Deg Deg Kenya & Itoobiya Oo Isku Baheystay Badda Somalia, Wasiir Roobow Oo Dhacay 10 Milyan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 06. 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Komentáře • 29

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y Před měsícem +2

    kenya iyo itoobiya carabta waa cadawga soomaalia siiba imaaraadka kenya itoobiyo illaahow naga khabo daalimiinta aamiin

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d Před měsícem +3

    Waligood bey is bahiisi ku hayeen wax kale kama shaqeeyaan kanya ithopiya iyo ingalish

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 Před měsícem +6

    Allaha Xafido Shacabka Somalia 🇸🇴

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Před měsícem

    Jigjiga iyo karisa waa somaliya

  • @barkhadgaas9665
    @barkhadgaas9665 Před měsícem +2

    Sidee Laftagareen u diidi karaa in ciidimada itoobiya dalka laga saaro

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před měsícem +1

    Asc alla somalida aragti gaabanaa.
    Warkenya iyo etopiyaba dad iyo dhulbay somalida kahaystan sideebad u aa mineysan labadas dal.
    War sida isu dhama hadad Somali tihiin.
    Wallahi haday somalia helin hogamiye lamid ah ama udhaw siyad bare Somali way kudeysay etobiya Iyo jabuuti iyo Kenya dallalayo.
    Sidas ulla socda.
    Wayo barlamanka

    • @user-gm9wg4ge7w
      @user-gm9wg4ge7w Před měsícem

      Deni iyo Laftageeen waa Qainul wadaniyiin waa in la maxkamadeyo. Ethiopia way baxeysa Ninki sii racayo iyo Somaliga dhabta ah.
      W
      Lakala baray Somali sax ah iyo kuwa sheegata ah.

    • @user-gm9wg4ge7w
      @user-gm9wg4ge7w Před měsícem

      Siyaad Barre dal ma dhisin ee wuu bur-buriyey.
      Diinta iyo aqoonta madiga way ku yareed, fursadi uu hellayna wwxay kaga dhuntay kursiga aan ku fadhiyo for good, isagoo iska dhadhiciyey Qabiil ayaa igu heyn karo. Taasi oo ku tuseyso in uu caqligana
      ka aradna. Maxa xigay, adba caqli ayaad leedahaye Carar maxaa dhaama, waxaa lagu duceysta Ilahiw qatumada noo hagaji, Aduunka isga qaxooti ah oo loo dawarinayo iyo dal shishiye ayuu ka huleelay, Akhirana Ilaah ayaa naga og lakiin waxay badawnimo iyo kibir ku xanbaareen in uu ku gafo Kitaabki Alle.
      Ayax tag eelba reeb.

  • @HiboXasan-ni7em
    @HiboXasan-ni7em Před měsícem

    C'est vraiment malheureux gouverne en Somalie avec fédération, il faut faire la guerre avec fédération il faut en finir avec eux 👊👊💪💪💪💔💔💔

  • @hassandarar
    @hassandarar Před měsícem

    Somalia oo heshiisa dunidana la heshiisa xagay ku dambaysay sowka lafta_gareen la saftay Éthiopie

  • @cqaadirmaxamed1484
    @cqaadirmaxamed1484 Před měsícem +1

    7

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 Před měsícem

    Madaxwynaha Keenya Hadu La Rabo Badd Itoobiy Badooda Ma Siiyaano

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Před měsícem

    Niman gaalo ah inaan isku aamino yaa oggolaaday marki hore ?

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Před měsícem

    Dantoodu waa isku mid Gaal oo dhan

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Před měsícem

    Adigu keenya iyo ethiobia ayaad sheegeeysaaye mareeykanka ayaamba anigu % aaminsanahay inuu waxa socda oo dhan uu isagu ka danbeeyo

  • @Terza56
    @Terza56 Před měsícem

    Hassan Sheikh sidii ciyaal o kale ayey ugu dhelayaan Ethopia iyo kenyanka wax u kala ogyahay Hassan ma jirto

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 Před měsícem

      Waa Adiga Waxaan Waxba ogeyn Xasan Sheikh Hadey Ku Dheldheli Karaan Mar Horey Badda Ka Qaada Lahayen

    • @abdijibaar1663
      @abdijibaar1663 Před měsícem

      Ethoopia kgs waxey ka bixi marka dhamaan ciidamada wadan walba ka jooga somaliya

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 Před měsícem

      Soomaliya Waa Dowlad Xura Waxay Ledahay Madax iyo Shicib Wax Diidi Kara Waxana Yeeli Kara Hadey Dhahan Itoobiya Dalkeeyney Ku Soo Xedgudubtay Dagala naga Dhexey Ee Hanaga Baxdo Qasab Kuma Joogi Karto

  • @nuurxusenxasannuurxusenxas4313

    Nnuurxusenxasan

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu Před měsícem

    Jamhuriyada fadaralka Somali italiano yaanay daba ooyin biyaha badaha wadamada jaarka derisnimada ha ilaaliyaan iyagaa ugu jilicsan Afrika e kkkkkkk

  • @hassanraghe8273
    @hassanraghe8273 Před měsícem

    Mudane Hassan Sheikh waa inuusan oggolaan, Inuu la kulmo Abi. Haddii uu madaxweynaha dawladda Federalka la kulmo Abi, waxay macno u noqo doontaa, inuu Abi, isku dayay inuu si nabad baddayna ku qaatto.
    Only an idiot trusts William Ruto. He and Abi are allies. Ruto is the is the biggest enemy of Somalia. His smile is
    lethal poison. Beware.

  • @user-rd9hw6bz5f
    @user-rd9hw6bz5f Před měsícem

    Kelmada.maciisa.la.qariyey.waa.been.

  • @sahramohamed-9516
    @sahramohamed-9516 Před měsícem +1

    Ethpia

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 Před měsícem

    Beenloow ka daa beenta wasiirka