ROAD TRIP | The city of BORAMA 2hrs outside Hargeisa SOMALILAND 2024
Vložit
- čas přidán 20. 08. 2024
- We took a quick trip to the city of Borama SOMALILAND 2024
Check out Instagram for more daily life
/ samiya_hashi
__________________________________________
Watch more EXCLUSIVE FARM CONTENT on our Patreon page.
Join the community.
A separate channel filled with helpful tips on life in somaliland and our farm journey.
SUPPORT US ON PATREON
/ somalilandtourists
__________________________________________
For further inquiries pls contact us at thesomalilandtourists@gmail.com
__________________________________________
Shop our Merch www.thesomalil...
********************************
Looking for a place to stay
Check out our Guesthouses Airbnb for availability
www.airbnb.ca/...
abnb.me/W27ZIH...
Very interesting trip. watching you from Washington DC. I miss my country for real.I 😂😂😂
Welcome to borama, I have been watching this channel since last year, keep it up❤
Waan idin jeclanhay hadan reer burco nahay❤️❤️ inshalla mar baan idin imanina ❤
Nacabku buuraha ha jiidho, Somaland ❤
Mashallah amazing vlog thanks for sharing amazing stall in our motherland.
😊
Masha Allah, hambalyo sidaad walkiina ugu baashalaysiin
Dalkeena Allah ha ina jeclaysiiyo Allah ha inoo barakeeyo
I miss Borama ..:)
Masha allh borama illayn waa caasimad
Wow I really miss somalind I am only away for 7 months and I can’t wait to come back. I am really thankful to you samia for this videos. Also visit sheikh mountains that place is amazing ❤
I'm watching from Luuq in Somalia. Great video. I like how mom drives through the crowded market, masha Allah.
Walaalo sunka Xirta Waa idin jeclahay❤🇸🇪🇸🇪.
Welcome ❤to borama Somaliland 😍♥️🤍💚
Mashallah beautiful Borama, Somaliland.
Maa sha Allah tabaraka Allah ilhay ha idin nana’s geeyo Ramadan Mubarak my favorite ladies see you in Harvey’s a soon in sha Allah
FYI, the Hibiscus flower shown isn't the same Hibiscus flower that is used for tea and high blood pressure. The Hibiscus that is used for tea and blood pressure is also known as Jamaican Sorrel, Sorrel (not to be confused with American sorrel which is a leafy green)!
Like #9. Nice contents, I enjoyed watching. Good night from Yipma Baruya CZcams channel. Papua New Guinea
masha allah. thank you MOM AND ZAMIYA, i really enjoyed the whole vlog as well as your positive vibes.
waa wax aad loogu farxo nabadda iyo deganaanshaha dhulkeennu. in xilligaad doonto aad gaadhigaaga inta qaadato meelkasta without restriction kumari karto. alxamdulillah calaa nicmatil amni. horumar intaas kabadanna waan samaynaynaa idanka allah.
Mashallah Baladkii Nabadda, Hoygii Aqoonta, Xaruuntii ilbaxnimada, Boorama & Adal empire waa badbaadiyaha ummada Somaliyeed. Somalia ha Noolaato
adigu waxan falastiin ka ahow
Somalia ha soo noolaato Somaliland ha jirto oo ha joogto Qaran jirana ha ahaato😂 seen ku yeelay😂😂😂
Maash Allah tabarikalaha 🤲♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ family salaams ♥️♥️ Somaliland guuuleysat ln sha Allah keep going so beautiful 😍😍
amazing i always watch every video you upload you are really amazing traveller
Finally you are in the city of highest hospitality
Maashallah tabarakallah you are blessed with so many wonderful memories with your mother … your truly blessed 😊.. Enjoy it
Somaliland looks beautiful, allow dhowr 💚🤍❤️
that was not a gated community.
