IS CADAYSAYE MAXAAD DHASHAY Filim Qosol Badan By Ismadhaanto Ent

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 723

  • @umuanas6418
    @umuanas6418 Před 5 lety +327

    Nin madow ya heeli kar inta igu doqaa ah like ha isarn

  • @safiaadan9304
    @safiaadan9304 Před 4 lety +4

    Nin sidhisiba qurux iyo cadan lomaraxo waxa loraxa diin iyo sharfta mudhan u asaga leyahay inta iguraxsan like dax igusi✌👍👊

  • @injineere
    @injineere Před 5 lety +75

    Madowgaaga kaan rabin
    Muuqaaga kii neceb
    Tiisana ha meel marin.
    -Hobolada Waabari.

    • @THECOUSINSISMAIL
      @THECOUSINSISMAIL Před 5 lety +2

      Sxb subscribe igu caawi ilaahy hadafkaaga ha kuu rumeeyeeh

    • @nawalqurux6045
      @nawalqurux6045 Před 5 lety +1

      @@THECOUSINSISMAIL horta isku xishow oo tuugsiga naga tag😡🤬🙈

    • @bbcabshir4128
      @bbcabshir4128 Před 4 lety

      Thank you

  • @bilandalab7753
    @bilandalab7753 Před 4 lety +7

    Nin Madow Wlhi Dheeman Weeye Nin Madow Raganimo Iyo Kartih Buu leeyahay ❤❤❤

  • @zakariahajiahmed1483
    @zakariahajiahmed1483 Před 5 lety +36

    Qofki ugu horeyay o dawada vedeo gan i like ismadhanto vedeos wlh

    • @THECOUSINSISMAIL
      @THECOUSINSISMAIL Před 5 lety +1

      Wllo subscribe igu caawi adigoo mahadsan ilaahy janadii ha ku geeyeeh

  • @mohaaade17
    @mohaaade17 Před 5 lety +129

    Shacni run run ayey kaafi u jeceshahy indhaheed ayaan ka gartay 😂😂😂

  • @zubeirabukar6624
    @zubeirabukar6624 Před 5 lety +11

    Shacni qof nool wlhi hantida isma dhanto ine tahay ma isku racnay 💞

  • @carebahmed2321
    @carebahmed2321 Před 5 lety +81

    Shacni waa Jeclahay wacadale❤❤❤ comtigan Pin hala ii saaro isma dhaantooy hadaydaan gun ahayn 🤣🤣

  • @somalipubgofficial1686
    @somalipubgofficial1686 Před 5 lety +9

    Discrimination and Racism ! Beauty and Makeup's is normal And started 3000 years ago stop acting lowless and pointless dramas / Thank u '4 ur Hard work anyway guys

  • @ssahmed614
    @ssahmed614 Před 5 lety +64

    Hadaad taageerto ismadhaanto like ii saar✌✌👍👍

  • @qalbudiinxikmatiyar1938
    @qalbudiinxikmatiyar1938 Před 5 lety +7

    Walaaaahe abwan geeeesi waaa iga qoslesay inta ila qusashe abwan geeesi subscribers halo saaaro

  • @superlula2674
    @superlula2674 Před 5 lety +8

    viva nin madoow anaga african ayan nahay kafi iska daaye kuwa ka cad waa african

  • @queenbulbulaahmed2098
    @queenbulbulaahmed2098 Před 5 lety +3

    Wlhi cadaanti rapi nasiyey ayan deryeli la.ahay aseey nin madow ka cararee miiiii m.a nin I love madoow ❤❤❤❤

  • @dhowrsaninaabdi8133
    @dhowrsaninaabdi8133 Před 5 lety +5

    Kafi ninkayga mustaqbalka❤

  • @hawomohamed5581
    @hawomohamed5581 Před 5 lety +1

    Masha allah ismadhaanto dad aan taageero dhamantiin masokanoqotan runtii aad iyo aad ayan idin helaa masexdo anoo aan daawan wixii aad sodhigtan horay usoda insha allah

