HOOYO SOOMAALIYEED OO CAAWA ILLINTA CESHA WEYDAY | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • HOOYO SOOMAALIYEED OO CAAWA ILLINTA CESHA WEYDAY | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Komentáře • 91

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +9

    ALLAHA U CAFIYO CUNUGA WA HOOYO😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-rt1qb9ob9d
    @user-rt1qb9ob9d Před měsícem +4

    Aaamiiin.yaarabi

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Před měsícem +3

    Shaqo wanaagsan baad heysa ummada cawi allah daahir calasow ku cawin ,

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +3

    INTA SADAQADA DHIIBATEY ALLAHA UGU BEDELO CAFIMAAD CIMRI DHEER AYAGA IYO FAMILKOODA AQIRANA KURASTA UGU DHADHER JANADA FARDOWSA AMIIN AMIIN AMIIN

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 Před měsícem +2

    ALLAAH HA CAAFIYO WIILKA INSHA ALLAAH. AAMIIN

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n Před měsícem +7

    ALLAHA KOU AFFIYO CHAFAKALLAH AFFIMAD DEG DEGHAA ALLAHA SIWO AMINE ALLAH ALLAH BLESS YOU 🙌 ♥ ALLAHA AFFIYO CHAFAKALLAH

  • @muslimxusein3863
    @muslimxusein3863 Před měsícem +4

    Daahir illahay abaalkaaga jano hakugu badalo

  • @maxamedcalixasan9233
    @maxamedcalixasan9233 Před měsícem +2

    Alle ha caafiyo 😢aamiin yaa rabbi

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 Před měsícem +3

    Janada Alle ha geeyo hooyadaas
    Qofkasta oo wax ku caawiyo 😢😢😢😢

  • @saynabahmed2135
    @saynabahmed2135 Před měsícem +2

    Allhah cafiyo aamiin aamiin

  • @CaliXamari-fw2ps
    @CaliXamari-fw2ps Před 23 dny

    Mashallah, daahir calasoow guuleyso aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aabe soomaaliyeey

  • @ibtisamvideos946
    @ibtisamvideos946 Před měsícem +2

    Daahir xidigii dadkeyna baad noqotay alle ha ku barakeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před měsícem +2

    Alaha caafiyo insha alaah

  • @KhadroalwaaxNuur
    @KhadroalwaaxNuur Před měsícem +2

    Ilahay ha caafiyo wiilka idinkana ilahay wax qayr qaba ha idin dhiibo

  • @user-ch2zj7sd6f
    @user-ch2zj7sd6f Před měsícem +2

    Allaha caafiyo

  • @qajo9403
    @qajo9403 Před měsícem +2

    Allaha caafiyo wiilka insha'allah

  • @user-tx9de8qe7x
    @user-tx9de8qe7x Před měsícem +3

    Allaha sahlo

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 Před měsícem +2

    Daahir guuleyso weligaa gadaal hamarin❤

  • @nimayusuf7231
    @nimayusuf7231 Před měsícem +2

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️

  • @user-ch2zj7sd6f
    @user-ch2zj7sd6f Před měsícem +2

    Amiiiiiiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiin ya allah

  • @HalimaOsman-ei5yv
    @HalimaOsman-ei5yv Před měsícem

    Aamiin yaa rabi

  • @hodohirsi8104
    @hodohirsi8104 Před měsícem

    12:57 daahir ilaahay ha ku barakeeyo

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sg Před 20 dny

    Amiinamiin.yarabi

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    DAHIROOW WIILKA YAR WA IN DEG DEG LO WADO

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 Před měsícem +2

    Daahir calasooow. alleylehee. waaa shaqsi naxariis badan. oo masaakiin ta u naxa. Allaahu akbar. Daahiroow cimriga allaha kuuu dheereeyo. Halyeey Qaran baaa tahay ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @sharafmali8868
    @sharafmali8868 Před 4 dny

