Qisas Istigfaar, Qissad Cajiib ah 😍

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 09. 2020
  • • قصة عجيبة عن اثر الاست...
    • قصة عجيبة عن اثر الاست...
  • Zábava

Komentáře • 345

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 Před 3 lety +7

    ماشاءالله تبارك الله كثرو استغفار يا الناس هدا النجاح في الدنيا والاخره

  • @suusuukhalif1209
    @suusuukhalif1209 Před 5 měsíci +3

    اللهم❤ صل❤ علی❤ محمد ❤وعلی❤ ال❤ محمد❤ ڪما ❤صلیت❤ علی❤ ابراهیم ❤وعلی❤ ال ❤ابراهیم ❤انلڪ❤ حمید❤ مجید ❤
    اللهم❤ بارلڪ ❤علی❤ محمد ❤وعلی❤ ال❤ محمد❤ ڪما ❤بارڪت ❤علی❤ ابراهیم❤ وعلی❤ ال❤ ابراهیم❤ انلڪ❤ حمید ❤مجید❤

  • @sacdiyasiyaad7241
    @sacdiyasiyaad7241 Před 3 lety +13

    ASC abaayo alaah ku xifdiyo adiga iyo familkada qurxoon qisoyinka noo badi waa ku cibro qaadasho walow aniga aad u jecelahay istiqfarta Qof Kassa waanku waaniya ama ehel asxab intaba asfiqfarta iyo Adkarta saliga nabiga scw waa inaad lasim ka dhigta alaah nagu anfaco kuwi ku dhaqma alaah naga dhigo Ameen

  • @farxiyofiska3747
    @farxiyofiska3747 Před 3 lety +13

    Gabadha hada igu horaysa lkn wlhi codkeeda ka helay iyo sidaa wacano ay U hadlayso alle haku barakeeyo abaayo man sha allahna an Ku dhaaho 💋

  • @zakariaomar04
    @zakariaomar04 Před 3 lety +11

    أستغفر الله العظيم و أتوب إليه

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas Před 3 lety +5

    اللهم صل وسلم على حبيبي ونبيي وعبدك ونبيك محمد صلى الله عليه وسلم💚❤💖

  • @zamzambintuahmedabuqaalid1168

    Fiiri hbo 71k ayaa dawaday dadku way jecel yihiin hbo nosobadi plzz ila kuwa saliga nabiga qisoyinkisa jeclhu wlhi ila istaqfarta xataa hbo so badi

  • @abdirahmanabdi5084
    @abdirahmanabdi5084 Před 3 lety +39

    لا اله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير

  • @nuuraayaan2702
    @nuuraayaan2702 Před 3 lety +4

    Mashaallah tabarakallah walashay qaali jzkalaahu khayr marwalba wllo walahi wax badan ayaanoo faaiidaysay janatul FIRDOWSA ACLAA IILAHAY HA KUGU ABAALIYO ALLAHUMA AMIIN YAA RABIL CAALAMIIN

  • @istarlinilyasmashaallah3441

    Subhanallah subhanallah subhanallah subhanallah

  • @zahraabdullah2359
    @zahraabdullah2359 Před 3 lety +8

    Jazakallah wllshey faatima noso badi walal qisaska madama aad arabiga si fican u taqaan anigu aad baan u jeclahay qisoyinka waayo waa dgiragalin iyo cibra

  • @aminismail6362
    @aminismail6362 Před 3 lety +9

    Wow wow wow mashaAllah tabarakallah Allahu Akbar thanks again hbo mcn for the beautiful lecture

  • @f.n6491
    @f.n6491 Před 3 lety +4

    MashaAllah Jazakallah kheyr sister

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 Před 3 lety +2

    Masha Allah waa qiso cajib ah jazakallahu kheyr walashey mcn😘

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 Před 3 lety +5

    Masha Allah La Quwwata Illa Billah 👏💖❤️🥰

  • @farhiacilmi8653
    @farhiacilmi8653 Před 3 lety +4

    Maasha Allah waa qiso cibra ku qaadsho mudan.Hadii markii hore uu xasuusan lahaa illah wuu fiican lahaa laakiin waxuu ku fakaray waxaan fiicnen.