  • @nolosha-dhabtaa7533
    @nolosha-dhabtaa7533 Před 4 lety +3

    Masha Allah caadi mahan filimka

  • @ilwadali7568
    @ilwadali7568 Před 5 lety +36

    Nolosheyda nin cad oo fcn man arag ilaah nimanka madow caqli iyo karti iyo xushmad siiya. ninki madowow cizi iyo sharaf ku noolaw ninkii cadow qoraxda badso boowe meesha wax kuma heyside

  • @shacnipea3205
    @shacnipea3205 Před 5 lety +2

    Woow moosow iyo Shacni pbe ugu jclhy meeshan💕💕

  • @innocentgirl649
    @innocentgirl649 Před 5 lety +12

    Sheekada cagsi waye Kaafi isma cadeen ee Shacniya isfiiqday🙈🙈

  • @warsamyusuf2028
    @warsamyusuf2028 Před 5 lety +3

    Asc maanty anaa ugu horeeyo like dhac iguu inaa fahanty qofka lala damacsanyhy ruwayadaan

  • @omaramerica7409
    @omaramerica7409 Před 4 lety +1

    Asc dhaman wn idin salamya bahdda ismadhanto shacni bbe. xaage kabaday

  • @zamriyeofficial9599
    @zamriyeofficial9599 Před 5 lety +6

    Big pro inuu bidar leyahay
    Wxaa kuu cdeynyso koofiyada uu xidhan yahay 😂😂
    Like igu dhac sii
    Subscribe

  • @bensonlekamario5695
    @bensonlekamario5695 Před 5 lety +5

    Waxa madobeye cunugan walaca markad eheed dhuxul cuni jirte 😂😂😂😂😂 inti kaheshay like pls soyaca dee walaleheey tihine

  • @macquulabbaz4493
    @macquulabbaz4493 Před 5 lety +13

    Waaaaw maaanta qofka kowaaad ayaan ahy reeer ia dhaanto sharf dushiina ha ahaato ❤️👌

    • @THECOUSINSISMAIL
      @THECOUSINSISMAIL Před 5 lety +1

      Wllo subscribe ii saar aduunkaa wllo lagu yahee ilaahy hadaf kaaga ha kuu rumeeyeeh

    • @THECOUSINSISMAIL
      @THECOUSINSISMAIL Před 5 lety

      @Anhaar official wllo sharaf waan kuu saarayaah subscribe adna ii saar adigoo mahadsan

    • @THECOUSINSISMAIL
      @THECOUSINSISMAIL Před 5 lety

      @Anhaar official ii saar subscribe wllo

    • @macquulabbaz4493
      @macquulabbaz4493 Před 5 lety

      Anhaar official wll waan kuu saaaray shrfeey

    • @macquulabbaz4493
      @macquulabbaz4493 Před 5 lety

      COUSINS SHOW wll qaaali adna waan kuu saaray alle haku shrfo

  • @aminmowlid4502
    @aminmowlid4502 Před 5 lety +2

    Kaafi Qosolaa Igu dishay Dhuxulaa Cuni Jirtay markaad walaca ahayd Kulahaa Kkkkkk keep going Team Isma Dhanto

  • @yasminali74
    @yasminali74 Před 5 lety +10

    Team isma Dhaanto salam✋

  • @Abdiwahabjiofunbyblood4276

    Keep going guys. Guys maxan daha xeeee. Mabalojoga Ee. Only kafi way00 Ee 😂😂😂

  • @mroday7316
    @mroday7316 Před 5 lety +19

    Abwaan geezi funny wye wlhi
    Kuye xuubka maxaa kaa siibay

  • @zackneck2978
    @zackneck2978 Před 5 lety +1

    Mosow tageero buuxo ku ahy 🤩🤩✅🕯

  • @anishaabdalla8121
    @anishaabdalla8121 Před 5 lety +6

    Kkkkkkk abwaanka u made my day

  • @gabadhiixaajigadhalay7236

    Shaci adigaba waad is cadaysee ciyaarta naga daaa farahaga Laga garanaa calamadaha mad madoow

