Wararkii u Danbeeyey Beelihii Dhulbahante oo Cadeeyey in Reer somaliland dagaalka Kala qayb galeen

Sdílet
Vložit

Komentáře • 125

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před 21 dnem +8

    Masha alleh somaaaliland ilaahow cadowga jabi somaalilander insha alleh somaaaliland ilaahow cadowga
    Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 Před 21 dnem +15

    inaa lilaah oo ileyn dhulbahante cidlay ka faanayeen ilayn isaaq qayb ka mida ayaa ka mid ahaaba

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 21 dnem +1

      Oo miyaanad ogayn miyay qarsadeen sawkuwii buurta saaraa ee ciidanka kulaynayay

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Před 21 dnem +5

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤

  • @user-Axmed
    @user-Axmed Před 21 dnem +1

    Rabow Somali Heshiisii Amiin Amiin Amiin

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 21 dnem +6

    DOWLDA XAMAAR MAATAN XABAALA FAADHNYSE AKHAAS KAASE WAA ARGAGAXISDA SHABABA BUU KAA MIIDYE

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 21 dnem +1

    Guuuuuuuuuuul guuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤ geeeesi muuse

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 Před 21 dnem +2

    Mareexan wey jabeen .waxaa ku dhacay Jabki. Adeerkod maxamed siyad barre. ( AFWEYNE )

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 Před 20 dny +1

    In Sha Allah Somalilland weey kaguleysan tontaa caddowga Somaliland Guul iyo Gobbonimo Allow Dhawr Somaliland Guul

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 Před 21 dnem +2

    Ilahay wixi kaso horjeda somaliland hanaga qabto

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 21 dnem +4

    Shacabka reer sland markay hadalkaa maqlayaan.iyo dawladuba maaha in.doirashooyin.laqabto

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 Před 21 dnem

      Sandule lagu qaban qasab

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 Před 21 dnem +1

    Hawiye lacag baay ku bixiyen in sool dhibto kaa dhigan haad nafsiga haye

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r Před 21 dnem +1

    xasbununulaah wanicmal wakiil Allaan ka magangalay cadawga Somaliland

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b Před 21 dnem +2

    Sacan qadhmuun la wareenka wuxuu ku soo baxay askartii ay gacan libaax ku laayeen eey eey dhalay

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw Před 21 dnem +4

    Waligay❤maan❤arag❤somaaliya❤maan❤arag❤xamar❤waxaan❤kunoolay❤somaaliland ❤dadayda❤31jir❤jooga❤hargeysa❤del ❤ka❤somaaliland ❤❤❤loov❤loov

  • @khadaradamoffcial5340
    @khadaradamoffcial5340 Před 21 dnem +2

    Guusha Somaliland baaleh💚🤍❤️✊️💪💪

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před 21 dnem +3

    Janhuuriyadda Barkaysan e Somaliland guuleysta guuloow adkee, cadowga Debeda iyo Gudahaba ee Somaliland illahay ha jebiyo 👍👍👍👍👍😁👍😁👍👍

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 21 dnem +2

    HJ ISAAQ IYAGA NOOGU AWOOD BADAN DHULBAHANTANA ILAHSYBA OOD WADAG KALA DHIGAY DHULBAHANTE JILBAGA HJ IMANAYA WALIGIIBA HAYS WALO

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 21 dnem

      Saxiix iyagoo baryootamayaad arki doontaan sir iyo saacba waa loolayn

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 21 dnem +1

    Nacallaa soomaaliyeey wasiirtaa kuyaal munaafiqiin munaafiqiini dhashay waxaaba igaga daran kuwan gudaha jooga😢

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 Před 21 dnem +1

    Warya gar xajis waa faqash

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 21 dnem +3

    BEESHA SURE MUJAAHIDINN MAREXAN MEEL BAYSARAYAANN. MAMULKA GAL MUDUG MAREXAN MEESHA KA MASTAAFURIYA

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 21 dnem +1

    HADALKA FIQI HALOO TARJUMO MARAY KAN IYO BEESHA CAALAMKA WAA HADAL ARGAGIXISO

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 Před 21 dnem

      Haa shaqadaas waa inay qabraan qolyaheenii joogay Maraykan.

