khadra xeyd kudharatay ictiraafka somaliland oromo lama wareegi karto ciidamada jabuuti ka difaceysa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 07. 2024
  • #IIDAADI_WARKA,
    FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
    ♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
    #Shere #Like #Subscrub

Komentáře • 22

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 Před 2 dny

    Kaalamu leyla mayamshii finahar

  • @FarhaTresor
    @FarhaTresor Před 2 dny

    Maad ilowdey fadladii kaa dhacday Gooja cade

  • @user-dv9hz6ze6g
    @user-dv9hz6ze6g Před 2 dny

    Xaasidiin ku dhinta jabouti

  • @abdirashidahmed8614

    War Wolfsburg kiwi berigii ciyaal aan Ahan waanu Oostham Jinas qotidda Dawrdan Kurtaxe ee gebiley ka iimaan Joran ee sacad Muse
    Lagu sheegi Joran laakiin qoti itoobiya Laga keenay ayay ahaayeen 19:01 19:05 19:06

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před 2 dny +1

    idor Afku nol waxan ku qoslah markay hadlayan waxad modah inay ciyal wax u shegayan rerkan idor waxan ku nacay waa rer fan badan rag iyo dumarkodah kkk ilahaw kuwan hanah badin

    • @user-rf8eq6xx4r
      @user-rf8eq6xx4r Před dnem

      Wa ruunta sidaa ciyaal kaa ayayi uu hadlaan walahii dhulba Haan tayi iskàa ceelin kari wayeen marka sayi iya goon bisad iska ma ceeliyan afka ayayi ka nool yihiin mida kaale maska xiyaan bayi uu buukan waalahi sidayi uu hadlaan aniguu markan arkoo shaydan kaan iska narah Masjid kayi kuguu dhex caya yaan ilayin shaydan baa madaxa ka dhex fadhis taaye

  • @FarhaTresor
    @FarhaTresor Před 2 dny

    Dadkan runta u sheega lafti naga iyo xabashi waa walaalkay Aqoonsi laguma hellooo ,
    Habar awal way waasheen laakiin
    reer sheekh isaxaaq
    Waxay la doonayaan
    In ay gumeeysi af ka galiyaan oo la gumeesto

  • @FarhaTresor
    @FarhaTresor Před 2 dny

    Waaryaadheheen
    ragan habar awal
    Dhamaantood way waasheen Waa yaabe
    ithoobiya maqoonsi bay
    Bixisaa Lafti nagaa
    Iyo xabashi baa walaalkay ah .
    Wuxuu yidhi dowlad baan ahay
    SNM dawladnimo loo Waa

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f Před 2 dny

    Ader sacad waa qabilast ader no somaliland ader free from ciisa iyo samaroon wadaal sateat guull ader sacaad waa. Isaaqsam. Waa alma labaax sankatabta

  • @MARIAMARIANEWS
    @MARIAMARIANEWS Před dnem

    Adigu halagu aqoonsadee oradea dal iska dhig

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 Před 2 dny

    Runtii saed meesha waxba kuma haysid aan aheyn muran

  • @MARIAMARIANEWS
    @MARIAMARIANEWS Před dnem

    Edabdarada soomaliya leh why nimankan jaad sixiray cunaan muran badana marki la ciyarsiyay ayay hanan wayeen war dakada hayso laga layahy haday diidaan waynu faragalin doonaa

  • @FarhaTresor
    @FarhaTresor Před 2 dny

    Waxaa la ogyahay jabhadii SNM oo Aqoonsi ku daalay
    Aqoonsin ma jiro

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před 2 dny

    nacsnacs dhalyi waxa xuduuda kula lihi waa somaalilaan somaaliya xududeedu waa meel garoowe iyo laascaanood udhaxiisa

  • @hersijama6742
    @hersijama6742 Před 2 dny

    Asc.waar somaliyeey. Somali waxy leedahay. 2 jamuuriyadood.jamuuriyadda somalia iyo jamuuriyadda jabuuti.
    Qabilada somaliyeed , qabiilka keliya aaminsan somaliland waa isaaq keliya .marka hal qabiil dawlad ma noqon karaan?.

  • @kskksshjks1931
    @kskksshjks1931 Před 2 dny

    Devil is a liar 🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡🤡

  • @ahmedshaikmusa5555
    @ahmedshaikmusa5555 Před 3 dny

    😂😂😂😂😂😂😮

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před 3 dny

    47 sanadood ayay Isaaqu guranayeen dhaqaalaha Djibuuti..
    Way ku kibreeen kkkkk
    Faan badanaa
    Dhulbahante ayaa 400 qof kaa qabsaday..
    .misgiiin.

  • @awsalebanxaajiibrahim396
    @awsalebanxaajiibrahim396 Před 9 hodinami

    😂😂😂😂😂😂😂😂waar Iska daaya nacnac lahan yaalkhii Sow maaha 😂😂😂😂😂😂 waabu hanjabayaa cidduu u hanjabayona maba garanayo walaahi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂yaakhii xaarka hayskusii dayn waxba Ku yeeli meynee

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před 2 dny

    😂🎉😢😮😮😮😮😅😅😅😅

  • @abdirashidahmed8614

    War Wolfsburg kiwi berigii ciyaal aan Ahan waanu Oostham Jinas qotidda Dawrdan Kurtaxe ee gebiley ka iimaan Joran ee sacad Muse
    Lagu sheegi Joran laakiin qoti itoobiya Laga keenay ayay ahaayeen 19:01 19:05 19:06