Baafinta Aabaha Fananada Nadira Nayrus & Jawabateda Xog Kale👇

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 09. 2024

Komentáře • 570

  • @illintir
    @illintir  Před 3 lety +88

    Fadlan aragtidaada noo reeb Mahadsanid👇🙏

    • @fatimahassan6872
      @fatimahassan6872 Před 3 lety +4

      Odayga video raali gelin ah ayuu soo duubay isago leh 14 wiil iyo 8 gabdhoodba iga maqan aniga waxeey iila muuqata odaygan maskax diisa ma fadhido dadba ku ciyaraya

    • @sowdomohamedelmi9675
      @sowdomohamedelmi9675 Před 3 lety +3

      Anig walashey igamaqantahy

    • @ubaxkooshin170
      @ubaxkooshin170 Před 3 lety +1

      My walalkey ilaha ha ku xifdiyo ❤️

    • @xawoosmanali3088
      @xawoosmanali3088 Před 3 lety +2

      Asc abdi Aziz sxpow hal isbuc kahor ayan cod kusodubey WhatsApp Wana kusowacey ila hadana imadan sojawabin sxpow mxd kwd wxn rabey inan arin kula xaririyo

    • @nasro7666
      @nasro7666 Před 3 lety +1

      Kkk

  • @husseinalihassan6105
    @husseinalihassan6105 Před 3 lety +84

    Wllhi billahi tallahi commentigan like aa sara
    Waa darate like saar 😂

  • @naadiyojaamac2628
    @naadiyojaamac2628 Před 3 lety +70

    Wllhi way isku egyihiin inta aragta like dhec ikusiiya 👌👌👌🤨🤨🤨🤨🤨👌

    • @maxamedxasan9475
      @maxamedxasan9475 Před 3 lety

      Tuug

    • @xaawoluul6597
      @xaawoluul6597 Před 3 lety +4

      Asc waxaa loo baahan yahay xaqiiqda rabbi in la raadiyo
      Waxaad wareysataan hooyada gabadha iyo iyada nafteeda aabaheed ma caruur kaluu dhalay xaga hooyo mise waa kaligeed
      Ta 2aad aabaheed miyay ku caqliyaystay oo ay aragtay
      Abtigeedna wareysta oo waliba adigu wareyso intaad ayada ka qaadato telfanada hooyadeed iyo abtigeed umadu yay ku dan baabin wax jira allaaa og

    • @shaakircabdi102
      @shaakircabdi102 Před 3 lety

      Naadiyo indhahooda eegbal

    • @hodmanhassan5935
      @hodmanhassan5935 Před 3 lety +4

      Markasta hooyadaa ninka ku tirahdo waa aabaha ayaad aabo ledahay ama aad kuso agbarbaarto ilen shaki kuma galin hadaad xataa shakido somaliya DNA wax iska qadayo maan arag hooyoyinka qaar ciil dartii ayey caruurta aabahod uga qariyaan qaar ayaa marka lafuro iyago uurleh nin ku guursada oo aabo ugadhigo hada odaga waa aflagadeysay bari aabo side kudhehee baaritaan badan in ay sameyso ayey ahayd ll

    • @masaai-cw4lz
      @masaai-cw4lz Před 3 lety

      @@hodmanhassan5935 very true!

  • @masaai-cw4lz
    @masaai-cw4lz Před 3 lety +26

    Wow!Anything is possible,why doesn't she do a DNA test ,Maybe he's telling the truth.

    • @fatimamudey1434
      @fatimamudey1434 Před 3 lety +2

      Yes I think also

    • @hadew1418
      @hadew1418 Před 3 lety +1

      I agree muxu ka helin odayga wayn haduusan dhalin waa dhalay inuu dhoho.

