DegDeg isreal Oo Sheegtay inay Aqoonsi Siineso Somaliland Ciidamada Habar Jeclo Buuhoodle

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • #somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia
    DegDeg isreal Oo Sheegtay inay Aqoonsi Siineso Somaliland Ciidamada Habar Jeclo Buuhoodle
    Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter

Komentáře • 112

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před měsícem +13

    Somaliland is not easy guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @alialiali424
      @alialiali424 Před měsícem

      ✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿✊🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿💯💯💯💯💯

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 Před měsícem +2

    Somaliland guul guul inshaAllaah

  • @YurubAyuub
    @YurubAyuub Před měsícem +5

    smlnd cidkasta oo na aqoonsankarta waaan sio dhawaaaynanynaaaa guuuuuuuul guuuuuuil duuuuul insha aalh

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up Před měsícem +9

    Masha allah somaliland guuuul allahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Před měsícem +5

    ❤❤❤❤ waa run somaliland cid walba way soo dhawaynaysaa

  • @jama5340
    @jama5340 Před měsícem +2

    Guuull Somaliland ❤❤❤

  • @JohnTheworld-to1ob
    @JohnTheworld-to1ob Před měsícem +2

    Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zahrabulale375
    @zahrabulale375 Před měsícem +2

    Mansh allah mansha allah alle ha xafido dhamantodo ilaahay idinkiisa guusha ha siiyo somaliland guuul Guuul guul

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před měsícem +4

    Madal furan TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪 Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Israeli 🇮🇱 wan soo dhaweeynana wadan kasto aqoonsi

  • @user-nb3tz5pr5l
    @user-nb3tz5pr5l Před měsícem +2

    Well done Somaliland isn't easy

  • @user-nv9tw9wn8i
    @user-nv9tw9wn8i Před měsícem +5

    Mnsha allah guul sulal madow power❤

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Před měsícem +2

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem +1

    Guuuuuuul somaliland geeeeesi lsrea viiva viiva lssea iyo Somaliland ❤❤

  • @osmanhersi9905
    @osmanhersi9905 Před měsícem +7

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤🤍💚💪🏾💪🏾💪🏾

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm Před měsícem +2

    Maxaa ka galay wixii aqoonsanaaya somaliland allaw dhawr somaliland allahuma ameen guul iyo gobanimo dadkaygii❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899 Před měsícem +2

    ALAAHU AKBAR WAA FATAXAH NASSAR
    INSHALLAH BI IDNI LAAHI
    ❤❤GUUL SOMALILAND ❤❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před měsícem +3

    MaashaALaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem +3

    Guul soomaalilaan❤❤🎉🎉

  • @Hooda36
    @Hooda36 Před měsícem +2

    Madal Furan Geesiqaran Thank You Wllo For Sharing Your Precious Time With Us Allah Haku Sharfo 🎉❤🎉❤🎉❤

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru Před měsícem +3

    Guul ictraafka🎉🎉🎉🎉

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Yeeeeeeeeeeeees welcome to framo to somaliland iyo hargeysa welcom lsrea viiva somaliland

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 Před měsícem +4

    Mash allah Somaliland guul iyo goboonimo inshallh 💚⚪❤💪💪💪💪💪

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 Před měsícem +2

    Masha allah isaaq my dhiigaa 🩸🩸🩸💪💪💪💪🤣🤣🤣🤣huwantii meeday solomadaw waydi SSB ❤SSB ❤geesiyaashii ❤❤❤guuuuuuuuuuuul 💪💪💪💪💪💪

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před měsícem +2

    Guul Somalilnd Isaaq iyo intii jecel

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l Před měsícem

    ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Před měsícem +2

    Allaahu akbar maadaa nagu diri adaa dad iigu xiga ma diisaday cidii i icitieaaf hay siiso citiraaf waa sax

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Před měsícem +1

    Cali Mareexaan Warkaa waan u
    Baahanaa Inaadeer Noolow

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru Před měsícem +2

    ❤❤❤❤

  • @YurubAyuub
    @YurubAyuub Před měsícem +2

    somllnd is not easy❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuuuuuil guuuuuil cadawga smlnd hajabo

  • @user-cx1nk2im4m
    @user-cx1nk2im4m Před měsícem +3

    Somaliland doesn’t need the recognition of a murderer!

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib Před měsícem +2

    Walaahay waa cajiib

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Před měsícem +6

    SOLAMADOW IS NOT EASY GUUL ABTIYAAL

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Guuuuuuuul somaliland geeeesi cali mareexan

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib Před měsícem +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 Před měsícem +2

    🎉❤❤❤❤ guuuuul SLND guuuuul SLND ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii ALLOOW jebi cadawga SLND ❤❤❤❤❤💕💕💕❣️❣️❣️💞💞💞💞💞💞🙏🙏💌💌☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💯💯🤲🤲

  • @AhmedAbee-xt4eb
    @AhmedAbee-xt4eb Před měsícem +2

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 Před měsícem +2

    Russia, Israel, USA, UAE, TAWIWAN, Ummad kasta oo wax ku soo kordhinaysa, kuna taageerta horumarkeena Somaliland, waanu so dhaawanaya. GUUL SOMALILAND, GUUL CIDANKA QARANKA!

