PART2 MSS UUNSI IYO MUCAASHAQ KASHEEKE NOOLASHADA DAWO WAXBADAN KAOGOW

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 06. 2024
  • MUUCASHAQ

Komentáře • 25

  • @hamdiahmed6784
    @hamdiahmed6784 Před měsícem +3

    Mashallah isku wara abid kiin alle ha idin barakeeyo awlaad bariya rabi ha idin ku arsaqo Cfitax iyo sacdiya❤abyo dhooley waligaa cabdi fitax hadal qalbigiisa dhawaca haku oran waa miskiin Wllahi isha cadwga alle ha idin kaxijabo Aamiiin yaarabi❤❤❤

  • @XaawoCanab
    @XaawoCanab Před měsícem +2

    Mshallah alle h idin xifitiyo awlad baari ah alle ha idin siiyo jecelkii oo dad ah baa tihin mshallah noolashu idimo xumeyso

  • @Faraxarts98
    @Faraxarts98 Před měsícem +4

    Waaa sax qofka aad jecshahay wax kaliyaa ee si dhab oo dheer ku nacsiin karo walihi waa maser 😢qalbigu waxuuu kugu suaalya sababta ugu maser qofkaan xey tahay waa jecshah jacylkiisba qalbiga katir tir 😢walhi xanunka dareemo Allah oon baa og qofkeyga markaan qof kale xitaa asgoo u qoslaa arko qalbigu ma qaadan karo marku ugu so noqdaan inan qalbiga kasro ban ku fakaraa xitaa jacylku waa iga ba,aa wayo inanu i ilaleyn baa iso baxdo

  • @NafisoAli-ez2sy
    @NafisoAli-ez2sy Před měsícem +3

    Maserka waxa kena jecelka qofad jecesha lee un kamaseri Marka qofan jecle xadan kamasero waxa jirto wadoyin badan o xal ah so xalka xadu dafi waye Inan kala tagno koley silac kunol 30 gursata karon balsa waxa kawanagsan Inan xalino wayo kalataga marba wax faido kujirta malaxa 😂

  • @AyaanCumar-dx8pk
    @AyaanCumar-dx8pk Před měsícem +1

    Mashallah lamaanaha qurx badn alle hadin barkeeyo

  • @user-pc1ex5gt4y
    @user-pc1ex5gt4y Před měsícem +1

    Sualo faniya is weydisen wada jirkina qurxiya yutepka markasta labadina is laduba ❤😊

  • @ShukriAbdiaden-zx3zy
    @ShukriAbdiaden-zx3zy Před měsícem +1

    Masha allaah lamaane qurux badan❤

  • @FatuushRage
    @FatuushRage Před měsícem +1

    Masha Allah 🥰

  • @hamdiahmed6784
    @hamdiahmed6784 Před měsícem

    Mashallah il iyo cawri laada jira oo jooga wayo badan Mucashaqa iyo mucashqadiisa❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před 28 dny

    ♥️❣️👌

  • @CumarfaraxGuure
    @CumarfaraxGuure Před měsícem +1

    M_a lamaana qurux badan dumashi hargab miyaa kuhayo❤❤

  • @IfraaxOsman-zz8pb
    @IfraaxOsman-zz8pb Před měsícem +1

    mansha allh

  • @nimcanbronze9189
    @nimcanbronze9189 Před měsícem +2

    Masdar daq kulaha 😂😂

  • @user-iv5yv9zs9g
    @user-iv5yv9zs9g Před měsícem +1

    Janalka 100k gaarsiiya

  • @AishoAbdiqadar-qw3gv
    @AishoAbdiqadar-qw3gv Před měsícem +1

    Aboowe waad mahadsanideen

  • @LIBAANMohamud-sk7by
    @LIBAANMohamud-sk7by Před měsícem

    Markan udin dawde wlhi jaceylka nucan waligey ma,arag safican iskuwasa

  • @abdulkadirwarsame5355
    @abdulkadirwarsame5355 Před měsícem +1

    Soo badi

  • @user-yv6zr6tw8h
    @user-yv6zr6tw8h Před měsícem +1

    M.a❤❤❤❤

  • @AmranNur-eo2el
    @AmranNur-eo2el Před měsícem +3

    Na danka tinta iskadis o takaa Hiro bosinka

  • @hafsoabdisamad6583
    @hafsoabdisamad6583 Před měsícem

    ❤😂

  • @RuweydaIbraahim-xi2ey
    @RuweydaIbraahim-xi2ey Před měsícem +1

    duma wn idin salaamaye🥰🥰

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN Před měsícem

    Dad wawen o nolashoda kashekaynayo so ceeb ma ahan

  • @user-xe4wd9jg3i
    @user-xe4wd9jg3i Před měsícem +1

    E

  • @omarabdi613
    @omarabdi613 Před měsícem +1

    Maash Allah I love u all