SHAADIYO SHARAF & CABDI FITAAX YARE IYO MAXAMED TOBANLE CHALLENGE QOSOL BADAN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Subscribe Saara Waa Chanel Aad ka heli karto Xikmado & Fariimo jacayl • Xikmad iyo Murti Jacey...

Komentáře • 681

  • @barbaartamediashow
    @barbaartamediashow  Před 4 lety +114

    Subscribe Saara Waa Chanel Qosol & Madaalo aad ka heli karto
    czcams.com/video/yIgK1oc3PP4/video.html

    • @axlaamkampaalaaxlaamkambaa2023
      @axlaamkampaalaaxlaamkambaa2023 Před 4 lety +2

      Shadiyoy codka faraasku waa danaan ayaa Soomali looyaqaana qaado cilmiga

    • @rowedaroweda5727
      @rowedaroweda5727 Před 4 lety

      Wadanka adunka uku kulul waa libya c/fatx

    • @sacdiyofarax3257
      @sacdiyofarax3257 Před 4 lety

      Sxbayaal su aalaha jawaabtooda markii ugu danbeysa noso sheega

    • @itshim7600
      @itshim7600 Před 4 lety

      Suuqa bakaraha dagmada bakaraha 😭 kulahaa

    • @abyan4
      @abyan4 Před 4 lety

      Shadiyo xajigaaga degmoyinka ina damin ka ta hay ayu ku ogyahy😀😁😁

  • @queeniloveuzain8786
    @queeniloveuzain8786 Před 4 lety +393

    Niyow maxamedow xageed kadhacdey waalagu waayee war yaa ilamid ah oo Ila raadinayeey😍🤣😋😋😋😃🤣😂😂🤣

  • @dhoorefilmsvlogs487
    @dhoorefilmsvlogs487 Před 4 lety +156

    Fanan Weyn oo leh hibo fanaanimo oo waqtiga io waayaha uzaacidi waayey Mohamed tobanke full respect brother 💙🔥

  • @dheemansheikh4219
    @dheemansheikh4219 Před 4 lety +74

    Wwwww Maxamed tobanale oo lawaay yaa ila arkay🤨🤨🤨🙄🙄❤️👌✌️✌️😊👈 Team shaadiyo sharaf 😂

  • @najmamuuse8888
    @najmamuuse8888 Před 4 lety +144

    C/dfitax tug waye asiga tadka wuku kor fikira tadkana wu bobsina ine fikiran wu didayaa inta ila aragte like ha ila dhafif

  • @munadaganmuna2711
    @munadaganmuna2711 Před 4 lety +125

    inta cafimad qabta alle hawsiyadiyo like isara

  • @bahjamohamad7388
    @bahjamohamad7388 Před 4 lety +52

    Shaadiyo wa jeclahay wa qosol miiran🤣🤣🤣🤣 I'm from puntland 🇸🇱♥️

    • @teamqaxweysteoffical6190
      @teamqaxweysteoffical6190 Před 4 lety

      hhhhhhh hhh from maxamed topanle from shadiyo ayaan ka mid ahy sxbey iiigu caawo fadlan#subscribe#like#share
      czcams.com/video/Vn-3l1nBrB4/video.html
      welcome my channel iigu soo boqo channel

    • @MaxamuudMaxamad-zb2sk
      @MaxamuudMaxamad-zb2sk Před 8 měsíci

      Mahamuud

  • @aslidahir8451
    @aslidahir8451 Před 4 lety +2

    M.a asxabtaa wanikufanaa shadiyo sharaf iyo abdifatax yare iyo manta oo nimartiiha Mohamed tabanle ikusalama 💪💪💪guuul wacan 🌹 walala mcn 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋💋❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴calngega wan kufana ruuntii 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @karlenabdi6839
    @karlenabdi6839 Před 4 lety +40

    Inta maxmed tobanle wayday meel uu ka dhacay like igula booba?🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdirahimkhalif4264
    @abdirahimkhalif4264 Před 4 lety +38

    1: faraska danan
    2: buurta ugu dheer surad
    noolada lamaane qrxsn

  • @suleeqaosmaaan6919
    @suleeqaosmaaan6919 Před 4 lety +12

    Maxamed tabanle wn uxiisney e shadiyoy Mr kle nokeen🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp Před 4 lety +41