that was safari hotel.... yep the same one in jigjiga-yar just bigger :)
Borama my city🟢⚪️🔴, cidi wax kale la imanysa iyagay u taala
Borama 2005 kii xata bus may lahayn ka dhex shaqeeya ama wadooyinvuumaro ka horta magaladuba tulo waxba maydhamin Mashaa alah borama dhismaheedu ama horu markedu kama horayn somaliland
Somaliland oo dhan ayaa markaa Xitaa tuula ahayd
@@dagancaynan 33 sano ayaad riiyo kujiirtin sxb borana raag ayaa leh
Like hargeisa wayo somaliland odhan wxay dhisantay after 2000
@@dagancaynanmay hargeisa 1969 ayeey yelstsy bas
Top. Asbuucii horn joognay. Borama❤
MANSHA ALLAH WAA SAXIIBO AYADA IYO HOOYADEED ALLAH HAA ISKU KIIN DAARO INDRO😘😘😘😘 ARABSIYO WAA MY MORHERLAND ALLLOW KUU NAXARIISO HOOYADEEY MACAAN WAA HALKAYE KUU ASAANTAHAAYE FROM DJIBOUTI😭😭❤
😢🤲amin wll
Long live Awdal state and the Somali nation United we stand divided we fall 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Falastiin aka khaatumo still under Majeerteen Protection lets see how long they will survive
@@TimaWeynne I'm tired of these faqash xaroods larping as samaroon they need to give up their act. If they didn't get the help they needed from their darood brothers they would've got karbashed
Dowlada goboleedka boorama🏆🫡
Borama Somaliland ❤
NICE vlog - the beauty of Borama is essentially its its greenish, stunning mountainous landscape - driving around Amoud area or capturing panoramic view of Saw.on entering Boraman would have done the trick.
On plants, it's unfortunate that you have missed opportunity to look at endemic species some of them classified as endangered by the UN, and only found in Awdal including Canjeel.
Old Amoud, a historical slave trade site, foundation still visible, just out skirts of Amoud.
The history of Borama, initial settlers, moving from saylac to Borama 130 years ago.
Hopefully you capture these.on your next visit.
Wonderful vlog, keep it up. I'll continue watching
WAAW HABARYAR DIRWAL GACANTU U FADHIDO WAAYE WLHI MASHALLAH
Insha alaahu wan imanayaa maalimo dhaw hadii ilaahay yidhaaho borama bi idmilaahil kariim wan imanaya
I lived in Borama for four years and then left. By the way, it's one of the most special cities I've seen in Somalia or even Africa. I loved it so much and hope to come back.
get your facts together borama isn't in Zoomalia you either Animal hawiye or a Faqash hater
Love you much guys keep it up ❤❤❤
Waaaw nice
MashaAllah.... northern SOMALIA is so beautiful.
Masha Allah masha Allah masha Allah
Machallah borama noladaa dhulkii abtiyachey
Ramadan mubarek.
*Welcome to **#Borame** evergreen*
Masha Allah.... keep up the good work!
Waxaan ku noolahay somalia waliba gobolka barri waan jeclahay maamul goboleedka somaliland alle ha daaye😊❤
Masha allah
I have been 2022 from California Runtii WADADA inta badan waa burbur Lkn ma foga inside ka wada xun magaalada dhexdeeda
Do a vlog from Safari Village please 🎉🎉❤
Masha alah borama
Masha allah ❤
Well done my sis ❤ from watching in Australia “
MashaAllah
Wadooyinka eega bal dawlad iyo shacabkuba ha u kacaan sidaan wadooyin fiican looga dhisi lahaa magaloyinka somaliland, aan ka bilawno kuwa ugu waawayn, ooy kaw katahay magaladayada borama.
yes
Burco igu kaalay
Welcome
Amazing
MASHA ALLAH SHAMIS & GABADHEEDA
The mayors of Somaliland, please build proper roads and foot pathways for our people. Use the $$$ for good.
Masha Allaha tabaarakalaah
War igu celiya❤😂
Walaal jacel channel...
...nasoboqda
I cannot believe Samiya casually got off the house with a cup of tea and then went to another city still holding her cup of tea!