    Allah Akbar qeyr Allah idinka siiyo Amin

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Před měsícem +1

    Illaahay hacaafiyo wiilka yarkaa

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 Před měsícem

    Alaha caafiyo wiilka aamiin yaa alaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @HalimaOsman-ei5yv
    @HalimaOsman-ei5yv Před měsícem

    Aamin yaa rabi

  • @user-ix5bh6qs4j
    @user-ix5bh6qs4j Před měsícem +1

    ale hakucaafiyo yarabi

  • @HalimaOsman-ei5yv
    @HalimaOsman-ei5yv Před měsícem

    Inshaa alaaah

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před měsícem +3

    iLaahay.Ha.Caafiyo.WiiLka.

  • @hafsaharbi3817
    @hafsaharbi3817 Před měsícem +2

    سبحان الله

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 Před měsícem

    AllAhA kucaafiyo wilka

  • @mohamudismai6059
    @mohamudismai6059 Před měsícem

    Maasha’alla

  • @nafisonafta2799
    @nafisonafta2799 Před měsícem

    Ilaah cafimad dag dag ah haku siiyo 😢

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Před měsícem

    Qolka mama waxaad uso gashay ummada islaamka in ay ku cawiso. ,insha allah allah ha cawiyo.wbt.

  • @user-hw5hs2pv6p
    @user-hw5hs2pv6p Před měsícem +1

    Mr daahir you are a good person

  • @CuruboFlimsHD
    @CuruboFlimsHD Před měsícem

    Muuqaaladeyda inaad ii Dhaaftoh Amey kuu Roon Tahay ?

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io Před 29 dny

    DAHIR JOOJI QABIILKA IN SADAQO LAGU BIXIYO.MUSLIM WAA MUSLIM, AMA SOMALI WAA SOMALI

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před měsícem

    Washa alah laquwata ilabillah an idin leyahay ducadada qaxa kadhiman i adan fahmo qof kuhalayn e ad ugurmato kolad quran sartina plz

  • @jakalnur3636
    @jakalnur3636 Před 25 dny

    Alaha ha u cafiyo mamda wilka

  • @faadumomahamedmahamud4813

    Asc daahiroow maxkamad waan ku raacsanahaye markaa dadka caawiso fetback baan u baahanahay

  • @user-rd2wb5ci3s
    @user-rd2wb5ci3s Před měsícem

    Wardaahirow ilaahay ha kuuu gargaaro qabyaaladiii iyo xumaantii hora sadaqadaan ayaa ilaay kaaga dhaqaqaa

  • @user-rt1qb9ob9d
    @user-rt1qb9ob9d Před měsícem

    Alaaah.ha.caaafiyo

  • @ayaanbadan1962
    @ayaanbadan1962 Před měsícem

    Wllo daahirow allaah kurbo dhamaanteed hakaa feydo

  • @HalimaOsman-ei5yv
    @HalimaOsman-ei5yv Před měsícem

    Ha oynin hooyo😢😢

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Před měsícem

    Daahir jooji darood iyo hawiye,
    Islantan somalinimo halo cawiyo sidaas ba wanaagsan wbt.

  • @ayaanbadan1962
    @ayaanbadan1962 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Před měsícem

    Allaha ha u cafiyo hoyadan wiilkeda

  • @maryanomar1878
    @maryanomar1878 Před měsícem +1

    Reer kaambo ismuujiya

  • @maryanahmed2650
    @maryanahmed2650 Před měsícem

    Waa leekase

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    DAHIR IYO TIMKA SADAQADA TIMKA LA ARURIYO MAHADSANIDIIN CAFIMAAD CIMRI DHEER AQIRANA JANADA FARDOWSA KURASTA UGU DHADHEER FADHISTA

