ISMAIL DANAN FT DJ SUBEER LIVE HEESTII JALECO 2020 STOCKHOLM SULDAAN SEERAAR TOUR

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • MD PRODUCTION PRESENTS
    ISMAIL DANAN
    HEESTII JALECO
    SULDAAN SEERAAR FT DJ SUBEER EUROPE TOUR
    PLEASE SUBSCRIBE AND SHARE OUR CHANNEL

Komentáře • 272

  • @fadumoina2810
    @fadumoina2810 Před 4 lety +196

    Ismacil danan unban fanan u aqana siduu masraxiyadisa u shiday yaa ila arka waan ku wataa ismacilow huuno from borama

  • @hindahappy8554
    @hindahappy8554 Před 4 lety +22

    Fananka fanaaniinta ismaaciil mohamed barkhad ❣💞💖❤💕💓rer awdal ini mee wiilkiini wakaas from Sweden

    • @XOG_GOOB
      @XOG_GOOB Před rokem

      Fanan qiima badn mudan in lagu day do from Sanaag soomali ❤ rer awadal

  • @abdirizackjr5714
    @abdirizackjr5714 Před 4 lety +22

    heestan dhageysigeeda alow yaana la,iicadaabin😢😢😢

  • @faizam523
    @faizam523 Před 3 lety +9

    Dananow inadeer yaabaye jin musiga jecel baa kugu jiran u maleyn. Energiga kugu jiran ka yaabey. Hore u soco wax nool baad tahaye walee dhameyskii fankaad tahay, cod, laxan saarid iyo musiga ood si hagar la'aana u tuman kartid. Nin isku filan iga dheh!👍👏👏👏

  • @abdirahmaanabdilaahiabdifa1042

    Fanan ismacil danan iyo nimcaan hilaac kama so hadhaan waxa kale nothing weyan .
    Keep up danan and hilaac only you 2 singers

  • @mohamoudmohamednuur3118
    @mohamoudmohamednuur3118 Před 4 lety +8

    ninkan markuu heesayo inaan dhinac kale jaleeco marabo waa wda mucibo axyaa fanaan waakan fanaan masraxeed ismail danan bro keep going

  • @sayidcatoosh6515
    @sayidcatoosh6515 Před 4 lety +2

    Meel dj suber joogo
    Ismail dana show kuqabtay
    Walee iney shidantahay heesta sanadkii tegay jaleeco 👌

  • @abdulkadirabdinur9291
    @abdulkadirabdinur9291 Před 4 lety +42

    Bal eeg gabdhahaan Somaliyeed ee madaxa banaan iyo ragaan ilaaway allihii abuurtay
    Allow gafkeena iyo geerideena ha kulmin alle ha idinsoo hanuuniyo wallayaal

    • @HayayaabeQowrax10
      @HayayaabeQowrax10 Před 4 lety

      Abdulkadir Abdinur Hussein waar adigu hlkan mxd kaso doontay nadalyahow

    • @abdulkadirabdinur9291
      @abdulkadirabdinur9291 Před 4 lety +1

      @@HayayaabeQowrax10
      ku mhdsanid fikirkaga bro guuleyso 🙏🙏

    • @horusocodka__taariikhda9248
      @horusocodka__taariikhda9248 Před 4 lety

      Amiiin amiiin wallo

    • @akaniadam8254
      @akaniadam8254 Před 4 lety +2

      adiga halkan mxd ka qabanaysa🤣🤣 war dadka habarka ka daa kama xigtid rabigodee jahil ay ku rogan taha tehee🤣🤣 2month ka dib sorry🙄🔥

    • @abdulkadirabdinur9291
      @abdulkadirabdinur9291 Před 4 lety

      @@akaniadam8254 Thanks bro guuleyso 🙏🏻🙏🏻

  • @dhemaniyoluul407
    @dhemaniyoluul407 Před 4 lety +53

    Iam in love with this man he is so talented 😍😭

    • @AA-tp8rd
      @AA-tp8rd Před 3 lety +2

      he is about to fly all the way to the heaven

    • @faizam523
      @faizam523 Před 2 lety

      He is a lovable for sure!

  • @GALOOL.
    @GALOOL. Před 4 lety +85

    Ismacil DananTaageerihiisii meeye Like wac igu siiya

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 Před 4 lety +30

    this young man is amazing

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 Před 2 lety +1

    Waa Mucjiso Qaab Masraxeed, Ciyaar, action, Cod Intaba Wuu isku Darsaday. DANAN... U R SO TALENTED IN MY SIDE..

