"Madaxweyne eedda Koowaad adigaanu ku saaraynaa" Abwaan Yuusuf Shaacir

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 66

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad Před 2 lety +16

    Xigmadii iyo caqligii oo hadlaya, abwaan yuusuf illaahay haku xafido if iyo aakhiraba insha allaah

  • @xirsimaxamed2809
    @xirsimaxamed2809 Před 2 lety +14

    Waar ninku odaysanaaaa mansha allah tabaraka allah

  • @cadiyaxasan7170
    @cadiyaxasan7170 Před 2 lety +11

    Walahi si xaqle ayuu u hadlay masha lah 🥰

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 Před 2 lety +4

    Mashaalah abwaan yuusuf shaacir wa gesi samaliweyne wanaagsan tageersan runta sheegay guleyso gulwarta insha

  • @mohadeeql
    @mohadeeql Před 2 lety +5

    Xaqbaad ku adintay Abwaan alle ha kubdaaye

  • @abdirizakmahamud3517
    @abdirizakmahamud3517 Před 2 lety +7

    Masha alah abwaan Ilahay hanokaxafido aamiin

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 Před 2 lety +3

    Abwaan Yuusuf shaacir Alle haiku xafido

  • @deganburale147
    @deganburale147 Před 2 lety +5

    Wellllllĺlllllll done abwaan❤❤❤

  • @HassanAli-qg4tg
    @HassanAli-qg4tg Před 2 lety +6

    Shaaciraw nabadaa inawada deeqda ee kursigu inama wada deeqo hadba kii Allaah sw u qoray ayuunbaa ku fadhiisan.

  • @mohadeeql
    @mohadeeql Před 2 lety +3

    Booskii ina sanweyne baad gashay maanta

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 Před 2 lety +4

    Muuse wuu diidanaa in silaanyo loo kordhiyo isagana hal maalin yaan loogu darin

  • @asmaabdirahman5863
    @asmaabdirahman5863 Před 2 lety +4

    Waad wayeelnimo iyo tudhaalanimo hadashay

    • @ahmedabdi5805
      @ahmedabdi5805 Před 2 lety

      Ina biixi misiibo ummada loosoo diray buu uegyahay

  • @nassermohamed8837
    @nassermohamed8837 Před 2 lety +5

    Muuse waa Day Day ah damiirlaawe waa in ladilaa

    • @somalilandguul9852
      @somalilandguul9852 Před 2 lety

      Waxaa damiir laawe ah Ku Ku yidhi dhimo ee aad yeeshsy waa joogaan looga taag waayay we Ku khamaaray dhalinyaro San wax badan ogayn

  • @mohadeeql
    @mohadeeql Před 2 lety +3

    Masha allah abwaan xaq baad ku adintay🥰🥰

  • @cabdiqaniyasin7810
    @cabdiqaniyasin7810 Před 2 lety +1

    Alle haku xafido a abwaan yuusuf cismaan cabdulle shaacir

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 Před 2 lety +1

    Diirkiyo laftuu xulay haduu hadal wax daaweyn
    Waa talo waxku oola hadii la weeleeyo
    Abwaankuna waa doorkiisii uu kulahaa wixii dhacay kahadalkooda
    Maashaa allaah

  • @mohamoudhidig555
    @mohamoudhidig555 Před 2 lety +1

    Maasha allah Waa talo iyo soo jeedin fiican

  • @iracymartins1432
    @iracymartins1432 Před 2 lety +1

    Hel congregação cristã no Brasil.

  • @hindamaxamuud9692
    @hindamaxamuud9692 Před 2 lety

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك 👍

  • @nhja7973
    @nhja7973 Před 2 lety

    Mansh'allah tabarak Allah wax garad. Ilahay ha gu xafido inadeer 👑.

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Před 2 lety +2

    Anigu markii faysal yidhi muuse waxa uu igu yidhi hooyada waxa ku samee oo ah erey aan laa' iq iyo wax ku haboon madaxweyne ayaan yidhi hadaba arimo masiiri ah ha gaadho siduu yeelo waayo waynu maqalnay madaxweyne ayaa eexday , qabyaaladeeyay iyo karti xumo lakiin tani way ka liidataa oo shakhsiyad xumo iyo dibjirnimo ayay muujinaysaa maantana weynu joognaa Arimo masiiri ah door madaxweyne nimo ma qaatey waa maya

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 Před 2 lety +2

    Gobanimo. Saleebaan gaal halagu bedelo shaacir.

