi

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 Před 3 lety +8

    Ilhayow somalilan nimcada u siyadi nusqantana naga hay alhamdulilaa masha Allah Masha Allah.

  • @ibraahimdoob-baje7594
    @ibraahimdoob-baje7594 Před 3 lety +9

    Alle haku xafido if iyo aakhiraba .Cimrigana hakuu gaasiro
    Waa tilmaame daacad ah
    Sakariye C/laahi Cali
    👍👍

  • @ziciidofficial7182
    @ziciidofficial7182 Před 3 lety +6

    masha allah aadbbad kaaga mahad celinayaa inaad dadka uso bandhigto ganacsiyada ka jira somaliland hargeisa. ganacsiyad waan arkay lkn wxd ka illowday ganacsiga imika ugu saamaynta badan magalada hargeisa oo dhalinyaro badan u sameeyay shaqo abuur waana adeega dhaweeye inaad maqashaan filyaa

  • @sahalismacilomar8568
    @sahalismacilomar8568 Před 3 lety +4

    Bilowgii muqaalka ayaan niyadda ku hayay inaad Asli mills soo qaadan doontid.
    Maashallah shirkadda iyo asaasayaasheeda alle ha barakeeyo

  • @maxamednuur2122
    @maxamednuur2122 Před 3 lety +4

    Bari ayaaan rabaaa inaaan hargaysa usfro siaan fikrado ganacsi ugu helo

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 Před 3 lety +1

      Waa hadaad suuqa cid ka taqaanid oo boos kuu raadiya hadii kale haysasoo lugayn no boos banaan

  • @acacius9903
    @acacius9903 Před 3 lety +1

    MaashAllah. May Allah protect Somaliland and all Somalilanders. Ameen
    Beautiful and kind people MaashAllah.

  • @Asma_Anfac
    @Asma_Anfac Před 3 lety +6

    Anagoo hargeisa joogna ayaad waxbadan nabartaa wll mahdsanid

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Před 3 lety +1

      Asma Ahmad adaa mudan walal soo dhowow

    • @Asma_Anfac
      @Asma_Anfac Před 3 lety +1

      Waan dhawahy wll waanan kuxidhanahy chanelkaaga waxbadan baan kafaaidney keep going wll

    • @maryanchannel2187
      @maryanchannel2187 Před 3 lety

      @@Asma_Anfac wl subscribe isar

  • @hibomohamed4531
    @hibomohamed4531 Před 3 lety +7

    Anuu waxan jaar la ahay hilibsan new hargaysa waxanan u ahay macmiil 👌

    • @Sumayawan
      @Sumayawan Před 3 lety

      walal subscribe ii saar adikoo mahad san

  • @hoorulain5527
    @hoorulain5527 Před 3 lety +10

    Mashaallah am really impressed by all those businesses in Hargeisa.i wish I could get the perfumes.

    • @Maaliabdalla
      @Maaliabdalla Před 3 lety

      Wa run xaqiqdi wa jawi wangsan bro. I have never been there but I feel I have to be there one day

  • @user-fw8gm2vh3d
    @user-fw8gm2vh3d Před 3 lety +6

    Mashaallaah bro
    Muuqaalo faaido leh baad soo galisaa mahadsanid.

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Před 3 lety +3

    Maansha, alaah wax fiican ayaad noosoo gudbisay, dad badan oo malaa yacni ah ayaa YT waalay
    WAAN daawadaa markasta aad wax soo GALISID waana ku xidhaney channel KAAGA,,,sxb waad mahadsan Tahay

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 Před 3 lety

    Mansha Allah, walaal waa muuqaal qurux badan o wax laga faaidayo o iskugu Jira dhiiri galin ganacsi iyo fikrado cusuba. Mahadsanid walaal muuqaaladaadu waa kuwo faaido leh.

