DegDeg Xogta Ciidamada Xasan Sheekh iyo Geele Udiyaariyeen inay Kadagalmaan Awdal

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024

Komentáře • 80

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 2 měsíci +7

    Guuuuuuuuuul somaliland

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 2 měsíci +4

    Madal furan TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 Před 2 měsíci +1

    Guul Somaliland and Ethiopia ✊🏽✊🏽👏🏽👏🏽

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před 2 měsíci +3

    guuul guulayso soomaliand cadawgeed jaban aaamiiin 😮😮

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 Před 2 měsíci +2

    Madal Furan Weriye qaaliya Guulayso waliga geesi baadtahaye ❤❤❤❤ ♥ ❤ 🎶 👌 💖 ❤❤❤❤

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z Před 2 měsíci

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland ❤❤❤❤❤

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Před 2 měsíci +1

    Insha allah Cadowga sland weyjabayan ❤❤

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 Před 2 měsíci +1

    Salaan sare ❤❤❤❤❤❤❤ ♥ ❤ Somaliland Guul Guul Guul iyo Gobanimo cadawga jaban jir oo joog guulayso waliga ❤❤❤ ♥ ❤ 🎶 👌 💖 ❤❤❤ ♥ ❤ 🎶 👌 💖

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Před 2 měsíci +4

    Mansha Allah Guul somaliland💪🏾💪🏾🦾🦾🦾💪🏾💪🏾

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Před 2 měsíci +1

    Gull sland❤

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib Před 2 měsíci +2

    Somaliland guuuul Somaliland guuuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 Před 2 měsíci +3

    Guul guul guul Mmuse Bihi Abdi 💪💪💪💚🤍❤️🇪🇹🇪🇹🇪🇹💪💪💪💪🌟🌟🌟🌟🌟🌟

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 Před 2 měsíci +2

    REER SOMALILAND INDHIHIINA FURA GEEZKA AFRICA AAD AYUU URIMAN YAHAYE FEEJIGNAADA #ISMAACIIL_CALOOLWEYNE NAAR 🔥🔥 AYUU KUCIYAARAYAAYE

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 Před 2 měsíci +1

    Geesi qaran Guul somaliland

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 Před 2 měsíci +1

    Guul iyo gobanimo somaliland ilaahey cadowgeena ha jabiyo

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Před 2 měsíci

    Absolutely, I agree ☝️reer Somalilad wali ma soosin way hurdaan

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 Před měsícem

    ❤❤❤viva SLND ❤❤❤abiya iyo muuse laba geesi ❤❤❤

  • @user-pn6lc6zl4n
    @user-pn6lc6zl4n Před 2 měsíci +3

    Waa arin lala yaabayhay hawlgalka ay wadaan cadowga somaliland iyo moogananta shacbka iyo siyasiyiinta reer somaliland ee iyaga uun isku muuqda gor maanu arki dadkaygo dhinac uwada jeeda alaakariim ma jabuuti baa ina haweysatey

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Před 2 měsíci +1

    Maansha Allaah Madal furan

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 Před 2 měsíci

    Somaliland guuuuuuuuuuuul 💪🇭🇺💪🇭🇺💪

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Před 2 měsíci

    Guul Somaliland

  • @jama5340
    @jama5340 Před 2 měsíci +2

    Waddani party is biggest problem somaliland has internally this is a fact.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 2 měsíci +5

    Ceerigaabo ayay huwantii soo hawaysatay. Reer Ceerigaabo iyo reer Somaliland fadlan indhaa fura. Dalka iyo dadka ha la difaaco. Maanta Qabaa il ayay Cadowgu ku mashquulsanyiin. Fadlan Magaca Qabaa ilka ilaaba oo midooba.

    • @saciid_iid
      @saciid_iid Před 2 měsíci

      Walaal wiilkii oog kayimi ayaan arkay ceerigaabo ma imankaraan afkey ka hadlayaan huwanta waabeen

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 Před 2 měsíci

    Wariye qaali ah

  • @daus4315
    @daus4315 Před 2 měsíci +2

    ILLAHAY baa Cadowga Somaliland kaga filan iyo wixii dhib la rababa.