    • @hadew1418
      @hadew1418 Před 3 lety +1

      Way u egtahay

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 Před 3 lety

      She said she got a father but this dude look suspicious to me and he need money I guess

    • @sacadiyocisaman1780
      @sacadiyocisaman1780 Před 3 lety +1

      Odayga gabarba kamaqan dabcan dhigi ene halabaro

  • @nacimaiman
    @nacimaiman Před 3 lety +12

    Nadiiro neyruus wax beey qarineysaa ninkaan waa aabeheed Ma korsan intaan xagee jirtay ayey leedahay wejigeeda laga fahmayaa xaqa allaha soo ifiyo

    • @suleymaancali7230
      @suleymaancali7230 Před 3 lety

      Waa sax,hadalkeeda ayaa laga fahmaya oo marka hore hada marka uu isoo sheeganaayo intuu igu ogaa,warkiisa waa cadeeyn buuxda,odeyga wuxuu sheegey magaca hooyadeed,ayeeyadeeda iyo abtiyadeeda,sidaa darteed odeyga maxay ugu soo jawaabi waayeen dadka uu magacaabey odeyga,sheekada Nadiira waxbaa ka jira,waxay ila tahay Nadiira iney wax qarineyso.

  • @naimamohodinabdulle2441
    @naimamohodinabdulle2441 Před 3 lety +35

    Wlhi waxaa wax weyn ah intuu igu ogaay tasaa shaki abuurtay

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 Před 3 lety +37

    subxanAllah, arinkan Alle ayaa og xaqiiqdiisa Lknse aniga waxay iila muuqataa sidaas cabdi asis sheegay gabdha intaas cadayn kabadan hasheegto sida ehelkooda inay ka hadlaan , inlagu sheegto ceeb maaha lkn inaadan is cadayn baa ceeb ah,

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 Před 3 lety +15

    Wcs walalkey wa dhawnahey Ani waxey ila tahy Aabahaan weyn inuu been sheegeynin badi unbaa ka maqan waxaana Aniga shakiga igaliyay wexey dhahdey nadiira intuu igu ogaa 🤔 markuu hada isoo sheeganaayo lkn Ani hadaa ahay waxaan dhihi lahaa Ani ima dhalin Ader gabadhaaga Allaha kuu sahlo ilaaaha wax og 😭

  • @abdishaafi4818
    @abdishaafi4818 Před 3 lety +4

    Waa Arin ubaahan xaqiiqo badan fikir ahaan reer maxamed Cige hasoo hadlaan iyagoo Garab istaagaya nadiira waa hadii odaygu gabadha uuraadinayo ayaan ahayn

  • @samsamabdi2788
    @samsamabdi2788 Před 3 lety +4

    Mashallah the way you explained us excellent .👍

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před 3 lety +13

    Way u egtahay laakiin odaygaa ka quruxbadan

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 Před 3 lety +14

    Wey isku egyihiin lkn waxa jira illah baa og waa fikir keyga xishmada waa sheey muhiim ah thanks 👍

  • @mandeqqali9649
    @mandeqqali9649 Před 3 lety +12

    Nadiraa marhorey fanan ehed mxu.xilign usoradiyee

    • @shukri1640
      @shukri1640 Před 3 lety

      Hadna waxa sheegay inuu la hadley iyada iyo ninkeda markaa maxaa loo baafinyaa

  • @najibhassannh
    @najibhassannh Před 3 lety +3

    Sxb Salute, hadal inta wanagsan aya laga qata Legend aya tahay never judge a book by its cover

  • @yussufmursal3678
    @yussufmursal3678 Před 3 lety +6

    Legend always is legend ❣️

  • @shamuumiye8485
    @shamuumiye8485 Před 3 lety +10

    Fadlan chanalkeyga ku soo biir wax uun waad naga faaiideysaa mhdsnd

  • @siradm
    @siradm Před 3 lety +5

    Waa ku dhawdahay Allaha kuu daaweeyo, laakiin waxaa hadalkeeda shakki galinaaya" awal xagguu igu ogaa iyo qossol-gariirka odayga laftiisu waa shig shigaa

  • @liibaanismaaciil8329
    @liibaanismaaciil8329 Před 3 lety +8

    Annigoon cidna u gafeyn , labaduba wey hadleen Aabe wuxuu leeyahay annigaa dhaley gabadhuna waxey tidhi ima dhalin sidaa daraadeed xaqiuqada Rabi baa og, Alle xaqa ha innagu wada sugo.

