Wareysi Xaasaasi Dr.Maxamed Cabdi Gaboose Qaybtii Labaad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 237

  • @khadarabdirahmanyacquub5620

    Dr. Maxamed Cabdi Gaboose Alle SWT Cimriga Iyo Caafimaadkaba ha kuu barakeeyo waa waayo arag dhinac kasta ka dhisan .

    • @ahmedshuute7244
      @ahmedshuute7244 Před 3 lety

      44444444444444444444444444444444444444444444444444444444r

  • @abdiweliegag3837
    @abdiweliegag3837 Před 3 lety +6

    Saabtv thanks in aad jiilka danbe
    Xasuus u reebtaan
    He one of the few somali smarts
    And was and is in awe watching this incredible interview
    Hope a beautiful long life for the DR Insha A Allah

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 3 lety +20

    Masha allah Dr Gaboose One of the best doctors around the world 🌎 my allah bless him🙏 🙏

  • @abdijama9829
    @abdijama9829 Před 3 lety +6

    Dr Gaboose illaahay ha sharfo. Taarikh iyo aqoon badan ayaanu ka faa"idnay. Saab Tv qeybta sadeexad ku so dhakhsada

  • @sahraabdillahi7041
    @sahraabdillahi7041 Před 3 lety +13

    Dr Gabose is a real somalilader also super intelligent person should be elect the next president of republic of Somaliland.

  • @mowlidibrahim5567
    @mowlidibrahim5567 Před 3 lety +1

    Dr. Gaboose si fiican ayuu u hadlay, hadalkaas uu Dhakhtarnimadiisa ixtiraamay ee uu Siyaad Barre hadal xun ka sheegiwaayay ee uu dhanka gobanimada qaatayna, cidda u karaamada ka helay waa Illaahay. Jiilka danbena taariikh ayaad u reebtay...Mahadsanid Doctor.

    • @mariamismail993
      @mariamismail993 Před 2 lety

      I agree with you, the doctor spoke respectfully about the period of the criminal Seyad’s rule because he worked with him and was loyal to him like the rest, but I blamed him for something
      Why didn't the doctor kill Siad Barre when he saw the blood of innocent people spilling in the cities of Somalia?
      There is a big difference to be loyal to a criminal just because he treated you well when you were working for him and to be loyal to Allah and his Noble Messenger Muhammad, may Allah bless him and grant him peace, and to the people of Somaliland to which you belong ✍🏾🌾😒

  • @hamzehasan3654
    @hamzehasan3654 Před 3 lety +8

    Mansha allah Ilaahay Ha Ku Sharfo Dr Gaboose Waad Soo shaqaysaye

  • @xaaxinews9269
    @xaaxinews9269 Před 3 lety +15

    Masha allah waaya arag hada maqashaan waa Dr gaboose xafidahullah wax badan oo jmada somaliyeed ka dahsoona buu u iftiimiyay 💞💞💞

  • @soomaalilandsoomaliland1753

    Cajiib walahay waa waraysi cajiiba waxaan ka yaabay reer shekh isaxaaq siday wakhtigaa umidaysnaayen walle snm waxay ahayen ragraga muj gaboose libaax allelehe ragaa habaryoonis waa libaaxyo abtiyal sanadkaa idinka kursiga lehe wadanka iinoo ilaaliya from gabilay

    • @user-do3ow4xj7k
      @user-do3ow4xj7k Před 3 lety +1

      Viva garxajis 😹😹😹

    • @jonasmk8231
      @jonasmk8231 Před 3 lety +2

      Kulmiye ayaa isaaq ku ciyaaray oo kala qaybiyay no more isaaq ayaa hada la marayaa

    • @rodaabdi890
      @rodaabdi890 Před 3 lety +3

      Isaq waa mideysanyihin oo botadan waa siyasad hadi wadankooda la soo wararo way ka midaysanyiji sidii bariga ay uga midaysnayeen in ey dafacan.

