LACAGTIISA MARKE KA DHAMEYSAY AYE U SHEEGTAY NIN KALE INUU AROOSI RABO ASAGANA E SAN JECLEEN MURUGO😭

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • #FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID
    FOLLOW

Komentáře • 79

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Před 11 měsíci +9

    Masha Allah waa wiil aqlaaq iyo aqli leh walaal Allah ku sahlo mid ka kheyr badan Insha Allah

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 7 měsíci +3

    Ahmed Kallaa Naagaha Wejiga Xirta Ha Keenin Wejiga Cowra Ma'aha Waa In La Arkaa, Lacag Dadoow Ee Cuntay Wejigana Wee Soo Qarsanee Yaab

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Před 11 měsíci +5

    Wall Ahmed Badanimnimada mataqanid waayo nin Rag waxan ko oysiyoo wax yar maahn blz Dadka marka Barnamjika ufulnaysoo Ansaha hala eego deh😢😢😢😢

  • @user-vz3mu1pd2g
    @user-vz3mu1pd2g Před 11 měsíci +3

    Naagaana ana qabin markaa aanlacagsiinaa ma walanahay wlhi naag markeey isiisay lacag Nin sxbky ah LAGA qaaday ayaan go aan kaqaatay Inana.aamin naag oodhan

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Před 11 měsíci +2

    Masha alaaaaah xafidulaahi ❤❤ mami ruunta ka hadashey ❤❤ iska cafi wlshy ❤niqeer hesho inshalaah

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 Před 11 měsíci +3

    Dadka qalbiyadoda lama job iyo gabdhaw Alla ka baqa

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 Před 11 měsíci +4

    Wacalaykum Salaam waraxmatullahi wabarakaatuh walal Axmad Kala Mahadsanid JazakaAllah BaarakaAllah ❤❤❤❤❤❤

  • @Abdulfataaah
    @Abdulfataaah Před 11 měsíci +3

    Ninka naagtan guursanayaa ba'ay...

  • @ahmedomar4391
    @ahmedomar4391 Před 11 měsíci +3

    asc,masha allaah barnamishka aad ban ugu helay ,waxaan ku le yahay wax yabaha qarkis ka jar vidiyoga.tusasle marka onaya Mahadseni hore u soco

    • @MaawoAliadan
      @MaawoAliadan Před měsícem

      Wcddyw❤❤❤❤ 18:36 18:44 18:45

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 Před 11 měsíci +3

    Dhib kale ayey u geysatay wayba isla ficantahay

  • @kamaldinow9850
    @kamaldinow9850 Před 11 měsíci +2

    Aniga markey igarta jacel samaynaa iyo xarir wabilahi towfiiq

  • @khadrafarah5016
    @khadrafarah5016 Před 11 měsíci +2

    Mayada og in aya xadhalaso idhaadka khiyamole

  • @baabamaama2533
    @baabamaama2533 Před měsícem

    Wallahi cabdiwahab imtixankan wabasay lkn xariifkahada miiskasaran ayayutaala

  • @user-rf5bm3ur4n
    @user-rf5bm3ur4n Před 11 měsíci +1

    Walee gabar Somali ma aamino Shem on you gabar Somali

  • @khadrafarah5016
    @khadrafarah5016 Před 11 měsíci +2

    Waarun waa qalabijab kii uguxuma abida wanga waa dooqontiii😢😢

  • @maslah345
    @maslah345 Před 11 měsíci +1

    Waa khaimad aanan bini adamnimada garaneyn qaf qaf ma lugooyo ee naftiisuu lugooyaa maanta beentii iyo lugoyntii ayey la harsanladahay

  • @YacquubMuqtaar-no8gw
    @YacquubMuqtaar-no8gw Před 11 měsíci +2

    Asc Ahmed kala sxb cotsi cafis bandabanaya gawar kalatagnay banraba inleyguyero waayo basso iyo xamar bankalajogna

  • @SiyadadowMohamed
    @SiyadadowMohamed Před 29 dny

    Nagtan waleged guul garee maxayso ayaduna laba isbuc marka laqoo aya lafuri dona

  • @mohamedhussein68
    @mohamedhussein68 Před 11 měsíci +1

    Aragtidhedha NINKAN WAA NIN RAGEED XADHALKISAA

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 Před 11 měsíci +2

    Maxaa kugu dhacay intay liqday xoolihiisii ayay sidaa u hadlaysaa

  • @MoktarFarah-le5yy
    @MoktarFarah-le5yy Před 11 měsíci +2

    Tani cafis ma is taa hisho nin raga sidaa ugashay

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 Před 11 měsíci +1

    Naagtaan tuugsanaa maxaad lacagta uga qaadate hadii aa jecleen maxaa runta ugu sheegi weysay yaab anagaa aragnay

  • @user-dy1mh8bn2p
    @user-dy1mh8bn2p Před 11 měsíci +1

    😭😭😭🤲🤲🤲☝🏻

  • @deeqoibraahim3181
    @deeqoibraahim3181 Před 11 měsíci +1

    Hacafin tan waba indha adeygii oo Qof ah

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před 11 měsíci

    Lacagtiisii iyo xalmarin hakaga farxiso wiilka.

