GARAAD JAMAC O GANTAAL KU DHUFTY MUSE JUDAN & ISMAACIL O PASBORKI KA URURIYAY CABAADWEEYNTI KARBAASH

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 98

  • @sarahahmedgarbiye5069
    @sarahahmedgarbiye5069 Před měsícem +10

    Masha Allah habaryar
    We love you
    Noolow noolow

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 Před měsícem +1

    Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam Salalaahu caleehi wasalam ❤❤❤❤

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Před měsícem +3

    Waa sax waa sidaas runta wax waqooyi la dhaho ma jiro nin waliba qabiilkiisa Daarood iidoor uma dawladeen karo qabiil walba isagaa isku ah qaran SSC KHAATUMA STATE OF SOOMAALIYA VIVA GUUUUUUUUUUUUUUL MAASHAALAAH

  • @AliAhmed-zo1mc
    @AliAhmed-zo1mc Před měsícem +1

    DHAMAAN DAWLAD KU SHEEG WAA IN LA TAAGA MAXKAMAD QARAN ❤AWDAL STATE ❤ GUUUUUL SOMALIA HANOLATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @FaizaNalayeh-fs7em
    @FaizaNalayeh-fs7em Před měsícem +2

    ManshaAllah garad cali Allahay ishood ha kaaduwo Amiin idoor gabalkoodii baa dhacay amiin 💪🏾💪🏾💪🏾 guul guul 💪🏾💪🏾

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 Před měsícem +2

    MashaAllah you right brother ❤️

  • @CumarCalinur
    @CumarCalinur Před měsícem +5

    aniga iyo adigu waxaanna hay iskuniyad ee cadewgaa unoolaaw

  • @shamlandhaqane9836
    @shamlandhaqane9836 Před měsícem

    اللهم صلي على رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 Před měsícem +2

    ASC AADO SALAADII DUHUR BAA WALI JOOGTA . SALAADII CASARNA WAY NOO SOO GALAYSA. WAXA TIRAHDAA HADAY SALAADU IDIN JOOGTO SOO TUKADA. THANK YOU AADO.

  • @user-ty2jg7ro2n
    @user-ty2jg7ro2n Před měsícem +1

    Masha allah garad jamac gulayso

  • @MFP14
    @MFP14 Před měsícem

    Sallaahu caleyhi waslim Sallaahu caleyhi waslim Sallaahu caleyhi waslim

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n Před měsícem

    Maashaa alaah alaha xafido garaad jaamac garaad cali allahuma aamiin

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z Před měsícem +4

    Garaad Jaamac Garaad Cali cadowgii argagixisada SNM idoor waqooyi wajiho wax Naga dheexaya majirto guuuuuull SSc khatumo❤🇸🇴❤️💪💪💪💪💪

  • @Umo580
    @Umo580 Před měsícem +2

    IDOOR WAY IN QILAABI RABEEN ISMAACIL GOR ROON BUISKA GAADHEY IYAGO KUGABANAYA INA. XAD❤❤❤

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Před měsícem +1

    Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před měsícem

    INAADEER BOODHARI GARAAD JAMA ALI WUXUU TIRSANAYAA 019:TOBEN GARAAD.FROM GARAAD SHIRSHOORE 🦁

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Před měsícem +1

    MaashaAlaah Guuuuuuuuuuuleyso Garaad jaamac

  • @sademohamedelmi7099
    @sademohamedelmi7099 Před měsícem +1

    Anigo cishe wan tukaday ma sha allh

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Před měsícem

    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 Před měsícem

    Asc wr edo mcn setahey noloowe edo mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuul iyo gobanimo qaatumo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @walalhamza1830
    @walalhamza1830 Před měsícem +1

    Wlhi garadka caadi maha

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před měsícem

    Mnsha allah tanu gantaal waa dhaaftay,ee waa nucleaire

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před měsícem

    ASC S SARE 👋👑👑🐎🐎🐎🐎🐎🐎SAREEYE GUUTO C FATAH WERIYE CULUS AND FALAQEEYE 👑🦁

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n Před měsícem

    Snm alaha jabiyo dhibtooda umadda soomaaliyeed alaha lama arag iyo lama maqal alaha ka dhigo allahuma aamiin sideed billed ayay caruur iyo hooyooyinka laas caanood xabad la dul joogeen

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 Před měsícem +1

    Garaad Jaamac xaqiiqdii buu kahadlay waana run dadkan layidhaahdo isaaqa hadistaan maamulkooda!!

