Waa La Qabaa Hadana Wuxuu Rabaa In Uu

Sdílet
Vložit

Komentáře • 34

  • @umu2600
    @umu2600 Před 4 měsíci +2

    Kafiyo wll ducadi hayga ilabin dadka iga console in ayisoduecye

  • @IsmailKhan-jy9mp
    @IsmailKhan-jy9mp Před 4 měsíci +1

    Walahi wa nin daalan gabar yar fresh heli kara maxa ku fala naag laga so dhanansaday

  • @ZamzamYuusuf-re3pz
    @ZamzamYuusuf-re3pz Před 4 měsíci +3

    سبحان الله لاحول ولاقوة الابالله

  • @user-tp4fp2ul7x
    @user-tp4fp2ul7x Před 4 měsíci

    Sww kafi waa ku salaamay dumaashi. Suaasha nin ku sheekha waydiiyey waxay ubahantahay faahfaahin. Marka hore, wakhtiga gabadha iyo ninka ay kala maqan yihiin waa muhiim in la ogaado. Haduu ninka gabadha uunan masriuf iyo marashi uunan mudo siin waan in sheekha gabadha suaasha waydiiyo si ay cadaalad u hesho. Ninka dambe asaga meesha boos ugama bannaana sida sheekhu cadaayey. Gabdhaha yaan ragu diinta ku dulmin.

  • @fatimahassan6138
    @fatimahassan6138 Před 4 měsíci

    Wa yaab cajib subxanalla

  • @user-jm4yc1jj2b
    @user-jm4yc1jj2b Před 4 měsíci

    Subxanalh 😮

  • @hanicaydiid2893
    @hanicaydiid2893 Před 3 měsíci

    Wa fariid😊

  • @siradmuse2138
    @siradmuse2138 Před 4 měsíci

    ❤❤ Diyaar dumaashi ❤❤🎉🎉

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 4 měsíci

    Waaa aduunyo salguurtay subxaanalah

  • @user-yw7sw6ou6e
    @user-yw7sw6ou6e Před 4 měsíci

    Subxanallha

  • @user-sy1xu5kw9l
    @user-sy1xu5kw9l Před 4 měsíci

    kafiquruxow.wanku.salamay.sharafow.hazal.aaway.wanu.xisnay.gabadha .ilaali.wa.maskiin.walaahi❤❤❤❤

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Před 4 měsíci

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @user-jm4yc1jj2b
    @user-jm4yc1jj2b Před 4 měsíci +2

    Kafi cabdi kuso labo yuatbka

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před 3 měsíci

    Ninkaan nin muller ĵarmal layiraahduu iila codegyahay وآلله اعلم🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge Před 4 měsíci

    Subaxnalah 😂😂

  • @xayaadjibriil4652
    @xayaadjibriil4652 Před 4 měsíci

    Hhh istaaqfurulaah

  • @user-pk6zz7zk2n
    @user-pk6zz7zk2n Před 4 měsíci

    0:17

  • @ZamzamYuusuf-re3pz
    @ZamzamYuusuf-re3pz Před 4 měsíci

    Wuu baxsaday kulaha hhhhhh

  • @farhiyaomar1769
    @farhiyaomar1769 Před 4 měsíci

    SUBXANALH😅😅

  • @umu2600
    @umu2600 Před 4 měsíci

    Kkk

  • @mushtaaqaxmed9660
    @mushtaaqaxmed9660 Před 4 měsíci

    Dadka soomaalidu diinta waa sheegtan uune kuma dhaqman

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před 4 měsíci

    Wuu baxsaday kuye waar ma xamsaa noo sooxigateen

  • @degayassin
    @degayassin Před 4 měsíci

    Waawali

  • @Amal_UK
    @Amal_UK Před 4 měsíci +1

    SubhanaAllah🫢😯

  • @user-rh5gv4tl7o
    @user-rh5gv4tl7o Před 3 měsíci

    Kaafi taas waxeey Cadeen u tahay in Nin kaas Nin xun yahay Waayo weey nacday ha furo jaceelkana waa xor

  • @Nasriin-q9o
    @Nasriin-q9o Před 4 měsíci

    Asagaa iskahadlaya

  • @FathaBisas-xv5zv
    @FathaBisas-xv5zv Před 4 měsíci

    wall gulayso

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 Před 4 měsíci

    Kaafi tan baa wax laga hadlo. Dhalin yaro diinta ayaad ubaahantihiin.

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 Před 4 měsíci

    Do you talking about your self

  • @aadamisack6761
    @aadamisack6761 Před 3 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