Meeraha mariikha | kowkabka mariikha | mars |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Meeraha mariikha | kowkabka mariikha | mars | #OGAANSHO mowduuceena mata waxaan uga hadli doonaa meeraha mariikha
    maanta waxaan ka hadli doonaa mars - mariikha - meeraha mariikha - waa kowkabka ugu badan ee dadka wareeriyay ilaa hadana lala yaabanyahay - documentariyo aflaam wax aanan laga samaynin malahan meerahaas - wax yar - habaynkii markaad gurigaada banaankiisa joogto circa fiiri - dabcan waxaa kuu muuqanaayo waxyaabo cad cad oo circa ka muqudo oo aan anaga dhamaantood xidigo unaqaano - waxyaalahaas ifaayo waxay isugu jiraan xidigo caadi u ifaayo iyo kawaakib dhulka u eg lkn ifaayo iftiinka qoraxda markuu ku dhaco - xilliyada qaar waxaa kuu muuqan karo xidig midabkiisu u egyahay bir mirirtay ama ciid guduudan ama casaan ah - waxaad arki kartaa adigoona taliskoob adeegsan xilliyada qaar - waxaas aad arkayso waa kowkabka mariikh ama mars - koleey anaga somali ahaan cilmiga hawada sare waa kuliidanaa - mariikh dad ayaa uyaqaano - mars sidoo kale - intaan mowduucaan kujirono waxaan adeegsanaynaa magaca meeraha mariikha - kalmada meere ee af somaliga ah waxay noqon kartaa - meere wax meeraysto - ha igu meeraysan yacnii ha igu wareegin meere wax wareego - waa micno sax ah maadaama dhulka iyo kawaakibtaasba ay ku wareegaan qoraxda ama ku meeraystaan -

Komentáře • 246

  • @fadumomohamed2647
    @fadumomohamed2647 Před 7 lety +14

    masha Allah aad ayaa uga helay waa ku mahadsantahay waqtiga aad galisay macluumaadkan aadka muhiimka u ah shukran 😘😘😘😍

  • @axmedistuura
    @axmedistuura Před 7 lety +3

    Allahu akbar. Allahu akbar .Allahu akbar.ilaahaa mahad leh Awoodiisa kaaamilka Ah

    • @mahamaddaki4391
      @mahamaddaki4391 Před rokem +1

      Allahu akba laailaha ilalaah muxamadu rasuulu laah ❤

  • @MoHameDAshraF-cs1ow
    @MoHameDAshraF-cs1ow Před 7 lety +25

    thanks ogaansho kawaakibta kale inoso diYaati

  • @abdirahmansiciidgaryaqaan8331

    Mudane Omar Inshar
    Aad baad kaaga mahadcelinayaa qaabka quruxda badan eed usoo bandhigto barnaamijyada xiisaha leh
    Qaasatan Barnaamijka Meerayaasha planets
    Noo soo badi barnaamijyada meerayaasha

  • @somsoftwares3135
    @somsoftwares3135 Před 7 lety +10

    mansha Allah runtiii aadbaan ujeclahy inaan waxkabato wada sare markastana waxaan daawadaa documentary filmska kusaabsan wada sare ama planet's ka kale waaad kumahadsantahy wll xogta aadkasooo diyaarisay kuwaasoo kale soo diyaari
    waad mahadsanthy

  • @hasaaweyare6427
    @hasaaweyare6427 Před 7 lety +13

    ogaansho broh waa kadhawaajisay in cilmiga hawada sare ay aad ugu liitan marka broh barnaamjo nooga soo diyaari cilmiga hawada sare waliba ayagoo time dheera broh allena hakula garabgalee

