165 UKUN FAKE AH KASOO DHEX SAAR UKUNTA RASMIGA AH 25DOLLAR THE WINNER

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 5K

  • @jamaalupdyrahiim
    @jamaalupdyrahiim Před rokem +133

    Hadaad aragto saliga nabiga mohamed like saar

  • @nimcomohamed2152
    @nimcomohamed2152 Před rokem +945

    Wuu guuleeysay cumeer❤❤❤ sii lacagtiisa😊 🥺 inta ila tageersan farta ha taagto👇🥺

  • @hilaacdaahir2254
    @hilaacdaahir2254 Před rokem +266

    big fan xaqisa wa leyahy inta ila fikir ah 👍 saara

    • @fuwadshukri9085
      @fuwadshukri9085 Před rokem

      Wuu leyahay xaqiisa

    • @boqran2974
      @boqran2974 Před rokem +1

      Cayda wuu waayey lkn isagu Wuu arkayey ukunta wuuna soo saaray iyadoo 2 uhadhsantahay

  • @dreamboy7099
    @dreamboy7099 Před rokem +56

    Hada argto saliga nabiga scw {like sar}🥺

  • @munaabdirahmaan6214
    @munaabdirahmaan6214 Před rokem +186

    Cumeyr wuu guuleystey runtii ukunta soo saar ayey ehed wuneh soo saarey intuu waqtia dhiciin Mahadsanid Asad hajio 🙌🏼

  • @footballentertainments483
    @footballentertainments483 Před rokem +349

    Cumeer Big fan ayaa guuleystay inta igu racsan isoo raaca

  • @fadxiyamaxamuud6667
    @fadxiyamaxamuud6667 Před rokem +397

    Big fun xaqiisa hala siiyo❤️inta ila fikirkaa 👍🏻👍🏻

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE Před rokem +118

    09:33 Wuu guulaystay..sababtoo wuu taabtay taasoo micnaheedu tahay inuu helay ukunta saxda ah ..
    hadday taabasho ama tuurmada ukunta ay ka burinayso helintaanka uu helay, waxay ahayd
    in shuruudaha loo sharraxayo ama digniintaasi la bixiyo ciyaarta ka hor...

  • @sheenosheeno5284
    @sheenosheeno5284 Před rokem +70

    Asad cumeer wuu guuleestay sawabtoo ah waqtigiisa ayuu ku helay ugunta hatuuro ama hakuu keeno seem wllo bixi lacagta wllo team 27 farxadu hawaarto insha allah ❤❤❤❤❤❤

  • @Cristianoficail
    @Cristianoficail Před rokem +138

    Game Ka Wuu adkaa Si cadaala hadii loo hadlaya Wuu guuleystay Cumeer waayo waqti in lagu soo saaro ayey eheyd marku soo saara neh uu tuuray hadana Isla ukunti ayu soo qabtay farta Ka saaray 38second Ku keynay marku Wuu guleystay ✅✅ Respect Asad 🤚

  • @mursalxaashi3378
    @mursalxaashi3378 Před rokem +87

    Wuu ku guulays tay gameka cumeer, sababtoo ah waxa gameka loo ciyaarayay waa sida uu sheegen ceyda iyo abeera👑 ee ah wakhtiga ♥️team27 guulaysta mar waliba💪🏻💪🏻♥️

  • @engdeeqsi1360
    @engdeeqsi1360 Před rokem +25

    Cumeer big fan ayaa kuu guuleystay waayo waqti kama dhicin balantane waa in uu waqtiga uu kugu dhicin kana dhax garatid ukunta ukumaha kle ee ninka xaqiisa sii sxb waana xaqiiq jwbtaan inta igu raacsan like saara mahdasanidiin .

  • @fadxajaamac3995
    @fadxajaamac3995 Před rokem +79

    Cumeer waa guulaystay oo waqtigu kama dhicin marka xaqisa sii uu kugu leeyay 😊

  • @maryanmohamet7953
    @maryanmohamet7953 Před rokem +256

    Cumayr wuu leeyhy xaqiisa sababto ah ukuntii wuu soo saary waqtigiina kamuu dhamaan inta ila fiker ah 👍 ❤️

    • @hamdiayusuf3229
      @hamdiayusuf3229 Před rokem +1

      Haaa Cumayr xaqiisa sii

    • @tienskenya5006
      @tienskenya5006 Před rokem +1

      waa sax wuu helay cumeer waayo adigaa laga rabay marka hore shurudaha inaaa kudartid thnks