  • @hamdimohamed6625
    @hamdimohamed6625 Před 3 lety +4

    Masha allah I really enjoyed the story and please make more stories

  • @khuwaylakhuwaylachannel8376

    Mansha alaah mantan arkay qisaskaaga wankugusobiray waxa iso jiidatay istiqfaarta wayo wan dawada nimcadeeda alaah haku ilaaliyo wallo

  • @abdirahmanabdi5084
    @abdirahmanabdi5084 Před 3 lety +9

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

    • @naciima_family
      @naciima_family Před 3 lety

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan walaal

  • @truthseeker2300
    @truthseeker2300 Před 3 lety +2

    Jazakalah wll noo soo badi qisooyinka cibro qaadashada leh si ay uga faaidaystan dadka aan carabiga aqoon sidaydoo kale

  • @Mama-rt3lz
    @Mama-rt3lz Před 3 lety +37

    MaashaAllaah markaad kahadashid qisooyinka diiniga aad iyo aad ayaan kuugu duceeyaa🥰♥️♥️♥️😘

    • @naciima_family
      @naciima_family Před 3 lety +1

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo

    • @hodanupdinuur3351
      @hodanupdinuur3351 Před 3 lety

      Manshaa Allah abyo jazaakalaahu kheyraa

    • @naciima_family
      @naciima_family Před 3 lety

      @@hodanupdinuur3351 walaasheey subscribe igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo

    • @ciiirka
      @ciiirka Před 3 lety

      Subscribe fadlan igo caawi.

  • @abdirahmanabdi5084
    @abdirahmanabdi5084 Před 3 lety +11

    اللهم امين يارب العالمين.....والصلاة والسلام على نبينا ورسولنا محمد صلى الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه اجمعين

  • @fardowsamohammed6566
    @fardowsamohammed6566 Před 3 lety +4

    Ascwr
    Masha Allah xabiibti Allaha ku barakeeyo qisaskan waa kuwo Aduun iyo Aakhiraba na anfacaya ajar iyo xasanaad Allaha kaa siiyo adoo kale Allaha noo badiyo ❤️

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 3 lety +4

    masha allah wa qiso cajiib qisadii horena wan dhegaystay ilahay khayr ha ka siiyo walaal

  • @hamdaibrahim172
    @hamdaibrahim172 Před rokem +1

    Manshallah tabarakaraxma allahu akbar jasakallahukhyrn ukhti

  • @munalizashow5969
    @munalizashow5969 Před 3 lety +1

    Jazakallahu khayran sis 💝

  • @halimaali6175
    @halimaali6175 Před 3 lety +8

    Ukhtii qaaliyah Allah SWT ha ku xifdiyo adiga iyo awladaada qayr Ka aad noo soo daydo jzk Khair qaali

    • @naciima_family
      @naciima_family Před 3 lety

      Walaasheey subscribe igucaawi adigoo mahadSan

  • @asmanasir8192
    @asmanasir8192 Před 3 lety +3

    Masha allaha alle codka cimiriga iyo caqliga hakuu barkeeyo wll

  • @abshirdahirabdi3507
    @abshirdahirabdi3507 Před 3 lety +1

    Mashallah jazakullaahu khayr aamiin

  • @abdow4104
    @abdow4104 Před 3 lety +5

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين🤲🕌🕍💒💶

    • @ciiirka
      @ciiirka Před 3 lety

      Subscribe fadlan igo caawi.

  • @mahamedalishab9002
    @mahamedalishab9002 Před 3 lety +2

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظه

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 Před 3 lety +1

    جزاك الله خيرا
    صلى الله عليه وسلم

  • @kafiyom8492
    @kafiyom8492 Před 3 lety +1

    Jazakallahu kheyr abayo macan

  • @nimcoaxmed2926
    @nimcoaxmed2926 Před rokem +2

    جزاك الله خيرا اختي الكريمة

  • @taamnoor2255
    @taamnoor2255 Před 3 lety +7

    Everything Alhamdulillah waa in aan ku shukrinaa markasta dhib iyo dhef inshallah

  • @nimohenna3922
    @nimohenna3922 Před 3 lety +5

    Wcs wraxmatulaah wa bara katu wll qali qlle haku sharfo if iyo aqiroba wll insha alla amiin

  • @csamadsaalim9175
    @csamadsaalim9175 Před 3 lety +4

    Walaloo waan ku salamay jazaakalah khayr waxan jeclaan lahaa inad noo Soo kordhiso barnaamijyada noocan ah waa mihiim waanad mahadsan tahay

  • @farhiacilmi8653
    @farhiacilmi8653 Před 3 lety +6

    walaashiis qisadaan soo turjum islaantan walaashena ah ee reer Filipiin waxeey ka qeybgash shir diinta kirshtanka ka dhacaay mareykan & Kanada sisahan Allah ku hanuuniya kitaab towxiidka Allah katusey magtabad. Waad mahadsantay walaashiis 👌👌🥰

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 Před 3 lety +3

    Shukran macanto jazakallahu kheyran

  • @mustafabdikani7990
    @mustafabdikani7990 Před 3 lety +4

    Masha'allah Proud of you sister

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 Před 3 lety +1

    Masha Allah nice programma wlshy aniga iso boqo Qhair Allah kusiyey jazaqAllah qhair 💯💯🤲❤❤❤wlshy

