WUXUU IGU HABAARAY MEEL HADAGIN qiso iyo jaceel

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 44

  • @neymarjr8516
    @neymarjr8516 Před 8 měsíci +2

    Gabadhan waaxan ba ku arkeey jamka masha Allah waa qof naxaris badan oo qurux badan

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 Před 5 měsíci

    Amin Yaa Rabi 🤲🏻🎤.
    Amin U dhaha

  • @AmiraAwiye
    @AmiraAwiye Před 2 měsíci

    Ax wllhi waaan isxakamayn kari waayay markii sadexaad aan qisadaan ku ilmeeyay
    Abwaan geesi wligay lamaaan kulmin lkin wxuu ahaaa isaga iyo sooooraaan labada qof eee qlpiga iga taaabty Allh unaxaristo manta way naga hooseeyane
    Anagana nooga daba naxaristo ilaahaydartiiii ugu ducaynay🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 Před 9 měsíci +4

    Qof dagan oo naxaris dacad m.n wllshey mcn nolol qurux badan oo farxad leh iyo qof ku fahma ale ha ku sahlo 🥰wllkey guleyso adiga nah 🙏

  • @zuzuabdi4642
    @zuzuabdi4642 Před 9 měsíci +5

    Suasha aha wilasha iyo gabdhaha bili adanka masinna rag iyo dumar ku wanagsan iyo kuxunba way leyhin sida silamida both an dhihi laha gabdhahana jecelka way ugabaxan wilsha ragana sido kale mar hal eda lama sari karo wabillahi towfiiq

  • @umacaaisha1041
    @umacaaisha1041 Před 9 měsíci +5

    Manshaa allaha abaayo guur kheyr badan allaha kusiiyo ❤❤

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 Před 5 měsíci

    Ilahay kacabso wa hadalkan weyn ugu Qalisan uguna Qimaha badan wana Kalmad Tan ugu Sareysa. Xaqiqatan brother Alle kacabso is not Easy. Ramadan 27/9/1445. 6/4/024

  • @user-ts6rr7en6c
    @user-ts6rr7en6c Před 3 měsíci

    Wilal aan dacad ehene wey jiraan gabdho aan dacad eheene wey jiraan.😢😢😢 Allow noo gargaar adaa awood lehee😢😢😢😢

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz Před 9 měsíci +2

    Abaayo ilhy mustaqbal khayr qaba ha ku siiyo❤

  • @mahatgoosar
    @mahatgoosar Před 9 měsíci +3

    Wlxi waay qalbi fecanteh mshllx mid qheir leh ilahey hakusahlo abyyy mcn inshllx we love you 💕💕💕💕

    • @Zeryuq
      @Zeryuq Před 9 měsíci

      ❤❤❤❤❤😭😭😭😭❤️❤️

  • @RidwanAbdi-sl8ce
    @RidwanAbdi-sl8ce Před 7 měsíci +2

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sucaadandirahman514
    @sucaadandirahman514 Před 9 měsíci +3

    Halaiga garsiya Anee Abdalle jamall Duca dibi oguraree❤❤😂😂

    • @Zeryuq
      @Zeryuq Před 9 měsíci

      ❤❤❤❤❤

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Před 9 měsíci +2

    Mansh allah inan dagan abayo allah nolol qurux badan oo khayr ad ku dagto ha ku siyo

    • @Zeryuq
      @Zeryuq Před 9 měsíci

      ❤❤❤❤

  • @suleqocabdiraxman6608
    @suleqocabdiraxman6608 Před 9 měsíci +6

    Qadar abowe adban kudagera

  • @Zeryuq
    @Zeryuq Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @najma649
    @najma649 Před 9 měsíci

    waa sax haduunaag leeyahay haguursan

  • @FadumoInabudul
    @FadumoInabudul Před 5 měsíci

    Ax

  • @samira6109
    @samira6109 Před 9 měsíci

    Walal sound background ka da video daada way qasasa tayadi story yade ado mahadsan

  • @CabdulaahiDaneeye
    @CabdulaahiDaneeye Před 8 měsíci

    Jacalka.adaa.ayuu.ufiicanayahay❤❤❤❤❤😂😮😂😂😮

  • @najma649
    @najma649 Před 9 měsíci

    allaha kusiiyo mid daacad kuu noqdo

  • @SafaAhmed-vm8gi
    @SafaAhmed-vm8gi Před 9 měsíci

    Cid xasadiin ah aahayen.

  • @salmaansms81
    @salmaansms81 Před 9 měsíci

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    Qiso xanun badan weyo walahi

  • @user-mu1db7hd7u
    @user-mu1db7hd7u Před 8 měsíci

    Kkkkkkkk macnamalaha

  • @فتحيهمحمد-ط3ش
    @فتحيهمحمد-ط3ش Před 8 měsíci

    ❤jecel❤

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 Před 9 měsíci +2

    😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔

    • @Zeryuq
      @Zeryuq Před 9 měsíci

      ❤❤❤❤

  • @Abdiraxman-N
    @Abdiraxman-N Před 9 měsíci

    Taageero buuxo baan kuu ahay walalo❤

  • @salmaansms81
    @salmaansms81 Před 9 měsíci

    Anigana qadar sharif ayan uso duceynaya

  • @user-vk6pc2vc9m
    @user-vk6pc2vc9m Před 7 měsíci

    Shekada iska soo dhis😅

  • @rukiaabdulkadir9790
    @rukiaabdulkadir9790 Před 9 měsíci

    Hesta waxba lagama maqlo iskada wll

  • @RidwanAbdi-sl8ce
    @RidwanAbdi-sl8ce Před 7 měsíci

    Sorry siz😢

  • @najma649
    @najma649 Před 9 měsíci

    raga somaliyeed waxa ku jira wiilal xun iyo wiilal fican

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Před 9 měsíci +1

    😂😂😂

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 Před 9 měsíci

    😢😢😢😢😢😢

  • @najma649
    @najma649 Před 9 měsíci

    hhhhhhh

  • @lovelyfaiso9311
    @lovelyfaiso9311 Před 9 měsíci

    😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @FadumoInabudul
    @FadumoInabudul Před 5 měsíci

    Q

  • @user-wz4iy5of3b
    @user-wz4iy5of3b Před 9 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-vk6pc2vc9m
    @user-vk6pc2vc9m Před 7 měsíci

    Been

  • @user-wz4iy5of3b
    @user-wz4iy5of3b Před 9 měsíci

    😂😂😂😂😂

  • @aalusharif2170
    @aalusharif2170 Před 9 měsíci +3

    😢😢😢😢😢😢😢