  • @fatimaahmed3526
    @fatimaahmed3526 Před 4 lety +5

    Subahanlah

  • @mohamedahmedabdi4668
    @mohamedahmedabdi4668 Před 6 lety +6

    Yaaaaahuuuuu run ayaan umaleeyay beenta gaalada

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 Před 7 lety +1

    Jazaka allh khyr wll sceniska

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 Před rokem

    waan xiisaynayaa kawaakibta hawada sare wn jeclajay hawada sare illaahay ayn waydiisanayaa in uu noo naxariisto janooyinka sare

  • @axmedyaazin5153
    @axmedyaazin5153 Před 2 lety

    Maaris waa halka lagu jiro in ay Aadamuhu ku nooladan
    Xog wan ka helay
    jasa kala Allah

  • @shafinhoyt234
    @shafinhoyt234 Před měsícem

    Masha allh cumar inshaar

  • @cabdifataax2587
    @cabdifataax2587 Před 7 lety +6

    waa document aad u faah fahsan oo wll waa ku ma hadsantahay macluumaadka noo soo gudbisay

  • @akramyare2258
    @akramyare2258 Před 4 lety +10

    Enjoy 2020😋😍

  • @abdihamiidkashka1253
    @abdihamiidkashka1253 Před 5 lety +1

    Wxn filayaa in badankiinu aydaan arag balsa habeenkasta Waxa cirkeena Laga Arkikaraa kawkabul mirriikh idinkoo xidig moodaya waxaanuu soodhawaaday oo caadi looarki karayey Habeenkii uu dayaxu madoobaaday caawana hadaad cirka eegtid waad arki kartaa
    Waana dhab. Kaftan ma aha Wllhi

  • @saki7952
    @saki7952 Před 5 lety +1

    Waaad mahdsntahy walaal Allaha aqoonta kuu siyaadiyo

  • @osmankhalifosman7493
    @osmankhalifosman7493 Před 6 lety +2

    Allahu akbar

  • @cusmaanmohamed5561
    @cusmaanmohamed5561 Před 5 lety +1

    Thanke you my friend
    Wad dadaalka
    Ali yare

  • @ashacadey187
    @ashacadey187 Před 5 lety +1

    OGAANSHO waa sxpkeyga an aadka ugu xiranahay chanalka OGAANSHO keep going

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 Před 3 lety

    Teacher omar samigeyga dhamatki wa iga qoslisey runti (aniga koley diyar uma ihi ina kulu geeyo) loooooooool# one love teacher

  • @user-kz3du6yt2q
    @user-kz3du6yt2q Před rokem

    masha allaah❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @axmedistuura
    @axmedistuura Před 7 lety +1

    Waa wax lagu cibro qaato oo kutusinaaya awooda allah

  • @baxnaano1436
    @baxnaano1436 Před 7 lety +1

    7bil meel loo soconaayaa
    iyaaa wax kale waaa dhulka aan had joogo ley alle haigu amaansado

  • @amohamed9603
    @amohamed9603 Před 7 lety +2

    Thanks broh may Allah Yacizakah

  • @mukhtarasad4145
    @mukhtarasad4145 Před 7 lety +1

    masha allah Zhp ilahay ha ku siyaadiyo cilmiga
    Mahadsanid Ustaad

  • @abdihakinjamadaar3727
    @abdihakinjamadaar3727 Před 6 lety +3

    Wcs Walaal Qaali aha Waa Mahaad Santahay

  • @abdirahmanjookar9584
    @abdirahmanjookar9584 Před 7 lety +1

    allaah ku sharfo sxb omarow muuqaalada noocaan ah aad bey u macaan bdn yhn ee soo badi sxb

  • @liishtech5050
    @liishtech5050 Před 5 lety +2

    I get that,
    Thanks akhii

  • @shuraymrageedi3805
    @shuraymrageedi3805 Před 7 lety +1

    Noo soo gudbi kowakibta kle sxp

  • @anwarmuuse4574
    @anwarmuuse4574 Před 6 lety

    maanshaa alaah waa warbaxin aad u xiiso leh anu adeed aaad baan ugu xidhnan
    doonaa

