Nasriin, Marwadii Dulmanayd! | Xalqadda 3aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 11. 2021
  • Script Writing and Directing;
    Mahad ibraahim yuusuf
    Casting;
    Shacni Maxamuud
    Mahad ibraahim
    Nagiib Mukhtaar
    Mubaarig Jaamac
    Voice Over;
    Ifraax Tuufaal
    Camera;
    Mubaarig Gabyaaye
    Editing;
    Mubaarig jaamac
    Color grading,
    Sound effects and Intro designing;
    Caafi Cabdiraxmaan
    Special Thanks;
    Maxamed Yaasiin
    Maxamed Otaanga
    Huda Cali Banfas
    Faysal Cabdilaahi
    Shaafici Sulub

Komentáře • 122

  • @mahadibrahim
    @mahadibrahim  Před 2 lety +75

    Saaxiibbayaal Filimka horaan u duubnay maaha wax aan maalinba qaybta aan soo galinayno duubayno. Waqtigana sidaas baa loogu talo galay ma kordhin karno oo allready waa wax duuban oo aan waxba lagu dari karin wax laga jaro mooyaane. Wuxuna waa wada sheekaysi oo haddii uu dheeraado waa lagu caajisayaa ee kan sidaas ku dhammaysta oo nagu qaata, filimadda dambena waa ballan insha allaah in aan soo dheerayno. 😍

    • @MunaDagen77
      @MunaDagen77 Před 2 lety +2

      haye wll mahadsanid 🙏😊

    • @faizaali59
      @faizaali59 Před 2 lety +1

      masha allah waligay isma dhihin musalsal soomali ah ayaad saa dhan u xiisay😍 samir kii aan kusugi lahaa alle ha isiiyo

    • @faizaali59
      @faizaali59 Před 2 lety

      lkn ASTAN AYAA SOO HORDHIGTA markaa adi uun maad soodhigtid chenelkn uun mahadoow👨

    • @taliso3228
      @taliso3228 Před 2 lety +1

      Ok wllo mahd 🥰😍

    • @naciimajabuuti7702
      @naciimajabuuti7702 Před 2 lety

      Hay wll qali

  • @cawilburcaawi4026
    @cawilburcaawi4026 Před 2 lety +7

    Sheekadani waa cajiib run ahaantii balse hadii aan ku jiri lahaa booskaaga mahadow nasriin garabkaan u ridan lahaa

  • @hananmohamed4562
    @hananmohamed4562 Před 2 lety +8

    Caawa iyo markale nasriin iyo mahad😰😰😰

  • @raaqiaruun6340
    @raaqiaruun6340 Před 2 lety +6

    Walalkay plz inoo soo bobsiiya xalaqadaha ❤🙏

  • @hafsa147
    @hafsa147 Před 2 lety +7

    Yaqy idinka waaba na nacsiin rabtiin waxa nagla dhaqsada teeda kale daqiiqaha dheereeya 🥺

  • @naimoabdullahi6887
    @naimoabdullahi6887 Před 2 lety +7

    Dhici weyday sidan rabay! 😥😥😭😭💔
    May Allah Protect you wherever you are, wan jeclaa Aragaaga iyo agjoogaa 😥😑

  • @adamhassanabdi3715
    @adamhassanabdi3715 Před 2 lety +2

    Sheekada waad daahiseen waqti dheer ayaad soo deysaan maalinle ha laga dhigo

  • @inahmohamed3747
    @inahmohamed3747 Před 2 lety +10

    Aduunka illahay waxa ugu xun qof ad farxad ina agtisa heshid u guursatey oo mas kugu noqdey allow nasiibka markale i hagaaji😭😭😭

