Masar Sidee Lagu Imada shaqo maledahay Iyo Arimo Kale Qayb 1aad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 121

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 Před měsícem

    Mansha Allah qali

  • @kalsonyusufcali640
    @kalsonyusufcali640 Před měsícem +1

    M.a gabadhaan waan jeclahay walipa ilaahay dartiis abaayo allaha ku xifdiyo mida kake qoys weyn ayaan ahay waxan rabaa inaa masar usoo guurno ilmo yaryar oo waxbarasho rabo ayaan wataa xaafadee ugu fiican wixii kale ishaydan ku arki doonaa inshaa allah xaafad aan buuq iyo cariiri aheen

  • @akmoha753
    @akmoha753 Před 2 lety +5

    Alle haku xafido Abayo, Abayo iyadana alle haku caafiyo yaarabi🤲🤲

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před 2 lety +2

    Masha Allah sefican aya molosha masar u bayanisay, insha Allah wa kula so xarira .

  • @maryamamahamad3477
    @maryamamahamad3477 Před 2 lety +6

    Mnsha Allah tabarakallah ❤ 🙏🏼 💖 ♥ 💓 💕 wllo jawaahir wxaa thy gabadh Karti badan oo dadalaysaa oo akhlaaq badan natural grill hno CZcamskaga hadan ku cusbahay new subscribers keep going qliyey dhibkad uso samirty dheftisaa wad heshay insha Allah inta in kabadan hno respect 🙏🏼 👏 👌 🙌 👍

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Před 2 lety +5

    Wcs sharafey mashaa alaaah waxanjogaa jarmalka wanakutagera dar alaan kujeclahay xafidakalaah

  • @munaabuker1854
    @munaabuker1854 Před 2 lety +2

    MAASHA ALLAAH HB ILLAAHEY HAKU XIFDIYYO LAMBARKAADA II SOO DIRR FADLAN AANKULA SOO XIRIIRAA RABBAA.

  • @nobodyabovethelawbecareful6762

    Mashallah sax waaye fahmaye wll ql 🤗 shugran jzl qeer best information 🤚🤝

  • @nihaalcali4006
    @nihaalcali4006 Před 2 lety +5

    Yamaniyiinta waa dad wanagsan m.a naxariis bdn

  • @mohamedabdirahman7971
    @mohamedabdirahman7971 Před 2 lety +5

    Shukran wllo jawihir hussein allah yaxfidak wllo💯🙏🙏🙏❤❤❤❤❤

    • @abdirashidahmet4725
      @abdirashidahmet4725 Před 2 lety

      JasakalaH walaal wlsheen hamigeeda alle haw runeeyo wlsheen sharaf

  • @deqowabdullahi6001
    @deqowabdullahi6001 Před 2 lety +2

    Asc jawahir🙏🙏🙏 Allah hakuafiyo manshaallah manshaallah🙏

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 Před 2 lety +2

    Masha ALLAH

  • @fathiyayusuf9226
    @fathiyayusuf9226 Před 2 lety +3

    Thank you Abaayo

  • @fardusmohamed9392
    @fardusmohamed9392 Před měsícem

    Anba gaalkacyo waan jaclahay masarna waakajaclahay

  • @abdikadirsiyah5205
    @abdikadirsiyah5205 Před 2 lety +2

    Masha Allah wll

  • @ubahhersi8267
    @ubahhersi8267 Před 2 lety +2

    asc waxbarashada qalimiya allaha kuxifdiyo

  • @ruqiyoahmed2627
    @ruqiyoahmed2627 Před 2 lety +2

    Sax waay sudanta waadawanagsan walashey jawahir

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b Před 2 lety +2

    ماشاءالله

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Před 2 lety +2

    Mashaa Allaah jawaahir hore usoco

  • @abdirashidahmet4725
    @abdirashidahmet4725 Před 2 lety +3

    Mansha alah hablo jikada dhibsadaa way jiraan ani xitaa shaqo inaan qabto I like it sister hahaha lakiin bulshadeena raga xooga way iska wayneeyaan shaqada guriga walaalo hahaha

  • @cartoonfunny2964
    @cartoonfunny2964 Před 2 lety +3

    Woow

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před 2 lety +3

    Asc abayo mashallh shukrn

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před 2 lety +2

    Kuli qaxooti.bay rabaan

  • @nasraabdidahir2497
    @nasraabdidahir2497 Před 11 měsíci

    Inshalh waaan imaaaanya

  • @abdirashidahmet4725
    @abdirashidahmet4725 Před 2 lety +3

    Waa runtaa walaal walahi jinsiya waa wax fican waayo soomalidu waxay tiraahdaa Oodo dhacameed way kala sareeyaan ... macnaha axwaashu way kala horaysaa walaal