    • @ahmedgaatiye2852
      @ahmedgaatiye2852 Před rokem +1

      sx wuu leeyay cumeer waayo kaliya ukunta waa in la helaa wakhtigii oo aan kaa dhamaan taasna cumeer waa sameeyay

    • @sahro1433
      @sahro1433 Před rokem

      Cumay xaq ayoow u leyahay wlhi waxo ku helay markey 3 minid mareysay ee ofi balanta asad

    • @duniyoshukri2906
      @duniyoshukri2906 Před rokem

      2daqiiqo aa dhinaay so qobo wa dhihi kartay Asad cumar wuu gu leeys tay walaalo

  • @hamzejamac1271
    @hamzejamac1271 Před rokem +57

    Cumeer waa leyahay Wayo wakhtiga musan dhaman una tuuray uu soo qabsan karay intuu wakhtigi dhaman ileen ❤

  • @salmaanhassenmahed4180
    @salmaanhassenmahed4180 Před rokem +21

    Cumeer big fan gaaldile the legen wuu kuleystay team 27 intaa idinka salaamay hadaad figradaan igu raac San tahay love guys

  • @qaadirovi879
    @qaadirovi879 Před rokem +151

    Cumeer waa guulaystay waayo markuu tuuray waqtiga labadaqiiqo ayaa harsanaa ukuntana waaloojeeday meesha uukutuuray respect ✊ Asad hagio❤🇩🇪

    • @kinsharifofficial9175
      @kinsharifofficial9175 Před rokem +1

      Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi wll Qali SUBSCRIBED isar iyo shere Wll Qali Mahsanid 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️⚘️⚘️⚘️⚘️🍟

    • @hananbeauty1
      @hananbeauty1 Před rokem +1

      @@kinsharifofficial9175 👍

    • @nazerbrown199
      @nazerbrown199 Před rokem

      Sax✅

  • @nuuxaadan6418
    @nuuxaadan6418 Před rokem +440

    Big fun xaqiisa hala siiyo inta ila like 👍👍👍

  • @hamsefarhaandhago169
    @hamsefarhaandhago169 Před rokem +48

    Cumiir lacgta wuu leeyahay💯 waayo wuu arkaayay meesha ay kudhacday wakhtigiina ma uu dhamaan 😇😇😇

  • @ashkirdhombe3521
    @ashkirdhombe3521 Před rokem +5

    Asad legenow nagadaa lacag jecleysiga wuxu waa game aad dhigtee teeda kle marka hore xeerar dhigta lpx cumeerna xaqiisa sii alle Haku sharfee 🤜🤛💯🤴🤝

  • @aragsan123
    @aragsan123 Před rokem +87

    Qabasho iyo qabasho la,aan laguma heshiin markii hore ee Cumeer ayaa guulaystay ee sii xaqiisa Asad 🙏

    • @halimamohamed7431
      @halimamohamed7431 Před rokem +4

      Asad challenge wuu jecel yahay haddana naftiisa kuma kalsoono oo waxaa u cad lacagtaa uu bixinayo ma eegayo shaqada ay u hayan wiilasha

    • @hayataden6499
      @hayataden6499 Před rokem

      @@halimamohamed7431 ha waaruntaa asaad wax ufirsaadey unaraba ina lala dhelo lkin marabo inu wax bixiyo

  • @gediosoble
    @gediosoble Před rokem +1396

    Hada aragto magaca nabigeena Muhammad ﷺ [like saar❤️❤️💕]

    • @dhayman6740
      @dhayman6740 Před rokem +8

      Salla laaahu calayhi wasalam

    • @liibaanahmed546
      @liibaanahmed546 Před rokem +8

      Scw scw scw, wll magaca nabiga iyo magaca Allah aad like ku raadineyso iska dhaaf. Si kale allah hakugu sahlo.