    • @dekahussein3056
      @dekahussein3056 Před 5 lety

      Gabadhii Xaajiga dhalay gacmaha mad madow mahan Kaliya inay is cadeyn ka imaden

  • @helicopterfun6407
    @helicopterfun6407 Před 5 lety +19

    Kkkkkk wlhi durdur media Kuwan ka funny San lol 😂 carab opposite dhuxul.

    • @mohaaade17
      @mohaaade17 Před 5 lety +3

      Dur dur waa meel jareer walaan iskugu tagtee😂😂😂 hlkaan shacni quraxeey ayaa joogto backeda ayaad iskaga nuursaneysaa😂😂😂😂

    • @adamali2855
      @adamali2855 Před 5 lety +2

      Somali people cusurinimo kama dhamaato

    • @THECOUSINSISMAIL
      @THECOUSINSISMAIL Před 5 lety

      Wllo subscribe ii saar adigoo mahadsan ilaahy hadafkaaga inuu kuu rumeeyo

    • @super-boy7762
      @super-boy7762 Před 5 lety

      @@THECOUSINSISMAIL subscribe isaar cawaad padnidaa xey ku tari mid la tugsade mad kaspati

  • @mustaqiimabdiqani2255
    @mustaqiimabdiqani2255 Před 5 lety +7

    😂😁😂😂kulaha nadaaya wan is cadaynee👉 #dayaxdalnuurshe👈

  • @qweensiham6433
    @qweensiham6433 Před 4 lety +1

    Mashaalah

  • @nasriin22bashir29
    @nasriin22bashir29 Před 5 lety +2

    Tolow dayax maa laga jafooyaa inta iigu fikirka ah like soo saara

  • @hafsaabdullahi1886
    @hafsaabdullahi1886 Před 5 lety +5

    Qashin lagubayo iyo meel madoow iyo dhuxusha iskailali hahaha

  • @yasmiincadey5964
    @yasmiincadey5964 Před 5 lety +7

    Wr angh ninka timaha wynba k hela jilitankiisa sxb horey usoco🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saacidbulshaawi1840
    @saacidbulshaawi1840 Před 5 lety +7

    team xaliimo dherey like oacag mahan😂

    • @THECOUSINSISMAIL
      @THECOUSINSISMAIL Před 5 lety +2

      Subscribe ii saar plz adigoo mahadsan sxb ifkaa wllo lagu yahee plz

  • @mascuudmahamuud1375
    @mascuudmahamuud1375 Před 5 lety +5

    Isma dhanto keep hoing

  • @ruuruuujama2691
    @ruuruuujama2691 Před 4 lety +2

    Kooxdan waan wataa wlhay top weeye

  • @safiyamohamedsafiyamohamed9523

    Kkkkkkkkkkkkk kaafi jiliinka aabo nimo aad Ayuu ugu shidan yahay

  • @mohanasir1838
    @mohanasir1838 Před 5 lety +2

    Ar shacni bebiyaa qurux waa ku dhamaatay wlhi mcn love you shacni Bebe ❤️❤️❤️

  • @ayanidiris6280
    @ayanidiris6280 Před 5 lety

    Waaw masha alaah isma dhaanto waan idinka danbeeyaa

  • @muniiraqurux77
    @muniiraqurux77 Před 5 lety +4

    Op waxa noqday fist person o dawado

  • @roodoindhajacayl770
    @roodoindhajacayl770 Před 5 lety +3

    😂😂😂😂😂😂😂 Mxaa Xuubkii kaa Siibay Ku Yeh Dayax Dalnuurshe Ayaa laga Sameyay Riwayada

