Wasiir Juxa "Farmaajo Iyo Khayre Ayaa Go'aamiyay Dhiibista Qalbidhagax".

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Rukumo Channelka Cusub ee Jigjiga Cable
    / @kaaraamardhatv
    I'm Noor Mohamed Abdi, Founder of SSTV Somali, a Somali Native, I was Born and Raised in Nogob Region Somali State.
    I Create Somali News Every day.
    SSTV can be accessed from the Somali Political Reports, Culture and other articles 24 hours a day..
    Please Don't forget to Subscribe, Share And Like #SSTV Somali
    Like On Facebook Page www.facebook.c... Or Follow On Facebook Account / noorqarri
    To Visit: / sstvsomali

Komentáře • 77

  • @abdirahmanyareyare1130
    @abdirahmanyareyare1130 Před 4 lety +4

    Mangiste farmajo Iyo qeyre lawe wayku cabooban
    Abdikarin qalbi dhagax guulayso 👌🙏👏❤️

  • @abdirisakabdulahicali773
    @abdirisakabdulahicali773 Před 4 lety +2

    Thanks sstv

  • @Camanyo
    @Camanyo Před 4 lety +1

    Anigoo ah muwadin somaliyed hadalka uushegy oo kusabsan muwadinimada somaliga waa arin aan layaraysan karin waxan kutalinlaha qofkasta dhagaysta inuu lawadago dadka wax garadka ee arintan udhuundalola somalinimada in hadal lagaliyo waa arin xun🇸🇴❤️🙌

  • @Amina-uo4ux
    @Amina-uo4ux Před 4 lety +6

    Asc Mr Nuur huno hakadaalin kiiska Qalbi Dahab

    • @yaasinismail7956
      @yaasinismail7956 Před 4 lety

      Amina
      Ninka waa dhiibay farmaajo mareexaan Kala xaajooda maxaa meelo kale ugu war wareegaysan wa wax cad maha wax baadhitan iyo dabagal u bahaan

    • @bushrasalaad1969
      @bushrasalaad1969 Před 4 lety

      Qalbi danbas dheh

    • @bushrasalaad1969
      @bushrasalaad1969 Před 4 lety

      @@yaasinismail7956 Iskadaway farmajo ayaa xanun kugu noqday

    • @bushrasalaad1969
      @bushrasalaad1969 Před 4 lety

      Juxa cadhadi xilkalagaga qaday BAA haya

    • @abdirahmanalimohamed437
      @abdirahmanalimohamed437 Před 4 lety

      Amina agah awoowgaa la gub cag dheereey

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 Před 4 lety +2

    Qalbidhagax mujaahid xaqudirira oolagu xadgudbay weeye waxanina shirqoolbuu ahaa loodhigay dawlada soomaaliyeed waxaana kashaqaynayey tigreega iyo jaajuusiintii lashaqaynjiray

  • @cabdallecabdikaafi4215
    @cabdallecabdikaafi4215 Před 4 lety +2

    Allw noo sahy xlka

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 Před 4 lety +2

    Juxe qaa I tahy Ilaahay aqooon malintas wasiirka gudaha ahayd maxaa ugahadliwayday

  • @darenchannel292
    @darenchannel292 Před 4 lety +1

    wlhiii waxaad tahay muwadin dhab ah wasir juxa waxad tahay Somali

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 Před 4 lety

    Khalbidhaxag he needs a justice to accept the governments mistakes.

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw Před 4 lety +2

    Asc wariye
    Nuur
    Mahadsanid
    From
    Dhusamareeb
    Haka Daalin
    In dhiibistii c sh Muse qalbi Dhagax
    Loo Helo musuuliyadaas
    Cid Lagula Xisaabtamo
    Dhamaan warbaaahinta xorta Ah
    Ayaan ku bogaaadinaaa
    In tusaale u noqoto
    Kuwa imaan Doona
    In aysan Ma iibsan Karin

  • @ahmedyusuf865
    @ahmedyusuf865 Před 4 lety +1

    Haday soonalinimadu 7banka kaliya ay noqoto waxay noqonaysaa in xidigta labadalo sababtoo ah iyadaa katurjumaysa soomalinimada

  • @hafsanasser2046
    @hafsanasser2046 Před 4 lety

    Maryam qaasim alle ha ku sharfo, runtii qof qaaaliya baaa thy.