  • @bluelightstationary6835
    @bluelightstationary6835 Před 3 lety +2

    masha ALLAH HARGIESA HOYGA GANACSIGA

  • @axzabchannel6929
    @axzabchannel6929 Před 3 lety +4

    Ani reer berbera ahay se saaka ayaan marlabaad ka ibsaday saliid dabeeci ah oo timaha ah Asli mills

  • @abdis70
    @abdis70 Před 3 lety +1

    Mansha Allah - walee Hargeisa wey socotay. Waaw that coffee shop was amazing- it is pronounced Moka not Moja .Thanks for the nice video.

  • @mahdamahad3644
    @mahdamahad3644 Před 3 lety +1

    Masha allah sakariye alle aqliga haku barakeeyo wllo horumar wacan dhammantenba

  • @samsammaxamed5505
    @samsammaxamed5505 Před 3 lety

    Masha allah wan kufaraxsanahay dhulkayga hooyo ilaahay ha,innoo barakeeyo

  • @shaani7
    @shaani7 Před 3 lety +2

    Wllhi wan ku raadinayay Zakariye wad soo laabaty full❣

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 Před 2 lety

    Maashalah

  • @abdulhamidyusuf8338
    @abdulhamidyusuf8338 Před 3 lety

    Well done Zakariya Aad baan ugu diirsaney barnaamij yadaada wanaagsan halka ka sii wad

  • @cayuuushkaahiye5949
    @cayuuushkaahiye5949 Před 3 lety +1

    Jasaakalaahu kheyr wll wax badan baan ka faaiidnay janalkaada oo aad noo ifisay

  • @elmowarsame8702
    @elmowarsame8702 Před 3 lety +1

    Thanks I like short clips and definitely I will next year.

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell Před 3 lety +1

    Manshallah reall great to hear that

  • @binfarascade4391
    @binfarascade4391 Před 3 lety +21

    Hargaysa way horu martay

    • @khayrohassan1286
      @khayrohassan1286 Před 3 lety

      Maasha Allaah

    • @mohamedalidalmar3122
      @mohamedalidalmar3122 Před 3 lety

      3 years ago ayaan waxaan ku Arkay muqdisho.. idinku hadaad biloowdeen.. hargeysa ayey ku cusub tahay..

    • @khayrohassan1286
      @khayrohassan1286 Před 3 lety +2

      @@mohamedalidalmar3122 cajiib hargaysa marka la arko maxaa loo maseeraa No tar tan

    • @apdiaziizjama2601
      @apdiaziizjama2601 Před 3 lety +2

      @@mohamedalidalmar3122 intaanad iska hadlin zxp ganacsiyadani waligeedba way jireen laakiin inankan ayaa dalka ku cusub oo arkay imika waligeedba way ku yaaleen qaar ilaa 7 ilaa 8 years

  • @AG-rp6xq
    @AG-rp6xq Před 3 lety +1

    Masha Allah jazakallahu khayran Habo qaali 😍👍😍

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama Před 3 lety +1

    Asc maasha allaah. Waaw.waa. khatar

  • @hilaalomar6443
    @hilaalomar6443 Před 3 lety +1

    Anoo fiirinaya youtube channel kaaga inaad new video soo galisay ayaa kani igu soo dul dhacay wow 😮

  • @khadarcali4900
    @khadarcali4900 Před 3 lety

    Dr Ahmed max,ed cali aya catar iibsanayaa inta aragtay isoo salama

  • @Maaliabdalla
    @Maaliabdalla Před 3 lety

    Masha alh wa sheeko xiiso leh. Wankaga mahadcelinayna barnamijyadan

  • @maxmedcabdi443
    @maxmedcabdi443 Před 3 lety

    Ino so badi waxaan hadda jeclhy mid horey ayaa nolshey badeshy mid kale ayaan raadineyaa wll zakriye

  • @aminoshiiqunaa
    @aminoshiiqunaa Před 3 lety +1

    Masha Allah illahow hano ziyadiyo

  • @abwaanciltireh1814
    @abwaanciltireh1814 Před 3 lety

    #hargeisa#

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 Před 3 lety +2

    MashaAllah Ilaahay ha ku Xifdiyo walaalo waa Programme fiican, lkn walaalo Music ga ka reeb programme daada

