Khaladaadki Riwaayada Sixirka 2023

Sdílet
Vložit

Komentáře • 359

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Před rokem +377

    Khaladka Inta Rabtay like saara😂✌

    • @khaalidxidig8698
      @khaalidxidig8698 Před rokem

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂🤣🤣🤣

    • @chaMaTokiAh
      @chaMaTokiAh Před 4 měsíci

      aNaGa KhaLadKa d¡YaaR u aH aWooWe😂

  • @maimunabdinasir3011
    @maimunabdinasir3011 Před rokem +79

    Subaxanallah gabdho iyo wiilal kala ajnabiya oo sidan iskugu dhex jira.
    diinta ixtiraama wayo Allah aya nisiiyey diinta Islamka ah .dad Ayaa haysan oo nifiirinaya waa inay nagu soo musli karan

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem +20

    Keep going Rasuulkena Muxamed Scw kusaliya suubanaha

  • @najuu439
    @najuu439 Před rokem +12

    Diinta hala ilaaliyo allah wuu idin egaya allah dulqaad badanaa oo naxariis badanaa🥺🥺allow nasoo hanuuni oo nawada hanuuni

  • @rahmadeeqsan
    @rahmadeeqsan Před rokem +2

    Wllky Liibaan wll ma ogthay in uu rasuulkeen scw muxamaed nacdalay raga dumarka isku eekaysiiya iska jiraa ikhwaaani😢😢😓😓

  • @inamaxamuud4339
    @inamaxamuud4339 Před rokem +21

    Xalqaba xalqay ka xiiso iyo qosol badnayd team hob films keep going 💯

  • @caaisha4176
    @caaisha4176 Před rokem +16

    Alla filimkaba khaladaadkaa kaqosol iyo qaraaxo badan😂😂😂😂😂😂😂😂😂👌

  • @zeinabinaaboubaker3001
    @zeinabinaaboubaker3001 Před rokem +23

    Filmkan waax kale ayu ahaa wlhi 😅😅madar waa funny wlhi

  • @clshakuurxiimaaye5213
    @clshakuurxiimaaye5213 Před rokem +10

    Madar wllhi waa qofka qosolka meesha dhan kala wada legend kulahaa wllhi baan tiinbay Ku qadsiin👏😹👐

  • @hananomar6915
    @hananomar6915 Před rokem +3

    Walaaahi wAA RUWAAYDI kali ahayd ee wakhtigan dambe iga qoslisa farshaxanno ayaa isugu yimi walee Proud of you Madar iyo Muna

  • @Cabdiqaniali10
    @Cabdiqaniali10 Před rokem +36

    Inta shamaysatay ruwaayadii ismuujiyah ismuujiyah san igu xiisay the team hobfilms 🥰😘

  • @faadumojama5248
    @faadumojama5248 Před rokem +1

    Walaalayaal ruwaayad kale oo xiiso leh noosoo daaya🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😄😄😄😄😄😄😄😄qosolkaa iga dhamaaday

  • @shukridini7667
    @shukridini7667 Před rokem +5

    Very funny dhamntiin Rabbi haykiin xafido😃😍😍😍😍😍

  • @fzahro4166
    @fzahro4166 Před rokem +16

    Wlhi filimkan waa u xiisi dona malin wlpa waa kuso ceshta 😂❤️

  • @abdirashiitismail814
    @abdirashiitismail814 Před rokem +16

    My Team Hob_Films
    Best actors yaxye tyger and madar muna fyzal pest wlhi🥰🥰🥰❤️❤️🤩
    LA,aantin kooxdu waa koox la,aan🤩❤️❤️

  • @ahmedmuhumed1810
    @ahmedmuhumed1810 Před rokem +5

    Film 🎥 wlhi holac weye m.a keep going hob films 💯

  • @sms2437
    @sms2437 Před rokem +4

    wax kabadan mahadsanid oon idin dhaho garan mayo waad naga qoslisen mahadsanidin

  • @yahy3izmail12
    @yahy3izmail12 Před rokem +11

    Intii qososhey like sara 😂

  • @hodaniman9003
    @hodaniman9003 Před rokem +10

    Allah is one nebiga ku sali wllo scw scw

  • @mohamedfamous9793
    @mohamedfamous9793 Před rokem +11

    Film kale oo shidan sida Kan oo kale ayaan idinka sugayaa walaaladay sharafi korkiina ha ahaato