    6:40 Abdifataah Qaraar... Tobonle Wuu Saxay Jawaabta Waa Eedadaaa See Cml

  • @hodanhonest2816
    @hodanhonest2816 Před 4 lety +14

    Shadiyo iyo Abdifatah iyo Mohamed allaha idin barakyo

  • @yarkaxamarlehwaaye1171
    @yarkaxamarlehwaaye1171 Před 4 lety +52

    Tobnle fanan aan tageero shadiyo abdifth one love nagta deriskyga maxa iga galey kulhaa 😂😂😂

  • @mustaqimmahamed3073
    @mustaqimmahamed3073 Před 4 lety +27

    Dadkeyga la.antin maqoslo jira oo jooga dadkeyga❤❤❤❤

  • @deekoabdinur2378
    @deekoabdinur2378 Před 4 lety +16

    Maxamed tobanle nin an tagaro keep going guys idiin tagara 😍😍♥️♥️

  • @sususead2680
    @sususead2680 Před 4 lety +3

    Tobanle wlll garab wayay codkaga ku jogta magalka keep going brother from hargeisa🙏

  • @fs5830
    @fs5830 Před 4 lety +26

    Ar tobanle mudo ma arkiin soo dhawoow ma guursaday kushkush u noqday masha alaah kkkkkkkkkkkk

    • @MADARA111
      @MADARA111 Před 4 lety

      Shadiyo hoyada ma qabro yaa qabo asible ma qaboo ma gursade xetahay

    • @xamdaugascabdullahi7044
      @xamdaugascabdullahi7044 Před 4 lety

      Tobanle waaye shaadiyo cabdi fatax aa qabo

  • @mariamhilowle8714
    @mariamhilowle8714 Před 4 lety +28

    Maxamed tobonle iyo shaadiya iyo cabdifatax isku yimaaday mesha balaayo ka dhacday

  • @hodanmaxamed4789
    @hodanmaxamed4789 Před 4 lety +22

    Wwww m.a faanan loxisay mohamed tobanle ❤👌

    • @teamqaxweysteoffical6190
      @teamqaxweysteoffical6190 Před 4 lety +1

      hhhhbhhh wlhi wan qoslay maxamed topanle fani wayy wlhi #fadlan#subscribe#like#share
      czcams.com/video/Vn-3l1nBrB4/video.html
      iigu caawi wll mcn welcome channel

  • @shukriibraahim4761
    @shukriibraahim4761 Před 4 lety +12

    1 bakaraha=dagmada holwadag
    2 codka faraas= danaan
    3 buurka somali ugu dheer=surad

    • @nawalnalka4759
      @nawalnalka4759 Před 4 lety

      1) bakaraha 2 dagmo ayu ku yaala Hodan / holwadaag

  • @bishaaromohammed321
    @bishaaromohammed321 Před 4 lety +4

    Tobanle Hesihiisa mxaa ka xasusataa
    me
    😍 Dhalan Mayso Dhigeed Iman Mayso💯

  • @maryanalichannel9872
    @maryanalichannel9872 Před 4 lety +20

    M.a hawaryar shadiyo sharaf iyo seygeda isku waro abid❤❤

    • @ubaxxasan4057
      @ubaxxasan4057 Před 4 lety

      kkkkkkkkkkkk shaadiyo waa iga yaabisay degmada bakaaraha kulahaa

  • @munishaamunishaa425
    @munishaamunishaa425 Před 4 lety +8

    chalenge wlan Dadka dhinty dhawacodha kulahaaa Ar abdi fitx😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 Před 4 lety +23

    Been spansk kuma badna qaa. Waxay is shabahaan italsnk. Saa uqaaday waa been luqad dad leeyihiin baa ku ciyaartay. Waxaan kugu xukumay in aad Shaadiyo aad quraacda sariirta ugu geesaa 😁

    • @teamqaxweysteoffical6190
      @teamqaxweysteoffical6190 Před 4 lety +2

      from& shaadiyo &maxmed tobanle
      hhhhhhhh.wan ku heystaa sbxy
      fadlan#subscribe#like#share
      czcams.com/video/Vn-3l1nBrB4/video.html

