Wiilkan Mayaqaan aabahii uu ku abtirsan lahaa dadkuna waa ay waydiinayaan hoyadiina waxay u sheegtay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 172

  • @illintir
    @illintir  Před 2 lety +19

    Fadlan share u dhaha Mahadsanidiin 💯

  • @abdullahimohamedkhalif8700
    @abdullahimohamedkhalif8700 Před 2 lety +10

    beesha u hada sheegay ee Ogaden Abdalle waa beel wayn oo dago meelo badan sida Godey kismaayo Garissa ijara marka ilahay haw sahlo Aabihii iyo dhaman qarabadiisa insha allah

    • @cuud4726
      @cuud4726 Před 2 lety

      I.Allah wan u share gareyneyna Ina Adeerkey Mcn rerka group yadoda wankufafina I.Allah

  • @umumaxamadamiin7106
    @umumaxamadamiin7106 Před 2 lety +5

    Alah isu DHEWYE inta muslim ah Kala maqan adna rabi janatul fardowso hukugu bishara malinta rabi hortisa LA tagan yahay 😭😥🤲

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 Před 2 lety +17

    Ninkaass inaan aqaan baa umalleeynayaa. Hada waxeeyy ii tahayy xili la hurdo laakiin waagu markuuu baryo hadii alle idmo baa ogaannayaaa ✌️

  • @raysiyobarwaaqo3804
    @raysiyobarwaaqo3804 Před 2 lety +2

    Allaah ha kuusoo fududeeyo
    Lkn Qalbi dhagax baad isu eeg tihiin

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 Před rokem

    Illaahay. Ha kuu soo sahlo. Ehelkaaga. Aamiin aamiin

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 Před 2 lety +13

    Cimri barako leh ayaan Allah kaaga baryaayaa insha Allah

  • @mahamedcusman9366
    @mahamedcusman9366 Před 2 lety +2

    illaah ha u sahlo wiilkan aabihiis

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Před 2 lety +2

    Masha alaaaaaah xafidullaaahi alaaaah haku sahlo aabe mcn inshalaaaah

  • @maryamaosman9980
    @maryamaosman9980 Před 2 lety +3

    Marka hore ILAAHEY ha u sahlo aabihiis aniga wiilkaan wuxuu ii la ekyahay wiiil fanaana oo jik jigo joogo waxaana ladhahaa maxamed xuseen Habane waa macquul in eysan waxba isku e heen balse aniga wey isku la key ekyihiin

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 Před 2 lety +6

    I wish inaan Aqoon lahaa dadkaaga waayo waa xanuun
    Allah kuusoosahalo maanta garab baadu baahantahay 😭😭walaalkiisa Inshaallaah waad helidoontaa Inshaallaah dhibaatada naqabsatay dagaaladii
    Sukeeye inaa ileyhaa 😭😭😭

  • @mustafcali6347
    @mustafcali6347 Před 2 lety

    Allah ha u sahlo

  • @Raho339
    @Raho339 Před 2 lety +2

    Rabiyoow Usoo Dhawee Aabihii Adaa,AwoodLehe Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaaa Raxmaan

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid208 Před 2 lety +2

    illahay ha u sahlo aabihis iyo dadki u ka dhashay

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 Před 2 lety +2

    Illahay hakuu sahlo ehelkaaga aamiin yaarabi

  • @fadumosharief9903
    @fadumosharief9903 Před 2 lety +3

    Allah ha uso sahlo 😭🤲🏻

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před 2 lety +5

    Yaa allah ilaahow usoo sahal baadidiisa yaa allah ,war gabdhow caruurtiina u naxa

  • @user-jw8qy6rx2l
    @user-jw8qy6rx2l Před 2 lety +5

    Alaha usahlo aabihiis asagoo caafimaadqawo aamiin

  • @foozia426
    @foozia426 Před 2 lety +6

    Ilahay hakuu soo fududeeyo abahaa insha allaah

  • @ismailhaji3053
    @ismailhaji3053 Před 2 lety +2

    wiilkaan ilaahay haku gargaaro aabahaana iyo ehaladada ha ku siiyo

  • @saidaabdi166
    @saidaabdi166 Před 2 lety +4

    Allaah waxaan ka baryayaa inuu wiilkaan aabihois usoo ifiyo waana heli doonaa aabihiis haduu noolyahy inahaallaah

