Diyaaradii ugu horeysay ee ay Soomaali leedahay, calanka baluugga ahna lagu xardhay ayaa............

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • Diyaaradii ugu horeysay ee ay Soomaali leedahay, calanka baluugga ahna lagu xardhay ayaa kasoo degtay Aadan Cadde.
    ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

Komentáře • 129

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před 2 měsíci +25

    WAXAAAN JOOOGAAA GOBALKA AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴 WAAAN SOOO DHAWANAYAA GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL AIRLINES 🇸🇴 SOOMALI AIRLINES 🇸🇴 AIRLINES SOOMALI AIRLINES 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 Před 2 měsíci +1

      Asc reer owdal sodhawada guul somalia

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 Před 2 měsíci +1

      Masha Allah rer owdal ❤

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu Před 2 měsíci

      Ma waxaad soo dhoweenaysaa maamul ay shirkada ku yihiin Hassan culusow iyo mahad kawaanle ee moqdisho? Maad soo dhoweesid maamul ka jeegaanta hargaysa ama kan qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku yihiin..yaan Lagu qiyaanin walaalo wax somaliya la yiraa kama jiro aduunka maanta waxaa ka jira magaalooyin ay shirko ku yihiin qabiilo iyo magaalooyin ay shirko ku yihiin kenyati iyo qaxooti....

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Před 2 měsíci +11

    Masha Allah Guul Somalia waba ku farxay horey usii socda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @zakihajiali2217
    @zakihajiali2217 Před 2 měsíci +16

    Lkn waka xumahay magac somaliyed kuma qorna ugu yaran ina magaca ayada ku qoran af somali laga dhigo aheyd

    • @jakoj9220
      @jakoj9220 Před 2 měsíci

      Ma ahan dowlad somalia . E wa dad somalia iska leh

  • @AxmedSamaan
    @AxmedSamaan Před 2 měsíci +5

    Mashaa allaah waan bogaadinayaa arintaan wa arin lagu farxo

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před měsícem

    Mashallah Mashallah runahanti wa farxad weyn umada somaliyeed iney diyarad leyahin❤❤Love Somalia 🇸🇴

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif3850 Před 2 měsíci +4

    Allahayoow Ummadda Soomaaliyeed IIMaanka U Siyaadi Taqwana Sii Risiq Xalaal ahna Ku Arsaaq Nabad Iyo Barwaaqona Ugu Dar .
    (امين يا الله)
    =Mahadsanidin=

  • @user-bf1vw3eq2x
    @user-bf1vw3eq2x Před 2 měsíci +6

    Alxm hora lo soconayaa rabiyow qulubteena midee form.isaaaq❤

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg Před 2 měsíci +2

    Mashalah Mashalah gul madaxwayane xasan sheekh gul dawlada federalka

  • @ahmedfuad6645
    @ahmedfuad6645 Před 2 měsíci +5

    M.a waan Soo dhaweynaa
    Aduunyadu waa jaranjaro
    Mid magaca soomaliyeed xambaarsan Ayaan sugeynaa
    Horey usocda ganacsatada soomaliyeed

  • @bogorehabdo3324
    @bogorehabdo3324 Před měsícem +1

    Maa shaa allaah jir oo joog waan ku farxay.

  • @YuusufCabdifitax
    @YuusufCabdifitax Před 2 měsíci +4

    Mash allh wadanka horey ayuu udhaqaqay

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před 2 měsíci +4

    MUQDISHOO HARGAYSA BORAMA GARAWLE BOOSASO BAYDHABOO SAYLAC OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL GUUUUUL ✈️ GUUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL GUUUUUUUL ✈️

  • @mulkimahdi9385
    @mulkimahdi9385 Před 2 měsíci +1

    Masha alaah alamahadle ilahayoow noo siyaadi gesiyada somaliyeed❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasteexibrahim5571
    @nasteexibrahim5571 Před měsícem

    Mansha Allah Waa guul diyaaradaas waan wadaleenahaye Allaha noobarakeeyo ethiopian airline baa nadaashataye illaahoow mar kagamaaranaaaa

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 Před 2 měsíci +2

    Masha Allah guul Somalia 🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🤲🤲

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Před 2 měsíci +2

    Maash,allah waa Guul Wayn.
    Kuwa waa wayna waain la keeno.

