sheekada dhabta ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • nagala soo xidhiidh: cabdimaalig3@hotmail.com, sindibaad, 00252634431955 ama 0025279300984 burco

Komentáře • 258

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 Před 4 lety +20

    Maalin maalmaha kamida ayuu cabdi maalik kashekeyn doonaa dulmiga iyo dhibta xabsiga lagu ilaway ilahay waxan u waydiinayaa dhibta inuu kasoo saaro Aamiin

  • @aaminohassan4273
    @aaminohassan4273 Před 3 lety +3

    Waa sheekh sheydan gabadhu quran ha Barto surah al baqra ku filan Allah ha u gargaro

  • @lulali6059
    @lulali6059 Před 4 lety +3

    Gabadha , gabdhaha soomaaliyeed ugu quruxda badan ayaa ka midtahay MaashaAllah. Falaloogaasi allahi kaa soo badbaadiyey ayaa mahada iskaleh.

  • @mohaha5720
    @mohaha5720 Před 4 lety +6

    Sibxanalah somaliyey waxa an dhibka oga bixi lanahay waa xaq darada carurta logaysto iyo xaqa biliadanka oo lagu ciyaaro baldaya gabadhan mustaqbalkeedi lagu ciyaaray ee in badana hista bahallada durjogta gashay. Ilahay haku haku cafiyo huno

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 Před 4 lety +11

    Waa guur ku sheeg kufsi ah meher kiisuna wax jira maahan.. Warqaddiisuna wax jira maahan.. Ninkaas iyo aabaheedna WAA DEMBIILEYAAL

  • @bariraabubarkar2011
    @bariraabubarkar2011 Před 4 lety +10

    Abdi maalik muuse coldoon qalbigaa kusalaamay wallo qaali inshalaah xabsiga waad kasobixi 😍😍😍😍😍🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @omarN
    @omarN Před 9 lety +9

    Waa wax laga xumaado sidii hablaha loola dhaqmo jirey wakhtigii hore waa dawladu kasoo saarto sharci hablaha inaan qof aanay Rabin lagu qasbin sida odey ama kuwan tuugta ah ee sheegta wadaadada. Mahadsanid abdimalik.

    • @maxamedcali905
      @maxamedcali905 Před 3 lety

      Dadkii hore way fiicnaayeen lkn dad xun laga weymaa

  • @mriddisleharis1413
    @mriddisleharis1413 Před 4 lety +31

    it's sad story what happen to this young lady.. i hope and pray our brother somali hero cadimaalik muse golden free him soon inshallah amiin amiin amiin yaa rabbi.☝☝

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 Před 8 lety +21

    subxaana Allah Ilaahoow naxafid aniga iyo ehelkeyga iyo inta islaam ah oo dhan yaarabi

  • @xaliimomuxumud2886
    @xaliimomuxumud2886 Před 4 lety +8

    Asc insha Allah illahey waxan ka barey Ramadanka fadligis walala c/malika xurnimadis Allah siyo

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 Před 4 lety +1

    Marku sheekada bilaaban doonta la koray say sheekadu igu socotay naxdinta xataa waan la dareemayey subxanallaah ilaahow waxayabahaso kalan ka magan galay amiin

  • @mahadibrahin8667
    @mahadibrahin8667 Před 4 lety +2

    C.malik illahy haku kor yeelo

  • @walaalahaoffical7017
    @walaalahaoffical7017 Před 4 lety +1

    Cabdi maaligoow waxa tahay geesi somaliiyed hadaad dhimatid sharaf baad Ku dhimnaysa jegaanta xlafaysiga inoo samaysatay waanu xasuuqnay horay waanuna xasuuqayna e nagu eega nacalada