  • @adanabsiye7878
    @adanabsiye7878 Před 3 lety

    asc maansha alah zakariya wax badan ayaan kaa faa,iiday ilaahay ha kaa abaal mariyo

  • @maanshallahaxmadullilaah2995

    Maashallah

  • @hassanmuuse834
    @hassanmuuse834 Před 3 lety +1

    Wll qaliya sakariye waxan ka sugayna insha alh mashruucii green hauska inta uu ku kacayo marka maca lagu xidho qalabka Temperatureka iyo tuun booyinka biyaha yar yar qada

  • @abdourahman8231
    @abdourahman8231 Před 3 lety +4

    Jasakallah wll zakariye. Qoloyiinki mashaqaystayaashi ba sogalay commentiga hadaad aragto ka delegategare wll inay hantida umada somaliyeed bilaash kucunaan bay rabaane. Inchallah wax rajaynaya inaad mawduuc kadiyaariso badalika iyo tuganimada qaawan ee baryan umada lagu dhaco. Inchallah waxan rajaynaya inada umada uu iftimiso suqa forex ay dhahan .thanks wll qali .

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 Před 3 lety +1

    First zaki give me heart please thanks a lot 🙂 waan helay love

  • @maxamedmaxamuud5282
    @maxamedmaxamuud5282 Před 3 lety +1

    Wll inan kula soo xidhiidhaan rabaa telkaga I so qor mhdsanid

  • @safiyahassan6284
    @safiyahassan6284 Před 3 lety

    ماشاء لله تبارك الله

  • @ismahanbiintufarah2067

    Masha allah wax ka adeegta Aslli mallis

  • @yasingutale9162
    @yasingutale9162 Před 2 lety

    Waxaan Dhan Waxaan Ku arki jirey Loss Ancless U.s.a Mareykanka Lakin markan arkey Video Waxaan xaqiiqsadey in Hargeyso Ay joogan Dad Hormarey

  • @barkhadibrahim38
    @barkhadibrahim38 Před 3 lety +1

    Alx allah nabada na siisey alxamdulilah

  • @nicepro8289
    @nicepro8289 Před 3 lety +10

    Aan isbadal sameyno nololeed wlhi gacmo wadajir bey wax ku gooyan ee repaliy soo gal haddi aad fursda noo heyso si aan isku biirsano waxba kuuma tareeyso inaan inta muqlkan dawano aan iska jiifano wyo waxaa loo bahanyay ficil.iyo dadal muhiim mahan rabitaan kaliyah anigaba waan jeclaan inaan tajir noqodo blse waxa loo bahnyahy dadad i.a

    • @official7456
      @official7456 Před 3 lety

      😫

    • @Bashka6929
      @Bashka6929 Před 3 lety

      Qofkastaa is badal jecel caqabad ayaana hortaagan koley si looga gudbana iskashi ayay ubaahantahay

    • @user-fw8gm2vh3d
      @user-fw8gm2vh3d Před 3 lety

      @@official7456
      Waaxay wajigaas xun eed dadka ku qaabilaysid!

    • @nicepro8289
      @nicepro8289 Před 3 lety

      @@Bashka6929 sxp waa sax lkn hadda maxaa noo xal ah wadanka shaqo maleh waa ragnaa durufuhu in ey naceliyaan maramno ee aan ka adkaano sxp wlhi dib udhig ma ficna

    • @abdourahman8231
      @abdourahman8231 Před 3 lety

      Sax waye sxb waxakaliyey hanti kusamaykarta waa iskaashi. Wa inay dhalintu iskaashada say hormar uu samayn lahayeen