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 Před rokem +6

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW I LOVE ❤️

    • @sacdiyoccabdullahi9988
      @sacdiyoccabdullahi9988 Před rokem +4

      Scw scw scw scw

    • @libanhassan9861
      @libanhassan9861 Před rokem +4

      Scw scw scw scw

  • @superstarbdi7740
    @superstarbdi7740 Před rokem +54

    Waa guuleystay cause balanku wuxuu ahaa in lasoo saaro only bro Asad ❤️

  • @nuurow9543
    @nuurow9543 Před rokem +4

    Ninka wuy guuleysta asadoow ninka lacagtiisa sii✌️✌️💯

  • @yuusufxaji
    @yuusufxaji Před rokem +147

    Big fun wuu guuleystay xaqiisa hala siiyo
    Waa salamantihiin team 27 we love you guys

  • @dulqaadbadam3421
    @dulqaadbadam3421 Před rokem +47

    Asad Een Cumeer wa u ka guuleystay sabbto ah adiga waxd dhahday 40second kuso sar ukunta rasmiga asigna wxu kuso saaray waqtigi an la garin walipa wu qabtay wuna tuuray asigo waqtigisa ilaashanayo sabbto ukunta saxda laguma garanyo ila dhulka lagu si deeyo mooye marka waxn ka codsan lahaa inaad chmeer hadiyadisa siiso wl asad37 wan idin wata dhamantina noolada🙏🤲❤❤❤✋

  • @baarliinaofficial7305
    @baarliinaofficial7305 Před rokem +36

    Wuugulestey asadow wiilka xaqiisasii waayo waxey aheed inaad kasosaarto kumajirin hatuurin iyo gacanta kaqabo keep going brother bigfanna wixiisasii wuukaguleystey

    • @muniroshafici5315
      @muniroshafici5315 Před rokem

      War asad baqiil wye xolihisa dhel dhel inu ku dhiibo marabo😂😂😂sfcn halogu doodo cumeeer xaqiisa sii mar marsiyada iska daaa

  • @louwangaming7050
    @louwangaming7050 Před rokem +1

    Big fan you guleystay because markuuturturayay adiba jooga maad ofhano wàad u aamus Tay markuu ukun ta jabiyay aad qabsatay intiikale na waad u,amusnayd

  • @mohamedomar6059
    @mohamedomar6059 Před rokem +98

    big fan wuu guuleyatay sababto ah ma dhihin asad adi soo qabo ee ii keen kaliya gameka wuxuu aha so qabo waqtiga makku dhicin mida saxda aheyda an wuu qabtay ma sheegi karo ina arkèyso qoraalkan lkn hada argto adna argtidada ka dhibo guuleyso pro wn ku tagera wn kula soxlcday frome zero to hero ila waqtigii laka jabsanyy kii hore🔥

  • @calijrqeys7784
    @calijrqeys7784 Před rokem +61

    Ani ahaan fikradeyda hadan ka dhibto cubeer ayaa guleystay sababta hadan ku raciyana game ka marki labilabaye kuma jirin waa in aad gacanta ku haysaa ama waa in aadan tuurin mida lbaad inta game ka uu socday cumerna u ciyaraye asadow ma adan dhihin turyada dhaaf ee gacanta iigu ken marka hadiba uu soo saray waqtigina uusan ku dhicin xaqiisa waye sii wuu shaqeyste wabilahi✊🙋‍♂️

    • @raxmacadi1140
      @raxmacadi1140 Před rokem

      Xitaa hadii la mashquulin lakeen asagaa tuuray wuuna soo qabsan lahaay ee dood ayaa lagu furay

  • @batriaabdille7710
    @batriaabdille7710 Před rokem +39

    Cumeer wuu guuleeystay waayo waqtiga oo dhamaanin ayuu soo helay ukunta muhiimaduna waxay ahayd in la helo ukunta saxda ah 🎉🎉🎉🎉🎉 guuleeystay