  • @aayrishhassan9154
    @aayrishhassan9154 Před 3 lety +5

    Wa war jclnahy tasa been aheyn😎
    Hada comment man qoray mase🙊

  • @HM-eh2on
    @HM-eh2on Před 3 lety +8

    Mexey u xanaaqday hadeysan wax isku ogeyn

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 Před 3 lety +4

    aniga wax aabe iyo hooyo ii noqdo oo isoo sheegto Ilaahow iisahal

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 Před 3 lety +1

    Ceebka saliin aan ahay kulahaa. Inuu sheektaba maahan qof fanaanad ah.

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 Před 3 lety +2

    Brother keep going Mashallaah may Allaah bless you

  • @user-ed7iq5ev4b
    @user-ed7iq5ev4b Před 3 lety +2

    Waa.hadal nadiif bas qof aadan dhalin dhihi maysid anaa dhalay maslaxa ugu jirtaanba jirin

  • @abdulahiahmed1412
    @abdulahiahmed1412 Před 3 lety

    Masha Allah'. Wihi .Iam teacher but ur better then me' u heva a good job A/aziz go ur destitation Allah will reword u' thank you'

  • @mohammedyussuf4250
    @mohammedyussuf4250 Před 3 lety +6

    warma odayga run ueg waayo odagu waxu shegay hoyaded abtiged iyo waliba ayaydeed lakin gabadhu intasba maysan benin

  • @rahmaahmad3960
    @rahmaahmad3960 Před 3 lety +13

    Ha loo diro labaduba”DNA”

  • @raxmacabdi7691
    @raxmacabdi7691 Před 3 lety +5

    Asc walal qali aad ban ku tagera jiro jook maxat hoyoyin badan ilinta ka tirte

  • @superlula2674
    @superlula2674 Před 3 lety +3

    Afka iyo indha wuu u eg yahay waxaan arkay wiil iyo gabar walaalo ah o hoiydood iyo habaryrtood ku dhaheen abahaa wuu dhintay balcadna u ku noolaa abahaas

    • @queenasia4372
      @queenasia4372 Před 3 lety

      Fikirkaas Kula qabaa ilmaha hadba walidki heysto been bu kushuba ilaa Inyar wanaga u saaxib ah allena kabaqaya

  • @user-mw2si3sz1p
    @user-mw2si3sz1p Před 3 lety +1

    يا الله ليش تتكلم كدا لازم تحترموا هو انسان كبير مسكين الله يطمن قلبك على بنتك وإن شاءالله تلتقي فيها بادلله ♥♥

  • @foosfiyorochannel3574
    @foosfiyorochannel3574 Před 3 lety +1

    Wllo nadiira alle ka baq Aabaha ha ceyn plz mida kale adeerada abtiyasha ha so hdl si ay umada kaga qanacda mide kale sida u hdleysa joji wey dhici kadha Aabahadi runta in uu noqdo

  • @ubaxjamac6845
    @ubaxjamac6845 Před 3 lety +2

    Nadiiro aniga waan aqaaney reer maxamed ayeey eheed goormeey isaaq noqotey ma markeey hargeysa tagtey aniga tuhun aa igu jira balse xaqiiqada waala heli

    • @abibawale4976
      @abibawale4976 Před 3 lety

      Xageed ku taqanay oo ay joogi jirtay ma ogi ba meesha kale muqdisho uun baa ku Bartey nadiira

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 Před 3 lety +9

    (ALLAH) YARHAM!! Nadiiro Nayruus AABAHEED wuu dhintay(SUB HAN ALLA)!!!! NINKANI wuu Bukaa!! Caafimaad (RABBI) Ha siiyo. (AAMEEN)!!

  • @amiir4me
    @amiir4me Před 2 lety

    Mashallah Abdiaziz keep up the good job. God bless you!

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 Před 3 lety +6

    C/caziiz mar dhow waxan ka baqaa inaa maqlo cabdicaziiz really anigu iga dhumay xld caadi maaha

  • @munaabdi8803
    @munaabdi8803 Před 3 lety +6

    Nadiira maxamed cige nadiira neyruus kadhamada somalaay

  • @aisham8460
    @aisham8460 Před 3 lety +1

    Asc I have one question he say she talk to him but she didn’t deny?