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh Před 4 lety +1

    Dhaqanka ah in gabdhaha Nin aysan rabin lagu qasbo waakhalad Waana ceeb !! Anu gabadhayda Nimaysan rabin masiiyeen, dhaqaala ahaan bay uqasbayaan gabadha miskiinta ah xoolayar by kaqaataan iyadi iyo Noolasheedina lagayaaba inay dhibaata dhanka maskaxda iyo jir ahaanba ay Soo gaarto gabar waxaan aqaan Nimaysan rabin lagu qasbay oo marki dambe sariir fuushay Noolashi oodhan by kadhacda qalbiga iyo wax jabay ma aqaan way waalata marki iigu dambaysay gacanta laqaban jira si ay usoo lugayso, Ninki dhibkaas loomariyey markuu arkay in qalbigu jabay wuu fura Nadhaafiyuu yiri waxa waalan xoolihi yaraa ee uusiiyeyna wuu kaceshta 👌 dhaqankaas xun waa in Lajoojiyaa!!!

  • @malikatuahlam4731
    @malikatuahlam4731 Před 8 lety +40

    Ala waan kanaxay gabadhas raja iyadoo ah laqsbay nin aysan rabin haday hooyo lahaan lahayd arintas kuma dhacdeen alw gabdhaha hooyooyikod udaa

  • @maxamedcabdiqadirjama485
    @maxamedcabdiqadirjama485 Před 7 lety +4

    subxaana allah dowr arimod ban bararujin laha 1-horta marka hore meher maqabanayo maxayelay Muslimba maha 2-wuxu kusameyay lacagta kii qatay raad radraac 3-arkinkana waxa sameya sufiyada quburitinta ah ama caamo aybareen waxa ugu afdheer bugagta ay sixirka kabartan shamsu macarif iyo ibnu carabi bugaag tisi

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 Před 7 lety +1

    waxaan sheekada bad mareenaka ka aqoonsaday awoowgay ismaaciil ibriiq oo ay awoowgay xasan jeeble sxb ahaayeen walee reer burci sheikh hooyaday ayaa iiga sheekaysay alle ha u naxariistee aamiin aamiin

  • @omarN
    @omarN Před 9 lety +5

    Walahi inantu waa mid qurux u dhalatay koley se hada reer bay leedahaye. Nolol fiican baan u rejeynayaa.

    • @ayanmohamed6050
      @ayanmohamed6050 Před 9 lety

    • @ramyaraas168
      @ramyaraas168 Před 8 lety

      Qurux majirte balse afsomali meesha kuma heeyso aabahay baa ismehriyey mar iyo kabadan Ayey isticmaashey bhadalaad yaahu dheh

    • @nuuradiincalijaamacaxdi150
      @nuuradiincalijaamacaxdi150 Před 8 lety +8

      +Ramya Raas adigaan cilmi iyo caqli toona meesha ku hayn ee waa wax laga danqado lkn waxaa ka danqaanaya ruuxi damiir leh

    • @dayuubaabdirahmandayuuba663
      @dayuubaabdirahmandayuuba663 Před 7 lety +1

      Ramya Raas waaxay waxan dhimani us you stupid idiot

    • @wdwscommittee1915
      @wdwscommittee1915 Před 4 lety +3

      Ramya Raas dee umada nabad geli Abeheey baa igu mehriyey bee ka wadaa nin faalow baa la siiyey ee ha ku diganin walal Allah ka baq

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 Před 3 lety +1

    Subxaanalah bal maxaa gabartaan maskiinta ah mustaqbal la.aanta loo dhigey wiil dhalinyaro ahaa lagu dari karay xataa

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 Před 3 lety

    Gabadhan waa qof caqiido leh sababtoo ah waxay tiri sheikh muusan ahay falfal low ayuu ahaa allaha barakeeyo walaasheen

  • @jawahirelmi5741
    @jawahirelmi5741 Před 4 lety +4

    Ilaahey ha ka soo bixiyo xabsiga

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 Před 6 lety +4

    Shuban ku dil. Sheekhaaga. Ma ahan subxaanaalah

  • @ibrahimtorshov8123
    @ibrahimtorshov8123 Před 9 lety +12

    C/Maalik sh.muuse coldoon daacad nimo ayaa kaa muuqata.maansha .