  • @hodanyussuf1259
    @hodanyussuf1259 Před 2 měsíci +2

    Masha Allah waa soo dhaway nay naa
    Hambalyo

  • @user-eb3bv6bf3k
    @user-eb3bv6bf3k Před 2 měsíci

    Masha Allah hormar socda ina sha Allah ❤❤🇸🇴💙💙

  • @SakakgKg
    @SakakgKg Před 2 měsíci +1

    M.a guuleysta intii malgalisay shirkadaan ❤❤❤ iney dalka u adeegto🎉🎉

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 Před měsícem

    Soomaaliya guulguul hanbalyo waxaa jooga galmudug ❤❤❤❤

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 Před 2 měsíci

    Masha’allah horay u socda🇸🇴🥰❤

  • @aprahammuuse9203
    @aprahammuuse9203 Před 2 měsíci +1

    Masha Allah waa horey u socod wngzn❤

  • @Saciidawjamac
    @Saciidawjamac Před 2 měsíci +2

    mansha allaah guul

  • @Tooxcade
    @Tooxcade Před 2 měsíci

    Masha Allah Guul Somalia

  • @yaxyemaxamed2545
    @yaxyemaxamed2545 Před 2 měsíci +2

    Masha'allaah soo dhowoow

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před měsícem +1

    Waxaan ahay nin reer Muqdisho ah. Waxaan ogay Majeerdheen waa Cadow. Gaalkacayo, Kismaanyo iyo meelo kale ayay Dhib ku hayaan. Majeerdheen waa Jabay. Majeerdheen Magaca Somali kuma Qadhaaban karaan.

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 Před 2 měsíci +2

    MshaAllah hambalyo dhaman shaqalaha Primier Airline

  • @OmSamar-iy7cj
    @OmSamar-iy7cj Před měsícem

    waaw waa farxad alxh alle ayaamahadaleh

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před 2 měsíci +1

    GUUUUUL GUUUUUL OF SOMALIA JAMUURIYADAA GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL

  • @user-sd3pv8hn8m
    @user-sd3pv8hn8m Před měsícem

    Mashallaha
    Allaha Ha Barkeyo

  • @ahmedmahad3197
    @ahmedmahad3197 Před 2 měsíci +1

    MashaAllah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MaxamedmaxamudYare
    @MaxamedmaxamudYare Před 2 měsíci +2

    Manshaalaah

  • @abu-faasfalluulle6943
    @abu-faasfalluulle6943 Před 2 měsíci

    inshallah somali air next

  • @HusseinhassanMohamed-lf2py
    @HusseinhassanMohamed-lf2py Před 2 měsíci

    M.a waan soo dhaweeynayaa guul

  • @aminamohamed7486
    @aminamohamed7486 Před 2 měsíci

    Masha Allaah waa wax lagu farxo

  • @mouminnuur8442
    @mouminnuur8442 Před 2 měsíci

    Masha Allah

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před 2 měsíci

    Masha Allaah

  • @Issaali756
    @Issaali756 Před 2 měsíci

    Mnsha allah

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 Před 2 měsíci +1

    Calankeenow Cawale🇸🇴

  • @MohamedAli-fp6ll
    @MohamedAli-fp6ll Před 2 měsíci

    Insha Allah❤

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Před 2 měsíci

    Maantaaba soo raacay waa diyaarad aad u wanaagsan.

