PRANK WAAD DHAQAN XUNTAHAY\IYO SAMIIXA OO XANAAQDAY😡

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • PRANK WAAD DHAQAN XUNTAHAY\IYO SAMIIXA OO XANAAQDAY😡,dirisle abdi,prank,samixa khalil,qurux kudhiigle,prank waalni ah,

Komentáře • 615

  • @shako_y22
    @shako_y22 Před 2 lety +120

    The best man in the world is prophet Muhammet

  • @feisalabdulahi9114
    @feisalabdulahi9114 Před 2 lety +214

    No Twitter
    No Facebook
    No Instagram
    But over 3 billions follower
    That is out prophet MAXAMED SCW ❣️

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 Před 2 lety +47

    siduu dirisle u difacayo samixa🥺🥰❤
    ilahay Haysku daayo🤲❤

  • @craxmaanmuxumad1460
    @craxmaanmuxumad1460 Před 2 lety +56

    Legend always dirisle abdi inta markiiba commenti usoo carartey is muuji🤣🤣

  • @haykalahmed295
    @haykalahmed295 Před 2 lety +21

    Prank giina ama fake ha ahaado ama real,.. koley jiliinkiina waa top class,♥️♥️

  • @samiiraqurux7212
    @samiiraqurux7212 Před 2 lety +19

    Dirisle best man wlhi gabdhaha ereyda lagu dhaho sfcn ayuu u kala yaqaanaa 🥰🧡

  • @matagaaye1231
    @matagaaye1231 Před 2 lety +87

    Dirisle plz public prank sameey team Dirisle yaa igu raacsan 😆

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před 2 lety +224

    inta markay prank aragtay soo carartay ismujiya 😂😂❤❤

  • @zuhaipmuhumett
    @zuhaipmuhumett Před 2 lety +24

    IlaaH DaMpiyadeeNa hadhaafo iyo kuwa waalidkeena amiin😭🤲

  • @najmacadey7747
    @najmacadey7747 Před 2 lety +30

    King of pranks qurux kudhigle in the building 🥰🔥🙌

  • @abdisalanalinor
    @abdisalanalinor Před 2 lety +34

    Prank maalin walba soconaa oo aan lafahmaynin xeytahay beentaa haleyska daayo😁😁😁

  • @iqraabdullahi509
    @iqraabdullahi509 Před 2 lety +12

    Dirisle ku dhag samiixa wlhi nasab weeye wiilka 😍😍😍😍😍

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 Před 2 lety +10

    Allaahumaa sali wasalim calaa sayidnaa muxamed🥰🥰🥰🥰🥰

  • @clubhouse1207
    @clubhouse1207 Před 2 lety +93

    Xataa hadii aanad isla ogayn prankgan waxa ogaataan in qofwalba difaac ku jiro o dareemi karo in camera qarsoon tahay ee naga yareeya prankyada ad naga badiseen mlmahan waxkale nogu badala ama dad kale ku sameeya prank😂

  • @sacdaibraahim464
    @sacdaibraahim464 Před 2 lety +14

    اللهم صلى على سيدنا محمد

  • @buddy.36
    @buddy.36 Před 2 lety +61

    QURUX KUDHİGLE LEGEND PRANK 😂😂😂

  • @kingapdale2276
    @kingapdale2276 Před 2 lety +58

    Only 45minutes 10k another level the legend dirisle apdi💪🙌🏿

  • @najmaarabarab6241
    @najmaarabarab6241 Před 2 lety +13

    Yaa qaba cudurka comment akhris sidayda😂😂😂😂

  • @fartaxaaji6654
    @fartaxaaji6654 Před 2 lety +11

    Qurux ku dhiigle markasta wuxuu dhahaa qoftaan cambo cambo waaye…. Waxaa la yidhi waayeel kaftanka wax ku dhameestaa intii fahmeeso fahmi karto😂😂😂😂

  • @haniieglan9783
    @haniieglan9783 Před 2 lety +38

    Dirisle idinku se wax uwadan prank yada maysla ogtihin inlen qof mar prank lagu sameyo wuu fahmi karaye hhhhh horay usocda wlladay❤🥰🙏

  • @pinkgirl8969
    @pinkgirl8969 Před 2 lety +3

    Dirisle nairobi suu u yimaadeyba dadkii ayuu dhex galay so funny dirisle funny😁😁💥💥

  • @AliZakiMowliid2024
    @AliZakiMowliid2024 Před 2 lety +6

    Ma maqli jirtay rati rati wado iyo nin naagi wado midna Kaama baydhaan dirislow waa lagu wadaa ka joog rag bootadaasi kaama celisee 😂😂
    Aaway team qurux ku dhiigle ✊❤