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem +3

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před měsícem

    👑👑👑👑👑👑👑🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁HARTI LAND AND SOMALI WEYN 🐯🇲🇵🐯JAW

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd Před měsícem

    Hada. Khabar. Xilwa. Afkedaykaldaysanwayda. Qaranka. Safana. Qashinki. Dabayshuracay. Huh. Barakigi. Waxbaqabsady

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před měsícem +1

    GARAAD JAMAC BEEN MA SHEEGIN. XAGU U SHEEGAY N8MANKA RIYADA KUJIRA😂❤❤❤

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 Před měsícem +1

    WALIGIN HA RUMEYSANINA GEELE RUWAYADISA BEERLAXAWSIGA AH, ., HA ILOOBINA 34 SANO ILAA HADA NINKA DIBINDAABYADA NAGU HAYE OOAAN KA DEGI LA,NAHEY, FARTANA UGU YEERA MADAXDENA,OO XARUNTI NALAGA XUKUMEY KA DHIGEY JABUTITA YAR.

  • @oulianovoulianov531
    @oulianovoulianov531 Před měsícem

    Yes

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n Před měsícem

    Boodhariyow ka daa (waa xadiis)xadiiska wuxuu ku ekaa markii nabiga caleyhi salaatu wa salaam ruuxiisa shariifka ah la qaaday laakiin oro garaadka xaq buu ku hadlay oo kaliya hana galin tahlukah taasi adigaa nayiri sow maaha eedo

  • @maryammohammed1605
    @maryammohammed1605 Před měsícem +1

    GUUL GUUL GOBANIMO AFKA ALE KAAMA GOOYO RUNTA USHEEK

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před měsícem

    waa in kuwah Argagixisadah ah Adunweynah lo shegah Argagixisadah snm sih mel walbah logah so xiroh

  • @magangeedi6686
    @magangeedi6686 Před měsícem

    Allah maxaa nacayb kaa buuxa leef leef garaadlaawaha umadii wada daganayn dagaalka gala maxaa laga dhaxlay war aakhiro ha ku seegin

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Před měsícem +1

    Barakalah fiikum❤

  • @Mahdidaheye143-pe3tq
    @Mahdidaheye143-pe3tq Před měsícem +1

    Taliye safarada somaliland ee Djibouti albaabada ayaa loo xidhey

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 Před měsícem

    Masha Allah tabrikallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryammohammed1605
    @maryammohammed1605 Před měsícem +1

    ❤❤❤❤❤

  • @JeebleSaqiir-fv5lo
    @JeebleSaqiir-fv5lo Před měsícem +1

    Waa sidaa war culus

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Před měsícem

    War cumar ha isku aaminina oo ha soo dhaweysanina woow hartiyow iska jir ❌❌⁉️

  • @user-gj9rg9ex3l
    @user-gj9rg9ex3l Před měsícem

    Wlhi waa talo fcn haduu xildhibaan ina abiib aado xamar baa fcn

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd Před měsícem

    Maya. Musqdishomadayo. Wayo. Awdal. Ocalanka. Beluga ah. Lagatagayaa. Markasuxildhiban. Awdalkanoqonayaa. Gul. Garadjamac

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW Před měsícem +1

    Badhi-weeynta, hoos.

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Před měsícem

    Ma cumar geele waa masiibo inuu xasan dhiiqo ay u dhamaanayso ayuu arka waa mid aan naxayn cisman ee waxba yuu daarod leef leefin jinka

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 Před měsícem

    Ismaaciil Cumar Geelle is not easy 😂😂

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s Před měsícem

    Snm way ogyihiin in ay maamul gobolleed tihiin afxummada iyo beentii ay dhashoodana ku ababiyeen wanna dhamaatay

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 Před měsícem

    Hororka ka daa ina abb
    Kkkkkk

  • @caliyasin4696
    @caliyasin4696 Před měsícem

    AF KU XOOGLE SIDA DUMARKA. I WILL SEE YOU VERY SOON IN YOUR CITY MARKA WAX KU HADAL. NAAG FOQAL NAAG. AND OGO THE WAR HAS NOT FINISHED SO HOW DID YOU WIN

  • @kaltoonabdirahman7704
    @kaltoonabdirahman7704 Před měsícem

    Cuudur isaaq dawaa maaley eego eego

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Před měsícem

    GUUL SOMALI WEYN GUUL.I.A.