  • @HassanAbdiwahidAhmed
    @HassanAbdiwahidAhmed Před rokem +2

    Bigfan xaqiisa hala siiyo yaa ila qano❤❤

  • @abassjellebishar1328
    @abassjellebishar1328 Před rokem +154

    Hadas aragto magaca Nabigeena Muhamed scw kusaliya
    like na saraa.❤️❤️❤️

  • @wllkeenan2638
    @wllkeenan2638 Před rokem +45

    Xaqiiqda markan ka hadlo zxb ninkan wuu guuleystay sii zxb ❤

  • @de____jong4
    @de____jong4 Před rokem +506

    Hadii aad ujeedid magaca
    Nabikeena Muhammad ﷺ
    Love saar ❤️🕋😭

  • @cabdalegagab1544
    @cabdalegagab1544 Před rokem +1

    Mya cumeer wuu saxan yhy wlhi sbbto ah wuu helay waliba waqti sax ah

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 Před rokem +281

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝

  • @mohafootballchannel6874
    @mohafootballchannel6874 Před rokem +61

    Cumeyr wuu guuleystay ee xaqisa sii taliyo salaam from Australia 🇦🇺

    • @abdizhakourmohamed7533
      @abdizhakourmohamed7533 Před rokem +2

      Yaa ku waydiiyay meshaaD joogtO 😂😂😂

    • @kinsharifofficial9175
      @kinsharifofficial9175 Před rokem

      Asc.wll Qali sethyi Masha Alhi wll Qali SUBSCRIBED isar iyo shere Wll Qali Mahsanid 🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️⚘️⚘️⚘️⚘️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sacdiyoabuu9518
    @sacdiyoabuu9518 Před rokem +32

    asad cumer lacagta xaq uleyhy 🥵 waqtiga ayaa muhim u ahaa asi adina sidkle 🥶😜 libax🦁 bahasha ha isku adkeyn 😂🦁 big fan garabkga ahy 🥵💪

  • @user-wf7wc8es3m
    @user-wf7wc8es3m Před 4 měsíci

    Asad majirto xaa udhihi weeysay inta ee ciyaarta socotay tuuritaan majiro cumeer wooleyahy🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @issaomar6367
    @issaomar6367 Před rokem +65

    ASC ASAD WA GUULESTAY CUMEER EE LACAGTA SII MAR WALBO WAAN KU DAWADAA GUULSO 2 M INSHA ALLAH

  • @shabkapoi7652
    @shabkapoi7652 Před rokem +121

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️

  • @hamdaharafofficial2752
    @hamdaharafofficial2752 Před rokem +45

    #ASADOW BIG FAN CUMER WAA GUULAYSTAYE LACAGTA SIII
    #sababto ah soo qabo oo ii keen ma ahayn marka
    #DADKA isku raacsan like ii saar

  • @adnamaxamed3528
    @adnamaxamed3528 Před rokem +1

    wuu guuleystay sii xaqiis b/c waqtigiisa uu dhamaan ayuu helay Asad gacan adeega jooji

  • @AHH-kr3om
    @AHH-kr3om Před rokem +13

    Wuu guulaystay Cumeer ee sii abaal marinta, salaam sare bro.

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 Před rokem +53

    Asad hal wax ayaan kugu daranayaa markaad challenge aad sameenaysid marka hore adigoo go,aan ka soo gaarin ha bilaabin ama saacad ha ahaato ama daqiid ha ahaato mar walba muranka waa laga fiican yahay team 27 ayaan ka tiraanahay guul ayaan kuu rajeenayaa 2m soon ku gaar inshaa allaah

  • @maaxstudio8901
    @maaxstudio8901 Před rokem +37

    Cumeer buu gulaystay pls qaraarka iska daa 😂 asad 25 dollar waxba ma aha kabadan baad bixisa ayaamahan qarar Ayaad keentay 1m baa ku badalay baan u Malaynaya markaa sxb keep going

  • @sacdiyosacdiya9025
    @sacdiyosacdiya9025 Před rokem

    Cumeer waa guuleystay asadow adi madhahin gacanta kusoo dhag that i why waqtiga wuu kuyaryahay mana kufhacin ee sii wiilka xaqiisa waa leeyahay✔team 27 guuleysta

  • @apdulrasheideid1794
    @apdulrasheideid1794 Před rokem +333

    *The best person ever the most knowledgeable and the most shine all Allah created is Prophet* ﷺ ﷺ ❤ ❤ 🕋🕋

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 Před rokem +41

    13:25 already wuu helay ukuntii cumeer
    Madaamoy wax shuruudi ku xidhneyn qabashada🙌💪🎉💯❤

  • @Goobjoog3030
    @Goobjoog3030 Před rokem +22

    Asad waa lagaa guulaysty isdaadraacinta Iska daa pro sii ninka lacagta😂😂

  • @hooyomcntoo5346
    @hooyomcntoo5346 Před rokem

    M.a hooyo mcn barnamijkan wa mid ficn allow cafimad tam kusii hooyo

  • @luqmanhussein629
    @luqmanhussein629 Před rokem +392

    Cumeer won because he finished within the time💯 ........And you Asad how can you expect someone to get one real egg out of 165 fake eggs without being in hurry.......Case closed cumeer won the challenge.....Waadh salamantihin dhamantina🥰🤩.