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 Před 8 dny

    Madal furan horta wll Magacaagu ma axmad ayuu Ahaa illaahay haku barakeeyee

  • @awgeele
    @awgeele Před měsícem +1

    Geesi qaran

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj Před měsícem +4

    😂😂😂 İsrail waxay ahayd kuwii aqoonsaday somaliland 1960 iminkana haday noogu celiyaan waa alxamdulilaah ❤

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 Před měsícem +2

    Guulsoomaaliland

  • @RoodaAadan-iv9yt
    @RoodaAadan-iv9yt Před měsícem +2

    Yuhuud ictiraaf mahayso ilaahey habaabiiyo waa cadowga muslimka oo dhan.ilaaheyba haya ictiraafka,ictiraaf khayr leh ilaahey hakeeno aamiin ❤

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před měsícem +3

    Qaranimadayata iyo jiritaankayaka ayay ogoshahay. Waa soo dhoweenaynaa ! Somaali ayay noo dhaantaa @

  • @abuukarayaanle6842
    @abuukarayaanle6842 Před měsícem

    Caaac caac caac

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 Před měsícem +1

    BISINKA NO NO NO NO NO NO T YAHUUD

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 Před měsícem +1

    somzliland waanu soo dhowaynana

  • @LibaaxShabeel
    @LibaaxShabeel Před měsícem +1

    Yeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeees
    Yeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeees.
    Yeeeeeeeeeeeeeeddeeeeees
    Waan soo dhowaynenaa Israel iyo yuhuuda marhaday na aqoonsanaso weliba luqadeena labaadna waxaan ka dhigaynaa. Luqada cimraaniga ee yuhuuda.

  • @farxiyafarahmohamed1202
    @farxiyafarahmohamed1202 Před měsícem +1

    Xutuyinta aad sheegaysaa waa in yar oo faro ku tirisa manaa macabsi galinayso diin ahaan xutiyintu waa shiico oo gaalo waxa ma dhaanto markaa waan soo dhawaynay citiraaf ay siinayso soomaliland

  • @geediali437
    @geediali437 Před měsícem +1

    Wax yuhuud kuu galay waa wax laga naxo Allaah nooma keeno yuhuud

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 Před měsícem +3

    Si Degdega ha loo soo dhoweeyo israiil waa walaal inaga xiga yamyam qadaadweyn faqash gafuur culus yaan cidna lagala tashan masiirka ummaddeena

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 Před měsícem

      WA YAHUUD MIYA WALO AH YAA ALLAH MIYANAD ARKAG REER PALESTINE WAXAY KU SAMAY NAYAN LAA ILAAHA ILA LAAH MOHAMED WA RASUULULAAH YAA RABI

  • @abdia.ibrahim7082
    @abdia.ibrahim7082 Před měsícem +2

    Sucuudiga ayaaba Israel u sujuuda xagee ayay ka baxeen islaamka la sheegaaya? Somaliland cid walba oo ictiraafta waa gacalkood wixii ka soo horjeedana waa nacabkood. Wax muslim la yidhaahdana aduunka ma joogaan haday joogaana muslimka Myanmar ee Rohingya ah iyo kuwa la leeyahay waa Falastiin ayay wax tari lahaayeen. Somaliland cid walba oo u hiilasaa waa gacalkood.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před měsícem +1

    Huwantii qacbaa kayedhy Wlee Somaliland aqonsgwfa waa helaysaa Wlee

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Před měsícem +2

    Israeli inaga daaya ina cigaal wuu diiday waa hore

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 Před měsícem +1

    OGI OGI SOOMAALILAND MA LAHA CADAW AAN KULMIYE AHAYN.