  • @qaaliquman5898
    @qaaliquman5898 Před 4 lety +8

    tabanle wala wayay malin walba hala keeno 😂😂😂😂

  • @katrinakatrina3057
    @katrinakatrina3057 Před 4 lety +2

    Funny Guys especially Abdifatax love ayan kuguahay.....iyo sadia sharaf

  • @realwaryawarya2126
    @realwaryawarya2126 Před 4 lety +8

    Tobanle wxu u cod egyhy azad faqadiid intii og like ta dhc

  • @ilwaadqurux5
    @ilwaadqurux5 Před 4 lety +8

    Welcome back tobalen 🙏❣️

  • @maryanabdi9059
    @maryanabdi9059 Před 4 lety +4

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Shadiya love ..cafimad igu nolaada dhamantinba

  • @goldenchannel7767
    @goldenchannel7767 Před 4 lety +6

    Qofka ogu horeya ahay shadiyo🙋 Mohammed tobalney iyo A/fatah salan kal iyo lab keep going nileyahay🙏🙏🙋🙋❤❤💝💝

  • @nasraeden2196
    @nasraeden2196 Před 4 lety +13

    Shaadiyo sxbkeed wx yer wuu fududyhy lkn wey isku soo bxayaan plz fusedka iska daaaa way ka dulqaad badan tahay iyaduuna kudhisan yahay guriga sida muuqata🤝🤝🤝

  • @ifrahabdirahman4906
    @ifrahabdirahman4906 Před 4 lety +4

    😂😂😂😂 Mashaallah Mashaallah so funny wlhi keep it up 👍

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 Před 4 lety +2

    Abtiga seedigis walashiis jawaabta waa hooyada👍 buurta Somali ogu dheer waxey ku talaa gobolka sanag buurta magaceeda wa surad👍

  • @mohamedmarkaawi342
    @mohamedmarkaawi342 Před 4 lety +2

    Dadka ku dhintay dhaawacood kulaha A/FataaH wlhi 😂😂 Faraq thy

  • @shaafiofficiallmedia687
    @shaafiofficiallmedia687 Před 4 lety +19

    Kkkkkk lamaanaha qarniga jecliyaa masha allah subscribe dhac dhac igu siiya

  • @khadiijoabdullahiahmed9848

    Asc shadiyo sharaf &cabdifitax iyo maxamed tobale wa u xiisey tobale masha Allah challenged qurux badan 😍

  • @mastarmukhtaar3264
    @mastarmukhtaar3264 Před 4 lety +16

    Abtigey seydigiis walaashiis waa hooyo. Mcn

    • @aymanMoha6
      @aymanMoha6 Před 4 lety +2

      Mastar Mukhtaar maahan waa eedo laguma odhan abaha seedigiis walashiis midaasa hooyadaada

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 Před 4 lety +10

    😂😂😂😂😂 shadiyo sharaf dag moyinka kab ayey ka tahay 😂😂m/tobale wa maskiin iyo shadiyo wa la gaday C/fitax dhibka joji 😂

    • @omarw5124
      @omarw5124 Před 4 lety

      HHHH HAA WLH SHAQADEEDA MABA AHAN CAADI MAAHA 0 TAGANTAHA

  • @axlaamkampaalaaxlaamkambaa2023

    Shadiyoy codka faraasku waa danaan weeye

  • @munadaganmuna2711
    @munadaganmuna2711 Před 4 lety +13

    maxamed tobanle nosoo casuuma markasra

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 Před 4 lety +10

    Inta tobonle u xistay farta taag

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 Před 4 lety +1

    Alla ninkan hestii dhagaxbuur aanjeclaa sacdiya samin laqaday 👍

  • @farixaabdi2142
    @farixaabdi2142 Před 4 lety +6

    Tobonle we miss you ❣❣❤💋

  • @xamdiamin794
    @xamdiamin794 Před 4 lety +9

    Kkkkk axmedeey ma kore kulahaa c/fitaax yare caadi maaha

  • @munosharaf21
    @munosharaf21 Před 4 lety +13

    Shaadiyo somali waa joogtaa lee war ma uheeso iyaaa majoogti leeee

  • @hafsabinthassan4233
    @hafsabinthassan4233 Před 4 lety +2

    Wwwww ninlawayay Mohamed tobonle keep going sister and brothers 💜💜💜💜💜🖤

  • @simansuraaley1840
    @simansuraaley1840 Před 4 lety +2

    Towanle waa fanan cod macan ku xisny wlh🥰🤣✌🏻

  • @somaligirl2823
    @somaligirl2823 Před 4 lety +4

    Hhhhhhhhhhhhhhhh buurta hal qariso cadaado❤❤❤❤

  • @nuurtonuur8513
    @nuurtonuur8513 Před 4 lety +4

    Barbaart aad ayaan idin jeclhy waxn nii rajeynaa hormar wacn insha allh

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 Před 4 lety +5

    Buurta ugu dheer somalia wa surud waxay ku talaa gobolka sanaag boowe cfataax yare