    • @user-vx2zc7jp4l
      @user-vx2zc7jp4l Před 3 měsíci

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kariimhassan1605
    @kariimhassan1605 Před rokem

    Legend hmhm mid I jeclaaty waan xidhy bu yidhi odaygaasi

  • @najmajamac6217
    @najmajamac6217 Před rokem +4

    Alla manoooli😅😅MADAR IS SO FUNNY Wllhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @inantaSomalilandkufanta7766

    Wlhy wan sugayey qaladadka Madar iyo Muna iyo yaxye la aanti wa abar filmka qeyb lixad leh ayad ka qadaten🥰

  • @torkipoi6924
    @torkipoi6924 Před rokem +1

    Khaladadka ayaba riwayadi kaqosol badan

  • @diriyehassan961
    @diriyehassan961 Před rokem +5

    Hop films wa dad funny ah aniga film macan ayan dawada elan wuxu dhibkana Laga mara manta ayan ogadey my team ruwayada cusub ayan edinka sugaya wan edin xisey

  • @ruqiyaabdikhalaq
    @ruqiyaabdikhalaq Před rokem +7

    Odeyga wax walba igaga drn wan xidhay kuye 😂😂😂

  • @maxamedcfataax1690
    @maxamedcfataax1690 Před rokem +5

    Inta ubaahan filem kale in la soodaayo like saara

  • @fatimamohamed366
    @fatimamohamed366 Před rokem +5

    😂😂😂😂😂😂😂😂😢 biliis khla daadk Soo badiy😂😂😂

  • @sulthanmaame4415
    @sulthanmaame4415 Před rokem +1

    hob filmsoow zxp deeqa xagay ku danbaysy🥰❤

  • @apdrahmzmal7230
    @apdrahmzmal7230 Před rokem +10

    Inta film Cusub sugaysa.

  • @kaahaahmed6778
    @kaahaahmed6778 Před rokem +7

    Habeenki liban naagta iska dhigan iri Yaa qaladaadkisa I tusa thanks wlhi😂😂😂😂

  • @zalmaapdi9869
    @zalmaapdi9869 Před rokem +13

    Riwaayadanu dhib yarida ku dawanay ma tasaa laga maray wlhi qosol iguma hadhin😂😂

  • @khadaryarevornia4821
    @khadaryarevornia4821 Před rokem +9

    Filmkiiba khaladaadki bikh ka dhigay😅wixi horeba quba😂

  • @mohamedhassan-en5wr
    @mohamedhassan-en5wr Před rokem +63

    Inta mooday in channelkii hob flims la jabsaday ee naxday like ta ha saarto sticker sad ahna reply da ha kusoo dirto 😓 waan naxay wlhi 😢.

  • @fatimaadam5760
    @fatimaadam5760 Před rokem

    I love hope films walaahi

  • @rahmadeeqsan
    @rahmadeeqsan Před rokem

    Subxaan allah u dhaqma sidii dad kala ajaaniba

  • @asmayuusuf6581
    @asmayuusuf6581 Před rokem

    Waa intii ugu qosolka badnayd

  • @HodanCali-pc2ll
    @HodanCali-pc2ll Před 10 měsíci

    Wlhi fani waye ana anidila jiila xeegan idinka hela

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 Před rokem +5

    wlhi liiicaato umadeena ma ahn 😭😂😂😂😂😂😂

  • @hibaaqothman4777
    @hibaaqothman4777 Před rokem +5

    Hhhhh dacadan u qoslay wllhi 😅😅funyy

  • @nabiihabare2208
    @nabiihabare2208 Před rokem

    Alla wlle wlhi waa beer casaade soo badiya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cabdifataax7404
    @cabdifataax7404 Před rokem +5

    Hob filims waxan ka codsanana inaay ruwayadii sixirka 50 qaybood lee noso duubaan pls pls pls pls
    Ruwayaduu way nagu socoteee noso kordhiyaa
    Madar iyo yaxye haka so taginaa waa fan wlhi labada nin sibaa madar
    Cidiii iin ruwayadii sixirka laso gordhiyo igu racsaan likes 👍 saar