  • @Yuusuf44Mahomed55
    @Yuusuf44Mahomed55 Před 5 měsíci +1

    Guryo ma kudajinayaan

  • @abdurahmanalimohamed7011
    @abdurahmanalimohamed7011 Před 2 lety +2

    Msha allh jawahir wllo qof qalbi wanagsan ayaad tahay qofkastana markuu adunka waayo arko waa wax fahamsan

  • @clovisbispodejesus962
    @clovisbispodejesus962 Před rokem +1

    Boa noite 🙏🙏🙏🙏👋

  • @JumeeraMuxumed-qn4rd
    @JumeeraMuxumed-qn4rd Před rokem

    Masha allah abayo masar kugu imanaya isha allaah

  • @BashirGabre-le2pp
    @BashirGabre-le2pp Před 4 měsíci +2

    Aniga guur Doon ah hadaa helo Gabar wanaagsan inaan masar dagsadaa rabaa waayo yurub ayay u dhowdahay

  • @abdurahmanHussein-zo3kj
    @abdurahmanHussein-zo3kj Před 4 měsíci

    Masar wa gaajo haku qaldaman

  • @user-vs7hq6el5g
    @user-vs7hq6el5g Před 5 měsíci

    Jawahir kerala kawaran

  • @cumarcaadil3529
    @cumarcaadil3529 Před 2 lety +1

    اهلين يا اختي الكريمة مرحبا

  • @AmiishHasan-hj1hn
    @AmiishHasan-hj1hn Před 11 měsíci

    Jawahir mcnto ❤ilove Allah dartiisa Allah haku dhowro

  • @nasteexo7736
    @nasteexo7736 Před 2 lety +1

    Hayeey farbaa ii taagan

  • @user-vs7hq6el5g
    @user-vs7hq6el5g Před 5 měsíci

    Guryaha kawaran

  • @Cadeey12234
    @Cadeey12234 Před 2 lety +2

    Ascwwb walaaley meshu waa madia is ilaali

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b Před 2 lety +2

    Asc abaayo

  • @asmamahadcaaish4081
    @asmamahadcaaish4081 Před rokem +1

    Wlo luuqada masarka zidee ku bartaaa

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 Před 2 lety +1

    Jawaahir Shalaanbood meel aad u macaan waaye sidaas ayaan maqlay maxaa ka jira dhulka Shalaanbood boos meeqa looga iibsan karaa

  • @ayanahmednur5773
    @ayanahmednur5773 Před 2 lety +7

    Imaradka ku so noladay 7 sano masar iyo Sudan u shaqeye Masha Allah dad wanagsan waye 4 sano Sudan u khadameye 2 sano masari aad ban u jeclahay labadas wadan

    • @munasharaf8328
      @munasharaf8328 Před 2 lety +4

      Wll kawaran Meser shaqooyinka fiican may leedahay gabadh ma khashaqayn karta jawab tadu waa imihiiim

    • @ayanahmednur5773
      @ayanahmednur5773 Před 2 lety +3

      @@munasharaf8328 abayo aniga masar ma tagin aniga Dubai ayan jogay cid masar ah oo Dubai dagan u shaqeye abayo

    • @farhiyahassanmohamed7632
      @farhiyahassanmohamed7632 Před 2 lety +2

      @@ayanahmednur5773 hada majogta Dubai xbbt

    • @ayanahmednur5773
      @ayanahmednur5773 Před 2 lety +2

      @@farhiyahassanmohamed7632 maya abayo xamar joga lkn in ku labto rajeyna insha allah abayo

    • @farhiyahassanmohamed7632
      @farhiyahassanmohamed7632 Před 2 lety +2

      @@ayanahmednur5773 mela kala so xirira isheg abyo

  • @yaxyefaarax1823
    @yaxyefaarax1823 Před rokem +1

    Asc

  • @user-ts2zr7hh3x
    @user-ts2zr7hh3x Před 7 měsíci

    Quraka

  • @housseinobsiehhoussein228

    Waxan raba inad agtada imado

  • @UstaadMooses1001
    @UstaadMooses1001 Před 2 lety +1

    Acww! Guryaha imisa ayuu lagu kireeyaa? Guri 3-4 qol ah?

  • @safiyoisak4154
    @safiyoisak4154 Před 2 lety +2

    Asc abayo

  • @hanaabdi2184
    @hanaabdi2184 Před 2 lety +2

    Asc abayo iso jwb aniga waxan jogaa turki ayaan joga waxan bahnaa inan Ku weydiyo blz talefon iso qor jawahir rer shalanbod isla nahay

  • @empireshow1
    @empireshow1 Před rokem +1

    Qofka wll hadii uu rabo inuu latin uga baxo ma tagi karaa

  • @haamdadar9294
    @haamdadar9294 Před rokem

    🎉

  • @frombaadiyocali2615
    @frombaadiyocali2615 Před 2 lety +1

    Axsan iska gurso Sudan wa dad fican

  • @TheMohadam
    @TheMohadam Před 11 měsíci

    NAGTAN BANTUUGA maxei ka do tei MASAR?