  • @BashiirHasanSamatay
    @BashiirHasanSamatay Před 12 dny

    Waa. Taa. Qaraxday. Kii. Aan. Okay

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před 21 dnem +1

    Akhaas caleeg ceebeey tacaal Wadani wa ma ceebeeyaay Hada nahay garxajiis wale 2014 ayaan sheeganay yusuuf harti

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 Před 21 dnem +1

    Daaroodka iyo shayddaanku waxay iska wadaagaan isku dirka

  • @Fessi_happy
    @Fessi_happy Před 19 dny

    🎉BADHYACULUS. WIIXII XILKA LAHAA BAA KUBAXAY. EE HALAHU AMUSIIYO. CADAQATAYASHU

  • @yahyemahamed1134
    @yahyemahamed1134 Před 20 dny

    somaliland guul taar tv ❤❤❤❤

  • @user-ih4nk6zk6z
    @user-ih4nk6zk6z Před 21 dnem +1

    Isla wayni iyo ciidamo muslimiin lagu cabsi galinayo waa lagu jabaa
    Ala mareexaan yaa dulmiga kalataga umada yiraahda

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t Před 21 dnem +2

    Waa la ogyahay wadani inuu huwan ahaa imikana wuxuu islasootaagay idoorta buus buus

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před 21 dnem +1

    MOU WAAA SAXEEX CID JOOJIN KARTAA MAJIRTO

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 Před 21 dnem

    JSL Allow cadowgeyda jabi guul iyo gobanimo Somaliland 💚🤍❤

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 Před 21 dnem +1

    Codka fiq English ku turjiman munfaaq Argagxisde

  • @manalcadey2688
    @manalcadey2688 Před 21 dnem +1

    Cadawga somaliland ciil u dhinta

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805

    Waa daarod oo dhaan ba isaso raacay 👇👇👇👇

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 21 dnem

      Hawiye gabooye raxanwayn iyo kuwo dhalasho ahaan isaaq kasoojeeduu yidhi isaqa kujiray majirto lkn koox magac reer adeegsanaysaa kujirta

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 Před 21 dnem +1

    Marexaan Doqonsanaa, kkkkk.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 21 dnem

    Geeeeesi waa runtaa

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 21 dnem +1

    Yusra harti yaa aminaya yaga codawga inoo soo raacay

  • @dayaxali4603
    @dayaxali4603 Před 21 dnem +1

    qof aad u liita oo buka ayaad Tahay meesha aad ka keentay beel Gx baa ka qaayb qaadatay buu yidhi waan inaad cadaysaaaa beeshaddu miyaanay buur madow iyo cabdi sallaan germeny afka ugu hiilinayn

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před 21 dnem

    Maraxn wa in goyaa waxy gaysten
    Tobanan sano kahor cagta lamariya

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 Před 20 dny

    Marewxaanow Galmudug waxaan dhameyn 30 km baad ka degraan ee faanka iyo ohinta kala reeba

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 Před 21 dnem +2

    Waa iska horkeen iyo cadaawad la dhexdhigayo reer sheekh isaxaaq si doorashada loo carqaladeedyo!

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Před 21 dnem +2

    Qatar u sheega in aanay maraakiibtooda gas ka qaada ee Yurub iyo Asia tegaya ku ciyaarin oo aanay Somaliland soo farogelin hadii kale waxaanu siin hot chocolates.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před 21 dnem

    TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi ❤❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 21 dnem +2

    BEELYDU FOOLXUM XUUMA WAALE DAROOD MEELE XUUN BEEY KUU SOCDAN

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 21 dnem +2

    Wali waxay.wadaan.iska horkeenka beelaha.reet.sheekh.Isxaaq yey ka caqli.badan yihiin reer qurjiile