    • @jonasmk8231
      @jonasmk8231 Před 3 lety +2

      Roda Abdi hadii layna soo weeraro anoo isaaq ah ayaa leh kaligii cunaw kaligaa dagaal

    • @user-do3ow4xj7k
      @user-do3ow4xj7k Před 3 lety

      @@jonasmk8231 👍👍👍

  • @abokoryaasiin8062
    @abokoryaasiin8062 Před 3 lety +11

    Oo shaw gaboose muj snm buu kamid ahaa axsan history ayuu ka sheekeeyay ee duriyda isaaq soo martay wakhtigii adkaa reer xamarku waxay moodayan mucaaridada soomaliland inuu isaq isdilayo oo isnacay waar dhashi snm banahay oo midbaanahay markay qaranimadayada noqota viva snm

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 Před 3 lety +8

    Adeer Dr gaboose waa adeer Soomaliyeed Mashallah gaar ahaan aniga waa adeerkeey maadama uu yahay adeer Soomaliyeed.

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 Před 3 lety +4

    Masha Allah Gaboose nin qaliya ilahay haku Xafido umada somaliyed wad usoo shaqaysay wad na u shaqan doonta

  • @geedijama8383
    @geedijama8383 Před 3 lety +3

    Dr Gaboose waraysi taarikh ah maasha alaah. Cimriga alaha kuu barakeeyo

  • @xamdafidhin1249
    @xamdafidhin1249 Před 3 lety +7

    Masha allah alle cilmiga haku barakeyo ninka wuu ka badhanyahay shayga qabyalad waayo hadalkiisad ka garaneysa

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg Před 3 lety

      Fidhin 😐 macalin ayaan qaarkood u noqday canada iyo america ba kuwee baad tahay?

    • @xamdafidhin1249
      @xamdafidhin1249 Před 3 lety

      Midna imahi waayo america canada ma arki

  • @somaraust5471
    @somaraust5471 Před 3 lety +1

    Masha Allah, Dr. Gaboose you're one of our North Somalia legends. Diin iyo aqoon leh. Dal ba'ow (reer Somalia) Rabi baad leedahay.

  • @shaqaleahmed3003
    @shaqaleahmed3003 Před 3 lety +4

    A very talented, genius, hard worker and religious leader, doctor

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 Před 3 lety +3

    Maansha allah Dr gaboose illahay haku xifdiyo aamiin

  • @aali886
    @aali886 Před 3 lety +1

    Mashallah Dr Gaboose inkastoo Ana ku Taagersanyn Ku Biiristisi SNM hdana wa Nin Qofkasta Somali Ah uhayo Qadarin

  • @rachiisulub3892
    @rachiisulub3892 Před 3 lety +33

    Walalyal ma tasa la leeyahay somali ha is raacdo markale dhici mayso incha allah viva somaliland walhi

    • @ahmedisse1745
      @ahmedisse1745 Před 3 lety

      Waad hurdaysaa ee kakac

    • @rachiisulub3892
      @rachiisulub3892 Před 3 lety

      @@ahmedisse1745 war anigu hurdi maaye waxa hurda ninka Africanku amankisa sugayo ee raba ana inan la mid noqdo

  • @jibrilmohamed1561
    @jibrilmohamed1561 Před 3 lety +41

    Kol walba duriyadu waxay isku hayso waxa ka wayn waxa ay isu yihiin waa dad walala ah shalay habar jecelo ayaa cabanysey oo kursi rabtay wana la saaray mantana abtiyashey ayaa cabanaya kursigana waa la saaraya bila shuruud waa idhahaygii habar yoonis iyo xoogaygii from h jecelo isaaq😍😍😍😍😍😍💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @khaliifabdikani1511
    @khaliifabdikani1511 Před 3 lety +5

    Mohamed Abdi gaboose wa siyaasi rog cadaaya kana qimo badan kuwan manta madax isku shega ah wana qof alle u hibeyey dhakhtrninada alle ha xafido runti tarikh qurux wanag badan ayu so maray alle ha ku xafido Dr gaboose

    • @rabitaloudaa32
      @rabitaloudaa32 Před 3 lety +2

      Fataalkii siyaad barre ayaad noo sheegaysaa ragii soo dagaalamay ayaa wadanka haysta