  • @nafisaibrahim4531
    @nafisaibrahim4531 Před rokem +44

    Horta aniga TV kusoo dawaday lkn inta waxaan u imaday Asad inaa kuu sheego cumeer inuu xaqiisa leyahay waayo muhiimada waa time ka timekisana muusan dhamaan lkn ceyda time kaa kudhamaday dhamaan team 27 waan idin salamayaa inshaAllah 🥰🙏

  • @marryme4690
    @marryme4690 Před rokem +48

    11:10 Asad sii Xaqiisa Ninka✅
    Sababta Hadaa ku Raciyan marka ciyarta bilowese madan dhihin ilaa gacanta ku qabto waye
    Time kuma dhaman🙃Sii Waxiisa

  • @team4y
    @team4y Před rokem +2

    Nabiga halagu saliyo isxasuusin only big fan for cumeer

  • @mohamethhaaji2095
    @mohamethhaaji2095 Před rokem +62

    Asad chalnege ga Qabasho ma ku jirin kalia daqiiqadaha ayaa badashy markaa Big Fun waa GuuLystay xqiisa sii 2sec ayuuu ku qabty Mahadsnid shp❤️

  • @maslax__dejong
    @maslax__dejong Před rokem +18

    Cumeyr waa guuleystay soosaar ahayd ukunta saxda ah maaha qabo ee ninka sii waxiisa inanka 😂😂😂🙏

  • @cadeshariif5134
    @cadeshariif5134 Před rokem +65

    Big fun xaqiisa sii waqtigisa mu ka dhicin❤

  • @user-xl8rj9xo6q
    @user-xl8rj9xo6q Před rokem +1

    Muhiimada waa inuu soo saaro maadamo oo wakhtigu ku yaryahay cumeer waa guulaystpay❤0❤

  • @mohamedbooseey5734
    @mohamedbooseey5734 Před rokem +53

    Big fan xaqiisa hala siiyo sababtoo ah waxaad dhahday ka soo dhax saar wuuna ka soo dhxsaaray, ama ha tuuro ama ha dhigo waa isku mid Asad hagio mahadsanid

  • @deeqiinappeqaali499
    @deeqiinappeqaali499 Před rokem +34

    Asad wuu guuleystay big fan game kana kuma jirin in aad soo qabo kaliya waxa ku jirtay waqti yuu kugu dhamaanin

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Před rokem +276

    Adoo aamusan hadaad qoralkeyga aqrineyso liketa ha ila dhaafin 😂❤️

    • @hamdamarwo6098
      @hamdamarwo6098 Před rokem +2

      hhh waan ku salamaya wll

    • @aliyaabdilahi6998
      @aliyaabdilahi6998 Před rokem +1

      Saarnayee ,cumeer xaqiisa sii asad

    • @ubaxyusufseemey276
      @ubaxyusufseemey276 Před rokem +2

      Asad wilka wixisa si wayo wakasaxan yahay wayo wuqabtay xa qa dhiib ok

    • @hanush4983
      @hanush4983 Před rokem +2

      U gulaystay wllhi asdaw si abal marintisa wato wakhtigi isago an kaba dhicin ayu helay way ka dhacday moye lkn u helay wll xaq u u leyahay🥰

    • @raaliyomalabo2580
      @raaliyomalabo2580 Před rokem

      😂😂😂😂😂❤

  • @abdihakimabdilahi2138
    @abdihakimabdilahi2138 Před 11 měsíci

    Asad wuu guuleystey wiilka xaqiisa sii sababtoo ah markuu wadey oo uu tuurtuurayey umaad sheegin in la qabanayo

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Před rokem +248

    Hadii aad ujeedid magaca Nabigeena Muhammad مُحَمَّدٍ ❤️ﷺ🤲🏼
    Like Saara ❤️🕋🤲

  • @deeeromedia
    @deeeromedia Před rokem +24

    Asad cumeer waa guuleystay challenge ga kuma jirin gacanta kusoqabo waqtigiina kamadhamman challenge walbana qofku markuu xujada kasobaxo waxad kudartaa wax aan heshiiskii hore kujirin fadlan intan qofku shaqada bilabin cadey waxa lagarabo inu sameyo qofku waxa dheeriga ee ad dib ugadareena kadaa challenges badan sidaas ayad samaysaa

    • @sulthanahmett1193
      @sulthanahmett1193 Před rokem

      Gooooood👍

    • @naimapopgirl4067
      @naimapopgirl4067 Před rokem

      Exactly 💯 anaa waxaa ba qabaa in uu joojiyo lacagta uu bixinaayo waayo maaha qof adkeysi leh.