  • @CabdifataxAhmed-df9wp
    @CabdifataxAhmed-df9wp Před měsícem

    Guul dalkayga hooyo❤❤❤😂😂😂😂

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před měsícem +1

    Dawladu May lacagta ay guryaha ku dhisaya yaan soomaali airlines soo ceshaan Hal diyaarad

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Před 2 měsíci +1

    Guul😊🎉🎉

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před 2 měsíci +1

    GUUUUUL GUUUUUL OF SOMALIA JAMUURIYADAA OF SOMALIA SOOMALI AIRLINES SOOMALI AIRLINES ✈️ SOOMALI AIRLINES SOOMALI AIRLINES ✈️ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 2 měsíci

    Waa DIYARADAHA Mafio ah ay leeyihiin awey shirkadii Somliairline

    • @tasneemmohamed8524
      @tasneemmohamed8524 Před 2 měsíci

      Aniga Mafio ma dhahayo
      Laakinse waxaan is weydiiyey
      Aawey dawrkii dawladda Somalia
      Waa maxay premier
      Aawey Shirkadii dayuradaha Somalia EE Somali Airline
      Shakhsi wuxuu sameeyay dawlad dhan ma samayn weyday
      Koley deyn qaadato
      Somali badan baa u baahi qabta adeegyada safarka

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c Před 2 měsíci +1

    Hawiye airline iska dheh dal dhan oo hal reer ah aduunka laguma arag

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 Před měsícem

    Asc, ganacsatada Muqdisho waa muwaadiniin Somaliyeed,

  • @FeysalNice
    @FeysalNice Před 2 měsíci +1

    NO wali wax diyaarad somalia iska leh ma jiraan ee waxa iska leh Ganacsate 😡 waxba ha inoo xayeey siinin ...DAALO . jUBA iyo Kuwa kale waxba kama duwana

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Před 2 měsíci

    Magacan ayaa ku fiicnaa somalia ariliens siloo soo xasuusto diyaaradihii hore aan leheen

  • @moyusaf7435
    @moyusaf7435 Před 2 měsíci +1

    Somaliland miyaa lagu daya'ana , maxwaynahooda ku dhawaqay in dayaarad somaliland leedahay dhawaan la samaynayee.
    Canjillo state/ wixii horumara kaga daysada somaliland waa faaiido eeh.

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 Před měsícem

    Thankyou iloveyou ❤❤❤❤

  • @SAHANDOONOFFICIAL
    @SAHANDOONOFFICIAL Před 2 měsíci +1

    We need Somali Airlines back!

  • @MoneyOn_Air
    @MoneyOn_Air Před měsícem

    diyaaradan aduunka lagama isticmaalo waayo waa gadiid waqto hore lasoo saaray oo hawl gab ah

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Před 2 měsíci

    Maasha Allah.

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 Před 2 měsíci

    Mashaa Allah

  • @AbuuCarafaad
    @AbuuCarafaad Před 2 měsíci +2

    Mgacas halaga badalo Afkene hooyo halgu xardho soomaali AAR LEEN AMA MUQDISHO AAR LEEN fatlan afkena soomaaliga hanadeqo anaga ingiris iyo American mahin

  • @abdirahmanmoham6340
    @abdirahmanmoham6340 Před 2 měsíci

    Allaha idin la garab galo Somalia ha hanoolaato

  • @abu-faasfalluulle6943
    @abu-faasfalluulle6943 Před 2 měsíci

    waa balanti la qaadey

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 2 měsíci

    Somli Airlines waxa lagu badaley MOORYAN Airlines cajiib somalia dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano ayey qeyb ka tahey

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Před 2 měsíci

    Ganacsade cabdisalaan khaliif sharaftii soomaaliba ayu soo celiyay

  • @AishaRashid-bh5sy
    @AishaRashid-bh5sy Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 2 měsíci

    WAA BAHAL DUQOWDEY LA SAMEYEY 1960 ISKA JIRA DIYARADANI WAA MID GABOWDEY MEESHANI DOWLAD KAMA JIRTO SOMALIA

  • @Ducaysane29
    @Ducaysane29 Před 2 měsíci

    Kala saara Diyaarad waddan leeyahay iyo mid Ashkhaas leeyihiin.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 2 měsíci

    Diini kirshboy ayuu ahaa 1990 xagee ka keeney lacagta ????

