Hubka Mareexaan qabsaday yaa lahaa Xog rasmi ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 25. 08. 2024
  • #hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

Komentáře • 205

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před měsícem +27

    Mr boss hubkii xasan shiikh macawislayda u qaybiniyey qaybtii mareexaan laga qadiyey weeye😂😂😂😂😂😂

  • @nuradindahir1613
    @nuradindahir1613 Před měsícem +5

    Ilaahay umada Soomaaliyeed hakala badbaadiyo. Wadankana ilaahay amni hanasiiyo

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 Před měsícem +1

      AAMIIN YAA RABILCAALAMIIN ILAAHAAY HANA BADBAADSHO KUWA DHIBKA WADANA ILAAHAAY HANA DHAAFIYO DHIBAATO SOOMAALIWAYN WAA KA DAALEEN .

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 Před měsícem +13

    Team ka faraxsan ayaan ahay.
    Guul guul ❤❤❤❤❤ MReehan

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 Před měsícem +16

    Mareexaan

  • @XafsoAbdi-r4w
    @XafsoAbdi-r4w Před měsícem +10

    Marexan waa dowld madax banana🇱🇺👊

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem +14

    mareexaan yaahubeeysy illaahay baa siiyaye adeer illaahay meeshii naloogu tashanayay illaahay baa joogay adeer

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Před měsícem +4

    HAWIYE OO HUBKII UGU BADNAA LOO SOO IIBSADAY. MAREEXAN IYO HARTI IYO OGADEEN WAY U TASHADEEN IN XOOG LOOGA TUURO XUKUNKA HASAN SH. GUUL MAREEXAN

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před měsícem +3

    Xasan ayax hubka wuxuu ladamacsanaa mareexaan iyo geesiga layidhaahdo qoor qoor inlagu weeraro umada soomaaliyeed lagu laayo dhiiga shacbiga soomaaliyeed ayay Ku naxaan kooxdan xasan illaahay ayaa qashifay

  • @ubahali2129
    @ubahali2129 Před měsícem +4

    Al mareeeeexaaaniiy

  • @user-xm3vz1zu7w
    @user-xm3vz1zu7w Před měsícem +4

    Hawiye Waligiinba Xaqdaro Kisocda laakiN Xaqaa idinka hiilindoona.

  • @maxamedabduqadir4112
    @maxamedabduqadir4112 Před měsícem +3

    Warkaan mar hore ayaa waxaa noo soo gudbiyay captain Ayuub

  • @ahmedabdi8094
    @ahmedabdi8094 Před měsícem +2

    Madaxweyne xassan shiikh sida uu dowlad nimadi oo dhan uu u afduubtay oo uu ganacsigi dhan uu afduubtay ayuu ka ganacsiga hubka uga afduubtay dadki ka ganacsan jiray

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Před měsícem +1

    Allaah baa siiyey dhibka madaxda hawiye somalia ku wadaan allaah wuu la socdaaa

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm Před dnem

    hubka mareexanka heley somaalinimada ayaa igala weyn waxaan ahay mareexaan oo walaahiya.

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 Před měsícem +2

    Waa beenaalihii Abgaal Dameer.

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 Před měsícem

    BOOSOOW ADEERKAA CULUSOOW AA KASOO GATEY SOWTUU BARYAAYEY ABIYE AHMED .

  • @gacalhaashi4241
    @gacalhaashi4241 Před měsícem

    Mariixmaan❤kkk🎉 viva mareexan

  • @xafiiskaimtixaanka249
    @xafiiskaimtixaanka249 Před měsícem

    you are right thank you

  • @umacabdirasakfarax-si5id
    @umacabdirasakfarax-si5id Před měsícem +1

    al mareexaniya waa ciideyna❤

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 Před měsícem +1

    Hawiye waa dhacan yahay

  • @deeq9159axamedXusen
    @deeq9159axamedXusen Před měsícem

    xaqii xasen shiiq marixan lagaqadiyey haada xaqeni ilahay qeybteni waa unokenay🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😁😁😁😁😁❤️👍