  • @hawaali5313
    @hawaali5313 Před 2 lety +2

    Ilaahay ha kuu Soo sahalo eheliaaga inshallah aamiin yaa rabi

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Před 2 lety +4

    Alla meel dhow Aabihisa ha u soo dhigo Aaamiin yaa rabbi

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 Před 2 lety +3

    Illaahey ha u dhaweeyo aabihi insh allaah

  • @haleemahaje461
    @haleemahaje461 Před 2 lety +2

    Illaahey ha u sahalo walalkey cabdicasiis allaah Ku xafido aamiin

  • @aminahassan4858
    @aminahassan4858 Před 2 lety +2

    Ilaahow ku sahal abahaa iyo ehelkaga

  • @fadumoelmi7590
    @fadumoelmi7590 Před 2 lety +1

    Ilahay ha u soo sahalo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Před 2 lety

    Ilaahay aabe hakuu sahlo

  • @xamdamaxamed7494
    @xamdamaxamed7494 Před 2 lety +2

    Allah aabo ha kuu sahlo war farxad leh

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 Před rokem

    Alaha ufudaydiyo aabihii

  • @mulkinuure1728
    @mulkinuure1728 Před 2 lety +1

    Allah ha usoo sahalo

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 Před 2 lety +2

    Ilaahay haku sahlo aabo wll

  • @fadxiabdi1577
    @fadxiabdi1577 Před 7 měsíci

    Allaah hakuu sahlo aabo walaal

  • @yusreensheikh9922
    @yusreensheikh9922 Před 2 lety +3

    Illaahay hasoo sahlo,,
    Dadku Abdalle iyo reer Abdulle way isku khaldaan sidaa daraadeed waxaa fiican in labada qolaba laga dhex raadsho.

  • @salmandagane9531
    @salmandagane9531 Před 2 lety

    M. A my bro wankularadina I. A

  • @apdiyare8241
    @apdiyare8241 Před 2 lety +4

    Nin majerteen reer ahana ah Aadan ibrahim jibrahila
    Baan video u dirayaa shekadaan sheko u dhow bari la iga sheegay Alllaha wilkaa dadkisa u so sahlo

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 Před 2 lety

    Illaahay hakusoo dhaweeyo wll illaahay kurbada hakaaqaado

  • @ibraahimmohamed8120
    @ibraahimmohamed8120 Před 2 lety +2

    Allah ha u sahlo walalka Aabahiisa

  • @fartunhussein8448
    @fartunhussein8448 Před 2 lety +1

    Bisinka wilka toolku sheegtan naahay waan raadineyna inshallah

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 Před 2 lety +6

    Ilaahey SWT waalidkiisa ha u sahlo , dagaalka Soomaaliya muxuu dadkeena kala geeyay ilaahow nabad ii caafimaad wanaagsan nagu kaalmeey adiga awood kuu sugnaatay.

  • @maymuunmohamed167
    @maymuunmohamed167 Před 2 lety +4

    Allaha raxmaankaa ha usahlo

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 Před 2 lety +2

    Waxaan weydiin doonaa garaad sheekh xasan nuur oo taliyeha police ka afgooye ahaa 1989

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Před 2 lety +2

    Allah usahlo Insha Allah😍🙏

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 Před 2 lety +2

    Inshallah waad kulmi doontaan habaryar

  • @hindaabdi9156
    @hindaabdi9156 Před 2 lety

    Ax abowe wan kula dareemayan alle hasodhoweyo aabah

  • @jowharaabdirahman4826
    @jowharaabdirahman4826 Před 2 lety +1

    Allowe kuu sahal

  • @maryanmahamud1268
    @maryanmahamud1268 Před 2 lety +1

    Wiilkaan waa wllkey mahamed Ibrahim weheliye iyo mahamud ibrahim weheliye. Ayaa nakala dhaley
    Askari buu ahaa adeerkey
    😥😥

  • @hooyomcn1019
    @hooyomcn1019 Před 2 lety +1

    Waa arin xanunkeda leh Allah hausahlo aabihisa anigaba abdale ah waxanan kusuganahy garissa muqalkani nah wanufafineyna inshallah