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 Před 3 lety

    Ilaahayoow umuuraha hasahlo,
    Ilaahay jaahilnimada hanaga saaro,
    Walle waa xanuun, Diinta waa in labartaa, jaahilnimadu waa cadow runtii,
    Ilaahay diinta hanahamsiiyo Xaqana hana waafajiyo dhamaanteen

  • @MohMed-ue2gz
    @MohMed-ue2gz Před 8 lety +7

    waa qiso xanuun badan Waalid ka bixinaaya hablihisa ka fiirsi laaani waxaasay dhaxal siinaya Ilaah baa mahad leh kusoo dhaafiyey Caafimad qabna waan kuu rajayanaya in sha Allah Isagana Ilaahay hasoo hadeeyo Amiin

  • @abdirizakaxmed5527
    @abdirizakaxmed5527 Před 4 lety +1

    Mzha alla cbdi malig wayo arag somaliyeed

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 Před 3 lety

    Ala waan ka naxay gabartan quruxda badan war ha siinina gabdhahiina nimanka waayeelada ah waqtigooda dhameystay

  • @anfacsuguleanfacsugule238

    Wll Coldon geesi batahay ilhay xabsika haka soo dayo

  • @yasiinjr3978
    @yasiinjr3978 Před 6 lety +9

    wx kastaba qoral iyo inunpay Ku qancan aduunkee ax ax ax ax ax wlhy ilmo ayaa IGA timid qof 14jir oo baadiye jogtaa rajona ah wad daremikartaa hdaad damiir ledahy 😂😂

  • @xikmadraadshe9345
    @xikmadraadshe9345 Před 4 lety +5

    Eebow gabdhaha noo xifdi
    Hooyo la aana hana dhigin

  • @ldnkhl7407
    @ldnkhl7407 Před 3 lety

    Alla gabadha yar quruxleey weeyan maashaallah bel eeg canugtan caqligeeda

  • @bintuahmed7505
    @bintuahmed7505 Před 9 lety +9

    alla bisinka gabadha dhibaaku dhacay aan yaray ilahay cafimaad hasiiyo

  • @yastayonis4007
    @yastayonis4007 Před 6 lety +5

    Ninka gabadhada arbacuunay sifiican baan ugartay. Aw hebelbaa ladhehaa garna magasho garna kama baxdo ma aqaan inuu nool yahay. Waxaan xusuustaa beri gabadhi nooga sheekaysay gabadha lacagta u keentay ee uu arbacuunay. Lkn gabadhan miskiinta ah magaranayo illaahay ha u gargaaro masiibaa heshee.

  • @fatiiimasayiiid7370
    @fatiiimasayiiid7370 Před 7 lety +8

    wlh waadhibato wana daremikaraa gabadhas dhibkeda allaha kafuro waxan uukuxiray wan usoduceynaynaa allakariiim

  • @lulali6059
    @lulali6059 Před 4 lety +3

    Subxanalaah, ilaah ayaa kaweeyn ninkaas.

  • @raaseeye
    @raaseeye Před 9 lety +5

    ma halkan vedio basaa, wan raadiyay wax kale maleh lol waa qisoyin aad u xikmad badan oo ka faaiidaysi mudan Thanks Abdi malik coldon

  • @hodanelmi2958
    @hodanelmi2958 Před 4 lety +2

    Subxanalaah.. gabadhu waa qurux badan tahay ma shaa Allah tolow maxay kusugan tahay hadaw

  • @xooggadalka1333
    @xooggadalka1333 Před 4 lety +4

    Allah gabadhan quruxda badan maa saas loogalay😥😥😥😥

  • @najmaaxmed7874
    @najmaaxmed7874 Před 4 lety

    Ax ax illhy inantaa muztaqpal fcn haziiyo hamigeedana hawrumeeeyo intii doonta kudhimatana alle hawnaxariisto😭 rapi waxan uga paryaya Coldoon inuu uzoo celiyo xoriyadii yaa rabi xoriyadiizi uzoo celi😭muwaadin dhulkiza hooyo uqupi kara xinjireee