    • @user-do3ow4xj7k
      @user-do3ow4xj7k Před 3 lety +1

      CZcamsrs CZcams fataalkii ina biixiba sowtuu ushaqeynayey aabihiis afweyne 😹😹😹👎🏾👎🏾👎🏾

    • @khaliifabdikani1511
      @khaliifabdikani1511 Před 3 lety

      @@rabitaloudaa32
      Heheheh

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 Před 3 lety +1

    Qaybta labaad waan ka raagay
    Alle cimrigiisa ha dheereeyo dr:ka

  • @suldaansaleebaan1896
    @suldaansaleebaan1896 Před 3 lety +22

    dakhtraka somali kaliya ee la hayo allaw Gaboose Hanaga diln

  • @dekaarale7502
    @dekaarale7502 Před 3 lety +3

    Guul iyo gobanimo dr gaboose.

  • @siyaadmustaf5054
    @siyaadmustaf5054 Před 3 lety +5

    Dhowr saacadood ka hor noo sheeg qeebta sadexaad dr gaboose waa ka danbeeya,. score ayuu heesta dr gaboose qof galiya sharci si deg deg ah lagu siiyo waayo cadaankii ayaaa sheekadiisa ka healay maasha allaaah, laakiin maanta prime miniter uk isga ka nolol fiican

  • @abdigahnoog827
    @abdigahnoog827 Před 3 lety +2

    Dr Gaboose Rabbi ha barakeeyo noloshaada iyo cimrigaaga. Waxa hadalkaaga iyo taariikhdaada ka muuqata inaad daacad tahay

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe1274 Před 3 lety +3

    Dr mohamed Abdi yusuf dalab alle cimriga iyo caafimaadkaba haw barakeeyo

  • @wayloraacmedia5775
    @wayloraacmedia5775 Před 3 lety +7

    Masha alaa

  • @ayanhussein5644
    @ayanhussein5644 Před 3 lety +3

    Mansha alah cimriga allah Ha kuu dheereyo ader Dr gaboose

  • @AAYA23
    @AAYA23 Před 3 lety +6

    آيت أللهِ جبوسي

  • @tt-yb7cq
    @tt-yb7cq Před 3 lety +6

    Jiiro joog Dr Gaabose

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Před 3 lety +6

    Gaboose waayo arag Dr . Jabhad .siyaasi nooc walba soo maray

  • @cabdisalaanadan4061
    @cabdisalaanadan4061 Před 3 lety +4

    Woow masha allhe gaboose

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 Před 3 lety

    Dr Gaboose ilahay cimiirga haku barkeeyo cafimaad alle ku dheereyo 🤲👏🙏🌟

  • @safiyamaxamed7391
    @safiyamaxamed7391 Před 3 lety +1

    Ilahay.dr.gabose.ha.barakeyo.waxanan.ogayn.bu.noo.shegay

  • @hoodo1429
    @hoodo1429 Před 3 lety +1

    Dr gaboose alle haku karameyo cimrigana hakuu barakeyo dalki waxas oo dhiba laga soo maray ayuu kulmiye doonaya inuu burburiyo illaahay waxan ka baryaya inu bulshada towfiiq siiyo wanaagan a garansiyo

  • @xayaatkaha7552
    @xayaatkaha7552 Před 3 lety +2

    Mashallah dr Gaboose jazakAllah khayr Bagaad no go sheegtay tell us more we need to know our kids should learn somaliweyn dabay sii aan loo maqlain

  • @sheekhabdillahi7318
    @sheekhabdillahi7318 Před 3 lety +2

    Dr gaboose alaah ha xiftiyo

  • @faraxrashiid9994
    @faraxrashiid9994 Před 3 lety +2

    Maasha allaah ilahay haku xafido tariikh badanaa

  • @awalederia9601
    @awalederia9601 Před 3 lety +4

    Best Dr in the world Gaboose illahay cimriga haku dheereeyo

  • @rodaabdi890
    @rodaabdi890 Před 3 lety +6

    Halkaa waxaad ka fahmaysaa in ay Djibouti ka xumeed wanaaga iyo heshiska Somaliya ona marnaba rabin in u heshiskasi dhicin uu gabose ka hadlaayo.
    Xataa imika ayay dhibkii wadan somalia konfur. War oy Somalia IItalia iska ilaliya dhibka madaxda Djibouti.

