Dagaalkii Ugu Adkaa oo Dhulka Oromada ka Socda Iyo Ciidamada Ethiopia oo Cashir loo dhigay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

Komentáře • 57

  • @maxamedxasan4769
    @maxamedxasan4769 Před 3 lety +6

    Burburka ethiopia waa guusheena ilaahey ha isku baa bi iyo amiin yaa rabi xornimaa noo carfeysa

  • @sahra4091
    @sahra4091 Před 3 lety +2

    Guul Oromo & OLA.

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 Před 3 lety

    We support our brothers and sisters of OROMIA to defend themselves guul Inshalah

  • @jaabirmohamed7523
    @jaabirmohamed7523 Před 3 lety +3

    Ebow hanoow waayen nuur xarako iyo jamac galad aamiin

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 Před 3 lety

    We are telling Somali state of Ethiopia don’t help Amhara stay a way don’t fight with our brothers of OROMIA

  • @AaaaBbbb-sk9ff
    @AaaaBbbb-sk9ff Před 3 lety

    ወንድሞቼ ስለምን እንደምትተነትኑ በለዉቅም ስለ ኢትዮጵያ ጉደይ ይመስለኛል በርቱ የሀገሬ ልጆች እኛ ኢትዮጵያዊያን ዉቦች ነን በለንበት ሁሉ ፈጠር ይጠብቃን

  • @aliadanjaldo5154
    @aliadanjaldo5154 Před 3 lety

    Guul SS TV

  • @xasandeeq1743
    @xasandeeq1743 Před 3 lety

    guul. oromiya

  • @cumarshiikh8004
    @cumarshiikh8004 Před 3 lety

    War jaamacow onlf
    Halahubeyo

  • @pakistanmedia6874
    @pakistanmedia6874 Před 3 lety +1

    Ha isku xasuuqman yaa ladax galin cadowga Ethiopia dhulkeena ogaadeeniya heestaan allow isku xasuuq galada Ethiopia

  • @massmass8300
    @massmass8300 Před 3 lety +3

    ARYAAA OROMO RAG AYAAA
    ILAAHY KA DHIGAY
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 3 lety

    Soomaalidu Dabka wey kudhici'ogtahay ninkastana wey ugodlataa. Dadka ugu horreeya ee shirqoolka kudhacaya iyo dabinada laysku daadinafyo waa ogaadeen sonkor baana lagaraacay

  • @abdihassanali9085
    @abdihassanali9085 Před 3 lety

    Labadan min maxakaquseya itobia wardalkena kahadla

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi Před 3 lety +1

    Wcswrw wllayaal wax badan bay nagu foorartey illahay ha isku jabiyo degankina somalida illahay ha idinka dhigo kuwi ka nabad gala fidnadooda dhamaantiin

  • @maxamuudshulaac8898
    @maxamuudshulaac8898 Před 2 lety

    Sharma

  • @seynabmahdi6690
    @seynabmahdi6690 Před 3 lety

    Ascww. SSTV Soo. Fhawaafa. Aadbaad. U Mahadsantihiin.

  • @xamralive
    @xamralive Před 3 lety +2

    Qiiroo aa ma Qiiroo baa la yiraahdaa dhalin yarada waaba AfSoomaaliyee erayga Qiiro Cajiib

  • @jordan5469
    @jordan5469 Před 3 lety +2

    Abiy Ahmed killing his own citizens with Eritrea military and no one is stopping them. Why no one helping the poor innocent Tigray women and children? Sad

    • @jameswilliam5247
      @jameswilliam5247 Před 3 lety +1

      Let all ethiopia set on blame and fired, killed and ruined! Who cares? Only and the only one Eritrea will be the strongest country in East Africa

  • @Top_G1st
    @Top_G1st Před 3 lety

    Asc Codsi bahda SSTV waxaan idinka cosanaya in aad sogelisaan idinkoo sharaxaaya. Dhulka Somalidu dagto e kilinka 5
    Iyo inta meel ee uu xuduudaha kala leeyahay Oromada iyo canfarta booranta iyo harar xataa

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 3 lety

    Amxaaro hajabto waa cadawga umadaha geeska Africa. Ninkasta wuxuu rabaa inuu superpower kabaha uqaado si uu umadaha kale ugumeeyo. War dabinno waaweyn baa jiree hakudhicinnina oo siyaasadda barta

  • @abdibaremohamed7605
    @abdibaremohamed7605 Před 3 lety +1

    qiiro maaha waxaa la iraahdaa (qeerroo) micnahana waa dhalin yaro af oromo

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 3 lety

    Soomaalida iyo oromo majority ayey noqonkaraan xukunkana weykuheshiinkataan dagaalkana maraykan ayaa kadanbeeya waxaana larabaa inuusan mandiqadda Ruushku kusoonoqon isagoo beegsanaya kaniisadda Orthodokoska

  • @aliadanjaldo5154
    @aliadanjaldo5154 Před 3 lety

    Guuul OLA xaq bay udiririyan

  • @xamralive
    @xamralive Před 3 lety +1

    Abay Ahmed waa Amxaar dadkii uu ka dhashay ee awalba Itoobiya ku dul manaa buu Amxaaro u gumay nayaa Abay waa nin Amxaaro u shaqeeya

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Před 3 lety

    Intay iskudaalayaan ama midkoodjabayo ayaa lasugaa ee layskamaraaco waayo kumarabo

  • @Mohamedali-lb8hd
    @Mohamedali-lb8hd Před 3 lety

    Somalidu Cafarta hayska celiso, ama ciidamad Itoobiya haynaga celiso

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 Před 3 lety

    Hahahaha Guul oromia baaan leyahay

  • @issamoussa164
    @issamoussa164 Před 3 lety

    CIISSE DAMIIR LAAWEH

  • @abdibaremohamed7605
    @abdibaremohamed7605 Před 3 lety +1

    jaamaca aan kuu saxee waa huudeed (hudhad) ma ahan

  • @sofeeabdull7120
    @sofeeabdull7120 Před 3 lety

    Fix the Audio My Brother, please.