  • @user-rf5bm3ur4n
    @user-rf5bm3ur4n Před 11 měsíci +1

    😂😂😂😂😂idha adheeg naagtaan

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 Před 11 měsíci +2

    Sorry ❤❤

  • @MoeHussein-t1b
    @MoeHussein-t1b Před 9 měsíci +1

    Nagtanoo kale qof ha hardening way Jesus jeseysaaa

  • @samiranoor6884
    @samiranoor6884 Před 11 měsíci +1

    Ninku jecel maxaad guurkaaga iyo ilmahaaga ugadabawadaa

  • @khadrafarah5016
    @khadrafarah5016 Před 11 měsíci +1

    Hacafiyin bastarada khiyamoolaya balyo ku dhacadaya kale ku madaho

  • @hudakhadar3185
    @hudakhadar3185 Před 11 měsíci

    Wll wiilka lakhiyamay will wX ka khatr badan allh ha kusiyo wll

  • @user-ou1gc1wo6k
    @user-ou1gc1wo6k Před 11 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @diishitaar9235
    @diishitaar9235 Před 11 měsíci +3

    Tan ninkaan si fcn aye ugu raaxeesatay weliba ku te wiilkeyga curatka ah adiga aya kugu saminaa ar nimanka qaaraaaa

  • @deqomohamed7212
    @deqomohamed7212 Před 11 měsíci +1

    Dhagaha kufo lacag taada ka qaado tuugada maxa u ooyeysaa ninrag batahy

  • @user-zi1hk5wk2q
    @user-zi1hk5wk2q Před 11 měsíci +2

    Sorry aboowe

  • @khadrafarah5016
    @khadrafarah5016 Před 11 měsíci +2

    😂😂😂😂

  • @safiyasuldaan362
    @safiyasuldaan362 Před 11 měsíci +1

    Qumayayahay la cagatiisa u celi will KA islaameed

  • @Khadarcade11
    @Khadarcade11 Před 11 měsíci +1

    𝙉𝙤𝙡𝙤𝙡 𝙆𝙝𝙞𝙮𝙖𝙡𝙞𝙮𝙖.

  • @xasanmuhumed3319
    @xasanmuhumed3319 Před 11 měsíci +2

    Waar ninka hawsha gaadhay waynaa waa ta kale hadii ay cid sheeko jacal idin dhexmarto ha is wada siin waxa kale ood u ilaawi kartaa inan ku noqoto rumaynta qadarka Alle waayo tii Alle kuu qoray ma kala baydhaysaan sidaa ogaw qofwalawba qadarka uun rumayso mooyaanee wax kaleba ku ilaawi maysid wlalayaal

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 Před 11 měsíci

    Oo qofka waa la misaamaa naag aadna farfarayn ama aad ka faramaroojin waxba lama siiyo give and take. Waxsii wax ha ku siiso 50 naagood ayaan ku isticmaalay..it works. .marka nin ragaan ahay iydana waa naag.waa inaa cuno intay I cunin.

  • @daimanlul4480
    @daimanlul4480 Před 11 měsíci

    😢😢😢😢

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 Před 11 měsíci +1

    Reguna qof dumara aysan ogayn in la qabo iyo in kale ayay isu dhiibayaan

  • @barlinmohammed3129
    @barlinmohammed3129 Před 11 měsíci +1

    Wayaab dumarow ilahay halaga cabsado ninka hadadan dacad aheyn runta usheeg aqiri walaiwaydiinaya

  • @fahima6666
    @fahima6666 Před 11 měsíci +1

    Inkaar Qabto wiilka wey Ka o usii yay ilaah ku cadaabo gabdhaha Qaar waa ahlu naar yaal Walaahi Haa waad dhacday wasaqad iyo beenley i wuu o ilaah kugu rid

  • @ruquyoamuse4584
    @ruquyoamuse4584 Před měsícem

    Gabadhaan aad iyo aad ee u qaldanthy qalbi ee ku ciyaartay qalbiga biniadamka ma fcno in la jabiyo

  • @fahima6666
    @fahima6666 Před 11 měsíci +1

    Maskiin wan Ka xu
    Ahay gabdhaha badanaa waxaa ayuu jini ugu dhacaa

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 Před 11 měsíci +1

    😭💔

  • @rugtanasrullaahi4418
    @rugtanasrullaahi4418 Před 11 měsíci +1

    Waxaa ladardaaramaa wiilasha soomaali yaa LA aaminin gabdhaha soomaali waa beenaalyaalo nikaaxa marking uudhaco Lee wax siiya❤