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 Před 3 lety +2

    Adeer Gaboose waa shaqsi qalbi fiican oo daacad ah , waxaana jeclaan lahaa Soomalida ineey helaan sheqsi Dr gaboosookale ah sieey ooga helaan xaqiiqdii ka jirtay Soomaliya.

  • @ayalemahamed2056
    @ayalemahamed2056 Před 3 lety +2

    Hore usoco dr gabose alle haku xafido

  • @hodanh4275
    @hodanh4275 Před 3 lety +2

    Maansha Allah ,Allah haydin xafidoo,

  • @goosashofilms1745
    @goosashofilms1745 Před 3 lety +5

    Waxaan kafaa idaysanayaa jaaniskan like iisaara

  • @xassanshire832
    @xassanshire832 Před 3 lety +1

    Ilaahay cimriga ha kuu siyaadiyo Dr Gabboosow

  • @samiaabdi2018
    @samiaabdi2018 Před 3 lety +3

    Viva Gaboose 💔💕💔💔💔💔💔

  • @suldaansaleebaan1896
    @suldaansaleebaan1896 Před 3 lety +3

    aDerkay Qali Allaw Dhawr

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 Před 3 lety

    Xayawaan buu ahaa siyaad barre

  • @mustafemaxamuud5639
    @mustafemaxamuud5639 Před 3 lety +2

    Dr Gaboose halyeey qaran

  • @xayaatkaha7552
    @xayaatkaha7552 Před 3 lety

    Gaboose Allah cimriga ha ku dheerey oo caafimaadka ku siyaad

  • @safiajama5565
    @safiajama5565 Před 3 lety +2

    Maansha Allah ALLA weyna baa kaa SOO fuurfurye

  • @goosashofilms1745
    @goosashofilms1745 Před 3 lety +6

    Fadlan waamarkaan ugu soohoreyey ee like iyo subscribers iisaara

  • @niciimamustafesuur8791
    @niciimamustafesuur8791 Před 3 lety +6

    I can't wait WllHi 🤷‍♀️

  • @istarlinfarah8861
    @istarlinfarah8861 Před 3 lety +1

    Waa geesi waa nin fiican

  • @yusufaxmed8863
    @yusufaxmed8863 Před 3 lety

    Viva snm waa markay reer shekh isaxaq aduunka kagayaabiyen ee quwadii afrika liqen markaliya waa markii lamidaysnaa waar hooy ciyartu yaanay ina la fogan wakhti adagbaynu soo marnee

  • @Rayidka
    @Rayidka Před 3 lety +6

    Beesha Abgaal eeMuqdisho loo tiriyo lahanshahooda aad buu u amaanay Dr Gaboose

  • @mahadabdillahi4264
    @mahadabdillahi4264 Před 3 lety +8

    Dr. Gaboose waa dictionary, warami og.

  • @ahmedsuliman7442
    @ahmedsuliman7442 Před 3 lety +5

    Faqash Fulayaal malinta Ana Dhagxa ku bilaabey Sida Xaarka Ayey Rasaasta u Fureeen 🤣😂🤣

    • @user-un1gx1xs2f
      @user-un1gx1xs2f Před 3 lety +2

      Waa run, faan iyo hadal maahe wax kale ma hayaan

  • @suleikhamohamed8811
    @suleikhamohamed8811 Před 3 lety +1

    Dr alle cafimadka iyo cimrigaba hskuu dhereeyo wax waynbaad noo iftiimisay

  • @suleymaancali7230
    @suleymaancali7230 Před 3 lety +6

    Allah ha u naxriistee madaxweyne Maxamed Siyaad Bare abaal uma heysid miyaa Dr.Gaboosow ? Siyaad Bare ogow inuu ahaa halyey Soomaaliyeed.