  • @ruwaydodear5993
    @ruwaydodear5993 Před 8 lety +7

    illahow na badbaadi
    abaayo illahy cfimd ha ku siiyo aamiin

  • @hatamay
    @hatamay Před 3 lety +1

    Woooooooooooow I’m coming 2020

  • @ifraaxcabdi9009
    @ifraaxcabdi9009 Před 4 lety +1

    qof qalbi wanaagsan weeyo cabdi oo damqasho leh walall allaha kaa soo daayo xabsiga iyo xumantiisa

  • @khalidmohamoud7171
    @khalidmohamoud7171 Před 7 lety +12

    ax ax wlhi hablaha WA in LA ilasho hoyadod ka dhimato lkn wiilalku waa inay ilashan

  • @maxameddeeq223
    @maxameddeeq223 Před 9 lety +10

    Wale nin culus baad tahaye sxb rabi ha kaa raali ahaado

  • @itchdabour2357
    @itchdabour2357 Před 8 lety +3

    cabdi malik coldoon nin daacada we eye alle ha barakeeyo abdi maalik ilaahay haku dhawro if iyo aakhrio walaahay waan ka naxay gabadhan yar ee lasiiyey iyadoo14jira nin ka.da.wayn sheekooyinkaa camal ayaa loo baahan yahay loiz iga dheh ta kale waxaan cabdumalik sxp waxaan kugu salamaya salaan gobeed nin dadkiisa dadlkii iyo diintiisa jecel ayaa tahay sxp alle haku gaadhsiiyo meeshàad hiigsanayso ilaahay dadka hakuu sakhiro asagaa raxmaanee

  • @halimaoma4140
    @halimaoma4140 Před 4 lety

    Gabdhaha soomaaliyeed saasaa loo iibsadaa das maleh

  • @leylacadeeyxusseen2312
    @leylacadeeyxusseen2312 Před 9 lety +24

    MAHADSANID WLL C/MAALIK WAXAAD TAHAY GEESI TAARIIKHDU XUSI DOONTO THANKS INABTI

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi Před 8 lety +4

    Odayaasha soomalida naxariis darnaa,see gabadhaada oo 14 sano jirta oo bilaa hooyo kortay oday u siin kartaa,wadnahoodu damqasho ma leh miyaa, waa wadno xanuun sheekooyinka dumarka ku dhaco,waxaan filayaa in ay caadi la tahay dhaqankaa ayuu ku koray oo wax kale ma yaqaan,war gabdhaha yar yar ka daaya ficiladaa.

  • @kunjeeranigakujecel32
    @kunjeeranigakujecel32 Před 5 lety +4

    Laa ilaah ilalaah waar dumarka sidda ka daaya

  • @Danaakilinho
    @Danaakilinho Před 9 lety +10

    Thanks Abdi Malik is nice history

  • @aydarusmahamed8312
    @aydarusmahamed8312 Před 4 lety +1

    Cabdixakim waa wasabi ee xabsiga alaha ka soo saro

  • @nasirhajijr7365
    @nasirhajijr7365 Před 8 lety +9

    Waa Barnamij Xiiso Gooni Leeh Igaana ilmaaysiyay Runti Waliba Gabaadhu ha uu Badnatee

  • @deqayazinofficial8753
    @deqayazinofficial8753 Před 4 lety +2

    Subxaanallaah alle haku gar gaaro aamiin yaarabi

  • @mohamedismaciil8910
    @mohamedismaciil8910 Před 5 lety +1

    markii horeba wuu kugafay inanta odaygu sbxnlhh

  • @mmimadar4216
    @mmimadar4216 Před 7 lety +9

    Aabahayba igu meheriyey gartay lkn aabahayba is meheriyey mnta kahor mn maqal kelmadas