  • @shukriomar5871
    @shukriomar5871 Před 4 lety +1

    FARMAAJE MINGISTE WAA munaafaq tuug maafiyo afminshaar beenaale Ka daab ah oo ilaahay Ka furtay FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU

  • @mahadabdi6542
    @mahadabdi6542 Před 4 lety +2

    Ogaaadeen iyo ma jeer teen baa jaajuus dad ku sheegaya waa aduun gadoon

    • @shukriomar5871
      @shukriomar5871 Před 4 lety +2

      MAHAD Abdi farmaajemingiste iyo reer diini gaajo baa waligood Jaajuus ahaa

  • @bilaalislamiccenter6496
    @bilaalislamiccenter6496 Před 4 lety +1

    Juxa wasiir buu ahaa muxuu uga hadli waayay?!!!

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi Před 4 lety +1

    Isma ogaynoo weysu timid.... Farmajo qof jira maaha ha cadaysto qaladka o xaal haka baxsho... Raganimo waxas u aqana.

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 Před 4 lety +2

    Guul nabad nolol ninkii nabad iyo nolol aarabini iyo ugxantii gabre iyo tigreegu hadilaacaano qaranka soomaaliyeed wuu shaqyn

    • @ahmediinsiyat6254
      @ahmediinsiyat6254 Před 4 lety +1

      Farmajo waaxa uu labaaan haal saano , hadaaana maliintu xiilka kadaagoo xiiisabtaaan aad uu bathaaan ayaa nodaxeeeya I.allah wuuna kashaalayni

    • @shukriomar5871
      @shukriomar5871 Před 4 lety +1

      Aden farax farmaajemingiste iyo qaaqlayaashiisa kuligood waa wada dabadhilka ETHIOPIA waxeeyan moodaan inay wadani yihiin farmaajemingiste iyo qaaqlayaashiisa waa beenaale yaal afminshaariin tuugo maafiyo ah oo beenta iyo burubagaanadhada huuhaad ay shubaayan inay WADANINIMO tahay NABAR IYO NAXDIN DOWN ETHIOPIA DOWN ETHIOPIA DOWN ETHIOPIA DOWN

    • @shukriomar5871
      @shukriomar5871 Před 4 lety

      Aden farax guuldareeyastayaal ilaahay guul kuma siinine fashil buu farqaha kuugu xiree maalin walba waa sii fashilmeeyasaan FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU

  • @darenchannel292
    @darenchannel292 Před 4 lety

    wasir noolow walal

  • @hassandaher896
    @hassandaher896 Před 4 lety

    Farmaajo waa jajuus Ethiopia. Isaga u dhiibay qalbi dhagax cadawka somaliya ee Ethiopia. Waa in sida ugu dhakhsaha badan wadanga loka qabta.

  • @hamdaabdirasaq1349
    @hamdaabdirasaq1349 Před 4 lety

    Raaligalin balaaran qlbi dhagax runtii waa madwaynaha mustaqbalka soomaliya c/karaam shikh muuse qalbidhaga runtii wakhtiga ayaa nakaabaray wlhi

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 Před 4 lety

    We need to now way?

  • @fartunsalahahmed7690
    @fartunsalahahmed7690 Před 4 lety +1

    Wariye ninkaan markuu putland joogo wuxuu shaqaalaha kula taliyaa in putland ay ilaashadaan oo dowlad somaliyeed N0-2 ayuu galiyaa siduu hada wadani iskaga dhigaa mase wareysatit waxey putland dowlad waliba iney u taliso oo ay daneheeda ka fushato ugu wacan wariye iiga soo jawaab su aalaheeyga

    • @maryan4436
      @maryan4436 Před 4 lety

      Listen nin dhulkiisa biyo galin iskuulna ka dhisin xamar qiiro jabaan ku yimaado isku dayo inuu puntland ka dhigo meel sharci oo lin ciyaalakaa shabaab noqdaan asagana uu just rabo record of puntland baa dhulka lagalay fk you and farmaajo