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 Před měsícem +1

    Waar haysku halaynina ismail horor

  • @shamlandhaqane9836
    @shamlandhaqane9836 Před měsícem

    Ha danbabin xadiska kula fuduuda

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 Před měsícem

    War yaa garad Jamac haysku dherrarin langab hahow

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd Před měsícem

    La. La. Awdal. Lamamidobayso. Wayo. Waxwxlagudarsadomaha. Abadan. Waxbakumadarsanayno. Mustaxil. Anagu. Itobiyan. Manihin

  • @ahmedmahad3197
    @ahmedmahad3197 Před měsícem +1

    😅Ismail koronta

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem

    Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax ❤❤❤

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 Před měsícem

    Hadaa godka oogu galay…. X3

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před měsícem

    ISMAACIIL HA GULEYSTO❤. DAD BILAA ABAAL AH OO OROM IYO AMXAAR SHEEGTAY MAXAA SOMAALI KA QUSEEYA ?😂. HALOOLA DHAQMO SIDA CADOWGA UMADA SOMAALIEED 😂

  • @abdikarimabdulle8015
    @abdikarimabdulle8015 Před měsícem

    Cumar carte qaali dheh

  • @BURALE2000
    @BURALE2000 Před měsícem

    mas baan daad kala hadhay hhhhhhh.

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 Před měsícem

    futadaada u sheeg

  • @user-co3rr1jr7v
    @user-co3rr1jr7v Před měsícem

    Maashaa allaah tabaarakallaah 🤲 🙏 💪 👍 🤝 👏 🙏xurmadle al sayid geesiga halyayga cadawga iyo nacabka jebiye garaad jaamac garaad cali xafiduhullaah aduunka iyo aakhiraba illaahay idamkiisa 🤲
    Garaad jaamac garaad cali halmar oo uu hadlo ATOMIC BOM ayuu ku noqdaa cabaad waynta habro bahal ee argagixisada somalidiidka
    hargeysa kkkkkkk

  • @MohamedMohamed-qf1xg
    @MohamedMohamed-qf1xg Před měsícem

    Caadi matihid 😂

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey Před měsícem

    😂😂😂😂😂 cadeeyn ma u haysaa in pasporki lagala noqday mise waa warka social media madax yarta dhulbahante lagu sirayo umadan walan ee jabuuti oo la dagaalaysay oo an jeclayn in la geeysto jabuuti oo sidi la doono laga samayato

  • @maryanali6192
    @maryanali6192 Před měsícem

    Munaafiq jabuuti maxa yaal kulayl iyo kaneeco dadkiisii ayaa dhibastaysan oo gaajeysan ,garad lawe dagaalka gala weji yuhuudle afka cadaaday dabaduna wey cadaan abaalkiisu waa naar ,muuse biixi waa geesi cafimaad ,quruxiyo qalbi wanaagsan ilaahay SWT dalkiisa iyo dadkiisa aaminay ,yurub iyo mareykan umuu dawaro tegin

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před měsícem

    WAR DADKU WAY IS DIRIRAAN. ISMAACIL IYO REER JABUUTI WAA SOOMALI. ANAGU AMA AANU IS DILNO AMA AANU IS DEYNO HADAANU NAHAY SOMALI😂.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před měsícem

    Waa runtii iidoor waa kuwii israel sheegtay,marna Oromo Laftii Nagaa

  • @amansayonarahfaridamanaf7797

    Asc waalool

  • @zayanasabsohane2218
    @zayanasabsohane2218 Před měsícem

    😂😂😂😂 IOG

  • @rimaaseey
    @rimaaseey Před měsícem

    Farmaajo soo noqonmaayo ee boodhariyoow war yuusan kaatagin neesha unukaa leh ee laqabso nolosha cusub

  • @samdaani
    @samdaani Před měsícem

    Rais Ismail Omar Geelle
    Is coming back the right time
    Guul jaalle geellee

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před měsícem

    HIHI😂😂😂. HADUU BUURMADAW ISASOO QAADAYAA MARKUU MAQLO GARAAD JAAMAC. HIHI😂 GARAADKUNA UMA JAWAABO OO WAXBA KAMA SOO QAADO BEENTA UU KA XISHOON ISAGOO TAARIIKHBA AQOON😂