  • @yaska9262
    @yaska9262 Před 4 lety +5

    bal eg dhibaatada loo geysanaayo hablaha

  • @sekeriyem3557
    @sekeriyem3557 Před 6 lety +5

    Maskiina walalo ilaahay garabkaaga hagalo

  • @maxamuudmuuse1811
    @maxamuudmuuse1811 Před 4 lety +4

    maxaa Inaan la haligay oo oday haligay dhiibaato weye

  • @user-kn1wn5bo1g
    @user-kn1wn5bo1g Před 4 lety

    asc wll
    wa idin salmay sida udhan tahin
    salan kadib alx kuli shey

  • @Sophia19889
    @Sophia19889 Před 9 lety +3

    Maskiin abayo waa xaal adunyo ilaahy cafimaad haku siiyo samirkaga sad ku heshay

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Před 9 lety +9

    _Ibriq ayayday bay jaar ahayeen_

  • @kulmi1
    @kulmi1 Před rokem

    1445 Ilaahey sanad khayr leh iyo cumri Dheer iyo cibaado toosan nooyeel

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 Před 4 lety +1

    Waa nacas ninkaan doonida degtay ka sheekaynaya sheekadiisana khalad baa ku jira

  • @abshirjafle2714
    @abshirjafle2714 Před 7 lety +4

    kadaaya gabdhaha qasabka aad ugu goori neysaan uf fadlan hablaha Yar Yar mustaqbalka yaan looga ciyaarin sheet

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Před rokem

    Allah kuxifdiyo abdimalik meelkasta oo aad joogto

  • @horaloosoconaya6749
    @horaloosoconaya6749 Před 4 lety

    Nin waalani sheeko waalan bu soo helaa

  • @isaackhassan5504
    @isaackhassan5504 Před 4 lety +1

    Ilaahayow kasoo saar xabsiga ramadaanta fadligeed,

  • @Cabdicasiiscige
    @Cabdicasiiscige Před 6 lety +6

    Qiso Cajiib ah

  • @nasraeraad6247
    @nasraeraad6247 Před 8 lety +5

    allahu akbar

  • @worldwideshow3
    @worldwideshow3 Před 4 lety +1

    Gabadhan sheeekho horor ayey kashegeyneysa

  • @Najma-Mohamed
    @Najma-Mohamed Před 9 lety +8

    Thanks akhi #AbdiMaalik
    Nice Histories 😘

  • @jamaawad137
    @jamaawad137 Před 4 lety

    Ninka sixiroola ah ina degel baa la dheha isagoo nool baa igu danbaysay

  • @afarah8935
    @afarah8935 Před 6 lety +2

    Gabadhani waxay ubaahantahay in laxafidsiiyo aayadaha cilaajka wey is difaaci kartaa haday markaydareetaba akhrirido haidmo

  • @khatraismail5524
    @khatraismail5524 Před 4 lety

    Masaakiinta rajo masaakiinta

  • @cabdiraxamaanmaxamed788
    @cabdiraxamaanmaxamed788 Před 9 lety +7

    sheeko cajiib ah waaye

  • @asadburco5966
    @asadburco5966 Před 9 lety +12

    Ax ax walahay gabadha waan ka naxay ssorry thankxx abdimalik walalo sheko dhaba iga dheh

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t Před 6 lety +2

    10:27 way dhoolla cadaysay markan! Alla maxaa qiso xanuun leh heshay gabadhan! Marka ay Guban u soo kacday waxa ay sheeko ahaan u ektahay sheekadii kale ee (Adeegto)! Qisooyin badan uu sidan u xanuun badan ayaa bulshada ka dhex dhacay sida cabdmaalik cid ka warisa waa in la helaa

  • @HealthyMacaan
    @HealthyMacaan Před 8 lety +10

    waa qiso xanun badan alaha mahad sika leh soo dhaafiyay dhibkaa wa low bacda xiin