  • @kadra825
    @kadra825 Před 2 lety +2

    WAA XANUUN WAALIDKA OOD WAYDAY IILAHAY HAA KUUGARAB GALO HAA KUUKEENO AABAHA YAARABII YAARABII UUGARGAAR YAARABII AAMEEEM AAMEEEM

  • @kahinhassan4543
    @kahinhassan4543 Před 2 lety +3

    Wilkaas waxan ilaahay uga rajaynayaa inuu helo waalidkii gaar ahaan reer aabo inay soo xidhiidhiyaan wiilkaas raadinaaya aabihii iyo
    Eheladiisii ilaahayna waxan ka baryayaa qofkasta oo murugaysan in ilaahay murugada ka qaado qofkastana helo cida and kamaqan

  • @maxamadcalidheereofficial436

    Allaha u sahlo

  • @laylamahdi548
    @laylamahdi548 Před 2 lety +1

    Alle ha usoo dhaweeyo aabihi wllken

  • @dekajama8188
    @dekajama8188 Před 2 lety +1

    Illaahay haku sahalo aaba haa

  • @luuldeggan2636
    @luuldeggan2636 Před 2 lety +2

    Wlhi aabaha oo nool oon ilmahii uudhalaay aan marnna raadiin waa xanuun hadduusaan ilmahaas rabbiin muxuu udhallaayeey ilmahaas dhibaaddaan buu lakuulmaayaa xataa hadduusaan tegikaarriin meeshuu jooggo ilmaha innuu somaalidda meeshu jooggo ilmuhu inu fariimo udireey ahaayd waalidku waa muhiim hooyadda iyo aabuhu sikaasta oo.ehelku kuwanaajiyaan

  • @idirissamo9256
    @idirissamo9256 Před 2 lety +2

    Allaha ka farxiyo

    • @Raho339
      @Raho339 Před 2 lety +1

      Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @maslah345
    @maslah345 Před 2 lety +2

    ALLAHA USAHLO ABIHIIS OO NABADQABA

    • @Raho339
      @Raho339 Před 2 lety +2

      Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 Před 2 lety +1

    Allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Před 2 lety +1

    Ax illahayow usahal aabahi

  • @aliyusuf1165
    @aliyusuf1165 Před 2 lety +1

    Allh ha u sahlo

  • @hidayomahamed2236
    @hidayomahamed2236 Před 2 lety +1

    allaha ku sahlo waa xanuun usahlo

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Před 2 lety +10

    اللهم لا سهل إلا ما جعلته سهلا وانت تجعل الحزن إذا شئت سهلا

  • @fadumoaxmed1620
    @fadumoaxmed1620 Před 2 lety +1

    Rabi hausahlo waa xanuun

  • @nura2876
    @nura2876 Před 2 lety +1

    Ilahayhausahlao.aabe.wiilka

  • @mohamedsaladyusufmashaallh7741

    Allah usahlo aabe

  • @halimacali562
    @halimacali562 Před 2 lety +1

    Ilhay haku sahlo abaha walalo

  • @umuanasismahaan4615
    @umuanasismahaan4615 Před 2 lety +1

    Allaah ha soo sahlo

  • @ramaas360
    @ramaas360 Před 2 lety +5

    Allh usahlo 😪😪

  • @xasancalimaxamed1721
    @xasancalimaxamed1721 Před 2 lety +3

    Allha isku keno inta kala maqan runtii vedio yashada aad ayan ugo xiranh Qof wanagsan ba tahy sheertana waa kugo caein in.a allah

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 Před 2 lety +1

    Abdi Aziz Allah kubarakeeyo walaalkiisa jisaakallaahukheyrn

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 Před 2 lety +1

    ALLE HAKU SAHLO

  • @mohawarsame8912
    @mohawarsame8912 Před 2 lety +2

    Allha ku soo fududeeyo wllkey

  • @salmaabdullahi4420
    @salmaabdullahi4420 Před 2 lety +1

    Allaha Sahlo

  • @alixamari1031
    @alixamari1031 Před 2 lety +2

    Wcs walaal rabi ha ku sahlo aabe mcn wll

    • @Raho339
      @Raho339 Před 2 lety +1

      Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaaa Raxmaaan

  • @djamaally1051
    @djamaally1051 Před 2 lety +2

    Ninkan uguyaraan dadkisa ayuu helayaa sababto ah faah fahin badan ayuu hayaa

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 Před 2 lety +1

    Insha allah waad heleysaa.