    • @halimamohamed7431
      @halimamohamed7431 Před rokem +1

      Nacam waa kula qaba asad waxaad moodaa in uu yahay lagta jecli luda jecli in uu ka fiirsado waaye markii hore 1 daqiiqo ayuu yiri haddana durbadii wuu is bedelay oo wuxuu yiri 40 second waxaasna waa laga fiican yahay

  • @Zuhayb-Cumer
    @Zuhayb-Cumer Před rokem +1

    uu qabtay uuku guulaystay magacaygu waa kodhi🎉🎉🎉🎉

  • @cllaahicumar4446
    @cllaahicumar4446 Před rokem +90

    Adi qabo maadan dhihin wll asad
    Ee waxaa tiri kasoo dhaxsaar
    Waqtikeesa ayuu ku soo saaray
    Lacagtana cumeer big fun ayaaa xaquleh eekasoo garbax
    Big fun wll asad❤🔥

  • @najahfani3036
    @najahfani3036 Před rokem +73

    The winner is cumeer🎉asad sababto ah maadan dhihin Gacanta ku qabo Ee waxay ahayd ukunta saxda ah kasoo dhex saar wuna soo saray wakhtigoon dhicin🥰

  • @cabdulahicabdi8579
    @cabdulahicabdi8579 Před rokem +128

    Big fan wuu guleystay ✅
    Talo yar ku siina markale hay saan cml dhacday isku day lacagta hadey dhan tahay 100$ kala bar bar sii qofka guulesta ah. Waana ini salaamay Team 27

  • @mjalimacalin846
    @mjalimacalin846 Před rokem +1

    Ninka wuu kululeysay pro lacagta waykadhimatay zxb

  • @aminayanleofficial3625
    @aminayanleofficial3625 Před rokem +27

    Bilaash baad big Fan ugu dhagan thy ninkaas waa guulaystay

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +34

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭

    • @raxmacumar619
      @raxmacumar619 Před rokem

      Cumer ugulaytay waayo wakhati kamuu gadhin prother sii xaqiisa😊

  • @Barkhad__10
    @Barkhad__10 Před rokem +60

    Big fun xaqiisa hala siiyo nimanyhow 🤩

  • @barwaaqoaxmed893
    @barwaaqoaxmed893 Před rokem

    Madama uu soo saray ukuntii ama hatuuro ama hajabiyo ama hatararixiyo mar haduu wakhtigii socday uuleyahay cumeer big fan fikirkayga kawarama

  • @khadarhakimi1293
    @khadarhakimi1293 Před rokem +41

    Muhiimada waa inuu soo saaro ileen 40second waye waqtiga ayaa ku yar marka ciyaartana waa in uu qof badiyaa cumeer waa guuleystay 💯💯

  • @yackupizze7595
    @yackupizze7595 Před rokem +17

    Cummer wllhie wa guulaystay ninkaas lacagta leh 👋👋🥰

  • @amiinahmedhajji4151
    @amiinahmedhajji4151 Před rokem +18

    Asadow nio warkaaga isqaldooyo mar waxaa leedahay waqtigaa kuugu dhacay marne waxaa leedahay waa tuurtay inaa soo qabato ayey eheed cayda xitaa waa tuuray masoo qabanin waxaa ku qabsatay waqtiga sidaas si lamid ah cumeer waa tuuray waqtiga inta la gaarin waxaa marmarsiyo ugu dhigtay masoo qabanin challenge waxuu ahaa soo saar ee ma eheen soo qabo anigaa ahaan ninkaas waa guuleystay ee sii xaqiisa🙏🏻

  • @hanadcabdi4301
    @hanadcabdi4301 Před rokem +1

    cumeer big fun wuu guulestay hala siiyo xaqiisa

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Před rokem +141

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeena beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh
    Subscriber isoo dheh RESPECT💙🙏🙌

    • @nimcoxasan8857
      @nimcoxasan8857 Před rokem +1

      Amiiiiiiiin yaaaaaaaaaarabi

    • @Mohamed-7193
      @Mohamed-7193 Před rokem +1

      Amine y’a Allah et merci toi pour le prier 🤲

    • @omarciise5658
      @omarciise5658 Před rokem

      Asad walalkeu wuu guulestay cumer. Sabab to ah adi xita kamirada. Bilowga dhegenso. Waxa ledahau so sar bis lkn malihid yan la turin. Hala so qabto midne