  • @nasiibbadanmohamed5291
    @nasiibbadanmohamed5291 Před 5 lety +12

    Kaafi caadi mahan
    Cunuga anaga dhalnay kulaha dhuxushad cunaysay iyo qiica ba madobeyay cunaga yar

  • @munaaxmed7653
    @munaaxmed7653 Před 5 lety +2

    Alla beerka shacni bbye iinolow macanto😍😍

  • @ismaciilcalimohamed6477
    @ismaciilcalimohamed6477 Před 5 lety +1

    Shacniyeey sharaftaada ilaasho oo alle kabaq labisika naga sax fadlan waa codsi

  • @nawaalahmed5133
    @nawaalahmed5133 Před 4 lety +1

    Cagsi waaye gabadha lagala xishoday shacni isfiqdee

  • @daddysprincess5532
    @daddysprincess5532 Před 5 lety +1

    😂 Qolkad isku dhaqdo
    geeKaa geesi waa ka dhex toose ,Sowka.dhaar ugaga xagaf siiyey inuusan cadayn kaafi habeen😂armey run tahay #Ismadhaanto❤

  • @somalitiktok1709
    @somalitiktok1709 Před 5 lety +1

    anaaaa ugu horeeeya like iiisaara

  • @bahjasahalchannel1218
    @bahjasahalchannel1218 Před 5 lety +2

    Isaar wl ana wakusarine madhiba dee😂💟💟💟❤❤💋💋💋💋

  • @israabdi7671
    @israabdi7671 Před 5 lety +1

    Hhhhhh alla beerka abwaan geesi dhib badan dugul kulaha abahay dhuxul bu racay 🤣🤣🤣🤣👏👏

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 Před 4 lety +2

    Somalidii waxy noqdeen dawacadii socodkeedii katagtay kiinabigana gaari wayday cadaan xageey naga soogashaa African banana ❤

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 Před 5 lety

    Isma dhanto wax ku jcldy wax yalaha Hadda jira Lee ka Hadlan keep going isma dhanto ✅✅

  • @fatimacatuuti4422
    @fatimacatuuti4422 Před 5 lety +3

    Wllky dhuxul baaladhijiray kulahaa🤣 waa dugul oomeshatagan 🤗

  • @bigmohaofficial.3426
    @bigmohaofficial.3426 Před 5 lety +1

    Cunuga wax lagu dhaqo mala helaya kulahaa😜😂😂😂😂😂keep going my fns💖💖😘😘

  • @askarjr7158
    @askarjr7158 Před 5 lety

    Adigaan madoowga iyo dhicisnimada isku darsaday kkkkk #ShacniBbei gabar Tallented ah war salaan iga gaarsiiya reer #ismadhaanto love aa idiinku ahay

  • @jujujowharad4418
    @jujujowharad4418 Před 5 lety +4

    Wllhi gebdhaha qaar rag cad ey raadiyaan ragane sido kle gabdho cadcad sey ilmahooda mushakal u noqdaan🤭

    • @THECOUSINSISMAIL
      @THECOUSINSISMAIL Před 5 lety +1

      Wllo subscribe igu caawi adigoo mahadsan plz

    • @hamdiqurux1731
      @hamdiqurux1731 Před 5 lety +2

      Nin hooyadisa iyo aabihis madow walashiisa is cadeyse wuxu lehaa mid walashis oo kale naag is cadeysena sido kale

  • @zeituna7942
    @zeituna7942 Před 5 lety +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 cambara cagweyn wlhi qosol igu maharin

  • @fahmajibril7559
    @fahmajibril7559 Před 5 lety +2

    Hhhhhhhhh wlhi wanka helay inusobadiya plz hhhhhhhhh kaafi funny wlhi kulaha duxusha aad cuni jirtay wayo 😘😘😘🥰❤❤

  • @ahmedsadiiq2917
    @ahmedsadiiq2917 Před 5 lety +4

    Kkkkk Ar caawa kaafi walahayaaaaa abwan geesiyow ninka unaxariiiso kkkkkkkk buug naxariista ubaar