  • @deqaali8633
    @deqaali8633 Před 3 lety +2

    Mashaallah my beautiful sis was wisp qurux Baden zoo cobra qaadasho leg jazakallaah

  • @ifrahsaid1945
    @ifrahsaid1945 Před 3 lety +6

    Mansha allah quruxeey ❤❤❤❤❤❤❤💯

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas Před 3 lety +4

    الله يحفظك وربي يبارك فيك ياماما

  • @sunflower6311
    @sunflower6311 Před 3 lety +3

    Asc maasha allah ukhti illahey khayrka hayna waa waafajiyo Aamin

  • @salebanahmed556
    @salebanahmed556 Před 3 lety +1

    Fatima walaal aad iyo aad baad ugu mahadsantahay turjumaada qisooyinkan waxku oolka ah ee if iyo aakhiro umada Islaamka anfacaya.

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 Před 3 lety +6

    استغفر الله العظيم

  • @ifrahhashi5285
    @ifrahhashi5285 Před 3 lety +4

    I'm new subscribed abyo i lyv ur video

  • @maanamahamed4981
    @maanamahamed4981 Před 3 lety +1

    Jazakallahu kheir for sharing walalo.

  • @ahmedAhmed-dk4iq
    @ahmedAhmed-dk4iq Před 3 lety +3

    Well done walaal aad iyo aad ayaad u mahadsantahay hore u soco waanu ku support garaysanahay

  • @mohamudfarah8784
    @mohamudfarah8784 Před rokem +2

    فجزاك ربي خيرا 💯💯💯

  • @dowlohusein5002
    @dowlohusein5002 Před 3 lety +1

    Maasha Allah shukran uqtifilaah

  • @beydanfarah3590
    @beydanfarah3590 Před 3 lety +2

    Jazaak allaah khairan Ajar ilahy ha ka siiyo

  • @monayousuf402
    @monayousuf402 Před 3 lety +3

    Mansha Allah wa malinti igu horaysay Chanel kan adban u ga helay Allah haku xafiido wllo ❤💞🙏🤲

  • @shaluusports8892
    @shaluusports8892 Před 3 lety +2

    Maansha allaah qiso macaan waayaan abayo ilahay ha nagu anfaco

  • @AliMohamed-nk3jg
    @AliMohamed-nk3jg Před 3 lety

    Mashalaaah walalo macaan janatul firdos. Alaha kusiiyo. Adiga. Iyoh ehelkaaga. Mashalaah uqtiiiii♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😱♥️🏝🏝🏝🏝🏝 janatul firdos alaha kusiiyo

  • @taamnoor2255
    @taamnoor2255 Před 3 lety +1

    Mashallah jazakallah kheir my sister ❤️❤️❤️

  • @madiinaumumohamed1749
    @madiinaumumohamed1749 Před 3 lety +1

    Mahadsanid wll waa qisa faida leh

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas Před 3 lety +3

    hormar wacan ku rajeynaa hbo Insha ALLAH☝💚❤💖

  • @chronicles6197
    @chronicles6197 Před 3 lety +1

    Mashallah. Allah ku asturu.

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey Před 3 lety +3

    Waa qiso aad iyo aad u wanaagsan 100%

  • @kasbowaayo-aragnimo4077
    @kasbowaayo-aragnimo4077 Před 3 lety +1

    Masha Allah jizakilaaho kheira

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 Před 3 lety +2

    Mashaallah tabarakallah

  • @naimamekeupofficial4424
    @naimamekeupofficial4424 Před 3 lety +1

    Lacagta waxay ahayd marka ugu horaysa inu sadaqaysto umasaajid kudhiso wayo markuu Lacag helay allah ayuu iloobay walagu itaxaamay Lacagta waayo allah wax walba wuu awooda