  • @safaxanafi6301
    @safaxanafi6301 Před 4 lety +102

    Ninkan marku heesayo ruuxan ma ku so dagto waa yabe😂😂😂💛

    • @intawanagsanwalalkoda494
      @intawanagsanwalalkoda494 Před 4 lety +1

      🤣🤣🤣

    • @arafaatahmet9349
      @arafaatahmet9349 Před 4 lety +1

      😂😂 waa sidaas

    • @adannimco5900
      @adannimco5900 Před 4 lety +1

      Kkkkk wlh hathalkan waigaqosliye wll

    • @haniabdullahi4742
      @haniabdullahi4742 Před 4 lety +1

      😂😂😂😂😂😂Ana horta yabey ano hasmila hita wqaan isruxaya hestan iyada ruxitaan kasemesaqan

    • @cadaanimoallin8940
      @cadaanimoallin8940 Před 4 lety +3

      Wa nin Aad ufir fircoon oo qabi fiican oo dhanka matalaata ku dheereya Huno quruxey nasabeey haha 😂 wa in Aad jubootaa mar hadaad heesi haha 🤣

  • @xumeirah
    @xumeirah Před 4 lety +17

    Waleee wanoodamaatay Somali hadaa nahay ilahayow nasohanuni oo saan noodam atha weyn o waxid eh ya Rabbi

  • @ramlaaxmed9549
    @ramlaaxmed9549 Před 4 lety +5

    Danan heestiisa waan ku haysta 😚😚😘 legend jaleecada soo jiidan ogidaaa

  • @ayala1627
    @ayala1627 Před 4 lety +5

    Malyun Daqare; hibabaadu waa mid buuxda walaashayeey. Keep going. 👏

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 Před 4 lety +19

    danan is a very talented artist. go brother. blessings

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 Před 4 lety +24

    i think some times our most talented young people have all emigrated. makes me pity

    • @goodtoread
      @goodtoread Před 4 lety +1

      That's right, most of have migrated to the Scandinavian countries

  • @bashiirnur
    @bashiirnur Před 4 lety +4

    Energy ka buxa xulashada heesta ciyarta attention. He is feeling the music, waxaad moda in fanka loo dhalay .

  • @amiinali4692
    @amiinali4692 Před 4 lety +7

    walee nago aa narta ku badan waa run waxaan bal fiiri yaa dhao muxadaro aa la idin qabanaya 5 xita maku imanayaan

  • @ubdulsalamuhmed1163
    @ubdulsalamuhmed1163 Před 4 lety +19

    Showgi Nimcaan magaaro ayaan filaya taarikhdu kadhigay ilaa 3dii show uu kuqabsaday Sweden ☝️💯

    • @soyaabdi4862
      @soyaabdi4862 Před 4 lety +3

      Hhh qaraarka iskadaa kan cidgaadha mlee sida loobuxo fiiri

    • @wiilhoog50
      @wiilhoog50 Před 4 lety +1

      @@soyaabdi4862 hello

    • @khaledjr7661
      @khaledjr7661 Před 4 lety +2

      Nimcaan hoolka u ku qabsaday showga kan wuu ka wena o wlh ah 8 kun o ruux baa timid qaar bdna bananka laga celiyay suldaan wa fanan weyn lkn kii nincaan ayaa dad badna markan sida saxda ah u hdlno

    • @ubdulsalamuhmed1163
      @ubdulsalamuhmed1163 Před 4 lety

      @@khaledjr7661 walalkey aad iyo aad 💯💖

  • @MaxamedBar
    @MaxamedBar Před 6 měsíci

    Fanaankii fanaaniinta Wasay balo

  • @ubxmohamed1570
    @ubxmohamed1570 Před 7 měsíci

    The best fanan an taagero danan

  • @safiyohuseeen5246
    @safiyohuseeen5246 Před 4 lety +3

    Is maci danan taageeradiisi away like wac ku siiya

  • @suxufiashraf6100
    @suxufiashraf6100 Před 4 lety +1

    ismaaiil maxamed barkhadle (danan) hore usoco fanaan qaaliya gobtii reer awdal masrixii shidey fanaanka hirgaley

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 Před 4 lety +1

    Ayyyyy Ismail danan Masraxiyada abaheeed wa adi ❤️❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥🔥🔥