  • @MohamedAli-bt8qh
    @MohamedAli-bt8qh Před 7 lety +2

    thanks ogaansho hadaa awoodiin noo dhamaystira kawaakibta oo dhan

  • @aaminacisman7455
    @aaminacisman7455 Před 4 lety +1

    Thanks for help us

  • @xurmo4031
    @xurmo4031 Před 5 lety

    Ogaasho wan idinjeclahay Masha Allah

  • @alishabaancirre3584
    @alishabaancirre3584 Před 7 lety

    waQti Badan Yaan SugayaY BarnamijYadaan in Aad Soo Galisan Waad ku Mahadsan Tihiin Walaalaha OganSho Halkaa Kasii Wada XoG ogaalKa

  • @othomasmuller1581
    @othomasmuller1581 Před 7 lety +4

    Aad ayad u mahadsanty wll omer

  • @othomasmuller1581
    @othomasmuller1581 Před 7 lety +3

    ilahay cilmigaaga haku barakeeyo

  • @abdulqadirally8950
    @abdulqadirally8950 Před 5 lety +1

    Aad iyo aad ayaan uga helay warbixintaan mahadsanidiin

  • @doctoranasmohamed2502
    @doctoranasmohamed2502 Před 7 lety +3

    Masha Allah aad iyo aad ayaan kugu mahad celinayaa dadaalkaaga best video waye in youtube thanks OGaansho channel
    Codsi kale mid kale na so diyaari adigo raali ah.......

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 Před 6 lety +1

    Waan jeclaan lahaa inaan dul istaago meeraha mariikh xataa haday suuro gal ii ahaan lahayd inaan dago waan dagi lahaa mariikh aniga iyo sawjadayduba

  • @abdirisaqahmed7468
    @abdirisaqahmed7468 Před 5 lety

    Thanks ogaasho channel

  • @rihannaruhii1641
    @rihannaruhii1641 Před 7 lety +1

    Meere waa wareeg 😣🙂wll qof walbo wuu fahmaa saan filaayo

  • @hassanabdirahman9718
    @hassanabdirahman9718 Před 5 lety

    Wlloh waad mahadsan tahy ee macluumaad nooga soo diyaari. Dayaxa iyo sida uu dhulka ugu wareego. Iyo cadceedu siday u smyso rotation. Sido kale luner eclipse iyo solar eclipse kana xog nooga keen

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 Před 7 lety

    Husein kurdi iyo ogaan laba macalin weeye oo cul culus ilahay haydin daayo waad mahadsantihiin

  • @mohamedahmedcc4g375
    @mohamedahmedcc4g375 Před rokem +1

    M,a wll

  • @cumaryuusufibraahin18
    @cumaryuusufibraahin18 Před 2 lety

    Sxb soo badi baraamishkan

  • @saidmoumin3657
    @saidmoumin3657 Před rokem

    Ciid Mubarak yaa Muslims

  • @amazingtricks8989
    @amazingtricks8989 Před 6 lety +1

    omg 7bilood sii socd io 7bilod sonoqd waa safar aad u dheer subxnllh xita aanan lahubin inaa meesha gareyso , wll jazakallh kheir waa muqal cajiib ah Mahadsanid

    • @sashaasif
      @sashaasif Před 5 lety

      hdii aad gaartana aan lahubin inaa soo labaneeso 😩😱😱😱

  • @mrymmohamed2764
    @mrymmohamed2764 Před 4 lety +1

    Dhib jecelaa bini.aadamku may dhulkooda iskajoogaan kulahaa dadbaa lagaynayyaa😂😂

  • @hagardiidgeneral.knowledge5114

    mahadsanid ustad

  • @rihannaruhii1641
    @rihannaruhii1641 Před 7 lety +1

    😍😍thnks wll qaalii 😃intee baan raadiyey saan wax ugo ovaan lahaa lkn hada sifudud ku ogaadey thnks 😍😍