❤❤❤
7:57 We have Tayo plastic factory but I think they don't have a shredder machine to recycle
Borama Awdal state of somalia 🥰
BOORAMA WAA QURUX BADAN TAHAY LAAKIIN WAXAY RABAAN IN DAGAAL KA DHACO OO LAGA QAXO WAAYO SIDA LAGA SHEEGO SOMALIA AYEY JECEL YIHIIN SIDAA DARTEED WAA INUU DAGAAL DHACO LAAKIIN XITAA HADII AY DAGAAL RIDAAN MA RAACI DOONAN WAXAN AY JECEL YIHIIN EE SOMALIA LAGU SHEEGO EE GURYAHA HEYSKA DUMININA DAAROOD IDIN DHISI MAAYO
DAAROOD WUU IDIN QIXINAYAA EE WAX KALE IDIINMA WADAAN WAA DAD XAASID AH DAARODKU OO NECEB HORUUMARKA SIDAA DARTEED YAAN LEYDINKA CAQLI BADIN AQOON IYO CILMI IYO WAXANA WAA KU FAANTAAN
adiga iyo kuwa kula aqliga ah waxan u shegayaa in hadan REER Awdal ,Salel,Gabiley iyo kilinka shanaad aan dagno in aanu aqligayaga ku socono ma ihi sidada markay albabada laga xidho isirkiisa dafira ee kolna xabadhi sheegta kolna yahuud sheegta
Kolay siidan ka arako oromo iyo somaliba iska ka dhalay somalilnder baan nahay hadan reer awdalbna nahay somalina waan nahay somaliban ku hadalna adigu hadad somali necbtahay maxad uso qoraysa maad luuqad goniya ku hadshiid waar nocags caloshu tagan tahay somaliya iyo Somaliland tona kuma bahane goo ader luuqd kale keenso 😂
@@abdiaziizahmed7827 waxa wax lalayaba ah walal waxad markasta danta dadka iyo dalka laga Hadlo ad qabiil uso hadal qadan malintad kala saartan qabiilka iyo qaranka ayad dadka la doodi kartan teeda kale darood maxa meesha Kenay hadad idinka col tihiin kama dhigna inan inagana coladino teeda kale hadi dhanka qabyaladaba an kula ego darood wa dad is garab tagan inagaba so dir iskuma nihin o somalida kale iskama xigno maxa la iniigu kari layahay inader wax an wada yelano iyado waliba qaldad badan la inigu samrayo wllhi waxan rajaynaya dadka Somaliland ku nool inay qabiilka iyo qudhunka ka ilbaxan o calamka la jaan qadan in ta waxa ka horeeya uma maleeyo ina horumar iyo ictiraaf toona la heli Allaha hadeeyo dadka somaliyeed.
@@fatum53calaanka baaluga goormu prank nooqde aduunga dhan ayaa laga ictiraaaf sanyahay
Xafdaha yagi ee boorma jeclhy boorma
Woow I like the tea
Masha Allah habo
Love Somaliland regional state of Somalia 🇸🇴
Good
DAWLADDA HOOSE SHAQADEEDII WAY KA SEEXATAY..SUUQA BOORAMA NIDAAMIYA.
That was too close 😢
v good
There were spinach,lemon, and pomegranate inside Rays hotel I think you didn’t go near masjid
Hi dear I'm from Pakistan . I want to visit you please let me know how it is possible?
❤❤❤❤❤❤❤❤
Mandazi miyaa qamiir lagawada?
❤❤❤❤❤❤❤
i visit rays hotel
Boorame somalia
Somaliland Borama💚⚪♥️
Borama awdal state of Somalia.
I interest you and your video but request you tospeak somali
Welcome to my city 11:35
Buul Shinbireed Saw maaha kaasi Indro Shinbirta Dhisatay magaceed?
Muqaalada waa fican yihin edit garee lkn❤
❤
Asc
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤the
❤❤❤❤❤l❤
Zaam hashi
Isaaq siiba habar awal waxan leyahay dadkan cuqdad qaba dhulkoda uso dhafa , bal somaliyada aay donayan Haa racana, bal xagay Somaliya xudud kala leeyihin , habar awal iyo ciise iyo Ethiopia 🇪🇹 ayay xad laa leyihin 🤣🤣
rayas hottel & restorete
Funny, you said, "over there there's muus fooq up there hhhhh" havent you seen banana tree 3m tol?
Why you don't go las anod ones or you from isaq abayo 😅😅
Lacaanoddhuwaa iyo dadqalato ayaa kusoo duuley sorry marka ĺagasaaro qashinka weynu tagi inshallah
Awdal state of somalia
Awdal of somaliland
Waa magaalo baaba, day wuxu.
Cuqdad intad iska dhafto meeshad joog 😒
Wadada tan magaalada dhexdeeda maxaa loo dhiwaayay inta tabaanka ah ladhisahayay
❤❤❤❤❤️❤️❤️❤️😍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Dadka masakinta shaqaysanaya
Qamiir maxa layiraahdaa?waligey maanmaqal!
Yeast waye
@@user-vy3ju6mw2m yeast mafahmin
Mise spelling kaqaldamey
Magaalada jamka badan togwajaale miyaa tolow? Inaad noosheegtàn baa fiicneyd!
war waa borama caaqow
@@mrshubaz5090 caaq mabataqaanid ee maxaa u isticmaleysa? Caaq waa kan walidki caasi ku ah maba itaqaanide maxa ugu hadleyleysa wax aad aqoon ulaheyd tankale hadan weydiiyo dhibmiyaa? Ilahey haka abaalmariyo
Waa borama wllo
@@Zusan15 شكرآ سوسن
Mahadsanid walal
Goo jacade 😂