  • @user-uw7lv6yh5r
    @user-uw7lv6yh5r Před 6 měsíci

    Acs

  • @user-vp3qz7br8w
    @user-vp3qz7br8w Před 3 měsíci

    Side ku iman kar abayo

  • @noraabdallah7915
    @noraabdallah7915 Před 6 měsíci

    Masar aniga 7sano Ku nola wlhi lacag iyo wakhti Aya igag khasaray meel mah

    • @Lyla-sb9hj
      @Lyla-sb9hj Před 3 měsíci

      Shaqo maledhy wll iso jawaab

  • @Keyfmm
    @Keyfmm Před 2 lety +3

    Asc abaayo number kalso xirir karo maldahay in iso guura jecalhay maseer

  • @AbshirAbshir-ui8qw
    @AbshirAbshir-ui8qw Před 11 měsíci

    Abshir sucdi

  • @ruqiyaciise6018
    @ruqiyaciise6018 Před rokem +1

    abaayo aniga gabar iga jirin ma iman kara yuinka jwb

  • @MaxamedAbuukar-ht1tl
    @MaxamedAbuukar-ht1tl Před 7 měsíci

    Shalan bood lee iga dheh

  • @abdirashidahmet4725
    @abdirashidahmet4725 Před 2 lety

    Barber na waa la dhahaa .... timo jare na waa la dhahaa walaal ... Rayiisle na waa la dhahaa walaal

  • @user-xg7md8kj8z
    @user-xg7md8kj8z Před rokem

    Abyo wa nazip bdn thy

  • @nura1283
    @nura1283 Před rokem

    وماذا عن الاقامات سمعت في صعوبه

  • @abdirashidahmet4725
    @abdirashidahmet4725 Před 2 lety +1

    Barber waa English wlaal magacaasi

  • @abdirashidahmet4725
    @abdirashidahmet4725 Před 2 lety +2

    Mansha alah walaal waxaan rajeynayaa Nolosheeda kalena inaad nooga soo warani doonto maansha alah codkaaga wlshay hhhh hore usoco walaal sharaf

  • @janno4217
    @janno4217 Před rokem +1

    War hada so. Bixi raba kenya joga ya IsracnA somaliyey

    • @abdullahiyaskacade4808
      @abdullahiyaskacade4808 Před rokem

      ar aniga soc do oo diyar san ee ila so xiriir hadad weli bixin oo aad jogto kenya ku suga nahee

    • @amiiroqurux5908
      @amiiroqurux5908 Před rokem

      Aniga jooga kenya wa bixi ila soo xiriir hadadan bixin Mar hore

    • @janno4217
      @janno4217 Před rokem

      @@amiiroqurux5908 byo turki ba adag waba iska dhafay masar

    • @amiiroqurux5908
      @amiiroqurux5908 Před rokem

      @@janno4217 m.a abyo allaha ku nabad yeelo

    • @janno4217
      @janno4217 Před rokem

      @@amiiroqurux5908 aamn abyo Mahadsanid jidki lamari laha w/o xiranyahay masar marka turki aa dhaanto

  • @mohamedsomali944
    @mohamedsomali944 Před 2 lety +2

    haahhahahah af somali si fiican ayay u baratay Helloooo Nigerian Girl

    • @hyusuf2207
      @hyusuf2207 Před 2 lety +3

      Way kuu sheegtay reer shalaanbood baan ahay bey tiri. Maxaa kaa qaldan boowe

    • @waanjeclahayallaah4895
      @waanjeclahayallaah4895 Před 2 lety +2

      Kkkkkkkkkkkkkkkkk mohamed wllo waad iga qoslisay wlhi Nigerian girl aaaa kkkk ma noli

    • @nasraabdidahir2497
      @nasraabdidahir2497 Před 11 měsíci +1

      Xoolo waaa soomali gabdha

  • @hanadkhalifa
    @hanadkhalifa Před rokem +4

    War yaa isla tahriibna oo masar u socdo

  • @jigjigavision1
    @jigjigavision1 Před 2 lety +2

    Jawahir you too late why ??? Kkkkkk

  • @ejaaboabdirahman6463
    @ejaaboabdirahman6463 Před 2 lety +1

    Jawahir number kala soo xidhiidho maledahay sida instagramka

  • @madiinomaxamuud73
    @madiinomaxamuud73 Před 2 lety +1

    Asc

  • @fadumomusaali676
    @fadumomusaali676 Před 2 lety

    Acs

  • @cabdilaahicabdi3676
    @cabdilaahicabdi3676 Před 2 lety

    Asc