  • @hudanaaleye5744
    @hudanaaleye5744 Před 2 lety +2

    Hadal sharaf

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Před 2 lety

    Absolutely

  • @raxmaahmed9536
    @raxmaahmed9536 Před 2 lety

    Abwaana waad garsoortay ilahay magane libaax dhaqan yaqaaan

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 Před 2 lety +2

    Hadii aad ka soo horjeedsato dawladnimada S/land iyo kala danbeynta, waleee in aanad halkaa nabad ku hadli doonin waayo fawdo iyo fidna ayaa iman oo waxaad ku qaxi miyigii aad ka timid.
    Dib loo noqon maayo, wadanka waxa ka jira sharci, loo noqon maayo xeer jajab iyo qabiil.

    • @faridwiser5441
      @faridwiser5441 Před 2 lety

      INA XAAR, ku noqo Xarshin iyo dul cad. XAAR XAAR dhalay.
      Muuse will pay price of what he did.. Ina dhilo...

  • @pharroekemet529
    @pharroekemet529 Před 2 lety +2

    Mucaraad ababulaaya Mudaharaad lagu diidan Yahay Furusta ururada Siyaasada wa Qaran Dumis.

    • @laraahmed6592
      @laraahmed6592 Před 2 lety

      Walaal shan sano waxa laqaban wayay maa imka laa furaya ororada siyasiga

    • @pharroekemet529
      @pharroekemet529 Před 2 lety +1

      @@laraahmed6592
      Isbiyeedu 10 sanadood ayeh license hu haastan. 6 bilood horteed wa ina la gaabta.

  • @haboon180
    @haboon180 Před 2 lety +1

    Kan wey lugooyeen markay ku yidhaahdeen abwan. Ma nacnacda ayey abwan u yaqaanan. Abwan waa qof wax curiya, oo aqoon leh. Miskiinka gidarada jiidhay ha lugoynina.

  • @lixleonline8135
    @lixleonline8135 Před 2 lety

    Masha allah waa runti wlhi

  • @maxamed.h7438
    @maxamed.h7438 Před 2 lety

    Rageedi 👍

  • @aabiburale5680
    @aabiburale5680 Před 2 lety

    Ninweynbaa hadlay

  • @yaasiinmaxamed1716
    @yaasiinmaxamed1716 Před 2 lety

    xaqiiiq bu ka hadlayaaaa

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 Před 2 lety

    Mucaaradka waad kufogaatey abwaan!

  • @ahmedmahamud1013
    @ahmedmahamud1013 Před 2 lety

    Xagee abwaan ku noqday

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 Před 2 lety +1

    Kanii waa waa saaxiibkii mucaaridka oo hadlayaa gabaybu tiriyaybaa adiigu mucaridkaagavqaboo markaasaa doroshoyiinka laqabanayaa in Sha allaah

    • @galladHassan
      @galladHassan Před 2 lety +1

      nin ayaaa warqad cad dhibic ku qoray markaas ayuu idhi maxaaa idin muuqda ardaygii ayaa ku jawaabtay dhibic yar markaas ayuu idhi maxaa.idiin diiday warqad ayaa noo muuqata

  • @hassanahmed6221
    @hassanahmed6221 Před 2 lety +2

    Kani waa xirsi, weligii somaliland wuu ka soo horjeedey, Somalia ayuu u shaqeeyaa, ku lahaa madaxweyne ayaa masuuliyada leh, Ilaahay ka baq oo runta sheeg. Mucaaradka waad ogeyd inta lala hadlay ee la yidhi ha qabanina mudaharaad. Iyagaa dhib geystay oo soo weeraray ciidamadii nabadooda sugayay