  • @intisaarjofle6432
    @intisaarjofle6432 Před 3 lety +1

    Masha Allaah Tabaarakallaah

  • @ifrahhashi5285
    @ifrahhashi5285 Před 3 lety +1

    Allahu akbar mashallah sis may Allah bless u n ur family

  • @fardusyussuf3700
    @fardusyussuf3700 Před 3 lety

    Mansha alla walall då qiso wangsan okhey xabarsan jasaka alla okhti ❤️

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 Před 3 lety +1

    Maasha Allah tabaarakallah

  • @sacido9681
    @sacido9681 Před 3 lety +4

    Masha AllaH 😍

  • @farhiaali2458
    @farhiaali2458 Před 3 lety +1

    Mansha allah tabaraka lah
    illahayoow jidka qayrka nagutoosi

  • @qureshomohamed4832
    @qureshomohamed4832 Před 3 lety +1

    Mansha Allah think you sister

  • @maryanabdillahi6725
    @maryanabdillahi6725 Před 3 lety

    masha Allah tabarakallah Fatima waa qiso ficn waan ku saray wll🙏🌹🌹🥰🥰👑👑

  • @abdialasow6277
    @abdialasow6277 Před 3 lety +1

    Masha allah Shukran

  • @quweenaishaofficial3170
    @quweenaishaofficial3170 Před 3 lety +2

    من شاء الله تبارك

  • @hooyomacaan2755
    @hooyomacaan2755 Před 3 lety

    Masha Allah jazakilaah qeyr ukhti sidaad nogu sogudbisobqisoyinka mcn ee adun iyo aaqiraba ina anfacaya

  • @asfamuuday1077
    @asfamuuday1077 Před 3 lety

    Manshalah wlla alle haku barakeyo ❤️

  • @kawtharalali6036
    @kawtharalali6036 Před 3 lety +1

    ماشاءالله تبارك الله

  • @naymaaabdi3832
    @naymaaabdi3832 Před 3 lety +4

    Allaahu akbar

  • @shukriali1362
    @shukriali1362 Před 3 lety

    Mansha allah thanks abaayo

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 Před 3 lety +1

    mashalah so amazing walahi

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 Před 3 lety +2

    ManshAllAAh jasakallAhu khair walhi waxan daremaya inay iniga igu so Coto iso duceyee walyal kuligina waxad jeceshihin alle haydin ku arsaqo o khayr ku jiro inshALLAAh

  • @foozaycawel2469
    @foozaycawel2469 Před 3 lety +1

    Maasha allaah wll wan jeclahay qisoyinka aadnoso gudbiso shugran xabiibti

  • @fadumocawad8487
    @fadumocawad8487 Před 3 lety +4

    Qisasks xisey sas darted waa i anface mashallh noso badi

  • @user-ux3ux7gc1m
    @user-ux3ux7gc1m Před 3 lety

    Masha alh ilahey haku barakeyo uqti wan u bahnaa

  • @hajiyaishoibrahim3808
    @hajiyaishoibrahim3808 Před 3 lety +2

    Maasha Allh 🕋🕌💌

  • @RahmaMohamedHirsi
    @RahmaMohamedHirsi Před 3 lety +1

    Mash Allah 💞💞💞💞💞👍🥰💝💞

  • @fadma638
    @fadma638 Před 3 lety

    Waa sax waa ay dhacdaa, waana arkay Alxmdllah ilahey hantideyna inagama qasaariyo Aamiin.💕

    • @abdullahimahamud2487
      @abdullahimahamud2487 Před 3 lety

      Asc wll macan fadlan ila soxiriiri waxan rabaa in aan kaaweydiiyo waxa aad ka aragtay istigfarta

  • @daadirmxccabdiqaadir7461
    @daadirmxccabdiqaadir7461 Před 3 lety +1

    ماشاء الله وبارک الله

  • @umuhaala4661
    @umuhaala4661 Před 3 lety

    Jazaakillaahu kheyr walaashay mcn waa qiso cajiib ah anagana waa in aan samayno sidaas oo kale

  • @aminamohamed6603
    @aminamohamed6603 Před 3 lety +4

    Mashaallah

  • @saciidoabdulkadir2377
    @saciidoabdulkadir2377 Před 8 měsíci +1

    Masha Allah tabaraka llaaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @niciimaqani437
    @niciimaqani437 Před 3 lety

    Madha allh qiso wax ku qadasho mudan shukran habo fatimo

  • @wacane9102
    @wacane9102 Před měsícem +1

    اختي جزاك الله

  • @umuashwaaqqaali6440
    @umuashwaaqqaali6440 Před 3 lety +3

    Maasha Allah

  • @degandesigns959
    @degandesigns959 Před 3 lety

    Masha allah alla haku xafido fadumo ani mantaan ku bartay wan ku xidhnanaya chanelkaga waxa tahay qod wngsn

  • @abdulkadirhasanmoalim2884

    Waa mahad santahay walaal

  • @iidlecumar9127
    @iidlecumar9127 Před 3 lety

    Maasha allah illahy ha ku xafido wlo

  • @othmanempire349
    @othmanempire349 Před 3 lety

    Alla ajar iyo saxanaad an dhamaanahayn haku siiyo adiga iyo intii kulamida ba Ameen ameen🤲

  • @amranabib8548
    @amranabib8548 Před 3 lety +1

    Jazakallah

  • @Samiya-kalgacal
    @Samiya-kalgacal Před 3 lety +1

    Masha Allah waqiso cajib ah