  • @zidiiqtimo7830
    @zidiiqtimo7830 Před 5 lety +1

    Shugran zxb

  • @cabaasxuseen8510
    @cabaasxuseen8510 Před 6 lety

    Waaaaw cadi ma ahan ogaansho wad tagty sxb horey usoco

  • @bestboy1110
    @bestboy1110 Před 7 lety +2

    mahadsand macalin

  • @abdiwahaabbiixi8283
    @abdiwahaabbiixi8283 Před 6 lety

    mahadsanid waa war bixin waxtar leh

  • @fatxieapdihakim6918
    @fatxieapdihakim6918 Před 5 lety +2

    mhd sanidiin chenelka ogaansho

  • @sakariyeahmed3468
    @sakariyeahmed3468 Před 7 lety

    Mahadsanid channelka ogaasho

  • @samsamaragsan3615
    @samsamaragsan3615 Před 6 lety

    Wa cajiiibe waxan aragna dhul iyo cir uune subxaanalaah

  • @daruurofficialmedia8708
    @daruurofficialmedia8708 Před 5 lety +1

    Noqon mayson qoraxda way socotaa ilaah ayaa kitaab ka inoo kusheegay

  • @bruh7765
    @bruh7765 Před 4 lety

    Su aalo mani waydiiyaa su aalo

  • @abdirahmannur1260
    @abdirahmannur1260 Před 4 měsíci

    Mashalala

  • @abdullahisaleban2696
    @abdullahisaleban2696 Před 6 lety

    Waa fiicantahay

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh Před 6 lety +4

    In dad lagu tijaabiyo ku noolaashaha meerahaas, malagu badali karaa walal Ropot 4 Roots ah . fikirkaaga.

    • @sashaasif
      @sashaasif Před 5 lety

      maya ropot hdii larabo kol horaa lageen laha
      biniaadam baa loo baahnyahy oo neefsan karo si xaqiiq ah

  • @saedmoh1450
    @saedmoh1450 Před 4 lety

    Omar Aniga ku dhax Lugen waa Hadii alle ii surta galiyo

  • @hamsedheere4212
    @hamsedheere4212 Před 7 lety

    ogaanshp wllo qaaliya aadbaaan kaga faa iideysana.shukran

  • @mustafdarbane8186
    @mustafdarbane8186 Před 7 lety

    Maashaa.allah Ani waxaan okalaa jeclahay

  • @mohanafarhaanali3043
    @mohanafarhaanali3043 Před 7 lety +1

    kkkkk
    wlh waa arin cajiba mugow ani dhulka u dhashay asagale kudhimana
    qof cirka udhashay hau guuro

  • @mazzimzoli5512
    @mazzimzoli5512 Před 7 lety

    Waan u mahad celibayaa chnl ka Ogaansho
    Aasbaad umahadsantihiin
    Waxaad tihiin koox lagu faano
    100%

  • @Mohamed_Al__Abdulahi
    @Mohamed_Al__Abdulahi Před rokem +1

    Macalin barigii aad soo dhigtay ayaan daawaday hadaan dib u arkay waana 2023 mala diray dadkii?

  • @queenasmaa.j7746
    @queenasmaa.j7746 Před 4 lety

    Hhhhhhh kulaha aniga diyara uma I hi yaa diyaara ueha hee safara aana sonoqoda laheen xitaa hadeey hooyo mcn iyo abo baxaan kuma jiro aniga alaheeyga waaaa ale

  • @isxaaqxasan8719
    @isxaaqxasan8719 Před rokem

    Waa meeraha laga helo biyaha

  • @xirgimaal8579
    @xirgimaal8579 Před 6 lety

    Walaal meerahan afsoomaali buu leeyahay maad adeegsatid fadlan. Mahadsanid.