  • @rodaomar2916
    @rodaomar2916 Před 3 lety +9

    Nadira hooyadeed iyo aabeheed way dieten lakiin waxa nool habaryaraheed aderyal wa run halaso ogado aqiida jirta

  • @sahragacal4319
    @sahragacal4319 Před 3 lety

    Somalia wey waasheen subxanalaah

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 Před rokem

    Iyada Sheeko Sax Ah Ma sheegi karto Waxaa Sheekada Dhabta Ah OG...Allaah & Hooyadeed..Hooyadeed halla Raadiyo,waa haddi La Rabo Xaqiiq...scww.

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 Před 3 lety +8

    Nadiiroow khanci odaygaan abaayo ha ku qoslin waa aabbe soomaliyeed.

  • @Zia-Apdy
    @Zia-Apdy Před 3 lety +6

    Ma walantihin nadira oday geriyoday o re hargeisa ah aya dhalay
    2deda walodba webgeriyoden walalhed ba joga o ka wada weyn
    Ayada wa yaran
    Maxay tahay odagan aan carurta kale sheganen e gabadha kaliya sheganaya war odaga maskaxiyan amu xanunsanyhy

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Před 3 lety

      Kaliged hadu dhalayna

    • @haniyey1
      @haniyey1 Před 3 lety

      Allahu waclam haku danbaabin waxaa laga yabaa ineey aabe gooni tahay oo Waa yaraan ogoow

    • @Zia-Apdy
      @Zia-Apdy Před 3 lety

      @@haniyey1 hade abe goni tahay walalahed aya dhihi laha wa abaha ilen we garanayane

    • @haniyey1
      @haniyey1 Před 3 lety

      @@Zia-Apdy ninkii wuu soo hadlay wuxuu yidhi maba dhalin Nadiira oo Caruur badanaa iga maqan

    • @Zia-Apdy
      @Zia-Apdy Před 3 lety

      @@haniyey1 🤣🤣wa oday xanunsan malaha

  • @fartunadan3008
    @fartunadan3008 Před 3 lety

    hodusan ABA ,aheyn awey oyadaa baya,eysanku dhicinee wax kuyaqaana keen familyga awey wax runta sheega

  • @farahali5259
    @farahali5259 Před 3 lety +5

    Wuu ku dhali karaa ee aflagaada ka daa waa aabohoo oo kale iska ilaali waad yartahay ee

  • @hodandheman5452
    @hodandheman5452 Před 3 lety +4

    Ilahay amerki wiilkan dar illahay ayaan ujeclahay

  • @maryanmahamud5338
    @maryanmahamud5338 Před 11 měsíci

    Adiga mudan Abdicaziiz really.

  • @farhiyamohamed8374
    @farhiyamohamed8374 Před 3 lety +1

    Oo hadey ayadha tahy illah ha uu bixiyo

  • @cafiifonuur5053
    @cafiifonuur5053 Před rokem +1

    Masha allah😊 3:26

  • @Goobe_yare
    @Goobe_yare Před 3 lety +8

    Waa arin sax ah aabaha allah ha u sahlo gabadhiisa hadee iida tahay ❣️👈👉side u aragtaan asxapta

  • @naturephenomena7528
    @naturephenomena7528 Před rokem

    Ninkaan anaa ku arkay degmada baardheere 8th November 2022
    Waa nin soon fura ah oo sade daarood gaar ahaan mareexaan
    Wuxuu sheegay 25 guursaday

  • @HM-eh2on
    @HM-eh2on Před 3 lety +2

    Waa aabo soomaaliyeed wey u gaftay waa in ay xaalsiisaa odayga

  • @Beelosaajin143
    @Beelosaajin143 Před 3 lety

    Saxiix wlhi odaay daa daan ah qof balwaad leh maa ahaan saxiix wlhi xaqiiqda allah calamuul qiiyb ku ah meeqa waliid iyo wiil is dhalay kala maqaan

  • @sahraaishachannel9297
    @sahraaishachannel9297 Před 3 lety

    Nadiira waxan kula talinaya inay hadaljeeda miisaan u yeesho oo aay sifiican u qanciyo aabahan sababtoo ah xitaa hadanu ku dhalin qiimee oo ixriraam aabahan baadibaa kamaqan oo meel kasta wuu ku dhacayaa Alle ha kuusoo dhoweeyo gabadhaadii adeer

