Senator Dheg Dheer 'Waxaa U Soo Istaagay In Aan Soxo Taliye Sanbaloolshe.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2020
  • Channel-kaan waa kan rasmiga ah ee website-ka Allbanaadir Online , Allbanaadir Online waa warbaahinta ka hadasha dhacdooyinka ka dhaca dalka Soomaaliya , Sidoo kale Allbanaadir Online Kala soco wararka Gudaha iyo dibadda , Waxaan wararka idin soo gudbin doonnaa maalin kasta. Wararka Allbanaadir Online waxaa ugu weyn warar deg deg ah, warar gaar ah, wararka caalamka oo saacad walba soo dhaca, xogta gaarka ah ee siyaasadda Soomaaliya iyo wararka gaarka ah ee wararka caalamka oo halkan kala soco 24 saac kasta Wararka Allbanaadir Online waa kuwa aad ka heli doonto. Fadlan subscribe si aad u hesho warar tayasan Mahadsanid

Komentáře • 19

  • @abdikadirmohamud6236
    @abdikadirmohamud6236 Před 3 lety +3

    Masha Allah wa Nin Adag Great wadani ah Sanbalooshe wa tuug Qabyaladeesta ah xoolo Orodoo Xawaadle wax u Qabo dheh meel walbo Caac ayu la tagan yahay asoo wadan dhan ma talo Sanboolshe ilahay haka qabto umada

  • @MrOmarjubba
    @MrOmarjubba Před 3 lety +1

    Mansha allah wa runtiiis

  • @dalla112
    @dalla112 Před 3 lety +2

    Runta hadii sidaan lanisku sheegto xalka dalkaan wuso degdegya kuwa hada comment leh qabiilka Naga daaya ya ogaada qalbigoda qabyalad dhex jiifta

  • @abdirashiidabdullhi9004
    @abdirashiidabdullhi9004 Před 3 lety +1

    Dhagdheerow maantoo dhan wad fiicnayd laakin dowladnimada soomaaliya burburkeedaad arkaysiin ha dhihin oo taariikhda dalka baal madow haka galin

  • @salaatcali2477
    @salaatcali2477 Před 3 lety

    M.a sanatar dhegdher

  • @nimohassan2487
    @nimohassan2487 Před 3 lety +1

    Mansha allah this guy is a great man

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 3 lety +1

    Tuugo dhan waayadaan somalinimo ku qaraabta xarmaajo beentaas nagu qalday kadiba kaarkiisa ilkayar lasoo baxay

  • @awkemohamed5324
    @awkemohamed5324 Před 3 lety +1

    San balooshe waa qabyaladeyste

  • @ca6611
    @ca6611 Před 3 lety

    Ninkan runtuu shegay

  • @ekraanabdi2950
    @ekraanabdi2950 Před 3 lety

    Afkaaga caano lagu qabey hadal aan xanaf laheyn oo Soomaali waano u ah

  • @abdullahigabowgabow7760

    Shekada bilow ayay ka dhigeen wax laga soo tagay iyo qabiil in laga sheekeyo am sorry