    • @ayanwarsame7044
      @ayanwarsame7044 Před 11 měsíci

      Wilasha lacagta lasinayo oo gabdhaha dhacayo oo intaa lagu dadalay lacag lasiyey ladhofiyey jisaray wilashaba qar xun baa kujiro

  • @CabdalaAxmed144
    @CabdalaAxmed144 Před měsícem

    Cunugeyga curadkaa magacada ubixiyo wlhi wali wayku bashalaysaa ninkaan xanunkiisa ninkale unbaa dareemi kara

  • @queenabdi4319
    @queenabdi4319 Před 11 měsíci +1

    Sorry wl naag xun weeye

  • @xasancalimaxamed7739
    @xasancalimaxamed7739 Před 11 měsíci +1

    Somaliyey aniga barnamijkan waxan u heysta in u yahay musal sal maxa yelay ninkan xalay aya la dalbay side manta lagu arkay wa yab dad mudo kala maqna 1malin lagu helay ya igu fikir ah in u musal sal laga shaqeyay yahay i so jaba

    • @umumuscab5340
      @umumuscab5340 Před 11 měsíci

      Barnamijka marka laso dubo oo labada dhinac soo dhamado kadib aya laso gudbiya

    • @deeqoibraahim3181
      @deeqoibraahim3181 Před 11 měsíci

      Wll jilin kama ahan wiilka sida oo qalbiga ugu oyaayo soma arkin

  • @abdirashidabukar6512
    @abdirashidabukar6512 Před 11 měsíci +1

    Sorry bro dumar aminn makalann

  • @hashimabdi8366
    @hashimabdi8366 Před 11 měsíci

    Nimanoow naagaha iiska ilaaliyo

  • @qnline9179
    @qnline9179 Před 9 dny

    Tan tuug waaye!

  • @jamaadcabdi8618
    @jamaadcabdi8618 Před měsícem

    Sorry 😢

  • @sagalsaid3786
    @sagalsaid3786 Před 11 měsíci

    QOF FILIN JILAYSAY U EGTAHAY NAAGTA ,SIDEEE KU OGAATAY INAY CUNUG DHALAYSO SAAAQIDAD BILAA QALBI AH

  • @baabamaama2533
    @baabamaama2533 Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂qiyaanolay tanwaamidkale

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is Před 11 měsíci +1

    Sorry 😭 😢😢😢

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 Před měsícem

    Cunug. Madhalee. Cunugayga. Ayaankugu. Magac. Daree. Kuti. Inaad. Ugu. Magacdarto. Maxaay. Asaga. Macnaa. Oo. Aay. Uleedahay. Adaa. Og. Walashay. Waxameeshan. Kukeenay. Iyo. Cidad. Iskagadayso

  • @sagalsaid3786
    @sagalsaid3786 Před 11 měsíci

    Sahal maaha cafiska qofka waa in waqti lasiiyo hal barnaamij laguma soo koobi karo

  • @khadarseleban4435
    @khadarseleban4435 Před 11 měsíci

    halimoyinka hada ayaa aminaya gabdhow raga ha isku dirina khiyaanada iska dhafa

  • @ashabela1792
    @ashabela1792 Před 11 měsíci

    Dadkan filiney wadan waa is ogyihin kuligod

  • @muhadinganal2469
    @muhadinganal2469 Před 11 měsíci +1

    Ninka waa laqas booyaa
    Kaqawo gawadha

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 Před 11 měsíci +1

    Ninjilicsan mad dharbaxdid

  • @Raxmogarbiye
    @Raxmogarbiye Před 11 měsíci

    Ala khiyaano badanaa qof bili aadana miyeysan ahayn qoftu base qalbi maleh miyaa😢 sorry wllkey yow

  • @MoktarFarah-le5yy
    @MoktarFarah-le5yy Před 11 měsíci

    Naagtaasi garoobnimo kusoo raadindoontaa miskinkaa xolihisii iyo qalbigisiba way ku ciyaartay dhilada

  • @islambestreligion6225
    @islambestreligion6225 Před 11 měsíci +1

    Been badnaa

  • @rugtanasrullaahi4418
    @rugtanasrullaahi4418 Před 11 měsíci

    Waxaa ladardaaramaa wiilasha soomaali yaa LA aaminin gabdhaha soomaali waa beenaalyaalo nikaaxa marking uudhaco Lee wax siiya

  • @Raxmogarbiye
    @Raxmogarbiye Před 11 měsíci

    😢😢😢😢