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 Před 3 lety

    Dadkaas hada ma diin islam bay ku dhaqmayaan allah ha u gargaaro gabadhan

  • @nurabdiqadirahmed8294
    @nurabdiqadirahmed8294 Před 4 lety

    dulmi ilaahayba naftiisa ka mamnuucay

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Před 6 lety +2

    iNaaLiLaaHi Wa InaH iLaYHi RaaJuCuuN WaLaXaH XaWLaH WaLaaH QuWatiH iLaaH BiLaaH________________WlaaHi Aad iYoH aaD aYaaPaaN UGaH NaxaY InaNtaN________________
    iLaaHaY Ha CaaViYoH

  • @aaminohassan4273
    @aaminohassan4273 Před 3 lety +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul Před 8 lety +10

    اللة اكبر

  • @mdalmaraxmed9630
    @mdalmaraxmed9630 Před 8 lety +2

    subxaana laah
    aabaheed ayaa
    laga jarayaa dhibta
    gadhay oo dhan
    mid kale ma neef xoole ah baa
    waan kusiiyay markuu leeyahay
    qof aan qof ka aan rabin ayaa lagu qasbayaa
    mida kale waaba 14 jir lasiinayo nin wlhi waa dhib aad uwayn somalida
    h iskaayso dhaqanka
    khaldan siiba waalidka haku qasbina gabdheena nin oday ah iy mid aysan rabinba

  • @jaamacxuseenyuusuf267
    @jaamacxuseenyuusuf267 Před 6 lety +1

    Walaahay waa sheeko xunuun badan alahayoow naga badbaadi kuwa daalimiinta ah/رب أعوذ بك من همزات الشياطين

  • @nuuhali2092
    @nuuhali2092 Před 4 lety

    Waa maxay abahay ba ismeheriyey?

  • @awilozil108
    @awilozil108 Před 5 lety +4

    Waa sheeko murugoxanbaarsan😭😭
    Lkn Laba sano wax caruur ah um dhalin miyaaaaa

  • @Mohamed.alamin7478
    @Mohamed.alamin7478 Před 5 lety +3

    Nio ninka inanta dhalay miyuu waalnaa

  • @amatalaahhussein4836
    @amatalaahhussein4836 Před 8 lety +11

    dumarka soomaaliyeed waa dayacanyihiin alaah baa xaqooda u soosaarikara.

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 Před 4 lety

    Sheekada dhabta ah hadad doonayso inaad ogaato dhagayste daawade wacan noqo waxaba kama qaban kartide hashiiska kubiir haday dabeeshu kula tagtan yaa maqan yaan lays idhanin💋👀

  • @Dhegacade6
    @Dhegacade6 Před 7 lety +8

    wlhy ragu isku midmahan hadalkas na wn kaqoray ragiii ila socday ragba heesayey ragna quran bay aqrinayen sorry

  • @abdifatahmohamudsalad655
    @abdifatahmohamudsalad655 Před 4 lety +1

    Adkeysiga miyiga waa kaas ninki aan aqonow ee yaanyada lagu abqariyey

  • @mukhtaaraxmed3812
    @mukhtaaraxmed3812 Před 5 lety +2

    odaygaasi dulmibuu kagalay inantiisa

  • @sharmaakecabdi402
    @sharmaakecabdi402 Před 8 lety +5

    aabaha laga saar iga dheh

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 4 lety +6

    Free Abdimaalik

  • @khadijaibrahim6788
    @khadijaibrahim6788 Před 6 lety +2

    maskina walal allah hakuu gargaroo amin

  • @mohamedabdi2946
    @mohamedabdi2946 Před 4 lety +6

    Subhanallah truly a sad story, is it possible to find out of her current situation

  • @cawaalejaamac5240
    @cawaalejaamac5240 Před 7 lety +6

    ax ax waaa qiso xanuun badan

  • @MaskaxdiiDunid
    @MaskaxdiiDunid Před 8 lety +10

    subxaan allah

  • @musenoor3751
    @musenoor3751 Před 4 lety +2

    Maxaa keney insidaan loo cdadiyo.