  • @mohamedsharifahmed2127
    @mohamedsharifahmed2127 Před 7 lety +2

    #OGAANSHO

  • @abdirahmanraees8385
    @abdirahmanraees8385 Před 7 lety +3

    bro thanks
    part 2 warbixin kale inoso diyarii oo mars ku sabsan thank u

  • @hazuunicumar9114
    @hazuunicumar9114 Před 7 lety

    sxb aadbaad umahadsan tahay sxb barnaamijyada cilmiga hawada sare noosoo badi thanks

  • @linfo92
    @linfo92 Před rokem

    Way gaadhay 2023

  • @nmkgghh5665
    @nmkgghh5665 Před 6 lety +2

    Somalia ayaan maqlay xidig gacmeed diri rabto waxaan rajaynaa inaaan kamid noqdo dad ka ugu horeeeya ee laqaadayo

  • @mohanjr
    @mohanjr Před 7 lety +8

    😍💝 nin wx bdn Og

  • @cwalimohamedking6223
    @cwalimohamedking6223 Před 5 lety

    masha alaah

  • @masudmohamed5652
    @masudmohamed5652 Před 6 lety

    Masha allah

  • @haliimocaadle6623
    @haliimocaadle6623 Před 7 lety

    Ogaansho thanks.

  • @cabdirsaaqsaid4851
    @cabdirsaaqsaid4851 Před 3 lety

    Mahadsanid wll

  • @jamassss4607
    @jamassss4607 Před 7 lety +7

    150 likes. iyo. zero. 0. dislike. and coments 50 axyaaa. thanks. cumar. noosoobadi. cilmigaa

  • @rabiehassan8923
    @rabiehassan8923 Před 7 lety +1

    ninyahaw waan ka helaa barnaamijyadaada
    maxaad ooga warami la.dahay taariikhda soomaildii hore

  • @mustafabdifatahomar1105
    @mustafabdifatahomar1105 Před 7 lety +1

    Ogaansho waxaan jeclaanlahaa inaad kahadashid global warming aduunyada siikulaanesa

  • @keyseabshir
    @keyseabshir Před 5 lety

    waxaan ku xiranahay ogaansho fadlan hadii aad u bahato cawinaad xaga farsamada ah wad ila soo xariiri kartaa amaba audio resalutions

  • @pacificocean7130
    @pacificocean7130 Před 5 lety

    Ogaansho Mahadsanadiin Kawkabka waa intee meere

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 Před 7 lety

    Mahadsanid Walal

  • @n.kn.k8566
    @n.kn.k8566 Před 6 lety

    Mahadsanid

  • @abdrisaqyusuf9445
    @abdrisaqyusuf9445 Před 3 lety

    Subxaanalah

  • @fuaadxuseen3375
    @fuaadxuseen3375 Před 2 lety

    Cumar gabadha xayysineysa kanaal kaaga wa ayo

  • @najmudiin2671
    @najmudiin2671 Před 4 lety

    Noso badi wll

  • @fahadcaynaan_official2926

    Hort wl magacaa

  • @cabdiraxmaankanada7483

    Mahadsannid

  • @lajecleyweeye3815
    @lajecleyweeye3815 Před 4 lety

    noosoobadi muuqaaladaan cml wll mhdand

  • @hafsoabdukadirhafsoabdukad2507

    Waa arin cabsi ah

  • @King_poi
    @King_poi Před rokem

    Enjoy 2023

  • @maxclipproductionhd1637

    Mahadaanid omer.

  • @ayanrashid5048
    @ayanrashid5048 Před 6 lety

    galo waa itaxaman yihin max dabo dhiigay ilahya mareyashiisa dhuulkan u ilahy keenay ma ku eekaden yahu dhamado dheeh galoyo cawan nimad ugu wacan

  • @iskahubi3264
    @iskahubi3264 Před 2 lety

    Saaxiib meerahan Soomaalidu waxay u taqaan Farraare

  • @caliabduraxmaancali1481

    Mashallah