  • @user-yj8oc8bt9j
    @user-yj8oc8bt9j Před 4 lety +5

    C/ dumaashi ilaahey ani xifdiyo guul guul ❤💋👈👍

  • @hallamoha1980
    @hallamoha1980 Před 4 lety +2

    Kkkkk cabdi fitax yare ma aqan dhan way dhibeee majirtoo😭😭😭😭

  • @Yasirkingo
    @Yasirkingo Před 4 lety +8

    Dhaawac lama aaso plz Ani iweydiiya su aal

  • @user-ng3bt8oo1p
    @user-ng3bt8oo1p Před 4 lety +2

    kkkkk masha allh my famel qurux badan 😘

  • @maymunbashir2585
    @maymunbashir2585 Před 4 lety +13

    Mohamed tobanle fanan qiiro😭😭😭😭

  • @cadarnuux7019
    @cadarnuux7019 Před 4 lety +2

    masha allh family quruxbdn aan iska jcllhy keep going

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 Před 4 lety +3

    Hhh khadiija faarax waa oynee adna😜🤣🤣

  • @maryanruun6634
    @maryanruun6634 Před 4 lety +3

    Asc shadiyo sharf su aalban wata abyo maxamed towanle fanka miyuu kabaxy wlhi wan wayey Sacdiyo siman waagi jogty xamr baa Igu dabysy heesihisa wlhi

  • @libanhassan3393
    @libanhassan3393 Před 4 lety +8

    Ninkan Xawadle madax adeeg

  • @naimaofficial3129
    @naimaofficial3129 Před 4 lety +1

    Buurta soomaaliya ugu dheer waa buurta suurat ❤❤

  • @farhiabashir3498
    @farhiabashir3498 Před 4 lety +3

    Khadiyo farax marka dhahday Ayeeyo mc igu so dhacaday Allow janada Allah ka waraabiyo

  • @shugrielmi8423
    @shugrielmi8423 Před 4 lety +9

    Kkkkkkk shekada markii ey maresya 17..47 maxamd tomale qayano ayu basay shadiyo walagu basay walaley qayano qayano wabari kulahaa

    • @user-sl7oq6iu2e
      @user-sl7oq6iu2e Před 4 lety +1

      Shugri abdifath xitaa wuu qiyaamay waa ska caadi bahasha wala isku basaa 😂😂😂😂😂😂😂

  • @zuadnuur1691
    @zuadnuur1691 Před 4 lety +13

    maahllh.family qurxbdn Maxamed tobale halke ku qarisy miis uh fankaagi

  • @Yasirkingo
    @Yasirkingo Před 4 lety +5

    Meesha ugU kulul waa boosaso PUNTLAND 🇺🇿 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 Před 4 lety +2

    Wlha waa fanny Abdifataah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 mnsha alh

  • @najahmohammedabdulle8402
    @najahmohammedabdulle8402 Před 4 lety +4

    abdifitaah ninyahw qiyaanada jooji adga markaa in waqti lgu siiyo wad rabtaa umadana wa diidey😏

  • @amaaljaamac3480
    @amaaljaamac3480 Před 4 lety +7

    Najiip qosalkisa iska jecllhy Walhi kamira gadasheda ayuu ka qoslaya

  • @sagaaxmed6696
    @sagaaxmed6696 Před 4 lety +13

    Wiilkas wn uxiisay maxamed tobanle fanka miyuu ka baxay

  • @quenhuda8444
    @quenhuda8444 Před 4 lety +10

    The one and only shadiyo 😍😍😍 ku jecliyaaa💞💞💝

  • @zuhuuradem3392
    @zuhuuradem3392 Před 4 lety +4

    20:45
    Wan naxayba wlhi wan kasii socday
    Lkn naxdin iyo fulaynimo tay ahaataba wan soo laabto wan saaray subcribe 😂
    Wad iga haysaa