  • @haybeibrahim1544
    @haybeibrahim1544 Před 2 lety

    Afkaaga caano lagu qabay Shaacir. Ilaahaw fahamsii dadkeena waanadaa

  • @zncabdi2706
    @zncabdi2706 Před 2 lety +1

    Dee shaaciraw sacad muuse markay siiraanyo isqabteen sacad muusaw kaca muu odhan cidraacday oo dagaalantayna may jirin

  • @raxmaahmed9536
    @raxmaahmed9536 Před 2 lety

    Waxaasa talo layidhaa eeshcala abwaan hadalki waad asiibtay

  • @pharroekemet529
    @pharroekemet529 Před 2 lety +2

    Guudidii Dowrashada muxu Curuurka Wadani Parlemenka ku jojiyee hadee Dowrashoo doon yihiin.
    Nimaanku wa Qaran Dumis. Waax dowrashoo wadanka Kama Dhacayso ila Guudidii dowrashada la magacaabo. Hersi&Cirro ta wee hoog yihiin.

  • @ahmedmuhumed5552
    @ahmedmuhumed5552 Před 2 lety +1

    kkkkkk.markay.wax.dhacan.calacal.iyo.shir.jaraid.gubabo.iyo.gabayo.wax.sokordhin.mayane.mayd.baa.yale.hal.qabil.bay.nunehe.shacabka.sidan.an.kadayno

  • @qarulxira8697
    @qarulxira8697 Před 2 lety

    Allow, tollow Yaa beesha isaaq
    Muuse shaacir … ku bedela …

  • @akam3835
    @akam3835 Před 2 lety

    Waxa Keliya ee lagu kala boxing karaa waa sharciga inoo yaal oo aynu isla ogolaano ma ina anfacayso odayaal abwaano iyo cid kale oo xeer jajab inagu dhaqa doorasho kasta dawlad nimo.lama gaadhayo hadaan sharcigu shaqayn. Shacir wa mahadsan yahay.
    Asc.

  • @karimhasan8967
    @karimhasan8967 Před 2 lety

    Yusuf kalkata wa dadki handarabku kudhacay ee ilaa wali ka samri la xoolihi umada ee ayar la iska guran jiray

  • @akam3835
    @akam3835 Před 2 lety

    32 ka dib in odayaal madax dhaqameed iyo wixii la hal maala laga marmi waayo.waa nasiib daro ina haysata sharciga oo keliya ayaa ina kala badbaadin kara ,madax dhaqameed halkuu ka soo galaa doorasho xisbiyo.iyo dawladnimo, waxay la mid tahay doctor loo diray inuu ka shaqeeyo arimaha dhaqanka side kufsiga qoomaha iyo.arimaha dhaqanka iwm

  • @pharroekemet529
    @pharroekemet529 Před 2 lety +1

    Prepaid. Kooxti Hersi Igu Shubo

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Před 2 lety +1

    Ku kastoon sharciga waxba ka garanayn ha iska hadlo. Xaalku waa i arkaay!

  • @mohamedsamotalis8173
    @mohamedsamotalis8173 Před 2 lety

    Yuusufooow ha degdegin
    Ha dhex cararin
    Ha keeb raacin
    Ha middi roortayn
    Wax hubso, wax hubso...

  • @generalabshir4702
    @generalabshir4702 Před 2 lety

    Caqliga hawaain

  • @mukhtarwarsameyare3799

    Somaliland 3 habrood oo waalan oo bila odaya ayaa ku hirdamaya sidani si maaha ee somaliland nabada dagan ayaa ina deeqda

  • @farxiyafaarax7710
    @farxiyafaarax7710 Před 2 lety

    Calm ku wad arkyesan any.isdelyaan. dagalkii sadaxad baa decayed. 2023/adunkuna ma oo golden.waxaa Sandra iimanyaa. Waxaa nsomaryaa gasho .idunkuna.kurse bad Asks hayesaan.islayaaba.waxa ad samanyesaa .dad ba deny. Dadka kale hadelena.intaa islayenysa .waxa idihrtay Afr biilod. And waxan orn laha Barbara.dagalo ayaa calmkaa.soo garayaa

  • @qaranimobox2750
    @qaranimobox2750 Před 2 lety

    Kani waa dhiladii siilaayo miyaa la dhageystaa