  • @laslove1234
    @laslove1234 Před měsícem

    Ka marqaansan ee aan la share garayanayaa waa Somaliland yada. Dadka inta kale waa maskax qabaan.❤❤❤❤. Guul reer Mareexaan😂😂😂😂😂😂. L O V E to D5🎉🎉🎉🎉

  • @daudhussein4811
    @daudhussein4811 Před měsícem

    Outstanding research sir

  • @malaboa591
    @malaboa591 Před měsícem +2

    Hubka diyaarad ayaa lagu burburin karaa

  • @safihasan9987
    @safihasan9987 Před měsícem

    wa runti boos qoor qoor wa lakhiyaney oo x.shikh iyo liibaan shuluq hubka ayaga dorashada g.mudug oo so iibsadey. Lakin fadixada waxa lagaga baxaya in madaxtooyado tirahdo hubkan dawldo shuqul kuma laha ,dunido odhan wey ogtahey in beelaha somalieed wada hubaysanyihin, marka hubkas faraha laga qado, shikado ayada hadalhainteedo dhamaan

  • @_22260
    @_22260 Před měsícem

    Ethiopia 🇪🇹 lacagtii weey qaatadey markeey wajeejisey beey tiri marexaan qabsata hubkaa

  • @officiall3248
    @officiall3248 Před měsícem

    Itoobiya yaan laguddhuuma waa reer jabuuti hubkaan meesha uu ka yimid

  • @caydiid15
    @caydiid15 Před měsícem

    Raggii soomaaliyeed waxay qaateen doorkii dumarka soomaaliyeed.Dumarkiina doorkii ragga ayay dusha saarteen.

  • @nuradindahir1613
    @nuradindahir1613 Před měsícem

    Dawlad fishilmatay oo aana ogeyn hubka intaa laeg oo wadanka soogalay. Xasan Sheekh waa faashil isaga iyo xamse Barre iyo kudaafadooda

  • @harun7450
    @harun7450 Před měsícem +3

    Marexaan asugoo 50. Kaare iyo diyaarado heesto aan kaarabiin ku raacdeeynay hanoo buunbuunini kaligeey aaba ku aado abgaal ismaan iska daa ee reer mataan xitaa kuma adaan 😂

    • @Shin-wu4mi
      @Shin-wu4mi Před měsícem

      Subxaanallaah maxaad ka heshay qarax iyo qax aan kaa dhamaan iyo qarax baa laga helay maxaad ku faani Subxaanallaah

    • @lulaa1113
      @lulaa1113 Před měsícem

      Maxaad ka heshey haddad erideen gurigiina xaataa waa dejin la,dihiin

    • @harun7450
      @harun7450 Před měsícem

      @@Shin-wu4mi gabadhaha ma cuno sxb

    • @nadifoomar9161
      @nadifoomar9161 Před měsícem

      😂😂😂😂 maxa tiri wll dameraley yey isdagaleen faan jecla arya Hal jufo xita iskama dicin kartide

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 Před měsícem

    Mid kasta hubkaas ayuu kasheekeynayaa sher iyo like ayey rabaan hhhhhhhhh

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 Před měsícem

    Waligaa mantad ruun sheegtay bos kkkkkk kkkkkk 😂😂😂😂 ku soco

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 Před měsícem +1

    Xanaaqa yaan lagaa dareemin qosolgariiraa kaa muuqdee

  • @deeq9159axamedXusen
    @deeq9159axamedXusen Před měsícem

    😁😁😁😁😁😁😁😁 seraabi Mahesh marixan waa seraa ee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaliimosuldaan1805
    @xaliimosuldaan1805 Před měsícem

    kkkkkk aadbaan ugu qosly hawiye illaahbaa jecel hadaa mareexaan ma rabi baa naceb hadaladaa waxaan ka dhandhansaday inaad ka xuntahay arintaas

  • @IsmailNoor-bb4wz
    @IsmailNoor-bb4wz Před měsícem

    Kkkkkk adeer maxaadiri awelba mariixan galmudug faataxa kuma joogin .that is true.