  • @mohamedthomasofficial1325

    Wcs thanks brother wax badan ayaan kaa faaiiday

  • @hawomahamoud2498
    @hawomahamoud2498 Před 3 lety

    mahadsanid wllkay

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 Před 3 lety +1

    NICE

  • @abdifatahwebdeveloper117

    Manshallah hore u soco wll

  • @user-vg4xw5bu9u
    @user-vg4xw5bu9u Před 3 lety

    Mahadsanid wll

  • @najahjama4935
    @najahjama4935 Před 3 lety

    Masha allah wll

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před 3 lety +2

    Walaalo adna soodhawaw

  • @fihiimaxadaadirxadaadir8429

    Mansha Allaah wllo halka kawad horo marka dalkeena kajira mahad sanid

  • @Bashka6929
    @Bashka6929 Před 3 lety

    Mashallah aadaa umahadsantahay ustaaad

  • @badrihassen7527
    @badrihassen7527 Před 3 lety +1

    Hargeysa weytagtay xaqiiqatan

  • @aliqaasinali7139
    @aliqaasinali7139 Před 3 lety

    Waad mahadsan tahay sxb zakariya.

  • @axzabchannel6929
    @axzabchannel6929 Před 3 lety

    Thankz

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 Před 3 lety +1

    Sakariye waxaa Kaloo hargaysa ka jira ganacsi mihiim ah oo aanay soomalidu moogyihiin laakiin ithoipia ayaa ku faa iiday waa Timo jaraha ama rayiislaha hargaysa xabashibaa datei yaab

  • @ibtisaamkaalmooy6121
    @ibtisaamkaalmooy6121 Před 3 lety +1

    Siloo as aso kuwasoo kle waxa naloga bahnyahy iyo qimaha soo daaa wll

  • @hyperyt2270
    @hyperyt2270 Před 3 lety

    chanelka sakariye aadbay u xiisa badanyahay

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 Před 3 lety

    mansh allah wlky

  • @xiyomohamed5355
    @xiyomohamed5355 Před 3 lety

    Sakariyow zxp shirkada hilibsan iyo luxury perfumes labadaba jaarbanh nehee maxaad isoo mari wayday 😁😁

  • @mohamedabdule1345
    @mohamedabdule1345 Před 3 lety

    Ahelyn walal zakariya wan kaga mahad celinaya dadalakaga wana sugayay arinkaga

  • @ayaanamiiindaauud5797
    @ayaanamiiindaauud5797 Před 3 lety

    Asli milis into hilibsan ayaan la macniil ahay

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np Před 3 lety +1

    Ma reer Xamar baa kan la dhahoda hayaa

  • @nimcohoodo1012
    @nimcohoodo1012 Před 3 lety

    Masha Allah Asli mills Laygama wayo 🥰☺️

  • @sahraabdilahi7334
    @sahraabdilahi7334 Před 3 lety

    Mansha Allah waad nofaidaysay walaal but nosheeg melaha aykuyalaan

  • @faysalazadhassan
    @faysalazadhassan Před 3 lety

    Guleyso Zaki

  • @yoonishorile9435
    @yoonishorile9435 Před 2 lety

    Ybb

  • @nimcokaapa8771
    @nimcokaapa8771 Před 3 lety

    Mnsha allh somaliland waa horumarty

    • @Sumayawan
      @Sumayawan Před 3 lety

      Walal subscribe ii saar adikoo mahad san

  • @somalipatriot7160
    @somalipatriot7160 Před 3 lety

    Fadlan kasoo hadal ganacsiga macdanta qaasatan gemestonska pls wll qali mahadsnid

  • @absamenoorhussein390
    @absamenoorhussein390 Před 3 lety

    Zakariya wan kuguxiranye sxp bal nasib daro ganacsigadhe hargeyso le kuekeyso
    Somalidhi kale mawa umaqante? Qasatan somalidhe kunol wadanke kenya

  • @mohamedabdullahi5708
    @mohamedabdullahi5708 Před 3 lety

    Aniga hadda badanaa udugga perfume yada ama saabuubta ama shampoo yada waan dhibsadaa madax xanuun ayaana kaqaadaa. Quality ga oo dhimataý ayaana usababa. Muqdisho ayaana joogaa ,
    Shirkadaana Hargeisa ayay kutaalaa

    • @cattykitten579
      @cattykitten579 Před 2 lety

      Problem kaan xalintiisa ayad business Idea ah. Am coming back to home. Inshalah. Waxa lo baahna dad u dhaxeya oo u kala gudbiya..