  • @ileysofficial9581
    @ileysofficial9581 Před 3 lety +1

    Subxana llaah ma odeyga khaldan mise gabadha nadiira

  • @alisalah3768
    @alisalah3768 Před 3 lety

    Hubsina xal ba la sista Mshlh bro si fcn bad ugu hadashay arinta

  • @yashfeensuleiman999
    @yashfeensuleiman999 Před 3 lety +27

    DNA test halaga qado thats so simple 😅

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 Před 3 lety +2

    Allaah yaclam

  • @akasha6740
    @akasha6740 Před 3 lety +1

    Mashal Allah abow waxed tahay wil wanag san Allah darti baa ku jecalaha

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 Před 3 lety +1

    Waa cadyahay inuu San dhalin waayo qofka qofkuu dhalay waa ogyahay ninkaan ka imin qurbaha marka nadiieo ayaan ala ceebayn subcadeeda lagu ciyaaro waxaa ka damayee cadowgeeda

  • @fartunnairobigoldjewellery4550

    Nimanka intay waxdhalaan kadhaqaaqayo way kufiicantahay in lagadhuunto aaboyaalkale lagasamaysto.
    Marki hore xagu ku'ogaa

    • @chocobella2407
      @chocobella2407 Před 3 lety

      Sax waan kugu raacsanahay 💯 hooyadeed ama ha kala tagaan ama nin kale ha gursato halku ku oga duqu gabadha uu manta sheeganayo? 🙄

  • @nasra9836
    @nasra9836 Před 3 lety +1

    Aabaha Allaha u sahlo Gabadha kamaqan, marka eey qof baadi kamaqantahay meelkasto oo wax loogu tilmaamo wuu karaadiyaa,Ma xugminkarno in uu dhalay iyo in uusan dhalin Nadira Nayrus,Taas waxa eey u taal waa Hooyada dhashay iyo Reerka eey kasoo jeedo Nadiiro eey hada leedahay Aabaheey wuu dhintay Allaha u naxariisto, waxaase aniga xoogaa i shaki galinaayo erayga ey Nadiiro kubilawday hadalkeeda oo ah haba i dhalee wuu idhali karaa waa run Aabe weeyn waaye oo dhali kara sax (LAAKIIN XAGEE IGU OGAA) waa eray u baahan fiiro gaara,Waxa dhacda sida badan in gabari guursato nin aan reerka raali ka aheen sikasta ha ahaato in eey qaado uur markaas aan lagu ogeeyn oo xitaa eey ayadaba isku ogeen gabadhii eey wataan reerkeeda geeyaan meesh eey ka soo jeedaan heeb ahaan naceeb ninka loo qabo dartii in aan laraadin ninkii lala wadaagin in ilmo u dhashy gabadhiina eeysanba u helin fursad eey kula xariiro ninkii qabay ilmihiina eey sidaas loogu magacdaro reer abtiyadii Aduunka oo dhan weey ka dhacdaa anaga kaliya maahan,Waxa aan dhihi lahaa arinkaan waxa eey dhaxtaal Nadiro iyo Reerkeeda,Midna aan iska ilaalino Erayga Aflagaadada Qofkuu doono ha ahaado,Xitaa hadii uu qaldanyahay Qofka waa ceeb in ey kaa dhacdo caay I,W,M,dhamaanteen,Nadiro walaasheey Aabahaas weeyn in aad tiraahdo majin jaada waa laga quruxbadnaa lakiin waxa aan kugula talin dhalmada waaba halkeedee Aabahaas raali galin sii aflagaadada aad u geeysatay, Mahadsanidiin

  • @raxmoshakaal589
    @raxmoshakaal589 Před 3 lety +2

    Haduzan dhalin xitaa Qof wayn o walidked laeg inayzaz ulahadazho wa wax lagaxumado wlhi 😭😭

  • @indistructibleelpiratoo9260

    Walaal aqliga ayaan kugu jeclahay iyo saat u mizamantahay horay u soco abdiaziiz

  • @asmaaxmed1735
    @asmaaxmed1735 Před 3 lety +4

    war beentiis waaye nadiiro anigy habartay dhashay baar bulxan cali kulan baa dhashay
    wuxuu aabo uyahayna majirto