  • @cashaxuseen8436
    @cashaxuseen8436 Před 4 lety +5

    Wooow keep gowing my lovely people's

  • @niciimamahdi3759
    @niciimamahdi3759 Před 2 lety +1

    Gacanti malyuun

  • @khadracabaade4475
    @khadracabaade4475 Před 4 lety +3

    it,s so amazing really i love that song go forward bro dnn

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 Před 4 lety +2

    danan waa nin dadeel padan apti keep going 🤠

  • @kalidbashiir6415
    @kalidbashiir6415 Před 4 lety +5

    Legend Ismail danan 🔥🔥🔥🔥

  • @bilalabass2260
    @bilalabass2260 Před 4 lety +6

    U made it💯

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 Před 4 lety

    Hestana marwalbo wana dhageysata runti ismacil keep going jeco sojidana

  • @drayaanmohamed9877
    @drayaanmohamed9877 Před 4 lety +2

    Jiniyo miyaa ku jira inanka😂 Danan😍

  • @abdiaano423
    @abdiaano423 Před 4 lety +3

    Internet ka hadii uu kaamaqnaa like saar
    Somalia offline

  • @salmamohamed-fz3yf
    @salmamohamed-fz3yf Před 4 lety +5

    سبحان الله سبحان الله سبحان الله bal meeshan alle raali ka ahayn sida lo so buuxiyey eega

  • @hamdikarshe9822
    @hamdikarshe9822 Před 4 lety +3

    Dj subeer best dj keep going 🙏

  • @mohamednour644
    @mohamednour644 Před 4 lety +6

    Dhalinyarada somalida qarnigan usoo kacaysaa faraha laga qaad buu wada noqday.
    Umadii isrux baa kasoo hadhay

  • @fAbz-bn3ls
    @fAbz-bn3ls Před 4 lety +1

    I like this man seriously

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 Před 4 lety

    Wax kale ayuu ka dhigay masraxii hore u soco danan

  • @SalmaAhmed-oo9cu
    @SalmaAhmed-oo9cu Před 4 lety +6

    Gosh it's so hard understanding the meaning of this song

  • @hafsahusein8634
    @hafsahusein8634 Před 4 lety +1

    Reer waqoyi fan ugu kaalay baldaya wiilkan dadkii Jonas’s kudaaray waqoyi meel xadaradi taalo fana yaalo iska yeelyeel maha waa udhalasho xataa dj subeer qayladuu yareyy

  • @farduusfaraxa462
    @farduusfaraxa462 Před 3 lety

    Ismaaciin

  • @abuukarsamale6996
    @abuukarsamale6996 Před 4 lety +3

    Legend is always lenged 😎

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 Před 2 lety

    Ismaciil danan legans

  • @iqraomar8712
    @iqraomar8712 Před 4 lety +1

    Malyun daqare my dear sis Salan qaliya ku up miss you a lot long time

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e Před 2 lety

    Ismail Dannan Nin wayn❤

  • @istaahilistaahildheman9549

    Hormar wcn danan

  • @niciimamahdi3759
    @niciimamahdi3759 Před 2 lety

    Boramaawii

  • @TheSamale
    @TheSamale Před 4 lety +1

    Du Subeer well done bro am your fun Ismaacil dannan. Fun 4 life peace.

  • @aweysahmed5503
    @aweysahmed5503 Před 3 lety +1

    Great singer

  • @khalidabdi6449
    @khalidabdi6449 Před 4 lety +14

    Ala niyaw maxaa aakhiro lays daayay inay xisaabi dambayso dadkani may ilaabeen talaw?

    • @faadumoabdi660
      @faadumoabdi660 Před 4 lety +1

      ma ila aragtay bro

    • @yazier_4456
      @yazier_4456 Před 4 lety +1

      Hdaa amadaa dhma sawdigan daawanya xgeed iskaga dhigeysaaa wx kle

    • @khalidabdi6449
      @khalidabdi6449 Před 4 lety

      Dee niyaw wax kalaan ahayba ma odhane say kaayara noqotay ma kiniinki baanad soo cunin se Aniga daawashadaydu waa tu aan kula yaabanahay'e ee maaha tu aan ugu talagalay.