  • @fardowsaabdullahi6033
    @fardowsaabdullahi6033 Před měsícem

    Boodhari waa itixaan kkkkkk

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 Před měsícem

    Boodhariyoow. Eeddo waxaa khuraafaadkaas loo akhriyaa waa dadka yar yar ee 40 jirku ugu weynyahay Dadkaas aad baa loo madaxmaray taariikhdooduba waa 1991 dii iyo wixii ka dambeeyey Layaab ma leh dembiga waxaa leh kuwa gabgaboobey ee haamaannada noqday

  • @sarahahmedgarbiye5069
    @sarahahmedgarbiye5069 Před měsícem

    🩷💟💕

  • @Mahdidaheye143-pe3tq
    @Mahdidaheye143-pe3tq Před měsícem

    Taliye iga karbash

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 Před měsícem

    NIN WALBA GURIGIISA HA XAAQ XAAQDO WAX LA YIRAAHDO SOOMALILAND MA JIRO BY BY MARQAAN LAND RIYO AYAAD KU NOOSHIHIIN😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey Před měsícem

    😂😂😂 ismaaciil geele ma dhulbahante waalan bad mooday oo pasaboor ka qaadaya muse biixi 😂😂😂😂 caqli yaraa dadku

  • @sarahahmedgarbiye5069
    @sarahahmedgarbiye5069 Před měsícem

    Kkkkk😂😂😂😂

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 Před měsícem

    Ismaciil nimanka paasaboorada ka qaadey iyo wixi uu yeelo muuse juudan iyo wixi la halmaala, UJEEDO ISAGA U GAAR AH Bu KALEEYAHEy,hartiyow yaan lagu jadmin! Dadkan iyaga wada dhashey! DIGTOONAADA😡🤬😡🤬

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před měsícem

    ISMAACIIL WUU KU JOOGA IN UU NIMANKA AMXAAKA NOOSOO JIIDAYA KA FUNDHIYO BAASABOORADA. HADEE AMXAAR HA NOQDAAN ILEEN SOMAALI MABA AY AHEE😂

  • @user-ri1dy6lg5e
    @user-ri1dy6lg5e Před měsícem

    bulaacad borash cunay af baaldi

  • @NimcoXasan-m4v
    @NimcoXasan-m4v Před měsícem

    😂😂🤣😅

  • @Ridwaanbiggie
    @Ridwaanbiggie Před měsícem

    Af siileh 😂

  • @ZamzammMahamuud
    @ZamzammMahamuud Před měsícem

    Dee kani haduu dhashay caruuraya canta baraday

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 Před měsícem

    Is top horere kadaa ismaciil geesi markeen aan leefleefenaa

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music1564 Před měsícem

    good

  • @user-mp8ly5gp5f
    @user-mp8ly5gp5f Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @idilahmed3570
    @idilahmed3570 Před měsícem

    😂😂😂 Xaar Wayne garadalawe Midinimo ma jirto dowlada gacankurimisa, argagixiso, badhayo culus Daaraf doqon mawaaye Albaaka way udhamaaty adiga iyo abaya a judana SSC waa S/land Xadkuna waay yocada iyo garee Gadabursina hadalkaga maqlimayo waS/land hoyadaba Cabad wana argagixisada iyo Yaayashid shina wa u dhamatay imacillawadigolaha sLand ayu casita Sakhran killed Walt’s garan ka sakhranka iyadiga furay kumuqato Carla isku celiya.😂😂😂😂 Yatayo shidan shod Xawayan Beenale qomaluud way ku dhamato ankahadhy Ha Odin 😂😂😂

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Před měsícem

    Heye! Heye! Ninkani soo "Ismaaciil horror" ninkaad ugu yeeri jirtay ma ahan. Waaxay leed leefka cusubi?

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s Před měsícem

    Anigu ma aamminay ismacil horror waa snm waxba ayaad laina sirin ha rummaysanina waa been

  • @mohamedmohamoud4653
    @mohamedmohamoud4653 Před měsícem

    Uu aa walaahi Djibouti dadka ganacsiga ugu badan waa habar awal ayeydii ayaan ku dhaceen waxba ha daalin

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Před měsícem

      Ma dhul ciise ayaa ganacsi ku heysaneysaan looba jooge

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Před měsícem

    Ma cumar geele waa masiibo inuu xasan dhiiqo ay u dhamaanayso ayuu arka waa mid aan naxayn cisman ee waxba yuu daarod leef leefin jinka