Dalka Qadar wax malaga barankaraa | Waraysi muhiim ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Dalka Qadar wax malaga barankaraa | Waraysi muhiim ah

Komentáře • 28

  • @calimadarchannel
    @calimadarchannel Před 2 lety +11

    Dalka qatar waa dal yar oo nolshiisu qaali tahay sidaa daraadeed dadka wax ka baran kara aad ayay u yaryihiih, anigu waxaan wax kasoo bartay DALKA PAKISTAN soomaali aad u badan ayaa wax ka baratay , aniga jaamacad Engineering aan ka dhiganayay waxaan ku ahayn 70 arday, noocyada kala duwan Civil, Electrical, Mechanical,Petroleum, Chemical,Architecture waana dad aad u ixtiraama oo u tixgaliya dadka muslimiinta, Su,aasha ugu horeysa ay ku su,aalayaan waa muslim ma tahay.

  • @mohamedmohamudhussein2411

    Mahadsanid Eng Abdiwali sidoo kale walaal Suhayba aad baad u mahadsantahey.

  • @faliselmi4787
    @faliselmi4787 Před 2 lety

    masha allh abaayo iyo wll abduwali wax wanagsan ayaa bulshada uweysaan hormar wacan 🎉

  • @m0stf33
    @m0stf33 Před 2 lety +1

    In The best 😊♥️

  • @maxamed-karamaa.xasan.3657

    Mansha'allaah, mahadsanid abaayo Suhayba M. Badqas. Ustaad Cabdiweli Khaliif, aad baan ugu xiranahay Channel-kiisa. Waa nin dhalinyaro ah oo aqoonta la nool, dhiirigelinna u ah dhammaan dhalinyarada aqoonta jecel.

  • @abdullaabdulla3788
    @abdullaabdulla3788 Před 2 lety

    Bangladesh Muslim AL-FOUZ Shahabuddin Noakhali maijdi 🇧🇩🇧🇩🇴🇲🇴🇲🕋🕋

  • @kaahoxajiyusuf3611
    @kaahoxajiyusuf3611 Před 2 lety

    Masha allaah

  • @ifrahabdi9616
    @ifrahabdi9616 Před 2 lety

    Masha allah

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed6429 Před 2 lety

    Masha Allah

  • @habargidirboylandheerebana9906

    M.a wll

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Před 2 lety

    Thanks Suhaybo wlal
    Dumaashi hore

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 Před 2 lety +1

    M.alH

  • @somalia641
    @somalia641 Před 8 měsíci

    Abaayo dubai na warbixin noga keen adigo mahadsan walashay

  • @yakubahmed1629
    @yakubahmed1629 Před 2 lety +1

    Dalkan diinta Malaga barta

  • @abdinaasir8032
    @abdinaasir8032 Před rokem

    Lam barka c/wali ayan ubahnaa

  • @xamarwene4301
    @xamarwene4301 Před 2 lety

    Wey saxanyihin faracodee ilalinayan yahudawa waa saas

  • @muhdinmohamedyuusuf4105
    @muhdinmohamedyuusuf4105 Před 2 lety +1

    Suheyba abaayo ee kenya qof jooga noosoo qabo dhanka shaqadana diiradda soo saar wax barasho maahe

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas  Před 2 lety +1

      Insha Allah walaal. Mahadsanid

    • @baajichannel9899
      @baajichannel9899 Před 2 lety

      Asc ustaad suheyba waad mahadsantahay qof masar jooga nosoo qabo dhinaca waxbarashadana wax ka waydii

  • @mahaddhagacade1602
    @mahaddhagacade1602 Před 2 lety +1

    Wadanka Qatar🇶🇦 hadunu passport Una bixin maxay somalidu Ku jogan visa mase wuxuu leyahay refugee card midaasne inuu no cadeyo ahed🥰🙏

    • @mowlidwardiye8616
      @mowlidwardiye8616 Před 2 lety +1

      Walalky passport somaliga baa daganasho laguugu dhufanaya. Wadamada ķhalijka oo dhan ah ma bixiyan passport sida Qatar and Kuwait

  • @maxdar11
    @maxdar11 Před 2 lety

    Qof masar jooga inoosoo casuum wllo

  • @abdinaasir8032
    @abdinaasir8032 Před rokem

    Sxp telkaaga iisoo gudbi

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 Před 2 lety

    Qaabab sidee loo imanaya visaha waxbrshada oo kale

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas  Před 2 lety +1

      wcs abayo uu ku sheegay wareysiga wadadhageyso. Mahadsanid

  • @habargidirboylandheerebana9906

    Suheyba baqdas bbc ma tahay wll mise isku magac tihiin