  • @luulaliahmadluulkaluulalia4945

    Soobadiya💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @dhamayscadey3720
    @dhamayscadey3720 Před rokem +4

    War hada kadib khaladaadka uun noosodhiga waa qosol walaahi

  • @rayanmss2117
    @rayanmss2117 Před rokem +3

    Yaxyee qosolkiisa ayaan ku haysta

  • @munestervlog4500
    @munestervlog4500 Před rokem +17

    waar odaygu waa fani xidh kulahaa😅😅

  • @asmaahmek8133
    @asmaahmek8133 Před rokem +8

    Madar ba mesha ugu funny san walahi 😂

  • @sahalmohamed1988
    @sahalmohamed1988 Před rokem +1

    Reality I like it ❤

  • @ayaanapdimahdi5476
    @ayaanapdimahdi5476 Před rokem +4

    kkk odayga run buu ugu sheekeeynyaa saldhiga yaa lageynayaa 😂😂😂😂😂😂

  • @saredoahmed2451
    @saredoahmed2451 Před rokem +2

    Sidaaya🇩🇯❤

  • @abdilahijikrefaarah6762
    @abdilahijikrefaarah6762 Před rokem +1

    Kooxda hob filims horey u socda

  • @dhamaystiran3442
    @dhamaystiran3442 Před rokem

    Soo badiya

  • @nuurahassan1093
    @nuurahassan1093 Před rokem +1

    Balo madra waa fani walhi🤣🤣🤣🤣🤣🎤

  • @faakiharazhit7391
    @faakiharazhit7391 Před rokem

    Alla qosol badinidaan

  • @quandalespeedy2127
    @quandalespeedy2127 Před rokem +1

    i cant , wait😂😂😂😍😍

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 Před rokem +4

    Walee laysma casiyee filim io badh buu ahaaaa

  • @user__alimohammed62
    @user__alimohammed62 Před rokem +7

    Happy New Year Every One.

  • @fitaharap4980
    @fitaharap4980 Před rokem

    Wlhi wxn funny wow dhafey

  • @haniupdilaahi9635
    @haniupdilaahi9635 Před rokem +5

    Zo badiyaaaH zhpbyaaL waaa qosaL WallhiH maaa Lagu qodbaYy kuLaH madar😂😂

  • @munoyusuf9211
    @munoyusuf9211 Před rokem

    𝕂𝕌𝕎𝕆 𝕜𝕒𝕝𝕖 𝕤𝕠𝕠 𝕔𝕖𝕝𝕚𝕪𝕒

  • @Tusaimakhalif
    @Tusaimakhalif Před rokem

    Liiiiiii ahhhhhhhhh

  • @zakariaabdallah4870
    @zakariaabdallah4870 Před rokem

    Machalla

  • @Sihaamaaaaaaa
    @Sihaamaaaaaaa Před rokem +8

    Ala waan u xisay filimka😂

  • @yashkeyow
    @yashkeyow Před rokem +4

    Miss you all 🥺

  • @abdifataxabdilaahi4099

    WAA FILMĶA KALIYEE BUULO YARYARTU KASOO DHEX MUUQATAY

  • @sahraamiin9167
    @sahraamiin9167 Před rokem

    Lipaan dhipadaanah 😅😅😅😅😅❤

  • @khadrasibqiye2247
    @khadrasibqiye2247 Před rokem +2

    Odaygu waa fani😁

  • @najmaapdikadir
    @najmaapdikadir Před rokem +3

    😂wa inan bilawda hadabay sida umacaantahy🎉🎉

  • @albertoyahya
    @albertoyahya Před rokem

    waan dhacanahay wan dhacanahay 😂😂😂

  • @abdifatahgentleman8421

    Wlhy riwaayadiiba intaba kaxasila hhhhh

  • @falastinqaali4457
    @falastinqaali4457 Před rokem +1

    Walhi Ani cadaan ka heley ❤️😪

  • @suldanafcadey9946
    @suldanafcadey9946 Před rokem +1

    Plz film cusup bilabaa

  • @maryamomahdi-it4vy
    @maryamomahdi-it4vy Před rokem

    Good

  • @qalialiqaliali1943
    @qalialiqaliali1943 Před rokem

    Wlhi funny wye😂😂😂😂

  • @osman8725
    @osman8725 Před rokem +16

    i cant wait ❤️

  • @fadumaabdi8603
    @fadumaabdi8603 Před rokem +1

    Liicato wgu Malaysia jogy swki dhici jiry gbdhaha hy dhawanina hy tabanina xasle ahy ma inty ku cusbyd by ahy hhhhht tnkle odayga iga yabiye xir kulha xasisana

