labadan system balanced haku ahaadaan markasto

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 06. 2024
  • t.me/Hussein_awil

Komentáře • 27

  • @kingbilowfamily3807
    @kingbilowfamily3807 Před 20 dny

    Keep going wax badan kaa faa idey

  • @LiibanAbdi-n4s
    @LiibanAbdi-n4s Před 23 dny

    Thanks mwalimu hussein awil

  • @yussufabdullahi2188
    @yussufabdullahi2188 Před měsícem +2

    Thank you brother...Allah haka abal mariyo aduun iyo akhirba inshaallah
    Hahilmamin books ka inad nosodirto .
    Mahadsanid

  • @omarbariire8385
    @omarbariire8385 Před měsícem

    Mahadsanid sxb sare you're info wax badan baa ii baxay shukran yaa akhii

  • @Maxamedcabdiraxmaan-bd6qr

    Mahadsanid ustaad

  • @abasali8609
    @abasali8609 Před 24 dny

    Aniga waxaan ahy reflective waayo mararka qaar tredka ayaaba idhafa intaan plan keyga hubi isdha haayo
    Ustaad adigana mahad sanid illahy abaalmarin tada janada hakaga dhigo
    Waxan kacod san lahaa aniga ahaan qababka fundamentalka suqa loo aqriyo iyo sentimental kaba inaa muqalo noga sow dubto mahad sanid🙏

  • @bashirmohamed7818
    @bashirmohamed7818 Před měsícem

    Thanks for educating and encouraging us every single minute, my Allah reward you now and hereafter ustaad.

  • @abdirizeckabdirrahmantarab7789

    Thanks sxp, Role Model ❤

  • @hassanmuse3873
    @hassanmuse3873 Před měsícem

    I am so happy your motivation and make us more successful trader in the future

  • @maxamedaxmedcabdi7892
    @maxamedaxmedcabdi7892 Před měsícem

    Sxp aad baad umahad san tahay wlhy wax kuman dollar la siiyo aady si free ah nogu sheegty thanks bro imbadan ani ahaan waxaan ka codsan lahaa wll overtrading sida loo joojiyo iyo sida saxda ah maalinkii meeqa trade ubahan tahay

  • @abdirizakmusemohamed2927
    @abdirizakmusemohamed2927 Před měsícem

    Mahsanid ustaad🎉

  • @IscoAde
    @IscoAde Před měsícem

    Buugagtas tlegrn noo sheeg sheekh

  • @hassanmuse3873
    @hassanmuse3873 Před měsícem

    Book ta waxa nosodhigtaa telegram ka ustad

  • @abdirizakmusemohamed2927
    @abdirizakmusemohamed2927 Před měsícem

    M.a ustaad wax badan baa iibaxay waxan ku dhibanaay reflective

  • @mohamedabdirahmanmohamed9400

    Ustaad hussein jazaakallah qeyr waxbadan ayaan ka faaidey muqaalkan telegram kaaga xalay ayaan ku soo biiray yar aan sxbnahay ayaa iso share gareeyay sababtaa oo ii siiyay ayaa ah casharada phschology-ga in aad ka hadasho inta badan anaa casharadaas ayaan aad u raadin jiray so aad ayaan kaaga mahadcelinayaa sida aad iaku xil saartay in aad noo faaideyso markale jazaakallah qeyr ustaadi.

  • @abdurahmanyusufmealin1912
    @abdurahmanyusufmealin1912 Před měsícem

    Thanks 4 ur advise and motivation ❤

  • @nuursalaad9223
    @nuursalaad9223 Před měsícem

    Books ka intee ka heli karnaa ustaad

  • @adeshyare-h3o
    @adeshyare-h3o Před měsícem +1

    thank you so much bro aniga waxan umaleya almost 3 week ayan kugu xiranahy in a real sense wax badan ayan kaafaiday i wish inan numberkada helo ....... i have one problem about forex waxan si tos ah ugu jira 3month Demo inan ku trade gareyo dhib ayey igu tahay live acount practice kuso ayan ku qanacsanahy almost 300usd wan gubay

    • @HUSSEINAWIL
      @HUSSEINAWIL  Před měsícem

      Sxb dadaaal maskaxdaadana dhis, inaa maskaxdaada dhistid unbee ku jirtaa guusha
      Husseinawil222gmail.com
      Gmailkaas igala soo xiriir....lambrka public maso dhigi karo..

  • @BOQOLSOON-2
    @BOQOLSOON-2 Před 29 dny

    Ustaad maxaa sababi karo inaad sugi wayso inta ruleskaga uu suuqu dhamays tiryo deedna aa position furtid oo qasaartid tank you

    • @HUSSEINAWIL
      @HUSSEINAWIL  Před 29 dny +1

      Waxaa sababa maskaxdaada oo ku amarto, waxa larabaa in maskaxdaada aad ka adkaatid oo adiga amartid

  • @hassanmuse3873
    @hassanmuse3873 Před měsícem

    Boogagta

  • @hassanmuse3873
    @hassanmuse3873 Před měsícem +1

    Reflexive aya ahay badanaa ustad

    • @HUSSEINAWIL
      @HUSSEINAWIL  Před měsícem

      Xalka waa fahante maohoo

    • @hassanmuse3873
      @hassanmuse3873 Před měsícem

      Haa ustad book gagta hada heyso pdf ka wax karabna inaa nosidirta wan kaweynayr