  • @ammimohamed7331
    @ammimohamed7331 Před 2 lety +2

    Soo badi walaal xitaa wax 30 daqiiqo soconaayo ka dhig

  • @xikmaaden7902
    @xikmaaden7902 Před 2 lety +6

    Meedey Xalqadu😏😏

  • @rahmaabdi2689
    @rahmaabdi2689 Před 2 lety +4

    Aad bay nagu yartay mahadow daqiqada no kordhi

  • @bisharoosman7704
    @bisharoosman7704 Před 2 lety +3

    8 minut 2 minutes hees iyo introduction tahay weeye soo badiya wll Mahadsanid

  • @-Kage-
    @-Kage- Před 2 lety +3

    Aad ayaan ula dhacay sheekadan wan sugi la ahay ee no so badiya

  • @dhooleey5312
    @dhooleey5312 Před 2 lety +4

    Wan qiirooday

  • @Somali-Rights-Watch
    @Somali-Rights-Watch Před 2 lety +2

    Daqqiiqada badiya

  • @amiirajaamac2252
    @amiirajaamac2252 Před 2 lety +6

    Waad nagala soo raagteen wlhi waan sugi kari la'ayn If xataa hadaan lala soo dhaqsanayn nOo soo padiya uun taageerayaashina tix galiya😏😏🥺😋

  • @hibaaqnuuraofficial4672
    @hibaaqnuuraofficial4672 Před 2 lety +3

    Daqiiqadaha noso badi mahadaw inaabti

  • @nazim1523
    @nazim1523 Před 2 lety +3

    Waliyaa plz nosoo fasaxa i can't wait ✌😍

  • @kaltuunaliabdi4267
    @kaltuunaliabdi4267 Před 2 lety +2

    Waa idin sideee minite kordhiya indeereyaaal

  • @munahayir8736
    @munahayir8736 Před 2 lety +3

    💔😭😭
    Alla lahasho daranaa
    Hanku laacyo badanaa
    Maxaan riya lahaayoo
    Laabtayda ku burburay

  • @muparikmedia8894
    @muparikmedia8894 Před 2 lety +2

    Wey gaadhee maad fasaxdid
    7:52 bay maraysaa

  • @nimacoibrahimaxamed1827
    @nimacoibrahimaxamed1827 Před 2 lety +3

    inabti la so dheereya

  • @nitaalia272
    @nitaalia272 Před 2 lety +3

    Dhici wayday sidaan rabay😢😢😢

  • @naphizaahmad1599
    @naphizaahmad1599 Před 2 lety +3

    Meeqo bariyaa sugeynay bisinkeew plz ciyoow nagaso daaya prt 4

  • @maryansiidow7276
    @maryansiidow7276 Před 2 lety +3

    Daqiiiqadaha xoogaa soo badiya🥺

  • @osmanabukarhussein2533
    @osmanabukarhussein2533 Před 2 lety +3

    Waan ku salaamay Mahad Ibrahim Yousuf waxaan daawaday filmka Nasrin marwadii dulmaneed oo aad Qoraa, director iyo Actor bo ka tahay Waxaan rabaa inaan Ku dhaha Inta film somali aan daawanay ma arkin jiiliiinkaan oo kale waa waxa hindida ayey dhahaayeen super hitt Nasrin sidoo kale waa atarasho aan caadi aheyn salaan iga gaarsii plz waxaan rabay inaan Ku dhaha waxaad tahay Qoraa talent leh fadlan isku day inaad sameeysid musasal Tariq da galo walibo ugu yaraan 100 ama 150 xalaqo leh Markale waxaan kuleeyahay Horay u soco

    • @mahadibrahim
      @mahadibrahim  Před 2 lety +1

      Mahadsanid walaal in badan. Alle haku sharfo. ❤️ Wax badan inaan soo saarno ayaan ku hawlnahay.