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před 3 lety +2

    Haduu hooyadeed guursaday asagagaa dhalay magaca uu guursaday ma hooyadeedbaa

  • @royaltygtm9787
    @royaltygtm9787 Před 3 lety

    subxanallah nadiro hooyadeed dib ha ugu noqoto mida kale hooyadeed ha weydiiso ninkan . magaciisa hooyadeed iyo abtiyasheed ha weydiiso .arinkan

  • @farxiyamohamed3669
    @farxiyamohamed3669 Před 3 lety

    cabdicaziiz waan ku tageeraa waxan kaagama baahan alxamaduLiLaah walaalkey aan jeclaa aLaha unaxariisto ayaa isku magac tihiin

  • @hooyosiraad0
    @hooyosiraad0 Před 2 lety

    alle ha kuu siyaadiyo qaliga

  • @faisaaden6711
    @faisaaden6711 Před 3 lety +1

    Nadira wa layaqana abahed iyo family qof cusub maha nadiro intay ka so muqanaysa baraha bulshada maxu u sheganwaya intu imika leyahay gabadh aya iga lunta Nadira waxa shegtahy inay ugu yarthay sheekad dadka kadabeyah waa lagaranaya

  • @degmomaxamad5169
    @degmomaxamad5169 Před 3 lety +1

    Wayo xiliga oleyahay wan gursaday wa xili anayba dhalan kariin

  • @umalkheyrfeysaljamac1318

    Xaqiiqo waye odayga gabadhisa radinayo nadiro wa benlay wayo qofka wayn ben kama surtawdo wayo tan ben yar mahan nadiro benlay qofkan wayna qaldanthay

  • @abaasabshir3583
    @abaasabshir3583 Před 3 lety

    AbdiAsiso vidoe labad uu ku raali galinayo uu soo dubay odaygu wyu qaldamay maqaldame waa Alle sxb vidoe Labaad uu odayga laga soo duubay sooqaado thnks🙏🙏

  • @somsofercenter4282
    @somsofercenter4282 Před 3 lety

    asc abdi aziz magaceyga waa abdikhadar osman waxan raba inan arin la wadaago bulshada marka inad iga cawisid insha allah xageena kala so xiriraa bro thnks

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před 3 lety +4

    Afka iyo indhaha ka fiirsha in ay isku egyihiin

  • @laylahassanmohamed7119

    In qof ku sheegto ceeb maha lkn hadiba ad ceeb u aragto nadiro arinku waa run

  • @ameenaahmed9616
    @ameenaahmed9616 Před 3 lety

    A/Aziz, Masha Allah sidaan raway inaan dhoho aad dhahday! . Odaygaan waxuu sheegay Hooyo magaceeda,ayeeyo, iyo abti !!! Marka Nadira hooyadeed ayaa Jawaabta Laga sugaayaa. Odayga wax dhible mawado ilmihiisa ayuu raadsanaayaa!. Nadira take it easy 😊

    • @chocobella2407
      @chocobella2407 Před 3 lety

      Haddii u ogyahay inay ilmihisa tahay muxuu markii hore u soo radsan wayeey? 🤔

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 Před 3 lety +2

    C/casiis waxaad soo hubisaa nadiiro hooyadeed iyo abtigeed in magacaas la dhaho iyo waliba ayeeydeed

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman6475 Před 3 lety

    Weey ugeetaay waa isgoo yaar weey siifiican uu fiirsha

  • @muayadsaid8494
    @muayadsaid8494 Před 3 lety +2

    She looked her father

  • @munarhussein1360
    @munarhussein1360 Před 3 lety +3

    Abdi aziz.aniga waxaan aamin sanahay.waa.aabaheet.weexytiri.xagee igu oogeet.?.taa ufiirsada..waxaa lagayaabaa in uuna soo korin. Aabahaa.gar waa aabahaa.gardaro waa aabahaa.walaashey haduu yahay kaduceey sooooooo

    • @nuurmaxamuud1565
      @nuurmaxamuud1565 Před 2 lety

      laga yabee aabaha dhinty sokorsady aabaheedna odayga yahay o hoyadeed xogta gabadha udhegin

  • @Saadiya5
    @Saadiya5 Před 10 měsíci

    MashAllah

  • @ayanhassan66
    @ayanhassan66 Před 3 lety

    odoyaashaan intey ilmaha tuuraan markey isku filnateyna uu soo raadinayaan sham on you

