ADNAN OO SAMIA GIFT QAALI AH SUPRISE OGA DHIGAY SAFARKEENA KADIB OMG😳😳…

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 708

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o Před 2 měsíci +1084

    samia iyo adnan baan arkay waan soo cararaay ya ila mid ah ❤😢

  • @Arwamustafe
    @Arwamustafe Před 2 měsíci +363

    Alpha shaxdii ayuu nala fahmay inta igu raacsan ❤😂

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t Před 2 měsíci +722

    TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤😊

    • @queenqurux
      @queenqurux Před 2 měsíci +14

      Samia ilahy kazokow adiga leh wllky Adnan ❤

    • @user-kx1jk1mq9b
      @user-kx1jk1mq9b Před 2 měsíci +5

      ​@@queenquruxNaa isagii mhe xllka no daji😂😭

    • @queenqurux
      @queenqurux Před 2 měsíci

      @@user-kx1jk1mq9b hhhh wale cadnan ku qadhabte mia😂😂

    • @queenqurux
      @queenqurux Před 2 měsíci

      @@user-kx1jk1mq9b hhh wale oo cadnaan ku tuugsade miaa

    • @AliceAdam-w2d
      @AliceAdam-w2d Před 2 měsíci +2

      ❤😂

  • @SamiiraCabdullahi-yz3zu
    @SamiiraCabdullahi-yz3zu Před 2 měsíci +213

    Alpha iyo cumeer waa iniwadana❤😂

  • @Marwa_iprahim.
    @Marwa_iprahim. Před 2 měsíci +201

    Alpha wlhi wad nala shaqeyneysaa hdn reer comment nhy😂❤

  • @yousra52
    @yousra52 Před 2 měsíci +57

    Omg isku qurxana san le isku balami alpha thanks wllhi we isku qurxonyihin allh calaf iskugu daro🥺❤🤲

  • @nastexaxaji3888
    @nastexaxaji3888 Před 2 měsíci +88

    Canaan iyo smiya❤😢
    Ayaga dartood u imday meshan 😂

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Před 2 měsíci +127

    wlhi alfa uuu nal shaqynyaaaa kwrn ❤❤❤😂😂😂😂 saamiya iyo cadaan is not esay

  • @SimranABDALLA
    @SimranABDALLA Před 2 měsíci +123

    Alpha wuu nala shaqeynaa ❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Před 2 měsíci +102

    Saxiibkii waa lashaqaynayaa waa nin rageed 😂😂😂

  • @ayuushbbe1587
    @ayuushbbe1587 Před 2 měsíci +88

    Ala saan usoo ordaya lee markaa arkay samiyo iyo cadnaan midakle cadnaan iyo samia jacelkooda waa saaid siiba cadnaan ❤❤😅

    • @Faiza-e6i
      @Faiza-e6i Před 2 měsíci +5

      Tiktok kaso arkay waso orday😂😂😂

    • @11naa44
      @11naa44 Před 2 měsíci +4

      Gormey isjecladeen😂😂

    • @mumtazosmanali4573
      @mumtazosmanali4573 Před 2 měsíci +1

      ​@@11naa44mar hooooreeeee😂😂😂

  • @safabashiir-sw8fi
    @safabashiir-sw8fi Před 2 měsíci +100

    Samia iyo adnan marka arky sida uso orday ilaahy unba og

  • @safazum4078
    @safazum4078 Před 2 měsíci +51

    Aniga farxad xishood qosol ban ka bixi Ala yahay bal wakase ma anaa la iikeenay gift ga 🙈😂😭❤️

  • @Cumeer_Bigfan-t3t
    @Cumeer_Bigfan-t3t Před 2 měsíci +196

    TEAM HALISTA ONE LIKE ❤😊

    • @user-gr4sw9qk4p
      @user-gr4sw9qk4p Před měsícem

      haye dumashi ❤

    • @user-td8zv4zm3g
      @user-td8zv4zm3g Před měsícem

      Waagii horeba waa la ogaa innuuu jecelyahay samia Ahmed 😍😍😍😍😍 lkn samia 100k 14 hours oo my days 🎉🎉🎊🎊🎀🎀🎀🎀🎀🎀🎊🎊🎊🎊🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😙😙😙😙