  • @AbwaanC.casiis
    @AbwaanC.casiis Před měsícem +2

    israaiil Dawad jirta Maaha Waxana Ma ictiraafi Karto israaiil iyadaa Raadisa in a ictiraafo Oo ka Quusatay ictiraaf❤

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      Bal ha ooyina uun waydinkan ka wada ooyaye hadanay icrirafi karayn kkkkkkkkkkkk

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 Před měsícem +2

    Israel dano ayay ubaahantahay Somaliland dano ayay leedahay caalamkana dano ayaa lakala eegta waydinka arkaya kuwi kula diinta ahaa e somalinimada kulasheganayay e aad ictiraafkadi io wax waliba o aad lahayd u geeyay ay maanta ifka kuugu neceb yihiin marka dantaada raaco Israel na waynu sodhawaynaynaa

  • @YurubAyuub
    @YurubAyuub Před měsícem +2

    adeer diiintaaada adigooo ilaasha annay ayaad hadan danahaaaga gaarkaaa wadanaysaaa guuuuul qaranka barakaysa

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Před měsícem +1

    Ilahoow. Umaada. Ka. Qaabo. Caadoowaga Umaad. Naabada. Sii. Yaa. Raabo. Dhulbahanate. Waxa. Moodo. In laagu. Salidaay

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem +1

    WAAR WARKA WASIIRKU MAA HAA ISRAEL OO QUUDHA 20 DOWLDODA BAA DEEYRE

  • @maxamedcqaadir8787
    @maxamedcqaadir8787 Před měsícem +1

    Yuhuudi waxy rasta yamana meel aykaweerarto marano yuhuud madhato

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 Před měsícem +2

    Inagadaaya Israel

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak Před měsícem

    Kadaaya ha siinina yuhuuda

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      Ictiraaf ictiraaf Alle hanaga siiyo ciduu doon yuhuud itoobiya iyo qaar kaloo badan amiin

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Před měsícem

    Waar xataa jinka ayanu soo dhaeonaynaa😂hadii ayna siinayaa ictiraaf , so we are welcoming anyone who wants to recognize Somalilad.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem

    MAXAD WADMOD AFRIKA KAA SHEEG SOMALI MEELKASTE JOOGAN WAAYN NECEBYN INLAA DAGALMYAN WAA CADOWGNE GUULE SOMALILAND

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem

    ARGAGAXISO AFQADHMUNE ADIIGO MEEYDHYN BAA XUUTYNTE HOOSTE KAA WAATE

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem

    Deegaankaa aanu dhisnay waanu qarinaynay lkn garac qurjiile dhalaybaa soo duubay lkn waanu xidhnay kii duubay😅😅😅😅

  • @guuleedfaracade8964
    @guuleedfaracade8964 Před měsícem

    taasi waa danbu

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem

    ANAGU ISRAEL NOO IMAN MAAYN
    ADER DOWLDAHA CARABT WAA LAA WADA SAXIIB

  • @abuukarayaanle6842
    @abuukarayaanle6842 Před měsícem

    Israel iyadaa aqoonsi heysanin oo dhul ey laheen ku dagaalameyso.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před měsícem

    CARABTUBA XIDHIIDHBAY LA LEEYIHIIN WALIBA WAY CAAWIYAAN TAKALE ADUUNKA WAA LA KALA DANAYSANAYAA

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 Před měsícem

    Waar waxan codbaahiyo hownoqonina hana sheergaraynina warkooda

  • @nimcoawil-gr3mk
    @nimcoawil-gr3mk Před měsícem

    OO HADAY NAARIIS UHAYAAN FALASTIIN WAY OGYIHIIN MASAR IYO SÙCUUDIGUBA EE. MAXAY UGA ĤRTAGI WAAŸEEN IMIKA.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Před měsícem

    HADII FAQASH DAAROOD ISKU DAYDO IN AY HAL TALAABO U SOO QAADO DEEGAANKA CUSUB EE AANU DHISANEY WAXAA BALAN NAGU AH IN AANU BUUHOODLE LA WAREEGNO GUUD AHAAN OO AANAY MAR DAMBE SHEEGAN DOONIN WAA BALAN WAXAANA KU XIGI DOONTA LAASCAANOOD WAA BALAN

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 Před měsícem

    Nacala tula cala yahuud aniga oo cunsiri Somalilander aha aya ku leh

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem

    DOOFARKAN GAADKA DHEER ABAHA XUUTIGU WAAS ARGAGAXISO

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Před měsícem

    ISRAEL WAXY AHEEYD DOWLADI UUGU HOORYSE 1960 NAICTIRAFYE

  • @ibrahimmaxamedsaid5742
    @ibrahimmaxamedsaid5742 Před měsícem

    Laangaab laangaabdhalay israiil hakuwasto awalba waal ba waad cuqdadeyneede

  • @nimcoawil-gr3mk
    @nimcoawil-gr3mk Před měsícem

    GANTAALKA IYP DUQAYYTA UUSHEÈGAŸA MA WUXUU MOODAYAA. JAAƁÙUTI OO GABIGEEDUBA MAGAALO XEEB U AH. MIDA KALE. MIYAANU OGAYN INAY CAASIMADAYADA HARGAYSA. AY 30 DIYARADOOÐ. DUQAYN AŸEEÈN 50 TAN GAADHIYOÒ BM AH 60 GAADHI OO BEEBEEYA AH.IYO. ARTALARIGA KALE OO. TOIRADOODU BAD TAHAAY. XEEBTA YADU. MIYAANAY. OGAYN INAANAY WAXYAROO TAJABUUTIYEE LABUUXIYAY EE DUMAYSA AHAYN