  • @candicasiisbinuxagar5899
    @candicasiisbinuxagar5899 Před 2 lety +52

    Father of social media dirisle 🥰

  • @farduusbacaluul8534
    @farduusbacaluul8534 Před 2 lety +71

    4minute 1.3k watching another level ❤🖇😄

  • @somalichanel3516
    @somalichanel3516 Před 2 lety +7

    Inta geerida xasuusan 🔴👋👋

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 Před 2 lety +59

    wiif jug Prank hadan maqlo dhagaha i furan🙋😂😂😂

  • @masjidalraxma1710
    @masjidalraxma1710 Před 2 lety +1

    Ku salli nabigeena muxammad
    اللهم صل على نبينا محمد وعلى آل محمد

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe Před 2 lety +18

    Another level keep going brother 👍🏻 ❤

  • @Adnan-Joker
    @Adnan-Joker Před 2 lety +18

    Marish maa Kula noqdey Kulaha 🤣🤣🤣

  • @afifah3602
    @afifah3602 Před 2 lety +13

    Short film by Samixa ,drisle and quruxkudigle 😂

  • @sabariinsalax79
    @sabariinsalax79 Před 2 lety +9

    Samiixa codkaaga gaabi markaa doodeysid sis gabaraa tahay xishoodka waa wax loo bahan yahay ha iloobin 🙌😇

  • @queenamiish8541
    @queenamiish8541 Před 2 lety +27

    I love prank waxan prank ahyn iguma socdan🤣🤣🤣🤣

  • @moo__saami
    @moo__saami Před 2 lety +15

    Legend always legend dirisle keep it🔥

  • @facebookvip4405
    @facebookvip4405 Před 2 lety +1

    Boqorka Xushmada Dirisle ✌👌

  • @nabiilck689
    @nabiilck689 Před 2 lety +16

    Inta ku faraxsan dirsle abdi iyo samiixa inay si waada joogan Like saar❤

  • @AbdullahAli-qm2kw
    @AbdullahAli-qm2kw Před 2 lety +1

    Dirisle legend weye😂😂 automatically ahan ayu samikha ugu jiraa

  • @fatimaalihassan2364
    @fatimaalihassan2364 Před 2 lety +26

    Ayeeyadey samiixa cirkaasey mareysaaa faro fududadaa😂😂Love you Ayeeyo Mcn❤

    • @nimcoquman1999
      @nimcoquman1999 Před 2 lety +3

      afdheeer ada’ ah ayeeyo iyo wax ka daranbaaa akhas yhy uuuf

    • @Tuuneey7011
      @Tuuneey7011 Před 2 lety

      @@nimcoquman1999 abaayo gabadha wey kaftameysaaye maxaad ku ceysey waxaa laga yaabaa in reer ayeeyaded ey isku reer yihiin samiixa ey saas u leedahay

    • @abdihassan4785
      @abdihassan4785 Před 2 lety

      @@nimcoquman1999
      Maxaad u caayi gabdha dadku way is dhali karaane meeqa ayaan awoow u ahay aniga oo soomaali ah.

  • @zakariaozmanofficial6212
    @zakariaozmanofficial6212 Před 2 lety +3

    Subscribe hdaad furi laheyd bari hore 1m gli lheyd dirisle
    Ck waka naga hor gleyd oo score ki youtuberki igu horeye somlida 1m gla inta rection iyo mdaliska❤️👍

  • @amalifdagan7045
    @amalifdagan7045 Před 2 lety +10

    Just when I see dirisle I remember my crush 🥺😘😂

  • @Sihameyyyy
    @Sihameyyyy Před 2 lety +3

    Wawareyyy amazing prnk guleysta wllyal

  • @HH-np5li
    @HH-np5li Před 2 lety +28

    JimcE waaye🔥☪️
    Saluu Calan Nabiyyi S.c.W❤🙌

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 Před 2 lety +2

    Kkkkkkkk , yu are thé best I m from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪💪💪💪

  • @kaysar8545
    @kaysar8545 Před 2 lety +5

    Bravo dirisle hata prank haday tahay waa daqan wanagsan habla in ladifaco🙏🙏🙏

  • @gatihassan1371
    @gatihassan1371 Před 2 lety +81

    Dirisle tu me fais toujours rire toi 😂😂

  • @Fawsanigamer
    @Fawsanigamer Před 2 lety +4

    Team dirisle 1k like
    Dirisle comin soon 1Mmm

  • @ahmedcumarsubow4590
    @ahmedcumarsubow4590 Před 2 lety +6

    Walahi laguma gaaro prank jeck

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před 2 lety +5

    Guleeysta dhamaantiin happy jummah mubarak to everyone ✨️ 💖 👍

  • @mumtaazmohamedessa6159
    @mumtaazmohamedessa6159 Před 2 lety +7

    😂😂😂 wan dhex galay prankigan another level qurux ku dhiigle mancha allah jiliinkisa🤣