  • @fardusa411
    @fardusa411 Před měsícem +1

    Allah kuu caafiyo ilmaha yar hooyo dhibaataysan xataa waa ka baayacmushtarayaan

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před měsícem

    Allaha kuu gargaaro

  • @aliadam2039
    @aliadam2039 Před měsícem

    AS

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 Před měsícem

    Daacadu ha jirto wiilka somalimo wax haloofu qabt hadii kale haduu nin hawiyaa yahay waa in Hawiye gaar ahaan habar gidir ay qarashka bixiyaan hooyada waa iney ilmaha korisay ku dadaasho waayp somalidu waa dad qabyaalad ku shaqeeyo abtinimo wax kuma dhiibaan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    CANSHURTA SHACABKA MUQDISHO LAGA FIQO OSPEDAAL FREE AH MA LAGU DHISI WAYEY

  • @user-hh5ug9xe7j
    @user-hh5ug9xe7j Před měsícem

    Somaali ilaahay dhibaatad haka saaro melkasta dumar baa ka ooyayo ku dhiban

  • @maryanomar1878
    @maryanomar1878 Před měsícem

    Hawaryar macaan

  • @maryanahmed2650
    @maryanahmed2650 Před měsícem

    Waa runteed waa reer kaabo

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 Před měsícem

    Hooyo (dalalka ,yurub) wa la isku dhaca ee maqal dahir calasow .
    Somaliyeey aan cawino hooyadan wbt.

  • @user-rs7je6zr1f
    @user-rs7je6zr1f Před měsícem

    Maxkamada daahir calasoow cadaalad mataqaan masagebaan iisooqoray wax iisoojawaabayna ma arkin

  • @wallahiimfinished3
    @wallahiimfinished3 Před měsícem

    Aniga

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před měsícem

    Fataxa alf alf marra allaha idinku xifdiyo idinkana inti ka qayb qadatay odhan alaha idin gargaro

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    LABO NERVO AYA IS KORSARAN DHAQTARADA YURUB KELIYA AYA QALI KARA

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Před měsícem

    Qabiilkaan iska daaya hadaad waxcaawinaysaan

  • @FWar-r5k
    @FWar-r5k Před měsícem

    Dairy alasow masaakiin baa tahay oo qof shaqsi banana baa tahay

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před měsícem

    Alaha kucawiyo dahirow dag dag plz tim gurmad u gargara darod uyobdofar dag dag halagu cawiyo wey cilantahaybqa hoyo tol haday haysato wax unbey kashegan lahayde nonki wax heysta tol leh maskin sida badan til malahan

  • @FWar-r5k
    @FWar-r5k Před měsícem

    Alaskaboy❤❤😂😂😂❤😢😢😢🎉🎉🎉😮😮😮😅😅😅😊😊😊

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    CUNUGAN AYA SARIIR SARAN O SOMALIA WAX LOGA QABAN KARIN

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před měsícem

    Alahabkudarajeyo adiga iyo timkada gesi calasow

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před měsícem

    Xata haday lel kase ahayn haku halaynina darod wala dadkena kulinxisabta wa hoyo ay kudhamaneysa

  • @bashiirfaarax2206
    @bashiirfaarax2206 Před měsícem

    ❤😂😂😂

  • @bashiirfaarax2206
    @bashiirfaarax2206 Před měsícem

    🎉😢😮😅❤

  • @safiaelmi2149
    @safiaelmi2149 Před měsícem

    Wiilku waa hawiye maxa darood kagalay

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Před měsícem +1

    Yaad dahay iyo qabii ilahoow waligay qof qabiil uguma naxariisan soomali makla jecli

  • @maryanomar1878
    @maryanomar1878 Před měsícem

    War aamus qabiil waxba majeego

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 Před měsícem

    Alaha.cafiyo.wiilka😭😭😭

  • @mohamudismai6059
    @mohamudismai6059 Před měsícem

    Maasha’alla

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Před měsícem

    Allaha caafiyo

  • @wallahiimfinished3
    @wallahiimfinished3 Před měsícem

    Waa tanaa libaax