ARIDO 2019 HEESTII I TAAGEER ALLAHAYOW (lyrics)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • ARIDO 2019 HEESTII I TAAGEER ALLAHAYOW (lyrics)
    Artist : arido
    Song : I taageer allahayow
    Music by : Arido
    Album: arido 2019
    Edited by : Hassen dharaar
    Lyrics & copyrights by : CASKA FILMS

Komentáře • 41

  • @user-vg1dc5kq6o
    @user-vg1dc5kq6o Před 7 měsíci +1

    16 years ayan sugaya inan rajadeyda gaaro walina waan sugaya insha malmihii wacna weyso socdaan alx for everything ♥️

  • @axmedmaxamed1056
    @axmedmaxamed1056 Před 5 lety +4

    Heestan meqa radinayay lkn manta gacanta ayan ku haya😍😴😴😴😴😴😴😴😴😴😴

  • @mohayusuf4225
    @mohayusuf4225 Před 10 měsíci

    Xaa u geeyay heestaan waxaan ciyaalka caagadda ah

  • @makojama754
    @makojama754 Před 4 lety +5

    Taariikhda dunidaa
    Iyadoo isdaba taal
    Nina meel ku turton
    Aniguna tusmaystoo
    Qayrkay halkuu tagey
    U tabaabushayste
    Itaageer allahayoow
    Arintaydan kala taal
    Adaa toosinkarayeee
    Tabaalaha aduunkoo
    Ninkastaba u taal
    Anigay ituruqdoo
    Tagoogaha ijabisooo
    Ka talaabsan wage
    Waanigan tasoobeeee
    Itaageer allayaow
    arintan kala taal

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 Před 5 lety +2

    Arido The Greatest Musicians of Anfari And Somali wooow what a Nice music.. caadi maaha..

  • @abdullahabdinur9302
    @abdullahabdinur9302 Před rokem +1

    Hestan wuu kuciyaray

  • @mohamudmohamed9440
    @mohamudmohamed9440 Před 3 měsíci

    old is gold codkii axmed mooge mahaysid

  • @OG-O226
    @OG-O226 Před 4 lety +5

    Ahmed mooge may Allah rest your soul.. Wise words for future generations to listen too

  • @user-ob7fl3bm1h
    @user-ob7fl3bm1h Před 6 měsíci

    Itaageer allahayaw arrinteydan kla taal adaa toosin karayee

  • @somaliyahanoolaato2021

    Use to hear this song at a tender age and use to enjoy the lyrics.Who knew 25 year later I would listen to it with tears in my eyes.LIFE#

  • @farahahmed9153
    @farahahmed9153 Před 5 lety +1

    Arido le meilleur pianiste et musicien Djiboutien de cette dernière décennie

  • @youssoufmahdi9288
    @youssoufmahdi9288 Před 5 lety +1

    mn férer adoré arido dans la vive Djibouti 👏🙏

  • @zuleikhaahmed7220
    @zuleikhaahmed7220 Před rokem +1

    Am trying so hard not to cry!!! 😭💯

  • @sahrayousof9968
    @sahrayousof9968 Před 4 lety +3

    ManshaAllah nice song

  • @zawjatuadnan3142
    @zawjatuadnan3142 Před 4 lety +1

    Best cood wad dhiqtey hesta horey usoco walalo💯💯💯

  • @sabahariellastarios1211
    @sabahariellastarios1211 Před 5 lety +2

    Machallah Arido

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 Před 5 lety +1

    Nice song arido my favorite arintayda kala taal

  • @abdifataxmuuse8244
    @abdifataxmuuse8244 Před 4 lety +2

    Heesta wuu koobiyeey

  • @akidmohamedsdfdfxcui1pgfdy215

    Very talented cousin

  • @zuleikhaahmed7220
    @zuleikhaahmed7220 Před rokem

    💖💯💖💕💕💕💕

  • @inaalibogoreh1372
    @inaalibogoreh1372 Před 5 lety

    Belle chanson ❤🎵🎵

  • @hodanaden407
    @hodanaden407 Před 5 lety

    Ariido!!!

  • @ibraahimhassan1733
    @ibraahimhassan1733 Před 4 lety +5

    ninku heesta bud buu la dhacay

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 Před 2 lety +1

    Heesta wuu kufsaday reer banaadirigaan

  • @cabdifataax2109
    @cabdifataax2109 Před 4 lety

    The best song

  • @sancotechnical9890
    @sancotechnical9890 Před 4 lety

    Axyaa fanaan ariido
    Best songs 2019

  • @OG-O226
    @OG-O226 Před 4 lety

    Taariikhda dunidaa
    Iyadoo isdaba taal
    Ninba meel ku tuurtee
    Tabaalda adduunkee ninkasta u taallaa
    Anigay i tiruqdoo
    Tagoogahai jabisoo
    Ka tallaabsan waayoo
    Waanigan tasoobee
    I taageer allahayow
    Arrintayda ka la taal
    Adaa toosin karayee...
    Krh bn iino waada rajaynaya somaliand$omalia

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 Před 4 lety

    Waaw

  • @leishadjama759
    @leishadjama759 Před 4 lety

    🇩🇯❤🇩🇯❤🇩🇯❤🇩🇯❤🇩🇯❤🇩🇯❤

  • @asmamawlid6424
    @asmamawlid6424 Před 4 lety +1

    waxan ku ciyaary heestii yaa ka qabta heesta axmed mooge u daaya 1👉🤣😂

  • @axmedmaxamed1056
    @axmedmaxamed1056 Před 5 lety

    Wow

  • @bashirniklous8993
    @bashirniklous8993 Před 4 měsíci

    Heesta waa wastay naga amus hees ciyaar ka dhigtay😡

  • @kheiraahmef7919
    @kheiraahmef7919 Před 2 lety

    Ma

  • @muscabmohamud1352
    @muscabmohamud1352 Před 3 lety

    Warkan heesta wuuku ciyaaray halaga qabto

  • @yasmiinmaxamed4044
    @yasmiinmaxamed4044 Před 5 lety +2

    Ebar heesta waad ku ciyaartay😭😡😡

  • @zuleikhaahmed7220
    @zuleikhaahmed7220 Před rokem

    💖🙏💖💯