  • @BilkhayrCabdirisaaq
    @BilkhayrCabdirisaaq Před 2 měsíci +56

    hadaa tiktok kasoo arkayyyy isla markiipa waa soo cararayyy❤😂😂

  • @user-ic3bu5ni7v
    @user-ic3bu5ni7v Před 2 měsíci +85

    Inta islarabta saamiya iyo cadnaan❤

  • @abdiwalimustaphe
    @abdiwalimustaphe Před 2 měsíci +34

    ar annaga alpha iyo cumeer caadiyeey noola shaqeeyeen shaqo wacn reer comment mxaa kaqabtaan☺ wada shaqeeyntaa ileen gacmo wada jir bay wax ku gooyaan🤣😇

  • @yahyeajab8841
    @yahyeajab8841 Před 2 měsíci +386

    Videowgan wuu qarxa😂 gift Samoa&cadnan marka arkey soo orday😭🥲😂✊

  • @Xamdiyey
    @Xamdiyey Před 2 měsíci +90

    Adnan saamia aan arkay saa uso orday lee 😢🎉❤😂😂

  • @Okhoz
    @Okhoz Před 2 měsíci +103

    Inta ku Faraxday one like❤😂

  • @Aishaabdi2338
    @Aishaabdi2338 Před 2 měsíci +40

    Alla saa usoo orday lee😂 cadnaan iyo saamiya markan arkay😊❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 Před 2 měsíci +68

    Jah saanaa jaceyl lagaa dhahaa😂

  • @entertainments99-x91
    @entertainments99-x91 Před 2 měsíci +41

    Alpha adi maa isku balamiyay samiyo iyo cadnan ❤😂😂

  • @FowziaMaxamed-fz3go
    @FowziaMaxamed-fz3go Před 2 měsíci +62

    King alpha abowe tagerahaagi koowaad waa aniga wlhi ❤❤❤

  • @user-wl1gx4wf5x
    @user-wl1gx4wf5x Před 2 měsíci +32

    Team samiya like ❤😊

  • @ZeynabAli-nz9fw
    @ZeynabAli-nz9fw Před 2 měsíci +24

    Alpha qeyr Allha ku siyo cadnan iyo samiya lamanh qarniga

  • @user-ct1qn7mp5z
    @user-ct1qn7mp5z Před 2 měsíci +39

    Inta so carartay marke samia Iyo cadnaan arkeen

    • @CawoJama-px3zl
      @CawoJama-px3zl Před měsícem

      Tiktok ku arkay wn so carary wlhi😂😂❤

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 Před 2 měsíci +17

    JAH Dahab wee mudan Tahayy uu Dhahay👸❤️

  • @user-km1qo4jc6m
    @user-km1qo4jc6m Před 2 měsíci +24

    Jah kanaa jaceyl lagadhahaa waaaw amazing ❤❤❤❤

  • @najaH-tk2rh
    @najaH-tk2rh Před 2 měsíci +23

    Wlhi Alpha Wu Nala shaqoyah wiilka waa farid😂❤

  • @Raho339
    @Raho339 Před 2 měsíci +31

    TEAM KING ALPHA ONE LIKE♥️🔥🤙🏾

  • @princesszuzu-72
    @princesszuzu-72 Před 2 měsíci +34

    Ilahayaw king alpha iyo cumeer ha no wayin😂

  • @namuush
    @namuush Před 2 měsíci +15

    Alpha markasta nooken labadan wlhi wanu isla jecelnay Alle haysku calfee😂 🥰💋

  • @user-cv3cs9me2g
    @user-cv3cs9me2g Před 2 měsíci +33

    Alpha waa shiikhi iskumeherinlahaa arooskooda haduubaa isku xoqayaaye

  • @parknaimaparknaima6992
    @parknaimaparknaima6992 Před 2 měsíci +32

    Awoo qofka koowaad ahay💕🫶🏻

  • @nimcojamac8138
    @nimcojamac8138 Před 2 měsíci +14

    Alpha ilahy hano kadayo saad nola ku shaqaynayso Samia iyo cadnan marakan arky saan uu so carary😂waanba isla jeclday❤

  • @BadraHaykal-l8f
    @BadraHaykal-l8f Před 2 měsíci +35

    Ar nio waa lagu caseeyaye Walhi waad iga qoslisay waa mar lagu qaraco iyo mar rajis tiin lagugu soodhiibo geft😅😂