  • @munafani9921
    @munafani9921 Před 2 lety +4

    Mashaallaah soo dhigteen maanta

  • @zuhuur7561
    @zuhuur7561 Před 2 lety +2

    9 mints noharte wali plz noso badiYa filmka 😰

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 Před 2 lety +3

    Wali waan salugayna daqiiqadaha please haday macquul tahay hanolo kordhiyo🙏🥰

  • @mustafesiciid-fg8uk
    @mustafesiciid-fg8uk Před rokem +1

    Daahir

  • @ayaancandirahman6661
    @ayaancandirahman6661 Před 2 lety +2

    waa filam caajiba waa waxyaabo dhaca waxka dhibadan malha markaad guursato qof xun allh igma soo beego qofkanoo kle hhhh

    • @nimcomaxamedjeex6267
      @nimcomaxamedjeex6267 Před 2 lety

      Wan kahelay jilitanka riwayadan lakin waa qiso xanuun badan😪😪🙄🙄

  • @HadyaClqadir
    @HadyaClqadir Před měsícem

    Caawa iyo markale nasriin iyo mahad😢

  • @sowdakayse9679
    @sowdakayse9679 Před 2 lety +1

    I can't wait 😔

  • @quensamra2063
    @quensamra2063 Před 2 lety +2

    Walal soo badiya xoogaa💯

  • @abdirahmanmahamet6584
    @abdirahmanmahamet6584 Před 2 lety +1

    Qaypbti 4 meeseyna

  • @bisharabduljabaar3167
    @bisharabduljabaar3167 Před 2 lety +1

    Plzzz wll qaybtiii 4 noso daaaYa

  • @AbdirashidDCaabi
    @AbdirashidDCaabi Před 2 lety +2

    Hax khalbigaa i dhaqaaqay, waxani waa Missed Call wakhti yar yahay ee soo dheereya; badh jarka naga daaya!!😑

  • @maryansiidow7276
    @maryansiidow7276 Před 2 lety +4

    Wali lama fasaxin miyaaa

  • @zamzamqalif
    @zamzamqalif Před 2 lety +2

    Mhdsanid walaal noo soo boobsiiya qeybta 4

  • @ruweydamohadiinelmi3475
    @ruweydamohadiinelmi3475 Před 2 lety +2

    War ilah Ka cabsadee waxa walba malin walba qayb soo Daya sidan Wax kuma dawan karnee

  • @hodanbae5413
    @hodanbae5413 Před 2 lety +1

    Thanks wll 4

  • @maankaabdi580
    @maankaabdi580 Před 2 lety

    Mahad ibraahin single miyaa mise😁😁 astaqfurrallah suuraha musalsalkii argoosigee abaheed kadib🤣🤣

  • @mahadibrahim
    @mahadibrahim  Před 2 lety +21

    Caawa 7:45 ayaa la soo fasaxayaa insha Allaah.

  • @fahmaalishekq6000
    @fahmaalishekq6000 Před rokem +1

    Sorry ina abti🥺🥺😰😥😥

  • @omarzanaag1739
    @omarzanaag1739 Před 2 lety +1

    😥😥😥😥😥😥

  • @munafani9921
    @munafani9921 Před 2 lety +2

    Four minute baa ka harsan

  • @amaalinaxarbi8937
    @amaalinaxarbi8937 Před 2 lety +1

    Malinkasta sogaliya wll haday daqiiqaduhu yar yihiin adinkoo raliya

  • @istahilaxmed5439
    @istahilaxmed5439 Před 2 lety +1

    aar faraha laydin jar ee waxa soo kordhiya uuf 🥺

  • @safiyacabdikariin6783
    @safiyacabdikariin6783 Před 2 lety +1

    Way nagu ragtay

  • @faadumocabdilaahi6118
    @faadumocabdilaahi6118 Před 2 lety

    asxabey heestan ya qaday

  • @oscarimbombe3864
    @oscarimbombe3864 Před 2 lety +3

    Maanta bn sugayy still iima shaqaynso😪

  • @xikmaaden7902
    @xikmaaden7902 Před 2 lety

    Soo Badiya filimkan😪😪😪😪

  • @abdilahiarashid7584
    @abdilahiarashid7584 Před 2 lety +1

    ❤❤❤

  • @axmedibarahim1142
    @axmedibarahim1142 Před 2 lety +1

    Gumeysi miya wixiyna ma nalo so dhaqsada filimka

  • @yusufismail634
    @yusufismail634 Před 2 lety

    Naga soo fasaxa😍

  • @user-xz9il2yb2m
    @user-xz9il2yb2m Před měsícem

    Ala

  • @ashkar4145
    @ashkar4145 Před 2 lety

    Actor!