  • @sheekhdhilay951
    @sheekhdhilay951 Před 4 lety +1

    ISMACIIL DANNAN RESBECT FULL FANAAN AAN TGEROH

  • @sacdiyogaabo1386
    @sacdiyogaabo1386 Před 4 lety +6

    Horay usoco malyun

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 Před 4 lety +26

    Tacabka waalidka waxu sameeya ısaga hadu katago dunida waxa dib umanafacadsada dhalankisa oo dhamaystira dhib iyo dheef waxu waalidki uga tagay hadaba maxa kuqorshaysan oo aad iska reebtay ma dhib mise dheef qubanta qurbo joogta maxa kadanbeya oo kadhalan qurbaha aad joogto🤔

  • @senoritasakain897
    @senoritasakain897 Před 4 lety +3

    Danan 4 2020😇❤🙏

  • @Painkiller23248
    @Painkiller23248 Před 4 lety

    Fanaankan heesta aya ku yar. Wa in hees dheer lo diibaa😃😁

  • @yussufchiracha6831
    @yussufchiracha6831 Před 4 lety +3

    One love#somali

  • @bashirshaah7920
    @bashirshaah7920 Před 4 lety +6

    😂😂😂😂 Like dhac igu sii hadaa dareentay in Ismacil Danan markaan xoogaa biyo kulul oo soo kabaday, caadi ma ahan waxbaa ka dhacay

    • @libanali8528
      @libanali8528 Před 4 lety +3

      Wx aadan hubin liskama sheego mise adiga kuwaas ah

    • @faadumoabdi660
      @faadumoabdi660 Před 4 lety

      aar bro malaha wa runtaa ani kn at roxan ku so dagtan moday 🤣😅😅😂🙋‍♂️

  • @salatsirat9828
    @salatsirat9828 Před 4 lety +5

    Hore usoco malyun 😘

  • @cabdigacaliga3666
    @cabdigacaliga3666 Před 4 lety +1

    Wax kale noolow ismacil poqortoyo❤❤

  • @kaalintechnology
    @kaalintechnology Před 4 lety +2

    Ninkaan markuu heesaa Samatar Lee igusoo dhaco siduu Musica ula keenaayo gacanta!!
    Keep keep keep going bro.

  • @aweysahmed5503
    @aweysahmed5503 Před 3 lety

    Talent and the best Brazol singer

  • @sagalb9780
    @sagalb9780 Před 4 lety

    mnsha allh maxaa gabdha qurux badn joogta

  • @mandeeqahmed3611
    @mandeeqahmed3611 Před 4 lety +2

    golden voice

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Před 4 lety

    YURUB ilaa AFRICA yaa nagu haysta reer Swedan somalida kale waaka qurux shacni Labis dhaldhalaal badan yihiin
    Välkommen till de hetaste människorna i Europa Sverige 🇸🇪🇸🇪🇸🇪

  • @xawocabdi2639
    @xawocabdi2639 Před 4 lety +1

    Alle hasoo hadeeyo somalida dibada iyo ta dalkaba

  • @yahyeabdi7970
    @yahyeabdi7970 Před 4 lety +2

    Markuu fankuu dhab kaa yahay eeg

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 Před 4 lety +2

    Nuur caraale Aa ii muuqda

  • @ladyblue6595
    @ladyblue6595 Před 4 lety +1

    Somali Rock n Roll

  • @aadammhmoudyouzuhp4157
    @aadammhmoudyouzuhp4157 Před 4 lety +1

    Good

  • @aminsunni127
    @aminsunni127 Před 4 lety +6

    Izamail danan ninkiii Tahriibay😂😂😂😂

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 Před 4 lety

      Amin Sunni rer magafe miya allah sahlo🤣🤣🤣🤣

    • @aminsunni127
      @aminsunni127 Před 4 lety +1

      Aaaal zhpoW maalmo dhan na baryaay anaaba ka naxay😂😂😂oo ka siidaayay

    • @Mohamed12986
      @Mohamed12986 Před 4 lety

      Xishoo wll heer buu gaadhay inaad malmihii dhibta badnaa ee noloshiisa ku liido ma fiicna

    • @aminsunni127
      @aminsunni127 Před 4 lety

      @@Mohamed12986 😂😂😂maku dhaliilinba ee magafihii soo daayya anuu aha adna leeday dhaliilayza ana warku haye whastappkyga igala so hadal aan ku shege

  • @Mohamed_Abdi-YTA
    @Mohamed_Abdi-YTA Před 4 lety +1

    Ismaial danan Fananka 6 Somaliyed

  • @abdishakuurodowaa7111
    @abdishakuurodowaa7111 Před 4 lety +2

    habeeenkan .malaa wuu cabsan yhy wiilku

  • @abdullahibubufarah5792

    My bro form my me

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 Před 4 lety +1

    Waw danan waa loo Kala kiciyay

  • @raheemaah8914
    @raheemaah8914 Před 4 lety +1

    London ma imanayaan please ???