  • @abdullahiethiopia5902
    @abdullahiethiopia5902 Před 3 lety

    Jamac benaale nimaan ku ogeeyn ushekee

  • @xamralive
    @xamralive Před 3 lety

    in ay Dagaalka galaan maaha Soomaalidu waa Siyaasad Itoobiya waxay rabtaa in ay Gobolada Soomaalida u sameeyaan Cadaawad ay uga hor keenayaan Itoobiya inteeda kale oo dhan si Soomaalida loo xasuuqo oo Deegaa nadoodana laga qabsado oo laga soo qixiyo marka iska jira Soomaaliyeey

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 Před 3 lety

    Guul iyo gobanimo daljire tv mudane geesi qaran jaamac galad iyo weriye nuur noolaada

  • @sakariamohamed2323
    @sakariamohamed2323 Před 3 lety

    Somalidu waa inay tageeraan walalah oromia

  • @issamoussa164
    @issamoussa164 Před 3 lety

    Abiy genocider afwerki genocider cagjar traitor puppet

  • @ladiehwiz6620
    @ladiehwiz6620 Před 3 lety

    why are you talking about the atrocious crime committed by afar special forces against innocent somali in somali ethiopia region. yesterday and today, You are all and all witnesses to what happened.

  • @muniraismail3761
    @muniraismail3761 Před 3 lety

    Jaamacow nacaybka farmaajo waxba kuutarimayso

  • @abshirhassan3848
    @abshirhassan3848 Před 3 lety

    Waa War farax leh ilaahayow isku jabi cawaanta cadowga ah ee amxaarada Ethiopia oo ka dhig dagaal daba dheeraada aamin!!

    • @subscribeforgoodluck1806
      @subscribeforgoodluck1806 Před 3 lety

      Subxaanallaah! Waamaxay xaasidnimada intaas le'eg? Binu aadam ma'tihid miyaa? Muxuu kuusoo kordhinayaa daadashada dhiiga jaarkaagu? Annagaa 30 sano is laynayna oo isku jabnay oo dunida "failed state/ dal dhacay" nalooga yaqaan ee waddan deris nala'ah oo dad badanoo soomaaliyeed u'baxsadeen, nabad, nolol iyo degenaanshana ka'heleen habaar makaa istaahilaa? Guriga deriskaagu hadduu gubto soo ma'ogid in kaaguna halis kujiro oo ugu yaraan qiiqu kusoo gaarayo?

    • @abshirhassan3848
      @abshirhassan3848 Před 3 lety

      @@subscribeforgoodluck1806 I dhagayso ma ogi somali inaad tahay iyo Qof afka somaliyeed bartay oo ah jaajuus!! Anagu baniiadam ka soomali ma ahayn miyaa Qof yahay 30 sano oo ay Ethiopia na xasuuqaysay? Dhiiganagu waa bilaash cawaanta cadowga ahna Waa baniiadam huha ma Warkaas raqiiska ah ayaad rabtaa inaad iga dhahdo oo la jidbaysan tahayna? Hadii aad tahay Ethiopia afka somaliyeed bartay niyadu haku go’ado!! In gaal cawaanta cadowga ah is layso oo isku jabyo oo ay tusbax goay noqdaan Waa war farxad leh ilaahayow ka Dhig mid ay isku uurdooxaan aamin! Oo dagaal daba dheeraday noqda! Cawaanta amxaarada iyo tigrayga jabkooga iyo dagaalkoodu Waa war farxad leh iyo Guul u soo hoyatay Somalia 🇸🇴 iyo Muslimka Geeska Africa!! Hadii aad tahay Qof somali ah dee munaafiq iyo Qof gaal cawaan ah ka naxaya oo somali nala sheeganaya wax Murti ah hadalkaadu ma laha Waa useless points inaan Ku jwb celiyaba!! Sababtoo ahi Qof Somaliyeed Waa ku waajib diini ah inuu ku farxo oo duco iyo Habaar iskugu daro in ilaahay isku jabiyo gaalo madow cawaanta ah ee ah cadowga ummadena somaliyeed iyo Muslimka Geeska iyo Muslim oo dhan! Hadii aad Islam ☪️ tahayna iimaankaada dib u qabso shahaada oo ha ridoobin waxyaalaha diinta Islam buriyw Waa in gaalo cadow ah oo is cunaysa aad u damqato Waa lagu gaalaaboo ogowna taas!!

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 Před 3 lety

    Hapiqlayso

  • @tamerat.
    @tamerat. Před 3 lety

    ምሻ አልላህ

  • @cycyare5649
    @cycyare5649 Před 3 lety +1

    Guul ethiopia🇪🇹🇪🇹

  • @mohamedawil5785
    @mohamedawil5785 Před 3 lety

    Benbadana maxishode

    • @jmperson
      @jmperson Před 3 lety

      miyaad wacday halka dagaalku ka dhacay , waadba beenisaye

  • @ladiehwiz6620
    @ladiehwiz6620 Před 3 lety

    why are you talking about the atrocious crime committed by afar special forces against innocent somali in somali ethiopia region. yesterday and today, You are all and all witnesses to what happened.