  • @shukri-aden
    @shukri-aden Před 2 lety

    🥳🥳

  • @ammimohamed7331
    @ammimohamed7331 Před 2 lety

    😍😍😍😍😍😍😍

  • @nimcaanseeraar4960
    @nimcaanseeraar4960 Před 2 lety

    Mahad

  • @abdullahikhaliif8565
    @abdullahikhaliif8565 Před 2 lety

    Dhici weyday sidaan rabay!

  • @user-lk3nw3ky3w
    @user-lk3nw3ky3w Před 10 měsíci

  • @abdirazakhoussein5385
    @abdirazakhoussein5385 Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @user-se5uf2ke9e
    @user-se5uf2ke9e Před 10 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @nuurtomohamed9094
    @nuurtomohamed9094 Před 2 lety

    oo ma astaan baa ku ogalaty inad so galiso aduu ???

  • @MohamedAhmed-ij3sr
    @MohamedAhmed-ij3sr Před 2 lety

    Lasoco dhakhso party two bro

  • @mousazamzam4603
    @mousazamzam4603 Před 2 lety

    please 4 mee

  • @asiye717
    @asiye717 Před 2 lety

    💔😭

  • @sumayaadanmohamed59
    @sumayaadanmohamed59 Před 2 lety

    Ragga waji malahn eeyaha farxada laga sugayo maba laga helo eeyaha

  • @cadowcabdiraxiin5579
    @cadowcabdiraxiin5579 Před rokem

    Xari axmed

  • @MaxmudSaleban
    @MaxmudSaleban Před 4 měsíci

    😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤

  • @RahmaAbdisalam-jj7lq
    @RahmaAbdisalam-jj7lq Před rokem

    😢

  • @ayaanmaxamed6702
    @ayaanmaxamed6702 Před 2 lety

    Daqiqadaha nagu yar no soo kordhiya

  • @drmohamedhassanabdinor9062

    Sa usugayay waa dalay wlhi

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 Před 2 lety

    Mahadow walalo away barta 4 sow manta isnin mahan

    • @mahadibrahim
      @mahadibrahim  Před 2 lety +1

      Berri habeennimada weeyaan wllo insha allah.

    • @hodanyusuf5342
      @hodanyusuf5342 Před 2 lety

      @@mahadibrahim cawa modayay wan dalay san u so egayay walalo shukaran

  • @AbdinorMuuse
    @AbdinorMuuse Před 5 měsíci

    Sidaan oo kale haddii ay kugu dhici lahayd dhagayste maxaad samayn lahayd. Waliba ayadoo dhab ah

  • @NafisonuurMaxamed-nl4pb

    Qeybta kle kuso dar wll

  • @user-qd9rd3is2l
    @user-qd9rd3is2l Před 4 měsíci

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @sihaamyousuf6034
    @sihaamyousuf6034 Před 2 lety

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @quenbintucaref4708
    @quenbintucaref4708 Před 2 lety

    Filim Io badh😢🥰

  • @faraxabasguul5706
    @faraxabasguul5706 Před 2 lety

    Waxaan aad ujeclaan lahaa habeen dhaaf naloogadhigo musasslka

  • @ifrahizmacil7835
    @ifrahizmacil7835 Před 5 měsíci

    JaH wiilku qalibi wacana 😂

  • @hudahazzan5625
    @hudahazzan5625 Před 2 lety

    😪😪😪😪😪

  • @raaqiaruun6340
    @raaqiaruun6340 Před 2 lety +3

    Walalkay plz inoo soo bobsiiya xalaqadaha ❤🙏

  • @loulamohamoud
    @loulamohamoud Před 2 měsíci

  • @raaqiaruun6340
    @raaqiaruun6340 Před 2 lety +3

    Walalkay plz inoo soo bobsiiya xalaqadaha ❤🙏