  • @sayidka21
    @sayidka21 Před 5 lety +3

    Shacni darteed udaawada 😍

  • @5somtv
    @5somtv Před 5 lety

    Qaladaadkii dhagoosha Riwaayad qosol badan czcams.com/video/G8BWt9vUCg8/video.html(shaqo wacan ismadhaanto horaaloosoconayaa

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 Před 5 lety +21

    African black aa tahay kulahaa😥
    Inta mad madow sidayda waan salaamaya🤣😂

  • @aminogacamaycaad9074
    @aminogacamaycaad9074 Před 5 lety +1

    Ismadhaanto Team aaan taageero horey socda saaxiibayaal

  • @somalilanderdhaba6133
    @somalilanderdhaba6133 Před 5 lety +20

    shacni dhaga hadalka kadhafa nacala shaydan kuyale😂😂😂

    • @THECOUSINSISMAIL
      @THECOUSINSISMAIL Před 5 lety +2

      Wllo sharaf subscribe ii saar adigoo mahadsan ifkaa wlla lagu yahee

    • @ladanofficial
      @ladanofficial Před 5 lety

      @@THECOUSINSISMAIL WAN KU SARAY ISAR

    • @adanmaxamed1755
      @adanmaxamed1755 Před 5 lety

      COUSINS SHOW kkkkk

    • @ladanofficial
      @ladanofficial Před 5 lety

      @@adanmaxamed1755 WALALKAY IKU CAWI SUBSCRIBE WA CODSI INTASNA OK

  • @mariaseid9247
    @mariaseid9247 Před 5 lety +8

    Hhhhhhhh ilmo madaw miyaa dhalayaa hada qol madaw seexdo😂😂😂

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 Před 4 lety +1

    😂😂😂😂nadaaya waanu is cadaynee kuye 😂hush

  • @khalidismail7341
    @khalidismail7341 Před 5 lety +2

    Good Idee 💡 wlhi waa fikraad fican waayo dumarki lamaaba kaala kaaranayo miidi u dhaalaaty iyo miidi iscaadeysaay

  • @samiirofficial4045
    @samiirofficial4045 Před 5 lety +1

    Thanks ismadhaanto team riwayado qiimo badan

  • @princessnaima6011
    @princessnaima6011 Před 4 lety +4

    Kkkkkkk ar kaaafi is faaanin ogaaa kkkk wuuba isku dheeraday aman lee

  • @ayanamerika8287
    @ayanamerika8287 Před 4 lety +1

    rofiyaaankii xafadii

  • @yoefaraq
    @yoefaraq Před 5 lety +7

    daacad inta u qosashay like sara 😂

  • @samraana143
    @samraana143 Před 5 lety +2

    Shacni bbe caadi mahan styleka igu dishay quruxley m,a dhabta se usaaraa waa icunaa kulhaa
    Modow bahal nimo miyuu isku bedaly
    Midabkeenii wacnaa

  • @omarabdi4969
    @omarabdi4969 Před 5 lety +3

    Kafi couldn’t hold himself I can see he’s laughing 😂...

  • @arafatomar01
    @arafatomar01 Před 5 lety

    RiwaaaayadN Qaladaaadkeeediiiii aaaaaawy wlllllhida funnyyyy waaa dhaaafTy ismadhaanto io dhasheed we hope goood luckyyy

