HABEENKA HOBOLKA HCTV WARAYSI XARIIR AXMED HCTV 2018

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • #XARIIRAXMED#HCTV
    KALA SOCO HCTV
    FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
    SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
    WEBSITE:-
    KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
    KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Komentáře • 99

  • @fahadibraahin1598
    @fahadibraahin1598 Před 6 lety +71

    Xariiir iyo suldaan Inta taaagerta like

  • @fahadibraahin1598
    @fahadibraahin1598 Před 6 lety +37

    Xariir iyo suldaan
    Inta Taageerta like ii saara

    • @esraabdrshid1427
      @esraabdrshid1427 Před 4 lety

      Djccjcmzlskeiedjdieodk🙅⛹🏾‍♀️🙅⛹🏾‍♀️⛹🏾‍♀️🙅⛹️🙆🙅⛹️🤾⛹🏾‍♀️🤸⛹🏾‍♀️⛹🏾‍♀️💁🙍🛀🙍💁🙍💁🛌🙅🙆🖕🙆🖕🙆⛹🏾‍♀️🙆⛹🏾‍♀️🙆⛹🏾‍♀️⛹🏾‍♀️🙆🛌🙆🙆🛌⛹🏾‍♀️🙆⛹🏾‍♀️🖐️🖐️🛌🛌🙆⛹🏾‍♀️🙆🛌🛌🙆🛌🙆🛌🙆🛌🛌🙆🛌🖐️🙆🛌🙆🛌🛌🙆🛌🙆🛌🙆🛌🙆🛌

  • @jeebchannel4776
    @jeebchannel4776 Před 6 lety +17

    Xariir axmed Fanaan Hore Uzoco
    Boqorka Codka JigJiga 👌👌👌

  • @mustafeafalaay3645
    @mustafeafalaay3645 Před 6 lety +32

    Inta fanaankan imika daawanaysa like ha ii saarto

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Před 6 lety +11

    Hobolka Geyiga XARIIR Ahmed 👍👍👍👍👍👍

  • @mohamedabdigeedi7182
    @mohamedabdigeedi7182 Před 6 lety +10

    King xariir tagerayashisa no one ayan ahay kama xiso dhaco hesihisa inta tagerta liketa

  • @caamirfarah6756
    @caamirfarah6756 Před 6 lety +13

    😀😁😁27 wu iga yaryahey😂😂🤣🤣 soo barbaar xariir axmed fanaan qaaliya

  • @hafsaahmed7581
    @hafsaahmed7581 Před 6 lety +16

    waa fariid ilaahay hakamadoobeeyo

  • @nadiaabdullahi1475
    @nadiaabdullahi1475 Před 6 lety +11

    Mi fav singer from jigjiga👏😍

  • @wayoarag4316
    @wayoarag4316 Před 5 lety +12

    xariir wlee fanaan inaad tahay nio ku taageeraa

  • @najahfaarah9235
    @najahfaarah9235 Před 4 lety +4

    Mncha allah xariir waa inan Aad uquruxbadan Aadna uedab io AkHlaaq Badan Waa ninka QudHee MagacaYga kusooheesay Xariir Axmed Cabdilaahi Allehadaay0🌹💞❤❣👑👑💋👯‍♂️

  • @xaliimohashi2279
    @xaliimohashi2279 Před 4 lety +4

    Mansha Allah fananan aan
    Taageero buuxda u hayo xariir axmed 💓♥️♥️

  • @sahankawararka9922
    @sahankawararka9922 Před 5 lety +7

    Xariir anigu waxaan daba dhigay cumar dhuule & tubeec allaha u naxariistee

  • @abdiasisahmedhurre
    @abdiasisahmedhurre Před 6 lety +24

    *Xariir ahmed* fanaan dhamaysTiran Go forward bro

  • @qomiyadasomali7660
    @qomiyadasomali7660 Před 6 lety +9

    Xariir iyo hargeisa 💗💗

  • @ubaxmuuse4065
    @ubaxmuuse4065 Před 6 lety +7

    Waaaw xariir axmed caawa cidi igama soo horeyn

  • @xaarwalwaal
    @xaarwalwaal Před 6 lety +13

    Xariir wuu ka shiday meesha. Reer Jigjiga Reer Hargeysa waa ul iyo diirkeed wallee. Alla maxaa Iidoor iyo Cagdheer taariikh ka dhexeysa. Inamda dhaadheerow ii noolaada walaaleyaal.

    • @Qofnaba.
      @Qofnaba. Před 6 lety +2

      xaarwalwaal walhi wad iga qoslisay waanu iska xigna Dadka oo waxaanu Nahay Madaxi somalid hada Ma Fahnaty viva duriyada shekh Isaxaaq Iyo ogadenka

    • @kifaaxcabdulahi8755
      @kifaaxcabdulahi8755 Před 3 lety +1

      Kkk wllhey wn qosley dadka labadan ugu jeclaa wlle weeyeh

  • @haniuk9300
    @haniuk9300 Před 4 lety +3

    Xariir axmed fanaan an tagero❤💋
    Lkn nagtu su.alo xuma wx macqulaba ma waydinzo🙄

  • @nanu25ful
    @nanu25ful Před 6 lety +4

    Xariir fanaan jira .... keep up .....