    • @Cumarchris
      @Cumarchris Před rokem

      Subsctibe ii saara

    • @najaxqueen1962
      @najaxqueen1962 Před rokem

      Aamiin wll dhamaateen

  • @khulasomovie
    @khulasomovie Před rokem +162

    THE BAST PERSON EVER THE MOST KNOWLED ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET 🥰💞ﷺ💕

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Před rokem +67

    Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
    Asad Hagio🔥

  • @farxiyocumar1976
    @farxiyocumar1976 Před rokem

    Xaqisa siiya wuu gulesaty cumeer big fan🥰💯💯💯💯😊

  • @sacdiyomaxamed5213
    @sacdiyomaxamed5213 Před rokem +19

    Cumar wuu guleysatay xaqisa wuu leyahay 🥰🥰

  • @Rahma-mahamoud
    @Rahma-mahamoud Před rokem +6

    Cumeer wuu guuleystey sababto ah hadii la tuurey in la qabto sow kama horeyso Asad inaan Channelkaaga Nacno miyaa rabtaa wax Cadaalad ah noosoo gudbi💅🏻

  • @safawamarwa7247
    @safawamarwa7247 Před rokem

    Asad 2 daqiiqo ayuu ku qabtay laakiinway kadhacday markaa cumeer halasiiyo lacagta cumeyr guul😮😮😮😮😮🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @jeeybofficial873
    @jeeybofficial873 Před rokem +40

    Midkii Ugu Wanaagsanaa Bini Adamka Ugu Na Sharafta Badnaa Waa Nabi Muhammed SCW🥰🥰

  • @captain_ka
    @captain_ka Před rokem +29

    Qof kasto oo comentigan arko waxaan urajeynaa caafimaad iuo cibaado suuban🥺🥰👆🤲

  • @zaynabkhadar428
    @zaynabkhadar428 Před rokem +11

    Wuu guulaysty big fun❤

  • @sakariyemaxmuud4505
    @sakariyemaxmuud4505 Před rokem +1

    Waa leeyahay asad waqtiga ma dhamaanin weli

  • @AhmedSaid-tx5mo
    @AhmedSaid-tx5mo Před rokem +7

    Cumeer waaleeyahay lacagtaa aadban idiin salaamaya team 27 my first comment qasab salaanta inan la idinla dhaafin👋 🤛🏾✌🏾

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 Před rokem +13

    Gemku waa adkaa lkn sicadalada hadii lo hadlo Cumer waa Guulaystay Wakhtigiina kuma dhaman ❤✌

  • @munitaginiyoofficial2358
    @munitaginiyoofficial2358 Před rokem +10

    Wuu gulaystay wuu layahay xaqisa my brother Asad hagiyo wan ku salamay never give up legend keep going ❤❤❤

  • @sadiiqdahir2592
    @sadiiqdahir2592 Před rokem +1

    Muu guulaysan waayo waxay ahayd in laqabto

  • @cabdiyarepoy
    @cabdiyarepoy Před rokem +46

    Kusaliya nabiga muxamed ( scw scw)🙏🥰♥️♥️🥰🥰

  • @caashocabdullaahi1173
    @caashocabdullaahi1173 Před rokem +7

    Waa guuleystay wllhi sababtoo ah waxasoo ukumaa oo kasoo dhaxsaray ee sii wll

  • @bisharoabdulahihassen6755

    Cumeer wuu guulaystay xaqiisa hala siiyo ❤

  • @mohedmostaf2050
    @mohedmostaf2050 Před rokem +3

    Xaq ayuu kugu leeyahay my pro🤴🤴🤴🤴🤴😃😁😅😂😅😄

  • @suweydamoha4884
    @suweydamoha4884 Před rokem +11

    Asc walal waan ku taageeraa waxaan ka mid ahay team 27 ciyaarta neh waa la socday aniga fikirkeyga cumer wuu guuleystay sababtoo ah waqti aad u qabatay ayuu ku soo saaray isaga oo waqti ilaalinaayo hampalyo ayaa lee yahay cumeer 🎊 🎉

  • @najaxxasan1442
    @najaxxasan1442 Před rokem +8

    Daacada markn ka hadlo wlhy ugu gulaystay cumeer Big fan👑👌