  • @ahmedjama4199
    @ahmedjama4199 Před 3 lety

    Runtii aad ayaan uga helay Luxury Perfumes waana ka adeegtay.

  • @rashiid187
    @rashiid187 Před 3 lety

    Tom Ford 👍👍👍

  • @user-hq5mc5zi9y
    @user-hq5mc5zi9y Před rokem

    43 kun ayaa ku daawaday 4 ganacsina waad soodhigtay see wax uwada madaxa miyaad nayskukaaya galinaysa😅

  • @abdiasiiscamoofficiall8457

    Keep going pro

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 Před 3 lety +1

    Aslli miills

  • @axzabchannel6929
    @axzabchannel6929 Před 3 lety

    Waxbadan ayaan ka faa idaa casharadada Wanan sameeyey ganacsi an adi ka faa iday

  • @saara.....................8503

    Ilaha ganacsi ee puntland waliba bosaaso goormaa soo bandhigi doontaa wlle

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Před 3 lety

      czcams.com/video/Q6eJD40z5Ww/video.html
      Muuqaalkaa ayan kuu hadyeeyay

  • @cawomaxamed814
    @cawomaxamed814 Před 3 lety +1

    Luxury prefumus baanku xidhanahay waana ganacsiyada aadka ujeclahay uduga

    • @ibrahimhoussein9265
      @ibrahimhoussein9265 Před 3 lety

      Xaafaduu ku yaala luxuriance perfums walaal

    • @cawomaxamed814
      @cawomaxamed814 Před 3 lety

      @@ibrahimhoussein9265 jigjiga yar wll Hargeisa suat house buu udhowyahay

  • @asiasabaad1329
    @asiasabaad1329 Před 3 lety

    Hilibsan iyo asli mills

    • @asiasabaad1329
      @asiasabaad1329 Před 3 lety

      Waxaan macmiik u ahay asli mills iyo hikibsan maasha allah

  • @monamohamed3764
    @monamohamed3764 Před 3 lety +1

    am first✋🏻

  • @qalbisaafiofficial198
    @qalbisaafiofficial198 Před 3 lety +1

    Sakriye asc wall waan ka mid ahay dadka oogu badan ee kudawada waxaan kaaraba wall la talin ganacsi in aad icawiso raba sideen kuu heli kara gmail kaaga reply isoo dheh plz

    • @suleimanyasin6199
      @suleimanyasin6199 Před 3 lety

      Instagram kiisa ama Facebook giisa Kala xidhiidh walaal, sidoo kale Gmail kiisu inuu muuqaalka hoostiisa yaalo o Ku qoranayahay Ayan filayaa.

  • @hhassan3273
    @hhassan3273 Před 3 lety +1

    I use Jimmy choo and savage which is mostly used by Sacaad muse

  • @ckmustafcali5576
    @ckmustafcali5576 Před 3 lety +1

    Mhdsnid akhii
    Lkn ? Korme boqondonta muqdisho

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Před 3 lety +1

      InshaAllah walal marka sidaa iigu suurta gasho mustaqbalka dhow soo ducee Eebbe yasiro

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 Před 3 lety

      @@ZakariyeCaawiye kkk maad sika tidhaahdid markaad qarraxa joojisaan.