  • @bashalliqaye4187
    @bashalliqaye4187 Před 5 lety +6

    heesta li laahi aad u mcn thy sxb. 6:15

  • @sagalasadmaxamed3367
    @sagalasadmaxamed3367 Před 5 lety +3

    Xariir ahmer al xaaan tagera quruxlow

  • @saeedmohamed9198
    @saeedmohamed9198 Před 6 lety +6

    Gabadhan wariyaha ah wali waxba ka qaldan oo suaalaha ay waydiinayso suaalo macquul ah maaha

  • @shukrihussien5159
    @shukrihussien5159 Před 6 lety +9

    xariirkyga cashaqa ❤❤💋💋

  • @saeedmohamed9198
    @saeedmohamed9198 Před 6 lety +6

    Suaalo faaiido leh waydii oo dadku ka faaiido oo fanaaniita yar yar ee soo kacaya ka faaiidaan

  • @kingmoha9772
    @kingmoha9772 Před 5 lety +2

    Xariir fanan an tageero bad tahy hore usoco bro

  • @fouedahmad9778
    @fouedahmad9778 Před 4 lety +2

    🇪🇹 Ethiopian
    Mid la
    La dafiro karo maha
    It will be a name of 1 million different, I live forever my life my country it’s obvious I will be your bonus to be here man I love you are around around the world ciao

  • @isxaqabdullahi1094
    @isxaqabdullahi1094 Před 6 lety +2

    My one &only singer xariri keep going pro

  • @akramhabib6662
    @akramhabib6662 Před 6 lety +3

    Xariiir keeeep going legend ❤

  • @amiirabdalla3032
    @amiirabdalla3032 Před 5 lety +2

    Xariirkyga ku jecliya ❤💋

  • @saynabyalmaas
    @saynabyalmaas Před 9 měsíci

    Xariir ahmed abdulahi goatka fanka ilahey haku madoweyo fanan lkn qofta suaalo xumaa asne wuu is adkeynaya😂😂😮😊

  • @yussufgarad3973
    @yussufgarad3973 Před 5 lety +1

    Xariir tagero buxa sxp from garissa

  • @xasanabdilaahi8946
    @xasanabdilaahi8946 Před rokem +1

    msha allh wllky xariir axmed cabdilahi nin Culus sharaf iyo cisi badan ayan leedahay sxp wllky

  • @fahadibraahin1598
    @fahadibraahin1598 Před 6 lety +15

    Sida thy xareed jiifta ama
    Xamshka ciidena
    Xiska adiga kaa doorty
    Xaawalayda dunida oo
    Dhan ayaan kugu alla ayaan Kugu xasilayaaye ila xooji dhinacaga
    Xaaleyda noloshayda xagal daacna ima qudha
    Haday xaajo igu ciirto
    Samahayga xaaaleya
    Ana laabta oo kugu xafiday maanka
    Adaa xubiyey ii deeqay
    Xiskaygana adiga
    Daweeya xumaana kuu
    Quudhi maaye
    Xanano jacayl
    Gudoonso
    Xurmiyo sharaf iyo daryeelnaw
    Xagayga ka filo xabiibti
    Ma xasido naflaha
    Ruux ma xumayso
    Galgalceda xididkeeda sooryaynta. Ayaan Kugu xushee qaali
    Xero kaaga dhigay maanka
    Xidig yhy bildhaanteedu xadan tysay laabtyda
    Waa u dheef xusuustaadu
    Xub nahayga dhamantoode

  • @macowcade9985
    @macowcade9985 Před 6 lety +5

    👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @asiyahabi8122
    @asiyahabi8122 Před 5 lety +3

    Gabadhu su aalo xumaa

  • @sadiiqsidhe5277
    @sadiiqsidhe5277 Před 5 lety +3

    Fanaan walpa xasan aadan samatar ayuu dhahaa waan taagii ri jiray nio 😂

  • @mamudmaashaaallaah6516
    @mamudmaashaaallaah6516 Před 6 lety +3

    xaariirahmecabdilahii
    waantaageeraxaaqiqdi

  • @walidmahamed7220
    @walidmahamed7220 Před 6 lety +3

    Xariir ahmed abdulahi ✊
    MuqajiL

  • @abdilahibarud3782
    @abdilahibarud3782 Před 6 lety +10

    Nio lkn fanankan somaligaa ku adag

    • @abdullahidrogba3166
      @abdullahidrogba3166 Před 5 lety +2

      Abdilahi Barud somaliga asalkii buu ku heesayaa maadan fahmeyn dee

  • @kinghajiali8761
    @kinghajiali8761 Před 6 lety +4

    xariir Ahmed 😍😍😍💯

  • @apdiladiifmane3595
    @apdiladiifmane3595 Před rokem

    Keep going

  • @moitobio5080
    @moitobio5080 Před 6 lety +5

    xgee weyeh meshan lagu wareysanaayoh😍?

