Muqdisho 350 dollar meeqa garam oo dahab ah ayey ii gooysay

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 05. 2024
  • #iqramudan #youtube #subscribe #muqdisho #like #dahab#

Komentáře • 36

  • @user-uk9hz3wc7s
    @user-uk9hz3wc7s Před 3 měsíci +7

    Xamar weyne tag fargal iyo dahab quruxdi halkas ayad kahele

  • @Amrancook900
    @Amrancook900 Před 2 měsíci +1

    Masha allah ❤❤❤

  • @HiboMaxamedcali-bf1dn
    @HiboMaxamedcali-bf1dn Před 15 dny

    M.a abyo. Allh haku barakeeyo ❤❤❤❤❤

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam Před 2 měsíci

    Masha Alah

  • @ju4965
    @ju4965 Před 2 měsíci

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @user-pz1mp6gj6n
    @user-pz1mp6gj6n Před 3 měsíci

    MASHA’ALLAH Gabar dadaaleysa

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana Před 3 měsíci

    Mashallah guulayso

  • @fali2695
    @fali2695 Před 3 měsíci +1

    Mash Allah muqdisho caday ❤❤❤❤❤❤❤

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 Před 3 měsíci

    Waa qaali

  • @user-cv8th6vc6u
    @user-cv8th6vc6u Před 3 měsíci

    Wa qalii

  • @hamduushadenchannel1485
    @hamduushadenchannel1485 Před 2 měsíci

    masha allah wey qurux badanyhn doqaa ledahy❤

  • @Najmo35
    @Najmo35 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac Před 3 měsíci +2

    Iqray wa mahadsantay sidaa dahabka naogadabagayso

  • @seinabali4301
    @seinabali4301 Před 2 měsíci

    Iqra xagen kahelaa adorali ah

  • @Shamso-dp1tg
    @Shamso-dp1tg Před 2 měsíci

    ❤mashalh.lam.parkagu.away.hn

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 Před 3 měsíci +4

    naaa wan u dhali rabaa e ha itusin ma gadan karo intuu qaliga yahaye

  • @user-eh6fs3lq9y
    @user-eh6fs3lq9y Před 3 měsíci

    5 garaam

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 Před 3 měsíci

    Masha Allah 💯👍☝️🌹♥️🫶♥️

  • @minsacdiahmed662
    @minsacdiahmed662 Před 3 měsíci

    Mashaallah

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 Před 2 měsíci +1

    Dahab inuu sii qaaliyo maahine ha sigin inu raqiiso fargal weyn maxaa ku faley faro buuran maba heysid ana faraanti weyn necbahey faraanti marku yar yahey ayuu qurxoon yahey

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Před 2 měsíci

    Walhi way qurxn yihin

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan Před 3 měsíci +5

    Dahabka masoo raqiisaayo ilaa ciida carafo laga baxo oo xajka lagasoo laabto

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Před 3 měsíci +3

      xajkii hore wax raqiisay ma jirin

    • @miskiin236
      @miskiin236 Před 3 měsíci

      @@umumascuud3307
      Doolaarka maraykanka iyo dhaqaalaha
      Maraykankuu ku xidhan yahay

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r Před 3 měsíci +2

    Qofyey dahab jaceykaa kaabadatay dookh malihid kii koow ayaa macaan ah ee kaas qaado

  • @NajmoMohamed-es8ok
    @NajmoMohamed-es8ok Před 3 měsíci +2

    Soogali abyo markuu raquiso

  • @NiciimaHassan-fh7wp
    @NiciimaHassan-fh7wp Před 3 měsíci +1

    Aaway lanbarki qli

  • @HaboonDeheeye
    @HaboonDeheeye Před 3 měsíci +2

    Noso sheg xbbt marku so jabo wan ku sugayna

  • @fdwehliye7048
    @fdwehliye7048 Před 3 měsíci

    Celiska aan iska celinaayo maa 53 garamkii

  • @user-ps6ch8nm3e
    @user-ps6ch8nm3e Před 2 měsíci

    Asc iqra abooyo numberkaaga ma ii soo qori kartaa

  • @fatmabuffallo4095
    @fatmabuffallo4095 Před 3 měsíci +1

    Caadi ahaan 5 garam waxaa la rabay iney ahaato 5×69=345

    • @ninmadownaagtiisa1332
      @ninmadownaagtiisa1332 Před 3 měsíci +3

      Abaayo 4.83 riigo wye soow waa 333.27 imanaaa 69 markii lagu dhufto

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 Před 3 měsíci +1

    UK waa todobaatan iyo wax yar qiimaha Dahabka Somaaliya waa qaali maxaa dhacey Dollarkiina waa so jabaye