  • @shaairguled9274
    @shaairguled9274 Před 2 měsíci

    Maxaakudhacay soomaali air line

  • @janomusic4783
    @janomusic4783 Před měsícem

    Hargeisa kuma iman kartaan diyarad calanka somalia wadata -- kaliya waxad ku iman kartaa diyarado bilaa calan ah

  • @Gaaldile-fs6ee
    @Gaaldile-fs6ee Před 2 měsíci

    Manshallh

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 Před 2 měsíci

    Diyaaraddu shaqsi baa leh, soomaaliya bay ka diiwangashantay.
    Diyaaradaha lagaleeyahay kenya halaga mamnuuca airportka muqdisho sii shaqsiga diyaaraddan iska leh suuq u helo

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před 2 měsíci +1

    SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB SACAB GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA BOORAMA THE

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 2 měsíci

    Mooryaan dhiigyocab ah ayaa iska leh cajiib USC AIR MAFIO

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 2 měsíci

    MOORYAN AIR LINE MAFIO TUUGO AH KU BAHALOOBEY USC DHAC IYO BOOB HANTIDA SHACABKA

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 2 měsíci

    SOMALIAIRLANE XAGEE MARTEY DHULKEEDII WAA LA BOOBEY MAFIO AYAA ISKA LEH

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Před 2 měsíci

    Waxaan rabaa soomaali Alrlenes deeqa baan rabaa shirkadaha goonidaa maaha deeqa Alrlenes aaway dowdadii soomaali meey hurdaan bululeey baan rabnaa😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @DaadirAbdi-hb6yu
    @DaadirAbdi-hb6yu Před 2 měsíci

    Diyaaradaha daalay dadka haku qaribana please umadan dhiigeeda beec ma ahan

  • @honabdifatahtiini9846
    @honabdifatahtiini9846 Před 2 měsíci

    Hadey run sheegayan somali airlines mey dhahaan

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před měsícem

    Gabacsado dadku dhiigmiirayaa faaiido maleh wadankiisii ayagaa qaatay lacagtii wadanka xaaraan ku qaataan

  • @OmSamar-iy7cj
    @OmSamar-iy7cj Před měsícem

    cbb maseexandonaan oo waxkasto oo horumara wakaxunyihiin ufiirsada hhhhhh

  • @user-eg5vn9bu1n
    @user-eg5vn9bu1n Před 2 měsíci

    😂😂😂😂 anagana ini kaliya iska leh iyaguna waxay ku faraxsan yihiin diyaarad iyago dawlada😂😂😂

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 Před 2 měsíci

    Soomaaliyeey dalkeena aan dhisano aan isjeclaano qabyaalada iyo xinka aan iska deeyno si aan jahliga iyo gaajada uga baxno

  • @nucmannucman-wc6ji
    @nucmannucman-wc6ji Před 2 měsíci

    Garowe ayey manta timid

  • @shamismohamed6846
    @shamismohamed6846 Před 2 měsíci

    Soomaali airline maxaa loogu qori waayay????
    Ma la dhihi karo diyaarada an soomaali baa leh waayo wagumaba qorin??