  • @adaruzmohamed8191
    @adaruzmohamed8191 Před 6 lety +5

    XARIIRYAHAY 😍QALBIGA SAAQDAY
    NAFTAAD✋✋✋ XIISO GALISAAYE
    XISKAN ADIGA💖 💖💖KAADORTAY XAWALAYDA DUNIDA OO DHAN
    👏 CALEK👏
    AYAA KUGU XASILEE LILA✋ ILA XOOJI

  • @user-vo1xh7ki3c
    @user-vo1xh7ki3c Před měsícem

    Good😂😂 sax weya rag udhow dacad nimada

  • @mustafedahir4741
    @mustafedahir4741 Před 2 lety +1

    Maanshallh abandoned utagetsanahey ahmed xariir wall qaliya

    • @mustafedahir4741
      @mustafedahir4741 Před 2 lety +1

      Walahi fanaan qaliya adban ojecelahey3ilaahay heyku simo qurbahan ku nole ahmed qalbiyeku kapadia now bro adaban ku jecelahey walahi

  • @abdiqanisandheere7270
    @abdiqanisandheere7270 Před 3 lety

    Xariir runtii waa nin xishod badan

  • @aaminaismaacil6726
    @aaminaismaacil6726 Před 3 lety +1

    Xariir keep going my sister

  • @AhmedAhmed-vz2cy
    @AhmedAhmed-vz2cy Před 4 lety +1

    Way u hoos galisay

  • @blackjoker9014
    @blackjoker9014 Před 6 lety +2

    heestani khadra silimo kuso baxaysay

  • @ultimatetech3599
    @ultimatetech3599 Před 5 lety +2

    Naagtani warays ma garanayso

  • @bashalliqaye4187
    @bashalliqaye4187 Před 5 lety

    Wariyayasha somalida aqon kororsi iyo training ayay ubahan yihin . Su'alaha so diyariya fadlan o wx quman waydiya. Imisa sano ayd jirta wa mxy. Adunka kale wu is waydiya lkin somalida majecla halks waxana la sameya sida qofka martida ku ah jecel yhy...

  • @ultimatetech3599
    @ultimatetech3599 Před 5 lety +2

    😀😀😀😀😀

  • @asma2631
    @asma2631 Před 6 lety +3

    Inaka lugta ka leexi

  • @mrshaji8858
    @mrshaji8858 Před 5 lety +1

    Dhalinta talada uu siin lahaa iyadaba ka hor tagtay weriye maha gabadha

  • @ibrahimibrahim867
    @ibrahimibrahim867 Před 6 lety +3

    Nagtan *lugta* xun daji dhaha *hctv*

  • @mudanehamse6527
    @mudanehamse6527 Před 6 lety +3

    kkkk 27 jir yaaab ??!!!!!!

  • @shucaybtaygar4180
    @shucaybtaygar4180 Před 2 lety

    Woow

  • @abdulrahmanrashaka3409
    @abdulrahmanrashaka3409 Před 6 lety +1

    Hhhhhhh waxan yaree siboostada ah kulahaa hhhh shactarole weeye

  • @sagalmursal2540
    @sagalmursal2540 Před 6 lety +3

    ❤️❤️

  • @abdirashiidmohamed6052
    @abdirashiidmohamed6052 Před 6 lety +1

    siboostad iga dab geeye bal nio wixi cilmi uleh 😂😂😂😂😂

  • @hoodomarwo4905
    @hoodomarwo4905 Před 5 lety +3

    Xagay wiilka lugta ugu taagtay ma ixtiraamayso miyaaaa wax bilaaaa dhaqan uf

  • @xaliimocabdulaahi8729
    @xaliimocabdulaahi8729 Před 6 lety +1

    dadddd

  • @sagalasadmaxamed3367
    @sagalasadmaxamed3367 Před 5 lety

    Qoftu sualo xumo qaaaq

  • @maxamedxaraf1306
    @maxamedxaraf1306 Před 4 lety

    Kkkk zxb kutaageeraaa

  • @dhalgobeed7781
    @dhalgobeed7781 Před 6 lety +2

    naa bartokoolka ilaali oo lugta daji iday tahay

    • @abdiniti923
      @abdiniti923 Před 5 lety

      MANAAL DHALGOBEED 🤣🤣🤣🤣 Protocol u noqo Adu

  • @rahmaugaasali5295
    @rahmaugaasali5295 Před 4 lety

    War suaalaha qaar ka jawaab waa sidee ma ciyaalnima ku haysa mise waad baqaysaa

  • @user-wb1sx2wb3k
    @user-wb1sx2wb3k Před 5 lety +1

    War ninku is adkays badnaa 😂😂