    • @user-jd1ds5di9c
      @user-jd1ds5di9c Před 3 lety +1

      Wlhi aaabo Siyaad maangaabkan waqti kasto Qabiil iyo Baqti kashekenaayo wuu ku qasaaray

  • @safiyamaxamed7391
    @safiyamaxamed7391 Před 3 lety +3

    Hadanu.nahay.rer.sh.isaxaq.midnimo.ayan.kaga.adkanay.rajiimkii.siyad.bare.mantana.waxanu.gadhnay.hormar.baladhan

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 Před 3 lety +1

    😭😭😭😭 so sad story.......

  • @smx111
    @smx111 Před 3 lety +2

    Adeeroow Reer Abtigaa Rajiim Ha ku sheegin
    Dawladda Cud walba way ku jirtay

    • @CASKA1212
      @CASKA1212 Před 3 lety

      Rajiib wuxu ula heeda cid kasta oo maamulka ka tirsan maaha qabiil gaara, saas u faham, isaga ku cadaynaya inaan qabiil gaar ah lahayn

  • @abdi7612
    @abdi7612 Před 3 lety +3

    👍👏👏👏

  • @kamaaljaamac9856
    @kamaaljaamac9856 Před 3 lety +1

    Shaki kuma jiro Doctorku inuu barakaysan siduu Aqoontiisa umuda uu uga faaidooyo ayuu hadana umada somaliland ugu faaidayn laha hadsy madaxweyne u doortaan Doctor ma jirto madaxa meel ka saraysa oo salaaxa mansha alah

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před 3 lety +4

    Snm allaha idiiin cadaabo insha allaah ssc snm logo imeeyso .
    From dhahar Somalia wayn from laascanood Somalia 🇩🇯🇸🇴💙🧡🇩🇯🇸🇴

    • @sadamyusuf8676
      @sadamyusuf8676 Před 3 lety +5

      Ssc ya dagan ....hhhh.....sanaag sida ...cerigaabo...ceel afwayn...xiis maydh...yaa daga ....sool sida caynabo .xood...oog...waadamagoo
      .....cayn yaa daga sida ..balidhiig coodanleh xadhaadhan...qorilugud hhh

    • @sadamyusuf8676
      @sadamyusuf8676 Před 3 lety +5

      Ssc ma harti kaliya wada daga yaa ehlu shaydaan wal khanaasiir ....Manu isaaqba dagin ....kaalay sheego dhulka isaaq

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 Před 3 lety +1

      Futoy yan lakuwasin naarta furaheda adu mahayside

    • @atlanticaoceans1585
      @atlanticaoceans1585 Před 3 lety

      Maalinkaas wxy aheyd in uu Siyad Bare isaaq iyo snm dhagta dhiiga u daro oo mir ka soo reebin ciil badanaa ummmmmmmmm😂😂😂😂😂

  • @ahmedraygal8086
    @ahmedraygal8086 Před 3 lety +2

    Weriyaha uu sheegayo ee 1989 Ka waraystay BBC London ee weydiiyay caafimaadka Siyaad Barre wuxuu ahaa Cabdillaahi Xaaji.

  • @abdibashe567
    @abdibashe567 Před 3 lety +1

    MashAllah Dr Gaboose xafiduallah aqoontu waa iftiin.

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 Před 3 lety

    Waalahi markaan maqlo waan ooyaa. Waa ka xumahay in Dad Somaliyeed Awoodii Qaranka lagu baabiyo. Waa wax laga xumaado waxaas. Siyad Bare intuu diley waxaa ka badan inta Waxgaradka ah ee Maskaxda ka duleeyey intuu Xabsi dhigey . Dalka Somalia waxuu 30 Sano u degi wayey waa Inkaartaas iyo Dulmigaas Guracan.

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 Před 3 lety

      Xabad ayan afka kagalinay siyad bare somalida isaga is nacsiyey

  • @MacaaneChanel
    @MacaaneChanel Před 3 lety +2

    Cajiib

  • @khalidhaariye950
    @khalidhaariye950 Před 3 lety +2

    Run ahaantii Barnaamijkani waa mid qiimo badan oo waxbadan oo si khaldan loo turjumay. Fadlan qaybo badan oo taxane ah halaga dhigo. Sidoo kale dadka kale ee taariikhda haya hala waraysto

  • @abdisalanbashe8075
    @abdisalanbashe8075 Před 3 lety +2

    Isaaqnimo iyo islaamnimo alx

  • @abdikanimandela
    @abdikanimandela Před 3 lety

    Saab tv, waa warbaahin barnaamijyo wanaagsan leh. Balse waa in ay farsamada casriyeeyaan, Studio wareysiyada ku haboon dhistaan.