  • @Fathiibrahim5245
    @Fathiibrahim5245 Před 2 měsíci +21

    Alpha wa legend cadibu isugu balamiya

  • @user-zv5jm7oc2g
    @user-zv5jm7oc2g Před 2 měsíci +14

    War
    Alpha iyo cumeer aya ka shaqanyn❤

  • @zesi23
    @zesi23 Před 2 měsíci +34

    Ani ciwanka marka arkay so rooray macalimo daawanayey xita ma dhameysan😂😂😂

    • @fardowsainashakur2074
      @fardowsainashakur2074 Před 2 měsíci +3

      Iski mid ayaa nahay kwrn maclimow ayaan dawanayay

    • @BalqiisaSaid
      @BalqiisaSaid Před 2 měsíci +3

      Ani xitaa amiira dawanaayey Waka soo cararay 😂😂😂

    • @zesi23
      @zesi23 Před 2 měsíci +1

      ​@@fardowsainashakur2074xan jaceyl leeee😂😂😂

    • @user-tk9wf9je4e
      @user-tk9wf9je4e Před 2 měsíci +1

      Ani asadaa dawanay wasoo cararay xanjacaay😂😂😂

    • @user-fe5hv2oy3b
      @user-fe5hv2oy3b Před 2 měsíci +2

      ​@user-tk9wf9je4e ani xitaaa cumeer dawanayey waan soo cararay😂😂😂

  • @user-rr1dt3qk1x
    @user-rr1dt3qk1x Před 2 měsíci +13

    Qeypta uu numberka gacanta saaray tik tok ka fiirso teamkii la ordi jiray aawe😂😂😂

  • @DulufBoy-sv4xi
    @DulufBoy-sv4xi Před 2 měsíci +25

    Cadnaan neefta ku dhagan😂❤

  • @Hafsa_Deyr
    @Hafsa_Deyr Před 2 měsíci +15

    Alpha iyo Cumeer Abaalkiina Janno Dadka Xanta Noo Haya Ayaad Tihiine 😂😂😂

  • @MumtazAbdiali0123
    @MumtazAbdiali0123 Před měsícem +6

    Alpha janadA kuugu ducaynay hadaa nahay team cadnaan io saamia ❤😂

  • @nasreenbashe652
    @nasreenbashe652 Před 2 měsíci +7

    Cadaan iyo Saamiya CZcams furta isku yaaca Wlhi waad isku soo baxysaan laba qofoo xishood badan Mnshlah❤️🫶

  • @zamzamaden5678
    @zamzamaden5678 Před 2 měsíci +14

    Siduu ufaxsanyey 😂😂 cadnaan cawaaa😂

  • @Suusu863
    @Suusu863 Před 2 měsíci +42

    Horta kuwaan run miyee isku jecel yihiin mise ayaguna way na waalayaan 😂

    • @user-fe5hv2oy3b
      @user-fe5hv2oy3b Před 2 měsíci +15

      May veiw ku raadinayaan😂😂😂

    • @mssjin1790
      @mssjin1790 Před 2 měsíci +2

      Views lee😂

    • @SabrinMohamud-lq8li
      @SabrinMohamud-lq8li Před 2 měsíci +1

      Kuwan indhaha is jcel leyihiin😂

    • @manaalmohamed9558
      @manaalmohamed9558 Před 2 měsíci +8

      Indhahoda lee fiiri hadu wax kadhaxeynin xata kolay dareen wu jira indhaha iskuma dhamestiri karaan

    • @Suusu863
      @Suusu863 Před 2 měsíci

      @@manaalmohamed9558 wah adi waa naga cilmi badan tahy 😂😭

  • @Ahlaammoha2
    @Ahlaammoha2 Před 2 měsíci +8

    Samia iyo cadnaan arkayaaba fakatax sodhehay ❤😂😂

  • @AbuukarSheqnuur
    @AbuukarSheqnuur Před 2 měsíci +14

    The legend in laga qorto ayuu didayaa lambar

  • @World-z3i
    @World-z3i Před 2 měsíci +11

    Ilahow alpha hanoo wayin🫶😭😂

  • @user-qs3wt7dh2l
    @user-qs3wt7dh2l Před 2 měsíci +9

    Alh alpha Allah noma wayo 😂❤

  • @ZuhurSultan
    @ZuhurSultan Před 2 měsíci +9

    Cadnan sui number ka samia u qarinaayo jah kuwaygi 👏👏🥳🥳❤️

  • @mariamohaofficial4317
    @mariamohaofficial4317 Před 2 měsíci +4

    Xariir kamiisha kawdaa ilaahiy hanogu kuliiyo aamin❤❤

  • @nuuramukhtaar2350
    @nuuramukhtaar2350 Před 2 měsíci +7

    Team alfa wax iga xanunsan abahey igu soduceya 40 qof ducadooda Waa la aqbala blz 😢