  • @mataanahaahmed429
    @mataanahaahmed429 Před 3 lety +1

    Odaygan waxaa ila muuqada in uu khalad ku jiro dad waalayaan larabo in lagu xumaanayo nadiiro

  • @anasmohamed4695
    @anasmohamed4695 Před 3 lety +2

    Qafyhyow adi wax hubso view hakuraadsan
    Nadira aabahyd wuu dhintey allah yaraxma

  • @hodanahmedgaas2263
    @hodanahmedgaas2263 Před 3 lety

    M.a wll allaha ku xafido saad umuda ula jeceshhy barnaamijyada xqqdaana waad ku mahadsanthy

  • @sayidcaliofficial4709
    @sayidcaliofficial4709 Před 3 lety +1

    Mar labaad ayuu soo hadlay odaygii hadalkii horana raali galin ayuu ka bixiyay sidaa ula socda asxaabta

  • @farhantakou9599
    @farhantakou9599 Před 3 lety +1

    C/laahi

  • @barwaaqo-nageeya1122
    @barwaaqo-nageeya1122 Před 3 lety +1

    Odaygii isagaaba gadaal kasoo hadlay oo sheegay inuu khaldamay nadiirana aanu dhalin wll

  • @aminokooshin6500
    @aminokooshin6500 Před 2 lety +1

    hadusan kamaqnen intoigu ogaay madhaheen yahoy alxamdu dheh hadaad Aabo heshay hadaad magacheshee haisbahdilin dadaa waxshegto la iskunaog ineysan aabilaheeN

  • @yaxyecumar6244
    @yaxyecumar6244 Před 3 lety

    Ninkaan ama aabahaan haduu america ama canada kasoo baafinlahaa sidaan uma inkirteen

  • @rabiaibrahimfarayare9656

    Abdiasis hoyo hadey runtahay ino dhalay inanta iyo abaheed DNA ha ika qaadan qofka runta sheega wa la ogaana xafidollah

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před 3 lety +1

    Waxan ka shakiyay waxay tiri intaas oo dhan xagee jiray sidii qof u xanaaqsan sheekada xagee iska qabsanladahay

    • @fadumoshugri6245
      @fadumoshugri6245 Před 3 lety

      Waxay u jeedaa intaan intan lekaanayey waa la yaqanaanaa waa caan

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 Před 3 lety

    Alla isu eekaa aabahan iyo gabadhiisa

  • @sowdoxassan1859
    @sowdoxassan1859 Před rokem

    Masha Allah saas weye cabdi casiis mahadsanid

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 Před 3 lety

    Kolay aabahan gabadh aakamaqan laakiin Nadiira waxan leenay hakujeesjeesin eeqanci midakale odaygu magacyada uutiriyay ilaa ayeeyo maxaa baray

  • @ah5023
    @ah5023 Před 3 lety +2

    Asc subxanallah
    Aabahan Somaliyed wa qof weyn
    Aniga waxy ila tahy in badi ka maqan tahy Aabahan
    Malaha waxy la yabty iyado qof weyn ah in qof anay garanayn yidhahdo wa gabadhaydi
    Lkin way dhacda marka dunidu
    Way tadawarty inshallah xaqiiqda si fudud aya loo heli kara
    Sida DNA oo kle

  • @ibaadaabdi5785
    @ibaadaabdi5785 Před 3 lety +1

    Nadiiro kalmada xaguu igu ogaay waxbaa kujiro?waxan 100% kaxumahay sey odoga ucaasay kamey xishoon alle iyo cira saas waa aqlaaqxumo Raaligelin hakabixiso

  • @munoxuseen8461
    @munoxuseen8461 Před 3 lety

    Bismilaahi wuu iska hadlay

  • @suusmagaalo1991
    @suusmagaalo1991 Před 3 lety +2

    XAQIIQDII WAA AABEHEED DNA 🧬TEST HALOO DIRO NAAGTA🧬DNA TEST🧬

  • @afraxcade551
    @afraxcade551 Před 3 lety +1

    Nadiiro hakahadasho xaqiiqda saxda ah
    Timirba lafaakujirto nadiiro aabahaa hainkirin ayanleyahay