  • @fatuuhussein5233
    @fatuuhussein5233 Před měsícem

    Dadka somalilanderka wxn waydiinaya danteena iyo ta islamka teeba wayn?
    Miyu jira wx inagu qasbaya in isreal soo dhawaysano iyadoo aan rabin in dad muslim ah nooĺado iyado tusaale ino tahay reer qaza

  • @zoomeahmet2047
    @zoomeahmet2047 Před měsícem

    Aqas oo mnta tasad kenten ayeyy dhiga tuun bada lgaga nuugey somalidu iny dhiig leyin modyyey na cebysene nga amusa bhlyowww

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Před měsícem

    Is not etsy lsrea iyo somaliland viiva

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv Před měsícem

    Walal waxad ka soo hadashaa Kaa gadhka weyn leh ee kow somalj media kasoo hadlayaa beenta uu sheegay ee uu yidhi 1960 isreal waxay aqoonsatay Somalia isagoo leh man maqal inay Somaliland aqoonsatay waa munafaqadii.. Isreal waligeed Somalia may aqoonsan xitaa hada ma aqoonsana soo karbaadh kaa gadhka weyn leh waxan u malaynayaa inuu yahay kuwii cuqdada Somaliland qabay

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před měsícem +1

    israaiil waa aabaha itoobiya😅

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před měsícem

    DAAROOD OO DHAN IYO QADAAD WAYN AYAA DHULBAHAANTE CAAWINAYA
    MAXAA HABAR JECLO KALI KA DHIGAY MA MADI BAA MIYAANAY TOL LA DHALAN???????

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah Před měsícem

    Kan shekh iska dhigaa xutiga u hilinay kkkk

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 Před měsícem

    Odaygani wuu xiiqay siduu u hadlaayey maa lasoo qabto tolow😂😂😂

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před měsícem

    Isaaqow ilmaadeerayaal maxaa idinku dhacay Habar jeclo daarood oo dhan ayaa la dagaalamaya maxaa hiil iyo garab loo siin waayey isaaqow gaar ahaan habaryoonis iyo Habar awal godob ha ka galina Habar jeclo

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před měsícem

    Waa inla dumiyaa kulaha 😅😅😅 40 magaalo oo buqdharkayn oog iyo caynaba kamid yihiinbaanu kaa haynaa adna kala baydh oo aanu hada samaynay ayaad kahadlaysaa😅😅😅😅

  • @nimcoawil-gr3mk
    @nimcoawil-gr3mk Před měsícem

    KKKK WALAAHI BEEN BAY ISKUGU SHEEKAYNAYAN WAAR ISRAA IILSOODHAWAADA. GUUL BAAN U ARKAYAA WAYN ISRAA IIL

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Před měsícem

    Waar inder Israel. Inagu dal uma naqaanee waa shufto shufto kale sharciyeysay

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 Před měsícem

    Xuutityiintu somaliland waxba kama qaadi karaan

  • @Hciid
    @Hciid Před měsícem

    Sida ay ugu wada riyaaqeen ayaad ka garantaa dad kala maqan in ay ahaayeen intii aan ogaynna ha ogaato

  • @yusufmohamed5202
    @yusufmohamed5202 Před měsícem

    Inkaar ayaad qabtaa ee hanoo kenin oo hanagu sheegin Cadawga ilaahay saaxiib
    Bal waxan caqligiisa eeg diin la'aantiisa eeg

  • @MohamedadenHussein
    @MohamedadenHussein Před měsícem

    Waar benta dhaa warkaa qaiin guug baa tahthaay munaffiq yahuud jaceel yahuna ictiraaf kumasiin dhonto

  • @WANAAGAAYAADADKADEEQA
    @WANAAGAAYAADADKADEEQA Před měsícem

    ISRA’IIL AQOONSI SIISA DADKA ISAAQA AH OO AAN KU JIRRI SAMAROON IYO CIISE XAGEE BUU GAARAYAA

    • @AhmedMohamed-zi9hl
      @AhmedMohamed-zi9hl Před měsícem +1

      Adigoo ayo ah. Is cade samaroon anaa ah ciiisena I dhalay Somalilander asalana waan ahay. Nacasnimada nagala tag. Viva Somaliland

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      Somaliland oo dhan bay siisay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem

      waa xaarood hala yaabin oo ooyaya shalay Itobiyay ka ooya yeen Maantan Israil kkkkkkkkkkkkk

  • @Janno190
    @Janno190 Před měsícem +6

    Guuuuuuuul Somaliland ❤❤❤❤❤