  • @SalmoQaasim-jk9ws
    @SalmoQaasim-jk9ws Před 2 měsíci +14

    Koko gift ugeya supprise cml ❤😂

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Před 2 měsíci +2

    Samiya masha Allah waa gabadh xishood badan adnaana sido kale waa wiil wanaagsan

  • @Sacdiya-s7q
    @Sacdiya-s7q Před 2 měsíci +32

    Oradkaan soocararay kii Asad baan kasoo tagay😂😂

  • @SamiirEkey_10
    @SamiirEkey_10 Před 2 měsíci +9

    Samia hadad comment aqrinesid abyo iska jir bombolaha camera lagugu xirikara 🙏

    • @BureeqaApdi
      @BureeqaApdi Před 2 měsíci +2

      Subxnllh fikir qaldanida wll😂

    • @SamiirEkey_10
      @SamiirEkey_10 Před 2 měsíci

      @@BureeqaApdi ma fikri qaldani lkn somali wax kasto kafilo wll 😂🔥

    • @yahyamohamed6198
      @yahyamohamed6198 Před měsícem

      Aflanta netflix siificn aya uu firsatey

  • @CanabCudoon-zc5bb
    @CanabCudoon-zc5bb Před 2 měsíci +18

    Alpha legend ❤😂😂

  • @IqraNur-jk5hu
    @IqraNur-jk5hu Před měsícem +5

    Video from tiktok intaa igeeney😂

  • @AsmaAhmed-rb4rj
    @AsmaAhmed-rb4rj Před měsícem +3

    Asaga Kalarka soo doray hada alpha😂😂😂

  • @hanaanhussein4966
    @hanaanhussein4966 Před 2 měsíci +9

    War alpha iyo cumer Anaka nalasheqenaya❤❤❤❤

  • @user-zp5if9qe4p
    @user-zp5if9qe4p Před 2 měsíci +10

    Waxasa imara alpha legen😂❤❤

  • @CayniAbdullahi-tt6ex
    @CayniAbdullahi-tt6ex Před 2 měsíci +9

    Kabax anaa uhoreeyo baryahaan dadka inaa kasoo hormaraa bilaabay❤🎉🎉🎉

  • @user-qv8ii6hw1z
    @user-qv8ii6hw1z Před 2 měsíci +9

    Lakin ALPHA lanbarka samiya wad nasiisayba Cadnaan yaa kaaqaban😂😂😂

  • @SamaaxaAbuukar
    @SamaaxaAbuukar Před 2 měsíci +8

    Cadnaan iyo Samia is not easy 🎉

  • @Qoraxdi-carartay
    @Qoraxdi-carartay Před 2 měsíci +13

    Waxa u imatay wa garanaya 12:03 wkaas daqiiqada waxba ha i mahadcelin wa isku lenahy😂✌️