  • @mohakingh1346
    @mohakingh1346 Před 2 lety +16

    6:12 Prank fake ah Wax la isla ogyahy 🤝😂😅

  • @Idizal
    @Idizal Před 2 lety +20

    Kolay waa brank been ahe aan iska daawado😂

  • @yasmiinquruxofficial1188

    Ninka raga waki gabd I ixtirama dirisle wuxu dahy adiga hadeysan wax wen kula ahy aniga ayey ila tahaye haku oran mar danbe yeah keep going bro

  • @zakariyeupdy5208
    @zakariyeupdy5208 Před 2 lety +7

    Sorry samixa🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maxamedcabdilaahi2599
    @maxamedcabdilaahi2599 Před 2 lety +1

    Waxaan daawaday ugu yaraan 8 jeer waaa prank cajìiba keep going brothers and sister

  • @maahirmaxamuud6480
    @maahirmaxamuud6480 Před 2 lety +2

    Hhhh wlhy jack caadi maaaha prank gaan si aan caadi ahyn buu usameeyay thanks jack

  • @Somalikick8
    @Somalikick8 Před 2 lety +4

    Ugudambeentii wuusoo aarsaday jack 🥰✌

  • @bilehaaji7171
    @bilehaaji7171 Před 2 lety +1

    Qofki ugu horeyay oo daawado ayan ahy dirisle abdi iyo qurux kudhigle wan idin tageraaa

  • @nimcoismaacil7033
    @nimcoismaacil7033 Před 2 lety +2

    Tan haduu guursado wlhi blhi isku raagi mayaan🤣🤣🤣🤣🤣
    Dabeecad iyo dulqaad Zero 🤸

  • @najmosalaad9436
    @najmosalaad9436 Před 2 lety +8

    Dirisle 4sano aan tageero ku ahay oo mb rafaad kuso helay kugu dawanayey madareemaysa🥵😭

  • @bilalmarijuana1959
    @bilalmarijuana1959 Před 2 lety +1

    Samiiha gacan kahadalka jooji qofkaa afka Buu kahadlee
    Waan ognahay dirisle abdi in aad garaacdo behind the scenes
    Chill out baayo 💕💯🔥💯🙏🇸🇴💪

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 Před 2 lety +7

    Illahy dambigaga hadhafo shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi😅🤣

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid Před 2 lety +3

    Naagtaas samiixa waligeed cidi guursan mayso waa naag gacan kulul oo qaylo badan belo ku dagtay😀

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Před 2 lety +29

    Inti prank markay maqashay soo carartay is mujiya😂😂
    👇🏽

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Před 2 lety +3

    Kow kaa siina kulaha kkkkkk, booto badana qoftu . Tedakale dad waaween idin firsanaya ee prank carureedkan soo habeeya next time 😜

  • @cabdixasanyuusuf5498
    @cabdixasanyuusuf5498 Před 2 lety +1

    Keep going dirisle 1m maxaa kaa hortaagan ilaa mar hore waan dhawnahay uun baad haysaaye

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 Před 2 lety +1

    Waa wiilkii qurux dku dhiigle waa gabadhii mariisha

  • @gatihassan1371
    @gatihassan1371 Před 2 lety +21

    Je vous adore 🥰 vous tous 👊😎

  • @dqali2806
    @dqali2806 Před 2 lety +1

    Dirisle waa daganyahay masha Allah , Samiixa kulalyka uu haysaa hahahah hore u socdaa lamane.

  • @Maxamadhusen7692
    @Maxamadhusen7692 Před 2 lety +5

    Waryaada markasto prankigan lisla ogyhy waa maxay anaga ma xoolaa nomoden 😎

  • @sudhepm933
    @sudhepm933 Před 2 lety

    Dirisle iyo samiha gacanta Lee ka soo horeya

  • @clcasiisaktaroonex240
    @clcasiisaktaroonex240 Před 2 lety

    Samiiha brave women waan ku wataa 🤗🤗🤗🤗

  • @ashawaqabdirahman3049
    @ashawaqabdirahman3049 Před 2 lety +1

    Afew minutes later 3.8k keep going 👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @SAMAAN24
    @SAMAAN24 Před 2 lety +2