  • @maryamibrahimdahir9517
    @maryamibrahimdahir9517 Před 4 lety +1

    Hooyo khadiijo cadeey❤❤❤❤

  • @dr.sdarajochannel2653
    @dr.sdarajochannel2653 Před 5 lety +1

    Kaaafi wlhi maaanta qosol iguma hadhin 🤣🤣🤣🤣🤣dhuxusha ha cunin sow kuma dhihin

  • @shukriinacali8969
    @shukriinacali8969 Před 5 lety +3

    keep going walalahey

  • @nachopesofficial9787
    @nachopesofficial9787 Před 3 lety

    Mashaallah

  • @shukrishacni1793
    @shukrishacni1793 Před 5 lety +4

    Abwaan geesi kashifaaf buu lasogalay mesha kkk

  • @asmasaed6547
    @asmasaed6547 Před 5 lety +2

    Hhhhhhhh wllhi kaafi wuu iga qosliyey qiiqhamrin dhuxul ha cunin kula haaa🤣🤣🤣

  • @anaskajr4971
    @anaskajr4971 Před 5 lety +1

    Boom big bro iskudabaq aanahy maalin walba waan arkaa

  • @shukriabdy9027
    @shukriabdy9027 Před 5 lety

    Kaafi iyo raage mawalaala

  • @haniqurux4644
    @haniqurux4644 Před 5 lety +1

    Intan oo dad ah ma waxa uso kala cararesan like ii saar😄

  • @anr4578
    @anr4578 Před 5 lety +1

    Kkkkkkkkkk Allh geesiyaa qofka iga qoliya ree badiye lee suu ujiliyaqaan

  • @goletv523
    @goletv523 Před 5 lety

    Waxa ubahanahay inaan laxiriiro cabdikaafi fadlan mel an kala xariiro fadln isoo shega whtisupkis ama mel aan kala hadlo thnks

  • @xamdiwadadyari1665
    @xamdiwadadyari1665 Před 5 lety +1

    nin cad naftaa ubaahan nin madowna jikadaa ubaahan wlhi ninkeyga cade ka cade Allah ii kaa daayo

  • @romiyowcade3311
    @romiyowcade3311 Před 5 lety

    Kafi magacaeyga igu hesata Hassan Irish ana laidahaa since 2008

  • @abuamal7991
    @abuamal7991 Před 5 lety

    Intiii ila aragtay kaaafi iyo shacni inuuuu xariiir ka dhaxeeeyo like ha saaaaarto

  • @user-cv7nw4fh9r
    @user-cv7nw4fh9r Před 5 lety +2

    Ar nimankey is cadeya bey ku socotaa

  • @maankacadey6319
    @maankacadey6319 Před 5 lety +2

    Hhhh filmka waku hysta wlhi iscadeysaye mxaa dhashay 😂😂😂😂👈

  • @dhagayarefamliy7648
    @dhagayarefamliy7648 Před 5 lety +8

    Inta iga danbaysa ha isoo booqdan subscribetana ha iigu roonadan talahi tol hadii la yahay somalinimaa iga badan

  • @sadakjakarta9677
    @sadakjakarta9677 Před 5 lety +2

    Waaaw like iyo subscribe ila so mare allah dartiis

  • @farhiahassan2109
    @farhiahassan2109 Před 5 lety +44

    Nin aan madobeen nin maaha ninba ninku ka madow yahay ayuu la karti badan yahay

  • @najwamaxamed279
    @najwamaxamed279 Před 5 lety +6

    Hhhhhhhhh.......geesii babu ku qarxiiyaay wale😂😂😂😂

    • @THECOUSINSISMAIL
      @THECOUSINSISMAIL Před 5 lety +1

      Wllo subscribe ii saar in ilaahy janadii kaa waraabiyo plz

  • @kingmuzze2125
    @kingmuzze2125 Před 5 lety

    Anaga dhan waxa nala dhaha rer carab 😂😂😂😂😂 kaafi wlhi hit weeye

  • @hibohappy8320
    @hibohappy8320 Před 5 lety +1

    Dooqaa cajiib ah nin cad maba kahelo wlhi doqayga waa nin madow

  • @yasminahmed3171
    @yasminahmed3171 Před 5 lety +1

    Hhhh dhuxul ha cunin kuma dhihino iyo qol mugdi ah ha seexan 😂😂😂😂😂alla kaafi iga qosliyay ruunti