    • @hassenmohamed1841
      @hassenmohamed1841 Před 4 lety

      Fartun wadaninimada khalad kafahantay marka kowad wa inad dadkaga ilashata marka xigtana wa inad waxii lagulaleyahay ilalisaa puntland wa dhulkisa koowaad taafahan

  • @harun7450
    @harun7450 Před 4 lety

    Farmaajo Mr mooge maxaa laga rabaa

  • @rugsanmedia3214
    @rugsanmedia3214 Před 4 lety

    Hadii juxa uu yahay nin ka naxay wuxuu ka nixilahaa kuwii sida arigii la isug soo xirxirayey ee garoowe iyo galkacyo laga gurayey. Asagoo ah wasiir puntland

  • @bossiebadass9890
    @bossiebadass9890 Před 4 lety

    BAR MADOW OO AN WALIGII KA HAREYN FARMAAJO. WAA HOGAANKII UG HOREEYEY MUWAADIN SOMALIYEED AMXAARO U GEEYEY CAJIIB

  • @muktarshugri5096
    @muktarshugri5096 Před 4 lety +1

    FARMAAJO SHACABKA SOOMALI
    QULUUB TOODA AYUU DHAAWACAY

  • @ibrahinosman3722
    @ibrahinosman3722 Před 4 lety +1

    Malintaas maxad isu casili wayday hadaad run sheegeyso qa inyoo

    • @shukriomar5871
      @shukriomar5871 Před 4 lety +2

      FARMAAJE MINGISTE AYAA AH KHAA,IN WADAN KHIYAAMAY SHACABKA SOOMAALIYEED JAALE HADUU QOF INUU IS CASILO KU HABOONEED MADAXWEYNIHII UMADA SOOMAALIYEED AY XILKA U DHIIBTEEN EE MUWAADIN SOOMAALIYEED OO UU MASUUL KA YAHAY INTUU INDHAHA IYO LUGAHA KA XIRAY BUU GUMEEYASIGA ETHIOPIA KA IIBSADAY HADUU QOF INUU IS CASILO KU HABOONEED FARMAAJE MINGISTE MARKII XUKUNKA LOO DHAARINAAYAY FARMAAJE MINGISTE WUXUU KU DHAARTAY INUU DIFAACAAYO DALKA IYO DADKA BA FARMAAJE MINGISTE WUXUU GACANTIISA MIDIG SAARAY KITAABKA JAAMACA AH FARMAAJEMINGISTE WAA KHAA,IN MUNAAFAQ TUUG MAAFIYO AFMINSHAAR BEENAALE KA DAABKA AH EE ILAAHAY KA FURTAY FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU FASHILUU

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 Před 4 lety

      @@shukriomar5871
      Adigu maxaa tahy

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 Před 4 lety

      @@shukriomar5871 juxe waa ninka dhiibay qalbi dhagax

  • @mohammedogle181
    @mohammedogle181 Před 4 lety

    Juxa waa nin lafaayarey waxba katana qori karo

  • @hafsanasser2046
    @hafsanasser2046 Před 4 lety

    Dadka injirta ugashay soomaalinimo hadii la dhiibaayo cid baxsan banba garanayn

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 Před 4 lety

    Iigu gudbi soomaaliweyn aragtidaas hadey somalinimo jirto

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 Před 4 lety

    Kkkkkkkk waxbaa ka dhcay

  • @hassenmohamed1841
    @hassenmohamed1841 Před 4 lety

    Juxa wa hogamiye wa qiciya

  • @shakrapoi2828
    @shakrapoi2828 Před 4 lety +2

    Waziir warka aaad hada inooo sheegeeysid waxeey aheyd shalay markaa waziirka aheyd inaa noo sheegto
    Hada kuma aaminyno
    Waxaathy caloooshiis u shaqeeyste markii system ka aaad ka baxday
    Ha noo jilin inaa wadani thy
    Marka xilka haysay ayee aheyd inaa qadiyadaada muujiso
    Xilkaagaba ku waaaye
    Balse markii xilka lagaa qaaday wadaniyadnimada aaad jilayso inga daaa

    • @bossiebadass9890
      @bossiebadass9890 Před 4 lety

      kuwa dhiibay maxay u sheegi waayeen juxa waa ahaa wasiir waxana loo ceedhiyey dastuurka ayu ku adkaa

    • @bossiebadass9890
      @bossiebadass9890 Před 4 lety +1

      yaa wareystay oo waydiiyey balse marka iska maageyso shaqsi somaliyeed. imisa hadda dawlada ku jira oo hada la wareystay.