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Před 2 měsíci

    Odaygan nacaska ah ecalosha weyn waxan umaleynya inay thay xiligii ugudanbyey eumadaweyne si ahado kibirka sland ufaragilnayo amankeda insha Allah wadkujabeysan adiga iyo xasan neef gurgurte sowada colada gull sland❤❤😊

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz Před 2 měsíci +3

    Adeer isaaq waa mid garxajis iyo awal arab habaŕ jeclo intaba aniga ah aflagadada siiyasiyintu hadayso kursiga garxajis cidka hor jogta maajirto ciid uga mudanina majirto hadu alle uqoray bila hadalbay ku fadhisan ee maanta dalkeeni ay dhañwalba weerar lagaga yahàyee haladiifaco dorashada wakhtigeeda hagadho ku àlle ino dorunba ino sobixi dona

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Před 2 měsíci

    walo xasan iyo geele iyo darood iyo eelatariya iyo masar waxba nagama qadi karaan allah nagu fiilan insha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafeburgal6803
    @mustafeburgal6803 Před 2 měsíci

    Haa wlhi guul somaliland 😢

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd Před 2 měsíci +2

    Somaliland guuuuuuuuuuuuuuuuu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Před 2 měsíci

    SOMALILAND ILAAHAY HA INOO XAFIDO SOMALILAND GUUUUUUUUUUL

  • @awgeele
    @awgeele Před 2 měsíci

    Geesi qaran

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui Před 2 měsíci

    Jabutiyeey nolow oo cadowgiinu hajabo 🇸🇴

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před 2 měsíci

    Soomaaliland. Haa. Xiidho. Xaadaka. Jabuuti. Iyo. Itoobiya

  • @MujtaanMohamet
    @MujtaanMohamet Před 2 měsíci

    Guuul guuul somaliland madal furan waa wiil jecel qaranimada somaliland waana wiil neceb cadowga somaliland oo ah somalia iyo jabuuti ilahay cadowgeena waa somalia iyo jabuutiyee ilahay hajabiyo

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Před 2 měsíci

    Geele waa wakhtigii uu madaxtooyada iska soo sarayey ,somaliland waxba kama qadayaan ,hore ayaa wax looga qadi wayey ,somaliland guul ,xasid kuma ha dhaco ,ilahay ictisaam iyo cadowga somaliland jabi

  • @abdullahiusmanjama4946
    @abdullahiusmanjama4946 Před 2 měsíci

    Doqmihii Isaaq Ee Segegerkii Oofwareen buurta la galay hadaanay inaka dhex toosin Shanta Somaaliyeed 4 tooda kale ka adkin waana gumayn doonaa marka ay weerarka bilaabaan waa guul inoo soo hoyatay in dhiigoodu noo xalaaloobayo in aanu cabno

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Před 2 měsíci

    That is very true. I come from the Garhajis tribe but I totally don't agree with the way they are bieng used by the muuqdisho regime to fight back their people.

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Před 2 měsíci +1

    Jabuuti
    Hagumato
    Rer somalilnd
    Ma waxay ahayen
    Rabigii risiqa
    Sinayay jabuuti
    Ama ka goyanayay???ma dakado ay lahayad ayayanu
    Isticamalaynay
    Adeer
    Inageele
    Isagaba
    Maraykan
    Iyo shine
    Iyo faransiis
    Dakadihiisa ka kiraysatay
    MARKA
    XAASID NIMADA
    IYO XIQDIGA
    IYO IIMAN LI IDA INA GEELE
    UU WADO
    ILAAHAY ISAGA
    DUB HAWAGU CELIYO
    AAAAAAAAAAMIIN
    AAAAAMIIN

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 2 měsíci

    ILAA HADA DOWLADA DHAYALSIBAA KU JIRA WALIBA FICILADA JABUUTI

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 2 měsíci

    Cadawgeena Cadaw kaafiya Allow ku beeg Cadawgeena Caamiya indhala Alloow ka yeel Amiin

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před 2 měsíci

    oo habarta habartu dhashay ma wuxuu u sheekaynayaa habro waa digaagad xafashtay geele

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 Před 2 měsíci

    Djibouti iyo Somalia bal ha midoobaan hadey midnimo rabaan intey Somaliland ku mashquuleyso

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Před 2 měsíci

    Don’t worry waa la buufinaya cid kasta ay Keenan

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Před 2 měsíci

    dadkan waa lakala qeeybiyey garxajiis ma wada socdo in la babiyo wadanka ee. waa in kooban oo wadani iyo kuwa kala ah iyo xiildhiban ooyaye

  • @Samiya106
    @Samiya106 Před 2 měsíci

    Reer awdal dhulbahante ma aha-reer awdal eyagaa somaliland ku taagan tahay

  • @user-bx9uy7bx2v
    @user-bx9uy7bx2v Před 2 měsíci

    Jabuuti iyo somaliyada maqaar saarka ah waxaba inagama qaadi karaane wadada ha inoogu xaaraan somaliland guul iyo horumar siyaasiyiinta somaliland sheeganayaa waa Xaaraan quutayaal calooshooda ushaqaystayaala waana fataaliin cadawga somaliland u adeega dadka somaliland qabyaalad yaanay ku raacin ee ha iskabogaadan in yaga nabadooda iyo jiritankooda lagu duulayo alle iyo inta dalka jecel ayaa inala jira

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 2 měsíci

    Jabuuti way isu dhamaynaysaa

  • @khadraabdillahigouled5843
    @khadraabdillahigouled5843 Před 2 měsíci

    Waa runtaa eedo dadkani maba oga cadawga kusoo maqan waab walaahi

  • @abdiyusuf9006
    @abdiyusuf9006 Před 2 měsíci +1

    Muse wa libax walahi, dadka moodaya in muse loo socdo wada ,qabyalda iyo mangab ah, walahi isaaq ba loo socda ,lugu mana kala jecla. Tuusaley waxa kugu filan cerigaabo oo ay hadh iyo habeen ka hadalayan. Tolkay habaryoonis na waxad mooda inn buusto qoyan duushay laga saray, iyo muse muuxu yidhi.