    Dirisle dib ayuu difaac ugaley😅samiixa
    Kulahaa bal qolafkan eega😂😂😂

  • @amirzakiofficial4953
    @amirzakiofficial4953 Před 2 lety +17

    Prank somali hadan amino mxan daha sida rabtin ujila😂😂😂😂😂

    • @saynab8710
      @saynab8710 Před 2 lety

      Ani xataaaa😂😂😂

    • @qadrosheegow1339
      @qadrosheegow1339 Před 2 lety

      Adi ha aaminin anaa aminaa

    • @ugaas-
      @ugaas- Před 2 lety

      Somali keli mahaa waa CZcamsrada dhan 😂waa isla og yihiin

  • @ahmeddhamac3288
    @ahmeddhamac3288 Před 2 lety +9

    Ilaahow ey iga dhig Hadii aamino prank soomlida 🤣🤣🤣

  • @asiyaabdurahman376
    @asiyaabdurahman376 Před 2 lety +4

    Laptop waaba dansanyaheee 🤣🤣🤣🤣

  • @Somali24.
    @Somali24. Před 2 lety

    Qofta xoog badana yey iska haleyne intaa samixa abdirashiid isku haleyne ha is qaldin

  • @ayaanxuseen8919
    @ayaanxuseen8919 Před 2 lety

    Abo samixa qeylo badana bismilah codkeda xata wa isbadalay

  • @nimcohodan2251
    @nimcohodan2251 Před 2 lety +3

    Dad fican dirisle iyo samixa from somaliland

  • @hogotolyrics2895
    @hogotolyrics2895 Před 2 lety +8

    Dirisle Waxaan daawanaya 2018 ilaa Hadda inta ila Midka ismuujiya🥰✌

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 Před 2 lety

    Masha alaah samiixa khaliil waxad tahay inan asturan ale hakugu wado sharf

  • @nuurowabdi1471
    @nuurowabdi1471 Před 2 lety +4

    Nin aan naagtisa dhifacin nin ma ahan 😂

  • @Mohamedy11
    @Mohamedy11 Před 2 lety +1

    First comment

  • @ridwanmohamedismail3567
    @ridwanmohamedismail3567 Před 2 lety +11

    DIRISLE ABDI 1M SUBSCRIBE IS COMING

  • @faysalhanadhanad5421
    @faysalhanadhanad5421 Před 2 lety +2

    Deeq maxaad ugu qarxisay jack 😂 lkn afsomaliga dhanba sida noqday

  • @aaminfarmaajo6067
    @aaminfarmaajo6067 Před 2 lety

    Dirisle zxb Reactionadi sooceli pls zxb

  • @azmajamal7591
    @azmajamal7591 Před 2 lety +1

    Frist one

  • @mohamedfarhaanmohamed8625

    Abdi One Million subscribers magaartay

  • @mohamedabdi4769
    @mohamedabdi4769 Před 2 lety +3

    Allahuma sali cala muhamed

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 Před 2 lety +7

    Reaction ka soo bixi Sharma boy heesta somaliland 💚💚💚❤🖤🖤🖤🤍🤍💚💚💚

  • @ahmedshakir8615
    @ahmedshakir8615 Před 2 lety

    Qofkiii ugu horeeeyey baan ahy manta wllhi reply darisle

  • @shoaibsheikhabdullahi7828

    Nin aan prank giisa iska jeclahay lkn nio qof taan adeeg inay ku disho ka yaapay shahrukh khan ka soomaliyeed

  • @meerasalman6663
    @meerasalman6663 Před 2 lety +2

    Hhhhhh waaa wiilkiini wa gabdhiiinii😂😂😂

  • @lajaceleyqurx4658
    @lajaceleyqurx4658 Před 2 lety

    Inta ila argtay samiixo iyo idirsle ineey qoraal ku sheekeayan like ii saar

  • @nuurdiinmaxamedaxmad9473

    Maxamed subeyr see ugu dhaaranee

  • @cismaansalaadxaajidirir1114

    12:50 dirisle waanawalyaa🤣🤣

  • @AhmedHassan-qe7gr
    @AhmedHassan-qe7gr Před 2 lety +1

    Samiixa wax prank lagu sameeyo maaha niow xanaaq foolxumay u dhimanaysaa

  • @ismadhibto8172
    @ismadhibto8172 Před 2 lety +1

    Dirisle 1m mxa inooga dhiman pro😍♥️

  • @ahmettzalad8821
    @ahmettzalad8821 Před 2 lety +4

    Jack waa lafo lafo marba ladili laha🤣

  • @fatushabdiaziz5314
    @fatushabdiaziz5314 Před 2 lety +1

    Quruxkudhile naagha majecel qof naag u naxrisana mariyo margata isdoo ubahadilo

  • @ibrahimshekhcabdiwaxidshek9738

    Dirisle you are best person