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 21 dnem

      Beelaha is kuma duri karaan reer huwan lasocdayna majirto lkn koox wadani kasoojeeda ayaa magacii reerka huwan

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 Před 21 dnem

    Waanu kugu fahannay SHAYDDAAN DAAROODOW anigaa GR ah kumannaan ayaa faranta naga jooga waadna arki adoo isaaq ku korkorayo dhowaan

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 21 dnem

      Waarun oo anagoo hj ah ayaa cadaynayna inaanay reerkaadi kujirin lkn koox magaciina ku qadhaabata ayaa shaabad idin saartay dhaqankii idinkaana iska qaban waayay garxajisoow

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před 21 dnem +1

    Dawlad ku aheega xanar ha jabto

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 Před 21 dnem

    Waa isku dir waanu fahannay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 21 dnem +1

      Isku dir maaha wadani iyo garxajisba wuu ku jiray dagaalaka waa la ogaa awelba

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 Před 20 dny

    G36 mabu sheegine xagaad kakeentay adigu warkaa wariyr😂😂

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 21 dnem +1

    waa runtiisa odyigan isaaq aad buu ugu jiryi dagaalka laas caanood

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 Před 21 dnem +2

    Kkkk ninka hayska leh ma neef geelaa

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před 21 dnem +2

    Garxahjis ku waashaa baha isaaqo .xishooda .

    • @munahaybe6749
      @munahaybe6749 Před 21 dnem

      Waxba makala lihin walaalo isaaq waa isaaq cadowga isku keen dira alle inama tuso kaliya doorasho iyo xilka lakala riixanayo uun ba jirted hayb qudha ayaanu nahay from awal

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 Před 21 dnem

    Waar waa isku dir isaaq waa ku xarfaan isku dirka dhulbahantuhi

  • @user-vl4be1bq2x
    @user-vl4be1bq2x Před 21 dnem

    Waar maxaad tiri soo daa warka taar tv xaqiiqada ah

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg Před 21 dnem

    Garxajis waa goob reer somaliland aa waa xiusbiga WADANI Wah faqashka ou adaga reer somaliland waay ou kala socanyihin vive garxajis real somalilanders lafta deer aa issaq

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 21 dnem

      Munaafiqiin wadani kasoo jeeda ayaa magicii reerka adeegsaday😢

    • @naima854
      @naima854 Před 21 dnem

      Garxajis wa kee ma kii malintii ciidanka lasoo jabiyey. Mashxarada iska taagay adeer tan wa la ogyahay reerku wa u dhamaa inyar mooyee hargaysa daana wa laga barooranayey daana mashxarad ba ka dhacday walahi ban ku dhaartee garxajis inbadani wa bilaa dhiig inyar mooye🥺🥺🥺🥺

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 Před 21 dnem +1

    FIDNO AAN DAAROOD AHAYN, SOMALI MA LEH!!!!!!.SOMALIYEY TAAS HALA OGAADO!!!!!.

  • @ddaa5400
    @ddaa5400 Před 21 dnem

    Wax badan ayaa is waydii yey maxaa ninkan beesha garxajis laga sii yaa, waxaan ogaaday inay yaraan tiisii kufsadeen

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 Před 21 dnem +1

    No qabiil qaranimaa dhaanta qabiilka

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 Před 21 dnem

    Waa caadi meel walba horgal waa joogaye isaaqoow waxba dhiiga haysku kicinina

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 Před 20 dny +1

    😂😂😂😂😂 yamyam qadaad weyn midgo oolo kudaalay oloqaday olojidaalay olo cagajabay xage lagaga hadlaa waxan luuqad maahine

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před 21 dnem

    Jabhad la yiidhah snm samaysata oo adiin diifaacda suurow fadhiiga ka kaca

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před 21 dnem

    oo sowkan reerkii daarood waasheen ma huwan labaadbaa soo baxday hadana

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 Před 21 dnem

    Afkaaga caano lagu qabay,haddaad la soo qaado wey ka gubanayeen.