  • @Sarta100
    @Sarta100 Před měsícem +1

    Xasan waafashilmay haduu hogaami kooxeedyo hub kala shaqeeyay yo i halk 10:52 lasoo mariyay oo ah furun dagaal xasan saan kuma fiyooba itoobiya waa cadaw hubna waa laga keensanaa soomaali oo is wada cunaysa dowladiina qaba la shabasb iyo amxaaro oo soo gurbaan tumaneysa waa masiibo daljaan haysata waana siyaasad xumada xasan garguurte taro farshsy ka hasday ma dagasl sokeeyaa lagu jiraa har iyo habeen waa masoibo weyn waxa dalka ka s9cds

  • @shirmakefarah1419
    @shirmakefarah1419 Před měsícem +2

    Haduu kulane jiis lahaa beeshiisaa uqaadatay. Hadii cidkale leedahay ha is sheegto

  • @IbrahimIbrahim-xb5nb
    @IbrahimIbrahim-xb5nb Před měsícem

    ❤gacan bidix. Usha madaxeeda colorkeeda waa pink. Waxayna u egtahay.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před měsícem

    Like

  • @IsmailNoor-bb4wz
    @IsmailNoor-bb4wz Před měsícem

    That is true

  • @user-gt6sp5he6d
    @user-gt6sp5he6d Před měsícem

    Boosow geesinimona waan kugu ogaa caawokale Runta lagama gabado Adeerkaa xasan sheekh wuu ceebobay

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před měsícem

    Share

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Před měsícem

    0:14 Tolkaa salay waacay.
    Ayeeydeey Baa ba , 4pistolad iyo 4 AK47. Iyo Siyeetan&8 Miino gacan ah..
    .

  • @user-jo8fe7zg6j
    @user-jo8fe7zg6j Před měsícem

    Waa mahadsantahay boos dowladdii aad difaacaysay haddad ceebtooda sheegtay hadde qoor qoor waa in uu hadlaa dhakhso

  • @BalqiisaMuuse
    @BalqiisaMuuse Před měsícem

    Haa

  • @farxiyafarxiyacabaas5557
    @farxiyafarxiyacabaas5557 Před měsícem

    Marexan waa du'caysanya-hy

  • @user-le9lk5fw4y
    @user-le9lk5fw4y Před měsícem

    Saamigoodii bayheleen

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 Před měsícem

    Waxa loowadabaa illahay kaqabay soomaali waxay udilacaday qabiil uuf war hishiyaa

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 Před měsícem +1

    hawiya fuuto madow

  • @deeq9159axamedXusen
    @deeq9159axamedXusen Před měsícem

    😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁 guuuuul gobanimo sedaaa daroood❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 Před měsícem

    Kkkk kkkk kkkk kkkk kkkk waleee waxbaaa kadhicay ilaaahay hanabadbaadiyo

  • @Sadaalin
    @Sadaalin Před měsícem

    Boss waa balo loobaahanyahay😂

  • @msalad6532
    @msalad6532 Před měsícem

    😊

  • @amransheikh7221
    @amransheikh7221 Před měsícem

    Mareexan ya hubeye dee hawiya no keene anaga maskiin dalkoda iska joogto ilahy nimco ugeye ayan nahy

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy Před měsícem

    Hubka jabuuti baa laga soo dhiibay, waxaana loo wadey Xasan sheekh, waxana loogu talo galay, burburta, 3 maamulgoboleed!!??☀️🧠✍️⚖️🕋🕌🫅S/la,aand

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 Před 27 dny

    Itobiya hubka kama imane yaman ayuu ka yimid itoobiya hub iyadaa u baahan

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Před měsícem

    5:14 Liibaan Futo baa rabay. Inuu Madax wada jabiyo. Wixii QOOR-QOOR oo kale ah.
    Halkaana uu MW ka noqday.
    Haduu Liban Futo Jago MW hello na Ama Mahad-Salaad ba.
    Xaalku Waa Kala Guuraay.
    Dagaan Mareexaan Waa Punt-land.
    Waa Hadii QOOR-QOOR halkaa ka baxo.