  • @fartunsalahahmed7690
    @fartunsalahahmed7690 Před 4 lety

    Juxa farmajo wuu ku kacsan yahey xilka laga qaadey ayuu juxaa u xanaaqsan yahey adiga nin xil laga qaadey maxaa wareysi ula yeelataa wariye far ayaa kugu godan

    • @muscabonlf6499
      @muscabonlf6499 Před 4 lety

      Nin xil haayo makula tahay inuu runta kahadlayo haduu kahadlase xilkiisaa umaqan

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 4 lety +2

    Waligay farmaajo madax wayne ma dhihin qayrena kaba daran in ladhaho uma qalmaan waa qaaimu wadaniin maafiyo ah wadanka qaribaayaan

  • @mahamuudhasan1119
    @mahamuudhasan1119 Před 4 lety

    J ⁰

  • @abdirahmanyareyare1130
    @abdirahmanyareyare1130 Před 4 lety +1

    Noor walal tabit abdi waraayso arinta qalbi dhagax ayuu wAx ka ogyahay maa daama oo ahaa duqa magalada mugdisho

    • @nadiya078
      @nadiya078 Před 4 lety

      Abdirahman yare Yare aqas maxa afka ugu tahe Thabit abdi adeer ragga dhibay waa la yaqana hdl uma bahno haso galin mesha

    • @abdirahmanyareyare1130
      @abdirahmanyareyare1130 Před 4 lety

      Maya walal xog ayuu hayaa madama oo ahaa duqa magalada xiligas
      Hadana nairobi ayuu kuu sugan yahay

    • @nadiya078
      @nadiya078 Před 4 lety

      Abdirahman yare Yare la socto lkn Thabit in uu san shaqo ku lahen Tasna umada dhan ba wada og

  • @leylahilowle2168
    @leylahilowle2168 Před 4 lety +1

    WALEE WARKII LA SUGAAYEY UMA XUMA !!! HA IS DALDALO OO HA DAFIRO IN UU XATAA DHIIBAY AMAR OO 16JIR AH OO LABA BILOOD KU HEYSTAY VILLA KUFSI OO HOOYADEED WEYDIISATAY DHAQTAR SI UUSAN UGU CEEBOOBIN U DHIIBAY DENMARK HOOYADII DHAQAN CELINTA U KEENSATOON OGEEYN ALLE QAADE NAGA HOR WARWEEG OO DHIIGAAGA HA NAGU TUUGIN UF.

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 Před 4 lety

    Juxaa xilkiisii markuu ku fashilmay meelahaa haka nacnacleeyo

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 Před 4 lety +1

    Kan nuur layiraahdo kumanaan nin oo ONLF ah waxa dhiibay jamhda hargeysa iyo maamulka garoowe xiligii faroole ragbadana waxaa lagu laayey saylac agteeda waxa tigreega kagacansiinayey jamhadii siilaanyo kamahadashid maxaad qalbidhagax uwadwadaa

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 Před 4 lety

    Qadiyadaasi halkay kudanbaysay waatii afwayne migiste usexeexay 1987 kii jabhadaha soo caydhi dhulkama qaado

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 Před 4 lety

    Nuuroow wixii dhibloogeystay ONLF kama hadashid iyo ciddii caadada kadhigatay maxaad qalbidhagax xadiiska ugadhigatay waxaad uga danleedahay waalagu ogyahay asxaan umahaysid ONLF

  • @ahmedsomali3746
    @ahmedsomali3746 Před 4 lety

    War ninyohow sharcigan wlh hala lakeeeno waaa sharci fcn wlh

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 Před 4 lety

    Ninkan si curuur curuur ahbu u sheekaynaya

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 Před 4 lety

    Daarood daarood dhiibay maxaa Somalida dusha uga wadasaraysaa

  • @xaqdarowaran8822
    @xaqdarowaran8822 Před 4 lety

    Juxa waa tuug lagu qabtay lacag uu xaday Farmaajo sidaas baa looga eryey wasirnimada TUUG TUUG DHALAY