  • @IdirisWaraabe-cl1pw
    @IdirisWaraabe-cl1pw Před 21 dnem

    Waben

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Před 21 dnem

    Fiqi futadu kashubmayaa
    Jslandna fashil unbay ka
    Fa,iidayan faqashtu
    Sland guuuuuuuuul

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu Před 21 dnem

    Daarood waxay arinkoodu isugu soo ururtey cid kale in aaney u taliso iyagu se taliyaan

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 21 dnem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 21 dnem +1

    WAXABA ISAAQA HAA KUU DARAYN 4WAAL WALALYNE YOUTUBKA KAA CEEYTAMO ISAAQA WAA MIIDE

  • @topfuns
    @topfuns Před 21 dnem

    🎉🎉🎉

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před 21 dnem +1

    dhulbahante iyo huwantii ma waxay rabaan in iy isku diraan isaaq yaakal qaybgalay😮

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před 21 dnem

      Dee xisbiga wadani

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 Před 21 dnem

      Waad fahantay wallaahi billaahi magaalo ay nala joogaan daaroodku isaaqa way isku diraan qaarbaan fahmin. Hadda ogow adigu iskuma diri kartid daarood way kugu qoslayaan

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 Před 21 dnem

      ​@@user-sz7sn2rv9rwaa laysku keen dirayaa wax fahan

  • @user-vf6lw2bl3o
    @user-vf6lw2bl3o Před 21 dnem

    Xasbunalah. Wanicmal wakiil. I

  • @cabdimusse404
    @cabdimusse404 Před 21 dnem

    Zxb warkan qabiil qabiil mad. Naga daysid ooo warka gaza noo badisid

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Před 21 dnem +1

    Ninkaasi run buu sheegay yado ciidanka dagaal ku socday ayay lahayn habaryoonis yusuf harti baanu nahay xagaas kaga dhufta anagana xagan ban kaga dhufanayna markii ciidanka la qabtay oo faysal la qabtay walaahi haberyoonis waa dabaal dagayn marka isaaqaw runta aan isku sheegno oo ha la iska xisaabto xukumad iyo qabiilba wixi dhacay iyo dhaman somaliland beelaha somaliland wada dagan

  • @maxamudcali1340
    @maxamudcali1340 Před 21 dnem

    Nacas

  • @user-ub1pi8zs7d
    @user-ub1pi8zs7d Před 21 dnem

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @samsah5328
    @samsah5328 Před 21 dnem

    Dhulbantee wuu isinka caqli badiye haa iski kiim diro

  • @Hussein-gm6rn
    @Hussein-gm6rn Před 21 dnem

    Mou,mou,mou.soo bandhiga,oo barlamaanka somaliland u soon bandhiga radii and run sheegaysan.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 21 dnem

    Yaab iyo ceeeeeb

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před 21 dnem +1

    FIIQA ARGAGAXIISO FAAN BADAANE MAXUU FUUTO AANU LEEHYN KUU XAARYE DOOFAR HAADI AANA GUNTU NAMA LAAGUGU XIIDHYN

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Před 21 dnem

    Wadada reer xamar ee qaburaha uu fatwoday in maydka la fadho bada Somaliland uso fadwoda ya nijaas

  • @SomaSooooda-dm7vs
    @SomaSooooda-dm7vs Před 21 dnem

    Ale balayo ayaa alalag leeh

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 Před 21 dnem

    Indho sheel wuxuu isku dayayaa in uu shaki kala dhex dhugo dhasha sheekh isaxaaq(Duriyada) xagay joogeen kula la socday ma gabgablayaashii CZcams ka ciyayay ayuu sheegayaa