  • @maajidmohamed1902
    @maajidmohamed1902 Před 2 lety +1

    Allaha kuusahlo abahaa habo

  • @faizaabdi9746
    @faizaabdi9746 Před 2 lety +2

    Manshallah manshallah manshallah khayr baataan alla ku siyo. Amiin amiin amiiin🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤

  • @ayanmohamed694
    @ayanmohamed694 Před 2 lety

    Allah usoo dhaweeyo wiilka abehi insha allah

  • @hawonassir6663
    @hawonassir6663 Před 2 lety +1

    Yaa Allah ufududee oo sahal

  • @ibaadohussien6483
    @ibaadohussien6483 Před 2 lety

    Illhey ha u shalo

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 Před 2 lety +1

    Mashallah wlhi weyn umada u hysa c/ caziz

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 Před 2 lety +1

    Allahku sahlo aabe wll

  • @kadra825
    @kadra825 Před 2 lety +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر جازاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين يارب يارب يارب العالمين الله يفرجها فرجه الخير امين امين الخير امين امين يارب العالمين صبير إنالله معانا انالله معا صابرين نصرالله غريب فرجه الله الخير امين امين يارب العالمين

  • @naciimamowliid9130
    @naciimamowliid9130 Před 2 lety +1

    Allah hakuu sodhaweyo wll

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Před 2 lety +1

    Allah ha Ku sahlo Aabbe macaan

    • @Raho339
      @Raho339 Před 2 lety +1

      Aaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @kamalamaa825
    @kamalamaa825 Před 2 lety +5

    Abdi Asizow waxan kula socdey 1sano ka bdn faecbook iyo CZcams meel aan dhaafey ma lahan
    ducada iyo mobile 📱 ♥ allaha igu guuleysiyo
    Insha allah please 🙏 ❤ 💖 🙏

  • @shukritoxow6516
    @shukritoxow6516 Před 2 lety

    Alle ha u sahlo

  • @ashawooo
    @ashawooo Před 2 lety +1

    illahaya ha ku sahalo Abaabo ah asiga nabda qaba rabi ha ku soo fudeya

  • @nuuromaxamuud6970
    @nuuromaxamuud6970 Před 2 lety +1

    Allaah ha kuu sahlo aabahaa

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Před 2 lety +3

    Asc walalayaal chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Insha Allah🙏😍💜

  • @neenaamehraa1204
    @neenaamehraa1204 Před 2 lety +2

    Allha u sahlo abbihiis wllkeyn

  • @abiibohassan8893
    @abiibohassan8893 Před 2 lety +1

    Ala ha ku sahlo abe in sha alah guul

  • @abdifatahhassan8296
    @abdifatahhassan8296 Před 2 lety +1

    Allaha kuu sahlo

  • @caliyuusuf8278
    @caliyuusuf8278 Před 2 lety +2

    allow usahal

  • @kafia252
    @kafia252 Před 2 lety +1

    Ilaah ha usahlo waa u bahan yahay dadkiisa

  • @caniitamoh2839
    @caniitamoh2839 Před 2 lety +1

    Allah kusahlo wll qaali🤲🤲😢

  • @Raho339
    @Raho339 Před 2 lety +2

    Allahayoow Usoo Dhawee WiiLka Aabihii Io Dhamaan Familkiisa Yaa Allaah Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Rabi Waan Jidhiidhicoodey WaLaahida Waad Heli Aabahaa Iyo Faamilkaagaba Bidmilaahi Kariim

    • @saynabwali409
      @saynabwali409 Před 2 lety +2

      Ax ax wuuheli iinshlaah

    • @Raho339
      @Raho339 Před 2 lety

      @@saynabwali409 Insha Allaahu Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 Před 2 lety +1

    Waanku salaamay wllo cabdi casiis waan yara maqnaaye dadalkii maan dayan

  • @ismaciilcabdisakiin2898
    @ismaciilcabdisakiin2898 Před 2 lety +1

    Allaha U sahlo Aabihiis wllken Aamiin

  • @lulmohamed1964
    @lulmohamed1964 Před 2 lety +1

    Allow u so sahlo