  • @user-hs3ze4tn1u
    @user-hs3ze4tn1u Před 2 měsíci +19

    Inta ku faraxday one like ❤

  • @user-nr3gg5rr5e
    @user-nr3gg5rr5e Před 2 měsíci +9

    From tiktok😂😂ya ila mida

  • @ugaasadii
    @ugaasadii Před 2 měsíci +10

    Cadnaan wlh gabadha wuu jecelyahay 😭♥️

  • @QamrMohamed2022
    @QamrMohamed2022 Před 2 měsíci +16

    Cadsam 😅kuweygii wadhajoga❤

  • @user-ud3kj3fi3s
    @user-ud3kj3fi3s Před 2 měsíci +4

    www saamiyoh iyo adnaan walahi waaba iskajeclahy anuh cazaamih❤❤❤

  • @NadaMuuse-nm7lu
    @NadaMuuse-nm7lu Před 2 měsíci +6

    Inoo soo badi video adnaan iyo samia❤

  • @MariyaGabo
    @MariyaGabo Před 2 měsíci +30

    Awelba game kaama ahayn jaanis gaad baad ahayd alphow😂

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 Před 2 měsíci +4

    Cadnaan siduu lanbarkeeda u qarinayo❤

  • @nujummohamed411
    @nujummohamed411 Před 2 měsíci +6

    Reer comment alfa iyo cumeer aan ilaashano way nala shaqeeyaane😂

  • @CabdulqaadirMaxamad
    @CabdulqaadirMaxamad Před 2 měsíci +9

    Yaa ila jecel samia iyo adnan

  • @manaalmohamed9558
    @manaalmohamed9558 Před 2 měsíci +6

    Alpha ani adi waku duceeye hoyaday ma kudashahy saas nola shaqee 😭😂

  • @user-nf6uc4db3x
    @user-nf6uc4db3x Před 2 měsíci +13

    Cadnan iyo samiya is not easy❤

  • @user-me8jn3rs5y
    @user-me8jn3rs5y Před 2 měsíci +5

    Saamiya. Io Cadnan Arkey soo orday😢❤

  • @zaynabzaynuti8179
    @zaynabzaynuti8179 Před 2 měsíci +5

    Alpha keep going my brother

  • @Captian_Dool_20_24
    @Captian_Dool_20_24 Před 2 měsíci +7

    Samia vs cadnaan markaan arkay ayaan soo cararay

  • @user-zy8we5zv9r
    @user-zy8we5zv9r Před měsícem +2

    Samiya io cadnan isku wara walayaal❤❤

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 Před 2 měsíci +9

    cumeer io alpha waa idin wadanaa 😂❤

  • @AdnaDagan-zp5mh
    @AdnaDagan-zp5mh Před 2 měsíci +5

    Ayyy kwaNoo kaLe 😢❤ CazaM 🫂🫶🏼🤴🏼❤️👸🏼

  • @zunkazubeir
    @zunkazubeir Před 2 měsíci +6

    Inta igadanbeyso wan idin salamay 👋
    King alpha Horey usoco abowe
    Wil Wilasha Malaysia 🇲🇾 kuwa aan ugu jeclhy ayad kamid thy hormar wacan Ayan kurajeynaa❤

  • @nagaadgeedi6178
    @nagaadgeedi6178 Před 2 měsíci +9

    Indhaha Ma siin karayo cadnaan saamiyo wuxu eegayaa uun alpha

  • @HaboonMaxamed-zd3pk
    @HaboonMaxamed-zd3pk Před měsícem +2

    TEAM SAMIYA ONE LIkE❤😊

  • @CabdirisaaqCalimaxamed-gp6is
    @CabdirisaaqCalimaxamed-gp6is Před 2 měsíci +2

    intii samiya iyo adnaan dartooda uimaden love isaar❤

  • @Nimcomohamed-pc4kc
    @Nimcomohamed-pc4kc Před 2 měsíci +6

    Alpha waa legend 😂😂😂😂😂😃😃😃

  • @SuldaanoMaxamed-n7s
    @SuldaanoMaxamed-n7s Před 2 měsíci +12

    Qofkii ugu horeeyay😂😂

  • @Halimasadia3470
    @Halimasadia3470 Před měsícem +2

    Team adnan and samia one like ❤😊

  • @GANEEYOFFICIAL1
    @GANEEYOFFICIAL1 Před 2 měsíci +7

    Wlhi been ma ahan❤❤ waa soo carary❤❤❤😂❤

  • @jamaadcismaan
    @jamaadcismaan Před 2 měsíci +20

    team cadsam❤

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Před 2 měsíci +2

    😂😂😂😂 alpha waa kabiir dhanka jacaylkaa ❤waaaw cadnaan iyo saamiya hamplyo ❤

  • @MunoAliHusein
    @MunoAliHusein Před 2 měsíci +8

    Tiktokga kaso raacay war jecli😂

  • @Nimcomohamed-pc4kc
    @Nimcomohamed-pc4kc Před 2 měsíci +6

    Team alpha one like

  • @user-tg3xc8fv3u
    @user-tg3xc8fv3u Před 2 měsíci +11

    Ilahay nagama kaaba qaado 😂

  • @xaawomacalin6882
    @xaawomacalin6882 Před 2 měsíci +3

    From tiktok waso rooray wllhi😂😂💋

  • @AsmoBishaar
    @AsmoBishaar Před měsícem +1

    Adnan io samia. ALLAH IDIN DEESTO❤🎉