  • @abdirizackjr5714
    @abdirizackjr5714 Před 4 lety

    wlh africa ninkaan uunbaaba kareystay

  • @journalistemuqdisho7604
    @journalistemuqdisho7604 Před 4 lety +3

    Subxanalahi subxanalahi wale sheydan waa ku tuufsaday soo iska dhigo day la xowla xishoodka laka qaaday shirtina ilahey kamagan galnay

  • @alishariif8165
    @alishariif8165 Před 4 lety

    Keewa kaas cml

  • @zaalaxmacalin9139
    @zaalaxmacalin9139 Před 4 lety +5

    Manzha Allah hore usuco

  • @abdifatahfarah283
    @abdifatahfarah283 Před 4 lety

    Horay usco malyuuun

  • @fatmamoha3388
    @fatmamoha3388 Před 4 lety +1

    Nuur caraale kaama hyno bro dhaantadiisiiiii

  • @sacadmaxamedsacadmaxamed7836

    Qamar

  • @moshababdikherofficial5583

    Keep going the editor

  • @Apdi_Aziiz
    @Apdi_Aziiz Před 8 měsíci

    Ala dhigah

  • @shahraanmohamuud305
    @shahraanmohamuud305 Před 3 lety

    Danaan love u

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 Před 4 lety

    heesta sanadka weye heestani

  • @ubaxhussein6390
    @ubaxhussein6390 Před 4 lety +1

    Shacban In lagu jiro dadka ma ilowen

  • @albushrainstitute6608
    @albushrainstitute6608 Před 4 lety +4

    Hablaha ugu qurxoonba illeen halkan bay joogaan replyda iso gala hablo😎

    • @maimunaabdulahi4572
      @maimunaabdulahi4572 Před 4 lety +1

      Albushra institute habeen kas suldaan wano shiday Stockholm wale ❤️🥰

    • @albushrainstitute6608
      @albushrainstitute6608 Před 4 lety

      @@maimunaabdulahi4572 maynu isku dheelna abayo adi xamar waligaa dhinac umaadan dhaafine😂

    • @maimunaabdulahi4572
      @maimunaabdulahi4572 Před 4 lety +1

      Albushra institute lol mxan beenta kga dhiganyaa aniga kliya wxanku shegay inu showgu shidna tedakle weligayba xmar ma arag 😳

    • @albushrainstitute6608
      @albushrainstitute6608 Před 4 lety +2

      @@maimunaabdulahi4572 show kala kaczan bu ahaa xaqiiqdii aniga un baa kamaqnaa🤣

    • @albushrainstitute6608
      @albushrainstitute6608 Před 4 lety +1

      @@maimunaabdulahi4572 so kumazo gaadhin fariintaydu iso qabo noh abayo🖐🏼😍

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Před 4 lety +5

    War ninkuu maa hessta kaliiya ayu leeyahay waaba yabeey

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 Před 4 lety

      Dhulkii heesaha logo samayn lahaa sawkaa ka tagay

    • @alfaalfa3165
      @alfaalfa3165 Před 4 lety

      @@zayaamad3080 🤣🤣😂😂😂 meqa kamaqan dhulka oo hadana lo sameya zaya 😂

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv Před 4 lety +1

      @@zayaamad3080
      Wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu caawi

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 Před 4 lety

      @@daruurofficialtv waayahay walaalo

    • @inajamaccaabi5582
      @inajamaccaabi5582 Před 4 lety

      @@zayaamad3080 hhh usheegdeee

  • @quensamra7989
    @quensamra7989 Před 4 lety +1

    Dj subeer lama socdo heestan

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 Před 4 lety

    Yurub Naago badan meesha ragga la,aan baa ka jirtaa

  • @mohankunaye2377
    @mohankunaye2377 Před 4 lety

    He is very Quick 🙏🙏🙏

  • @Abdulkaadirr
    @Abdulkaadirr Před 4 lety +3

    Danan rug cadagi so roagan celiyey😜#Tufaax #darajo oo geedkaa le eg baba arkay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @MohamedKipaar
    @MohamedKipaar Před 4 měsíci

    Danan

  • @mohamedmohamuud7291
    @mohamedmohamuud7291 Před 4 lety +1

    Full House

  • @zharisadcaddey6915
    @zharisadcaddey6915 Před 4 lety

    Fanan shidan iga dheh danaan

  • @basheali683
    @basheali683 Před 3 lety

    Reero jaaahanaba 🤑🤑🤑