  • @user-wm9hd4sm7b
    @user-wm9hd4sm7b Před měsícem

    🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💚💯💯💯💔

  • @yasindahiraware6272
    @yasindahiraware6272 Před měsícem

    Wallahi waxa u falanqaysay sidi ugu hufnad

  • @nuurahmed3553
    @nuurahmed3553 Před měsícem

    Go

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před měsícem +1

    Beenta daa da kuuma hadhin Hassan baa lahaa 😂😂😂😂😂

  • @user-kg9su1gz3c
    @user-kg9su1gz3c Před měsícem

    OK good narrateur journaliste

  • @abdulkadirabdi9333
    @abdulkadirabdi9333 Před měsícem

    Xasan dhiiqo maanta uu dhiiqadii runta aheyd uu dhex fadhiyaa

  • @AhmadTuwal
    @AhmadTuwal Před měsícem +1

    Hubkaas waxaa loo Dan leeyahay in cuna qabateyn Nala saaro ee ogaada benbeen ha umaleynina

  • @user-ok4st6gc9l
    @user-ok4st6gc9l Před měsícem

    Hubkii.soomalia.hawiyaa.sir.iyo.saaqba.uqaatay.kanahantidii.umadalagabaxshey

  • @mohamudhashi9619
    @mohamudhashi9619 Před měsícem

    Leelkase bossow maxaa ilaahay ku daba dhigay waan kuu xishoonanaye naga xishood nama taqaanid abgaal wax kama sheegno nadhaaf waa markii 4raad

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 Před měsícem

    Bosow mr wey qanimaysten maashaalah ilahey baa u gargar ey mr gargurte hubkii wacaysle&macawisley u qaybiyey mrna ka qadiyey 😂😂😂😂😂😂😂

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek Před měsícem

    Xaqiiqada kama hadlin waxa la leeyahay hadal maaha dheh waxaa jirta.

  • @user-dt4fc7xg7e
    @user-dt4fc7xg7e Před měsícem

    Aboow thank your so much

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 Před měsícem +2

    Intee

  • @user-tt1lt7dn2b
    @user-tt1lt7dn2b Před měsícem

    Mareexan ilaahey baa u hiiliyey waxaa la rabey hubkaas inlagu laayo mareexaan iyo leelkase ilaahey baa ku mahadsan

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 Před měsícem

    Sxb mariixan hubkii soomaliya iyagoo gacanta loo galiyay ayaa laga fara maroojiyay bossow iga daa baac nimada

  • @AbdullMohammed-pq9zj
    @AbdullMohammed-pq9zj Před měsícem

    Marexaan alle aya ugargaaray khiyaanadi hawiye alle aya fashilay

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad Před měsícem

    Dameer ABGAAL AMA DHUUSS AMA CIY

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před měsícem +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q Před měsícem

    Marexaan waa noolaaday

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Před měsícem

    FIQI baa ba baqooyo.
    Amaa 91kii leeygaliyaa camal.
    Lakiin Cidu Waa Laandheer.
    Wixii laaca beey gacanta qabataa..
    (DOOWLADAAN QABIIL) hadeey Weerarto C-WAAQ.
    Buddaan budeey noqoneey. XAALKUNA waa Sidii Uu Fiqi dhahay.
    QURBAHA baanba ku Shiiday.
    Wagaan Halkaa Joogay, Yaa Baa ba farax iga muuqday.