  • @sheekhabdillahi7318
    @sheekhabdillahi7318 Před 3 lety +1

    Cabdisalaan yaasin isna wax ka reeba saab tv brof ka

  • @fadumoomar8105
    @fadumoomar8105 Před 3 lety

    Gabose.waruun sheeg manta masman karan oo.cidna lama xasuqayo qoxontina lama joogo.ooqamandi lama cuunayo wala dharagay nabdna waa lahaysta alxmdulh

  • @barwaqomuse1111
    @barwaqomuse1111 Před 3 lety +2

    Mnzhlh gaboose tatarkhi murugu le ayuu ka shekeye somaliland oo nabada ayuu hada ku sugayahaye alle ha ku xiftiyo lakiin hadaka waad kajaresa waayo tariikhi ayuu ka shikenaya iyo dowalada dakii aye gacanata ku haseye dulumidey oo aan ila hada laqirin wixii loo gesatey somaliland oo midinimo iyo waad cuqudisatin ila imika alagu leyahaye ayaad adan waxa kal asaturesa cali seeyo waayo somaliland oo goba ayaad ka soo jeda👍👍👍❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹👏👏👏💗💗💗💗guulu somaliland iyo gobo inimo 🥰💝💝👍

  • @hssnmoaskar3806
    @hssnmoaskar3806 Před 3 lety +4

    Dadkii waxaasoo dhiba lasoomariyay maanta isma arki karaan. Sababteedana waxa leh qabyaalad siyaasadaysan iyo tallo xumo. Waa in laga baxo waxaa oo caqligu hashaqeeyo.

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 Před 3 lety

      Ha u bixin,geedka inkastoo xididadiisu kala fidaan jiriday ku midoobaan.

  • @abdurefidak136
    @abdurefidak136 Před 3 lety

    Aad iyo aad ayuu xasaasi u yahay

  • @user-jd1ds5di9c
    @user-jd1ds5di9c Před 3 lety

    Gaboose 24/7hrs inaad magac Qabiil afka ku hayso waa maangaabnimo Jaahilnimo iyo Alle kacabsi la'aan
    Caqli yaridaada wexeey kuu geysay ninki kusoo koriyay inaad ka beeen shegeto
    Illahay SWT Hoygiisa jannatul-firdows haka dhigee tacabkii iyo qarashkii uu kugaliyay wuu ku qasaaray maanta hadaadhan Somali waxba ugu qabaneynin
    Marxuumka 30sano ka hor dhintay taarikhdiisa dahabiga ah quluubteena ayeey ku qoran tahay ee nacasyahow adiga haku aakhiro seegin

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 Před 3 lety +2

    ismaaciil ahmed ismaaciil nin wanaagsan buu aha abahey saxiibkis

    • @SOMALILANDXPRESS
      @SOMALILANDXPRESS Před 3 lety

      Miyuu noolyahay ninyhw
      Waxan la hadlay mar uu joogay USA 2013/14

  • @mustafexasan9191
    @mustafexasan9191 Před 3 lety

    Adeer maxamed siyaad baree waa ushaqeeyaay xilisaa uubudhintaa

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 Před 3 lety +1

    Barnaamijka jar jarka ka daaya fadlan

  • @yusufcumarcumar5518
    @yusufcumarcumar5518 Před 3 lety

    W

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 Před 3 lety

    Illaahow kheyr ha ku siiyo Dr Gaboose sidaad uga hadashay oo aad ku cadaysay dagaalka waqooyi uusan ahayn dagaal qabiil ee uu ahaaa rajiim kursigiisa ilaashanyey waa in reer waqooyi iska daayaan cuqdada qabiilka ay ka dhigayaan in qabiil in qabiil lagu laayey.