  • @prosl11
    @prosl11 Před 2 měsíci +1

    Ninyo mar mar dadka somaliland waa masakiin waayo waxay run moodiyaan ismail baq baqdiisa adeer ethopia cid hor tagi karta maa jirto waxaa kuu filaan jnay canfaarta soo hubiyaan dabeetana xuduuahada xidhan walaahi jubuuti 2 cisho uu adkaysan mayso

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 2 měsíci

    Waruntaa oo reer soomaliland iyaka isku mashquulsan wana lootashanaya subxanalah ilahay ha inaga qabto cadawga

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 2 měsíci

    Dakaduu xanuun buukaqaday lakiin somaliland magaranayo ciilayaku haye😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 2 měsíci

    Waxa jira rageena maxaa ka qaldan waxa wadaan dalku uma baahna ee waxa uu rabaa difaaca dalka

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Před 2 měsíci

    kuwas isaaq ma ma matalan ee waa huwan

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 Před 2 měsíci

    Garxejiz viva Djabuuti

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Před 2 měsíci

    Bilaa garxajis maxay noqon kartaa soomaaliland.

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před 2 měsíci

    fiqi waa tuug tuug dhalay dadkiisii baa barooranaya galabta muu wax utaro dadkiisa koonfur ee baaba aaya ee diyaaraha gaaladu duqaynayaan hadh iyo hebeen😮

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 2 měsíci

    Sax wax mamaqlayo😂😂😂😂

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Před 2 měsíci +1

    Wadani iyo Ciro fadlan Caqliga ku soo celiya si dalka loo wada difaaco.

    • @xaabsade9844
      @xaabsade9844 Před 2 měsíci

      Muuse xilka halaga qaado qori dab leh ayuu la wareegayaa oo dalka doorasho haloo qabto

    • @mohamoudismail3369
      @mohamoudismail3369 Před 2 měsíci

      @abiibabiib4108 in aad caqli liidato waxa ku tusinaya in lagaa dhaadhiciyay Cirro iyo xisbiga wadani ayaa dalka cadaw ku ah 😂

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 Před 2 měsíci

    Oo KHAATUMO baynu itaal u weyney e ma Djabuuti baynu itaal u haynaa😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 2 měsíci

    Djibouti gobal baas Ayaa udumay marhadii Qaranka Somaliland iyo Ethiopia is.ku dirtay dee

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 2 měsíci

    Waxbaa.lo.qabtay nin sheekh lagu sheegayey ee.la lahaa.rusheeye.markuu gobol walba uu.rusheeynayey wuxuu.sixir markaa.madax iyo.shacaba wey sixranyihiin sidaa darteed waxaa.loo.baahan yahay in.dadka iyo.dalka la furdaamiyo

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Před 2 měsíci

    Ninkan warunti wagarxajis cida dalko gudihisa dagaal kasocdo dawladu kadhaqaqiladahay e doorashada haysa

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow Před 2 měsíci

    Waar way sirxan yihiin siyaasiyinteenu wayo idhaaba makala hayaan ee shicibku fadhiga hakakacaan culimaduna wadanka ha quraan saraan

  • @AbdiMohamed-je6bz
    @AbdiMohamed-je6bz Před 2 měsíci

    Idoor tabartisa waxay noqotay abiyow nosogurmo

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l Před 2 měsíci

    musoo barwaaqo jooga oo lacata banaanka u taalo hargaysa. Kibirka waaka balaayo[ amxaar] u yeertay!!!

    • @AbdicasiisMohamed-pr7tu
      @AbdicasiisMohamed-pr7tu Před 2 měsíci

      Heshiiska laguma dagdagayo bal haday codkale ahaan layd bari hora meeshu jasmine lahayd laakin dad wayo araga meesha jooga😅😅😅😅😅

    • @asiyahmed-cs3ft
      @asiyahmed-cs3ft Před 2 měsíci

      Cid wax ka qadaysa ma jirto muuse ama somaliland, xasid iyo tuuk waxba ma qadayo

  • @arawelo4324
    @arawelo4324 Před 2 měsíci

    Waxa muuqata somali ma rabto nolol oyo nabad marka ha ismadhiyan dhulkana oromo iyo xabashi ha dhaxasho

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 2 měsíci +2

    Guuuuuuul somaliland