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Před 21 dnem +1

    Fashil baa ka dhacay ma cid bay ka qarsoonayd in Ciidanka Qarnka wixii laascaanood kula dagaalamay in ay ahaayeen Soomaali Oo dhan Oo ay Dawlada Muqdisho Ciidamada African ka ahi ku illaaliyaana qayb ka ahayd haday dhaqaale tahay haday Saanad tahay iyo haday siyaasad iyo diplomacy yad tahayba waxaa kale Oo Aan iyaguna u kala hadhin beelaha Daarood Ama kurgish ka umada Soomaaliyeed meel ay joogaan ba iyo dawlad ay hoos tagaanba haday kuwa kenya hoos taga yihiin haday kuwa Ethiopia hoostaga yihiin iyo haday labada maanul goboleeed Ee ay Soomalia ku leeyihiin Ee lagu kala magacaabo putland iyo jubaland in Aan dagaalkaa Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland loo kala hadhin waa mid sida dhayda u cad waana kuwaa maanta afkooda ku wada qiranaaya xitaa in ay ka qayb qaadatay xukumada fadhiidka ah Ee muqdisho iyadaa afkeeda ka qiratay cid kale na daaba

  • @abdirizakabdiahmed7667
    @abdirizakabdiahmed7667 Před 21 dnem

    Heego waxay isKu darsadeen doqoniino,jaahil-nimo,iyo caqli xumo

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 Před 21 dnem

    Suure ha samaysto Jabhad diifaacda oo snm la yiiidha lmagaceef

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 Před 21 dnem

    Isaaqow wallaahi waa ismu dir waxa ninkan weyni ku hadlayo, waxaan joogaa waddan yurub ah xataa kuwa daarood ee nala deggan magaalada aan joogo isaaqa way isku diraan weliba qolada galbeed wax kasta run ayay uga qaataan oo iyagaa noo dheega. Iska ilaaliya wallaahi ninkani hawl kaluu wadaa oo DUCFI nimada isaaqa qayb ka mid ah ayuu yaqaannaa

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 21 dnem +3

    Hadaba dadka u ol olaynaya xisbiga wadani taa haku qancaan.in.xisbiga wadani yahay xisbi ka soo horjeeda qaranimada sland

    • @dayaxali4603
      @dayaxali4603 Před 21 dnem

      xisbiga wadani waa wataaa shacabkiisa u codeynaya ee cudurka ku haya meelahaa kula dhimo afka miyaan buur madoe iyo garmenyo ugu hiilinaun

    • @wacayscaanood2984
      @wacayscaanood2984 Před 21 dnem

      Waar waa la isku keen dirayaa masaakiinyahay ilkaha dhaadheeri wey yaqaannaan daaroodku waxan oo annagaa meel la joogna oo way isku diraan ISAAQA laakiin Garxajis iyo Hjeclo, Arab maaha dad waxaa loola yimaaddo way ku fahmaan laakiin qaar isaaqa ka mid ah ayaa CADOWGAASI warkooda run mooda. Waar maxaad fahmi wayday sababta uu isagoo daarood oo dhan tuurta ku sita uu kuugu dirayo nin walaalkaa ah inay tahay fahan uu fahmay DUCFIGS kugu jira iyo aragti gaabnaanta?

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 Před 20 dny

    Munaafaqada jooji oo kulmiyaha aad daaha da adiisa kataageerto kabadheedh oo hadaad nintahay wajigaaga dhabtaa dadka tus waxaad tahay qof buka oo qabyaaladi madaxmartay oo xusbiga wadani iyo beesha gadhxajis neceb laakiin aday kudanbar sandoontaa beenta iyo burubagaan dada aad fidinayso

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 21 dnem

    😂😢😢😮😮😅😅😊😊

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 Před 21 dnem

    😂😂😂😂 bisinka wuxu fool xumaa

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Před 21 dnem

    Reer tuulo quute

  • @jeywow
    @jeywow Před 21 dnem

    kii taar tv cudurki kala kaxayna reer somaliland ayaa u mashruuc ku soo qaatay

  • @adamosman3613
    @adamosman3613 Před 21 dnem

    ninyahow iska daa tvgan waad ku fashalantee waxaad doonto ayaad ku hadlaysaa

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Před 21 dnem

      Mxd uga gubanaysa markad. Maaqashid runta?😂 runtu wa kulul

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 Před 21 dnem

    Beenaale beenaale beenaale

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před 21 dnem

    Guuuuuuuuuul guuuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