  • @boonoboono6301
    @boonoboono6301 Před 2 měsíci

    FIIRIYA CALAN KU SAWIRAN DIYARADA XIDIGTA WAA UP SIDE DOWN WAAYE

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g Před 2 měsíci

    SANAD MA SHAQENAYSO HADALKAS MEEL KU QORTA😂😂😂😂😂😂

  • @Shakureyy
    @Shakureyy Před 2 měsíci

    English Aa Ku qoran Premier Airlines mmm

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Před 2 měsíci

    Waxaas diyaarad maahan!!!!!’ Waddanku diyaarad buu lahaa waxaanay ahayd diyaarada adduunka ugu quruxda badan
    Usc baa burburisey oo fuqfuqsatay diyaaraddaas iyagoo SIYAAD Barre ka urininaya. Halla soo celiyo diyaaraddii wadanka ee somali airline ee quruxda badnayd

  • @ibrahimabdi7073
    @ibrahimabdi7073 Před 2 měsíci

    Waxan ahy pilot katirsan Ethiopian airline, wan kufaraxsanahay wanan bogaadinayaa arinta cusub ee aad sameyseen waxanan rajeynayaa inaad balaarisaan.

  • @abdisalanfarah3106
    @abdisalanfarah3106 Před 2 měsíci

    Waad dadaasheen lkn magaca somaali ah ma weydeen

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 2 měsíci

    Bal kani sida uu egyahey bal fiiriya uu leeyahey Diyaarad baan leeyahey cajiib

  • @Hornscope
    @Hornscope Před 2 měsíci

    Qofkii doonaya suicidal ha raacdo. Malaa gaadhi la raaco ayay moodayaan diyaarad la soo iibsado.
    Diyaarad waxay u baahan tahay maintance badan iyo xirfad iyo qalabkii laguu maintain lahaa diyaarad mar kasta soomaaliduna ma haysato

  • @geesahaye
    @geesahaye Před 2 měsíci

    Waad riyonaysaan somaliland iman mayso waayo Ethiopian airline ayaan Shere kuleenahay tan waa gaajo taayiro leh

  • @moji3863
    @moji3863 Před 2 měsíci

    War Umadda ha halaagina oo Alle ka baqa waxan diyaarad maahane!
    Diyaarado yar yar oo duqoobay oo meela la isaga Parking-gareysnaa ayaad Russia kasoo uruursateen!
    War Soomaliyeed iska jira waxan oo ha isku raacina!

  • @AhmendyJully-tx5xe
    @AhmendyJully-tx5xe Před 2 měsíci +1

    Ragii diinta dalka iyo dadka anfaci lahaa ayaad tihiin

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od Před 2 měsíci

    Soomaali AIRLINES ayaa loo baahan yahay

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad Před 2 měsíci

    Magaceedaba soomaali maaha ee baad dacaayadda joojisaan, mise lacag baa ku qaadataan, bal Premier iyo soomaali meel adiga iska soo geli.. qofka baadiyaha jooga premier airline muxuu ka dhihi lahaa, la wareer, ilaa burburkii soomaalida waxay horumar ka gaareen dhinaca diyaaradaha dhamaana soomaali ayaa lahayd, marka maxaa hada cusub?, Soomaali airline hadii aysan ahayn, waa sheeko baralay..

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g Před 2 měsíci

    HORTA GANACSATO HAWIYE MIYA MISE GANACSATO DAROOD😂😂😂😂😂
    KOLEY HAWIYE MA U MALENAYI BALSE DAROOD DIYARADAAS KA SABRA HAWIYE AYEY U DAMBENDONTAA 😂😂😂😂

  • @musasal2525
    @musasal2525 Před 2 měsíci

    War dadka beenta ka daa dadka somaliyeed ha ceebeeynee
    Kuwii dawladii iyo kuwa ganacata somaliyeed leeyihii hada ma gaala

  • @user-tm3gg6sw3x
    @user-tm3gg6sw3x Před 2 měsíci

    Ina xasan shiikh miya leh

  • @Fadumohalgan
    @Fadumohalgan Před 2 měsíci

    Soomaali arline may ubixiyaan wada. NGO duf kubaxa

  • @osmansharif3115
    @osmansharif3115 Před 2 měsíci

    Hassan gargurte miya so gatay