Kulmiye xafiisyada ugu sawirnaan maayo e dagaal culus baan galayaa, waxaan.." Sam Sam Wadani

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Komentáře • 37

  • @maxamuudcumar5330
    @maxamuudcumar5330 Před měsícem

    Guulayiso mujaahid samsam qaran geesiyada qaran guuli iyo gobanimo jamhuriyad somaliland congratulations viva mbc

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 Před měsícem

    MAANSHAALAAH GABADH GARXAJIS TOLKEED GARXAJIS WAXAY U SHEEGTAY IN XAARWALWAALKII SNM EE KULMIYE MEEL XUN KU DHINTAY OO UU KU BAABAY OO AAY TACSI RABTO IN LOO DHIGO XAARWALWAALKII KULMIYE. MAANSHAALAAH GARXAJIS WAA FARXADIISA KULMIYE DHIMASHADIISA.

  • @user-ow2qo9ru3o
    @user-ow2qo9ru3o Před měsícem +2

    Alla xumaa hungurigu markuu meel walba kaa galo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před měsícem +1

    Muuse biixi waa saqajaan ee waxba habaryar ha Ku meereysan gabadh busaarad hayso oo rabta waxooga lacag ah uun weeyi

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d Před měsícem +1

    Nayaahee iska qaado lacagta calanka aduu maad dhaline sheeko xumaa wuxu sheeko xumada meesha kaladhaqaaq calanka wadani ayaa leh lixle weeye calanku

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df Před měsícem

    ❤❤❤❤❤mnsh allah guul somaliland

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 Před měsícem +1

    Doqon

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před měsícem +1

    Kulmiyoow hadaad gob tihiin gabadhaa jeebka gacanta haloo galiyo deyn badan baa lagu leeyahee

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 Před měsícem

    MAANSHAALAAH KULMIYE HALKU KU BAABAY EE UU KU DHINTAY OO GABADH GARXAJIS AASTAY HADANA TACSI U DHIGTAY DHIMASHO KA DIB❗️

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před měsícem

    Inantan waa lixle oo Gabdh ah Allaya raxmee waxey ka doortey Qaranka iyo Qaran dumis Wadani waa Qaran dumis iyo wax kasta la socdaa tariikhd iyada is qortaa

  • @user-sg5np8xe9h
    @user-sg5np8xe9h Před měsícem

    Acuudu billaah naawax iskulahadh inasha allaahu kulmiye iyo muusaba waytagayaane

  • @AwohashiAbdi-xr1gf
    @AwohashiAbdi-xr1gf Před měsícem

    Samsamey isaaq iyo samaroon qofkasta oo dantiisii garanyaa maanta kulmiye h codeeyo waayo midnimadii somaliland er 33 sano loo taagnaa
    burburaysaa hadii aan kulminerte lagu calin,

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d Před měsícem

      Maxaa burburinaya marka wadani soo baxo???

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf3209 Před měsícem

    Waad iimaan qabtaa guulayso ha jirto ha guulaysato ilaahaw soo hadee inta inaga sii jeeda sharkood waa khayr waddani

  • @user-fp8wh5ss1u
    @user-fp8wh5ss1u Před měsícem +1

    Muuse wuu tagaye baroorta horaa uso aragnay gooja cade

  • @MohamedAhmed-z7d6t
    @MohamedAhmed-z7d6t Před měsícem

    Guuuuul samam

  • @maxamuudawmaxamed7075
    @maxamuudawmaxamed7075 Před měsícem +1

    Muuse.waakudaayay.inaneey

  • @mrreality1886
    @mrreality1886 Před měsícem

    The so-called Somaliland is heading to ROAD TO THE HELL:
    Challenges -
    1-Muse Biixi
    2- SSC
    3- Somalia
    4- Jabuuti
    5- Jabhada Awdal
    6- Alshabaab
    7- Xuuti Yaman
    8- Hubka Caabudwaaq
    Most probably the child born in a war and conflict in Xarshin He Will die in a war and conflict in a refugee camp.
    He will never see peace in his entire life.

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Před měsícem

    Cac cac Zamzam waatee Muuse waa kee ka kala soocay hablaha habaryoonis iyo kuwa cidagale ee reer hargeysa togdheer hablaheeda bacad iyo dhurwaa loo dhigi maayo kuwa reer hargeysan dhiiga iyo dheecaanka ka soo baxa togdheer lagu biilimaayo

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 Před měsícem

    Samsam, be careful Muuse is a snake 🐍

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 Před měsícem

    Waxlalaha madaxweynuhu reer abtixumaye inad cebta tirtirtaa lobaahanyahay guulayso samsamey

    • @cabdiaskari1640
      @cabdiaskari1640 Před měsícem

      @@hassanmohammed4015 cigaal iyo muuse abti xumaa

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x Před měsícem

    Waar inanta. Cayda. Ka daaya xishooda 3:39 3:39

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Před měsícem

    Walee waa beentaa kuwii olalaha u horeeya ku qaaday ee raga uga soo horeeyay waa dumarka ciidagale een cagahaba dhulka u dhigin iyo ninkii reer aadan cabdi ee buugii ninka isaxaaq gabaygiisu ku qornaa ku xagxaganayay isaga iyo guri barwaaqo oo isagana garxajisku dhalay idinkaa inamada naaskiina jaqa laydinka taag waayay ragiinana heerka ay joogaan joojiyay inta aflagaadada iyo buunka qabiilka tuntaana waa raga ciidagale ha u badnaadaan abokor muuse markaa muuse dhab reer uu ka dhashay iyo mid dhashaytoona kuma fadhiyo ee geesinimadiisa ayuu gidaar walba la joogaa iyo waayo aragnimadiisa iyo dal jacaylkiisa adigana tolkaa markay kaadhkii karxajis kugu xoqdeen bay dabada kaa soo laadeen ee iska nafis isaaq ama reer somaaliland ba way is barteen dhamaan kulmiyana habaar iyo duco midna uma baahna markuu wadani dhibka geysanayay eed sheegayso sowdigii shidhka u fadhiyay markaas bay kuu ekayd inaad is casino ood qiimo dadka u yeelan lahayd laakiin hada cidina kaa dhegaysan mayso qaylada.

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Před měsícem

    Akh,waxasi, waakushubo lacag.

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Před měsícem

    Sool kiigooyey kirweeye.

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Před měsícem

    Muuuse wuxu,ushidaa dalka, anaaleh.
    Dameer, malablasaaray waa kir.
    Dalku,dumee dayaay.

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said6584 Před měsícem

    Lakiin muuse isgaa kaa da' weyn!

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 Před měsícem

    Inaad gobtihin waxanu ogaandona markad cod siisan muuse biixi cabdi

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d Před měsícem +1

      Tii hore maxaanu kafaaiiid nay??

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret Před měsícem

    Gunxajiis marba meel ha ka qatliyaan war dadkii aad layseen iyo cali saahid waa la ogyahay markaasay ku leedahay waa libax

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d Před měsícem +1

      Dadkee calisaahid maxaad kadoonta afoot gidhays u dhashay faduul saw maaha😂😂

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Před měsícem

    Kirta,muuse kirtan.

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 Před měsícem

    Neeeeecda nacala kugu tala

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Před měsícem

    Afmiishaarnimada jaamacad ayd uga so baxdey kkkkk