  • @Hanna__qalbi275
    @Hanna__qalbi275 Před rokem +3

    Istaqfurullah 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 kuwan dacad iga qosliyeen😅🤣🤣🏃‍♀️

  • @suatomar8434
    @suatomar8434 Před rokem +11

    Wlhi fanny bad tihin team hob films qosol dartiis waa ooyay🤣🤣

    • @Sumayawan
      @Sumayawan Před rokem

      Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh shukran sis

  • @abwaanmahaddeeqtotube4203

    Filimada so badiya

  • @sagalsuuban5129
    @sagalsuuban5129 Před rokem

    Hayaay hayaaay😂😂😂

  • @hamdaaxmed957
    @hamdaaxmed957 Před rokem +2

    Wllhi dacad u qoslay mnta hhhhh

  • @salmaan12xassan84
    @salmaan12xassan84 Před rokem +1

    MUNA FAYSAL DADKA QOSOLKOODA LA DABADHIGAY KA QAAD FARAH YARE INTAA KHALADAAD NOO NOQONEH😅✌️❤️

  • @bisharojamac3108
    @bisharojamac3108 Před rokem +4

    Ala odayga runta modaye asaxan darana war naagta xir buu tagan yhy hhhh

  • @sakariyemuuse9622
    @sakariyemuuse9622 Před rokem +14

    Wllhi daacad baan u qoslay madar io liicaato Funny😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @almasmoha9864
    @almasmoha9864 Před rokem

    Alla dhiibadana

  • @muhaosman8058
    @muhaosman8058 Před 11 měsíci +1

    Madar waa funny wllo 😂

  • @osmanelabehayan6498
    @osmanelabehayan6498 Před rokem

    yahye filmka isaga aya shideya iyo lil caato iyo madar

  • @mohamedcamuud6373
    @mohamedcamuud6373 Před rokem

    Subxaanalah madar ashahaada ayu cayay

  • @diinaari6842
    @diinaari6842 Před rokem +2

    عبدرزاق

  • @deeqadiamond4749
    @deeqadiamond4749 Před rokem +2

    aLa qaladadku wapa khatare soowada

  • @sawdaxirsi4407
    @sawdaxirsi4407 Před rokem

    😂😂😂😂😂maxa

  • @abdirahmanbobaker
    @abdirahmanbobaker Před rokem +3

    Bonne année je vous souhaite une excellente année pleine santé et réussite l'équipe hob films je vous soutiens

  • @hafsaabdullah7593
    @hafsaabdullah7593 Před rokem +1

    😂😂😂😂😂madar io liicato ayn wataa aniGu😅😅

  • @gobsaninakayse7780
    @gobsaninakayse7780 Před rokem +1

    Wlhi saan uqoslayay beerka ixanuunay idinkaa qaba waxaso danbiya istaaq furalaah🤣🤣🤣🤣vani wlhi👌

  • @4166Ama
    @4166Ama Před rokem +3

    Hhhhhh flim kanii aadbu igiqosliyay walhi

  • @primeazad4668
    @primeazad4668 Před rokem

    Sa u qoslyey Daamanka I xanuunay wlhi 😭😂💔

  • @zulthanalpha6323
    @zulthanalpha6323 Před rokem +2

    Liicato xalqadihi hore u joogay😂😢

  • @neimanura9583
    @neimanura9583 Před rokem +2

    Wlahi ilin ba iga socota qosol maydhan weyi qaladadku so badiya hadad wx kale haysan gor u iga dhamadayba wn garan wayne 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 Před rokem +2

    Wan idiin xisay team hobfilns

  • @maariyodoiman362
    @maariyodoiman362 Před rokem +6

    Ileen yaxye waa qosli jirey🤣🤣🤣

    • @Sumayawan
      @Sumayawan Před rokem

      Asc walal qali please channel kan soo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh shukran sis