    • @guledcigaal3452
      @guledcigaal3452 Před 3 lety

      Dawlad ayaa xasuuqday oo reerihii somali u sheegtay in dhiiga isaaq u xalaalaysay.

  • @somedayiwldlketogetjstce4m216

    Hal qof ooo qabrigiii madoobaaaa, qiyaaamaha & wuxuuuuu camal islaaanimo ku hadhsan Illaah xaggiiii ula hortagi-lahaaaa halakan ma sooo gelin-Subxaana Allah
    War laba qayd & ciid baanu gedigeeen inooo dambeeyso, hadafkiiii Illaah inoooo abuuuray, yeeynaan ilooobin
    Raggaaaa uuu magacyaddoooda tiriyay xageeee ku dambeeyeeen maanta?

  • @mustafemaxamuud5639
    @mustafemaxamuud5639 Před 3 lety +4

    Taarikh wax laga baranaayo weeye

  • @djamareggae9926
    @djamareggae9926 Před 3 lety

    Drku si caqiibale ayuu u waramay. waana shakhsi gob ah. waxaa taa cadaynaya. sida uu iskaga ilaaliyey in uu shakhsi wax ka sheego ee u ilaaliyey shakhsiyadii madaxweyne MSB ee aanu u halmaamin laakiin dhibkii regimkiisu geystey. xusuuus reeb aad u qiima badan weeye.

  • @NasirIshak
    @NasirIshak Před 3 lety +1

    Allah soomalida hamideeyo oo sumcadoodii hasoo celiyo

  • @askarimaxuud2507
    @askarimaxuud2507 Před 3 lety

    *

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho Před 3 lety +4

    14:37 waxaad halkaad ka jarteen macne ayuu sameenyey. Barnamijka cut iyo jarjarista ku badan. War soomaali waa istaqaana Moorgan iyo wixii dawladaasi geeystey waa muuqtey ee waxba ha tudhin sii daaya

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 Před 3 lety +1

    Maansha alaah Dr gaboose maxaa kugu kalifey in aad national Hargeisa Hospital ka kaxaysato 2 dhakhtar maad qaar keensatey dhakhaatiirtaas baan ku xidhnaaye .horta niyahaw nacasna maan kugu ogeyn kaadjkiibaad nagu qalisey ee noo soo cel duco ama habaar doono Dr Rabic iyo Dr kaleba nosoo celi

    • @bilana289
      @bilana289 Před 3 lety

      Adan Yusuf
      Dictor rada aad sheegeysid saw XOR maaha ma qasab baa lagu kaxeeyey

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh Před 3 lety

    Dr Gaboose waxaad moodaa tikidhkiisa qaaliga ah ee lagu arko inay sumcadiisa wax u dhintay,dad badan ayaa arrintaas hadal hayo.

  • @wacaysshucayb9677
    @wacaysshucayb9677 Před 3 lety +1

    😥😥😥alle naguma celiyo

  • @cabdalecawil6275
    @cabdalecawil6275 Před 3 lety

    Tijaarta jabuuti Habar awaL dhaqaalihiisa ayaa snm lageliyey oo lagu jabiyey afweyne

    • @bilana289
      @bilana289 Před 3 lety

      Beenta jooji isaaq oo dhan ayan xoog iyo xoolo SNM kala hadhine
      Faan caato ah ayaa meel walba la joogtaan

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali Před 3 lety

    Wayģu dheertay sxb

  • @HARGEISAH
    @HARGEISAH Před 3 lety +3

    Balantii way gaadhee sii daaya

  • @Sarmaan5566
    @Sarmaan5566 Před 3 lety

    J

  • @a-karimmahmedfaarah6639
    @a-karimmahmedfaarah6639 Před 3 lety +1

    Dhaqtar leh hibo rabaniya

  • @Ameen_hussein.
    @Ameen_hussein. Před 3 lety

    Waxaan ku qeexi lahaa Dr. ka
    Ah mihnadle caafimaad, Isla markana leh shakhsiyad, khibrad iyo Karti Hogaamineed. Mudana in ay ka faa'iideystaan Dadka hadda nasiibka u helay inoo la noolaado.