  • @mubaarikdalabmubaarikdalab7014

    Saaa 5:55 5:55 😊

  • @user-ll3mf6jf5q
    @user-ll3mf6jf5q Před měsícem

    Hubkii la rabay in qoor qoor lagu weraro ayuu aha

  • @edlinhoedlinhozimba
    @edlinhoedlinhozimba Před měsícem

    Makanaxday.mise.faraxsantahay

  • @cazkapoy1665
    @cazkapoy1665 Před měsícem

    Hubka waxaa loway sure lakiin mr xaqaa uhiiliyay

  • @imranmaailm8110
    @imranmaailm8110 Před měsícem

    Walal beentu waa xaaram ee illah ka kacabso

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

    Waar heedhe boss waxaan wax cusub ma aha kii dulmiga looguso dhoobay dhulooz horeeyay kana waalamid Daarrrood lagula dagalami lahaa
    Alaa nosoo weeciyay
    Umada somaliyed alle hakala bad baadiyo

  • @zikibaaba1541
    @zikibaaba1541 Před měsícem

    Hubkaan alshabaab aa loo waday shaarkasta ha loo galshee

  • @DMo-dq3fc
    @DMo-dq3fc Před měsícem +1

    Itoboya marnaba xasan hub siin mayso.
    Cadowgiisa in ay siiso waa suura gal

  • @_22260
    @_22260 Před měsícem

    Boss waa nin caqliyan u hadlah

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem

    adeerkaa daawlad mayaqaan waa neef cawaan ah

  • @Maxamedgadweeyne
    @Maxamedgadweeyne Před měsícem

    Xasan shiiq oo ucadaalad faliwaayay abgaal miyaah somaali ucadaalad falaayo

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Před měsícem

    Waatas dowladnimada muqdisho taal iyo damal jidid waa mooryan munafiqiin ah

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 Před měsícem

    Ina siyaad daameey beenta jooji oo danbe aadan ogeyn qoorta ha u galin Ina Cali adoon waa wiil aan howshaa ku shuqul laheyn ee sheeg meesha loo wasay ka xishoo ehelkaaga

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem

    hadalkaadi waa runtaa kulane jiis shaqo kuma laha hubkaas

  • @CabdixakinAadan-e1i
    @CabdixakinAadan-e1i Před měsícem

    Asc boss wan ku.salamay sxb SaaS ayan karaba sxb runta sheek runta rabi aya ku.gu jecel sxb

  • @user-xm3vz1zu7w
    @user-xm3vz1zu7w Před měsícem

    Yaalaguhubeynrabay? Ma Alshabaaab baaloowaday mise Qabilo baa laguleynlahaa.
    Kuwaan Wadankii waa kudheeleyn.
    Hubkii Hawiye Markaad leedahay Mahubbaad wax kuqaadikartaa Alshabaab Baa meelkusaare.

  • @user-gt6sp5he6d
    @user-gt6sp5he6d Před měsícem

    Nin Ragah runta kudhimo

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 Před měsícem

    EEBOOW CEEBAA DHACDEY CEEYMAANSE KALAHAAY

  • @SOMKENMEDIA
    @SOMKENMEDIA Před měsícem

    Baac

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. Před měsícem

    REER C-WAAQ waxeey dhaheen. Intuu QOOR-QOOR MW yahay. Waa la baryaayaa.. Intuu Libaan Futo iyo Mahad-Salaad joogaana.
    Waanu Daangeen

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 Před měsícem

    Bos caawo marexan cey ma jirto awoowe ka qalee yaaa

  • @maymunmahamed9035
    @maymunmahamed9035 Před měsícem

    Boosh. Warka. Qashinka. Mesha. Kalatag Itobiya. Waliged. Ayaa. Itobiyo. Siinjiray. Waxna. Kumatarijitin. Hawiye. Kubka. Hub. Kabadan. Ayey. Hastay. Kubka. Waxaa. Mesha. U. Yiilay. Farmajo. Iyo. Kulane. Jiis
    Hawiye. Lagta. Ayaa. Laga. Qaatay.