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Před 3 lety

    Wcz Walloh

  • @Riij_vlogs
    @Riij_vlogs Před 3 lety

    My pro ma odhn karma inti .hargeisa jogtey amateedka ku furmey

  • @cabdiqaadircirro228
    @cabdiqaadircirro228 Před 3 lety

    wll sakiriye barnaamijkii dirista alaabooyinka maxaad u joojisay

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Před 3 lety

      Cabdiqaadir Cirro walal caqabad xaga shirkada logistikada ayaa timi diyaaradihii tooska ahaa ayaa istaagay sidaas ayaa soo korodhay

  • @selfawarenesschannel.47
    @selfawarenesschannel.47 Před 3 lety +1

    ASC kusodawada channelkan kafaidesta waxbadan soboqo channelkan wa cilmi nafsi kabaro nolosha waxbadan

  • @faysalazadhassan
    @faysalazadhassan Před 3 lety

    i am first

  • @Janno190
    @Janno190 Před 3 lety

    Number kids iyo meesha uu ku talo soo dhig

  • @abdikhadarmohamed1762
    @abdikhadarmohamed1762 Před 3 lety +1

    Sxbow Hargeisa maahane meel kale afkaagu masooqabto miyaaa?
    Shaqo wacan waaye inaad Dhalinyarada dhiiragaliso balse iskuday Inaad noqoto qof sahaminkara meelo badan oo wadanka katirsan.

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 Před 3 lety

      ninla waa rer garow garowana jay aya yaala hargaysa wuu ku qasban yahay

  • @Nimco696
    @Nimco696 Před 3 lety

    Halkay hargaysa kaga taala shirkada cadaradu

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 Před 3 lety

    Qiso cajiib ah
    👇👇
    czcams.com/video/fYvrJSwQ1vc/video.html

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 3 lety +1

    horta cadarka caaafimadkiisa yaa hubiyay hilibkana waa waangsan yahay in sidas loo sameeyo lakiin waxaan la yabanahay wadanka xagee la kala gaynaya qashinkan ila wadanka malaha meel dib loogu sii hagaajiyee

  • @wiilsomaliyeed9716
    @wiilsomaliyeed9716 Před 3 lety

    Inay ree hargaysa daawadaan may ahayn waayo waa madaxa copy garaynta imikaa intaaba la samayn

    • @M45_0
      @M45_0 Před 3 lety

      Hahah Somalidoo dhan ba copigaasa. Islan hadey caano furato midkla ku barbar qabanaysa.

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 Před 3 lety

      aarya canbuulo hargaysi waligiin idinka hor marsanayd uskut

    • @wiilsomaliyeed9716
      @wiilsomaliyeed9716 Před 3 lety

      @@lunibark9978 nio halkeed canbuuladaa ku aragtay miyaad xamar aragtay horta

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 Před 3 lety

      @@wiilsomaliyeed9716 qaar bari so qaxay wax canbuulo iyo mascar ladhaho karsan jiray yags ku bartay

  • @educationnet9712
    @educationnet9712 Před 3 lety +1

    Cafeteria gaasi wlo hargiesa xagee ayuu ku yaal aad tagty, Siduu nadaafada u yhy ayaa ka hely....
    GREEN HOUSEKII WALI MEEQ UU KU KACYO WALI WN KAA SUGYNAA

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Před 3 lety

      Education Net walal Xaafada Jigjiga Yar
      Muuqaalkaa weli macluumaad raadintiisa ayaan wadaa waynu soo gudbin markaynu xog sugan helno InshaAllah

    • @educationnet9712
      @educationnet9712 Před 3 lety

      @@ZakariyeCaawiye kuu garty inay jigjiga yar tahy lknse magac tukaanka

    • @mohamoudalikar5713
      @mohamoudalikar5713 Před 3 lety

      @@ZakariyeCaawiye Sc.halkuu ku yaala dukaanka ama ganacsiga sameeya cadarka ma ii sheegi karta addresska waayo ma degani Hargeisa aadna uma kala aqaano laakiinse hada Hargeisa ayaan jooga ,si aan uga iibsado cadaro waxaan rabaa meeshay ku taalo.t

  • @zaarahazan1966
    @zaarahazan1966 Před 3 lety

    Mocha 😂😂😂