  • @fardusxuseen1320
    @fardusxuseen1320 Před 4 lety +2

    Buurta somaalia ugu dheer waa surad sanaag bay ku talaaa

  • @faizoxubii9687
    @faizoxubii9687 Před 4 lety +1

    Mashaalllah tabarakalah keep going idhin dahay wa idhin jeclahay

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Před 4 lety

    Buurta ugu dheer somaliya waa surad waxayna ku talaa gobolka sanaag gobolkygii💓💓💓💓💓

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 Před 4 lety +2

    keep going wllo adina dhac
    sidankuugusiiyey ok

  • @nimcomahamed9084
    @nimcomahamed9084 Před 4 lety +4

    Keep going dhamaantii dad aan tagero

  • @xafsoabdirahman9164
    @xafsoabdirahman9164 Před 4 lety +4

    Fanaan Afgaban Oon taagero Tawanle😘

  • @sabirincabdi6491
    @sabirincabdi6491 Před 4 lety +2

    Wallahi waxaa kuqoslooyaa axmadee hee kulahaa shadiyo gacanaa kutaagay

  • @marwabintiyee9057
    @marwabintiyee9057 Před 4 lety +3

    Wwwwww! Al fanan tobanle nin tabaay❤❤❤❤❤

  • @maryanabdiaziiz2740
    @maryanabdiaziiz2740 Před 4 lety +1

    Suuqa Bakaraha wxey ka tirsan Tahey degmada Howl wadaag

  • @Abdulahi_folbiraye7
    @Abdulahi_folbiraye7 Před 4 lety +6

    Idin taageeraaa runtii❤❤

  • @muhsinhussien8155
    @muhsinhussien8155 Před 4 lety +2

    Tobanle best fanan ayu ahaa muu ka baxay Fankii Nio🤦‍♂️
    Inuu ka Baxo ayaba u wanaagsanan lahyd

  • @youngsadiq3411
    @youngsadiq3411 Před 4 lety +1

    Libya 🇱🇾 waaye wadanka ugu kulul 😜

  • @nuuneabdallamohamud7295
    @nuuneabdallamohamud7295 Před 4 lety +2

    Maxamed tobanle
    Zxb waa kuuxiiznay
    (Dhusamareb ❤❤❤)

  • @hoothoezze1421
    @hoothoezze1421 Před 4 lety +2

    Somaliland wad ka dhacday wll maxamed💚💬❤

  • @xiddigbeershiya3065
    @xiddigbeershiya3065 Před 4 lety

    waaaan ku qoslaaa markaan Arko Abdifaxa yare iyo shaadiyo sharaf kkkkk

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Soodhawoow khatraaaaaaay caleemana iyo wafdi laygu soo dhaweeeyaaa yarta.5👋ihihihihihihii absuttly.weldown tantan hanbalyo iyo bogaadinbadan laygu soo dhaweeyaa soomaaliyaana

  • @nasiibthebosslady5477
    @nasiibthebosslady5477 Před 4 lety +1

    #Cabdifitaax yare siduu uqoslaayo😁i like wlhi✌hayey dooliga🙏🙏
    #Queen shaadiya❤❤Degmada Bakaaraha kulahaa🤣🤣🤣🤣🤣😁

  • @hgy1293
    @hgy1293 Před 4 lety +5

    Topole nin loo xiise 🔥🔥🔥

  • @fartunibrahim9855
    @fartunibrahim9855 Před 4 lety +1

    Maxamed tobanle longtime wlh inta uxistay like te✋👆👍

  • @faizabeb9039
    @faizabeb9039 Před 4 lety

    Hhhhhh shaadiyo qosol iigu dishay wlh...nakupenda mimi sana kulaha

  • @blackdiamond3
    @blackdiamond3 Před 4 lety +4

    Maxamed tobanle ala fanaan aan u xiisay

  • @medtechproductions654
    @medtechproductions654 Před 4 lety +1

    Shaadiyo Sharaf numbar ya kahaya taloow

  • @bisharomoxamud9549
    @bisharomoxamud9549 Před 4 lety +3

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk maxamed tabale walahi waa qosol miran

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 Před 4 lety +2

    Waad iga Qoslizen Wlhi Shadiyo Qosol Wanag abyo An tagero C/Fatax And Tobanle dhamantiin Wan jeclhay ❤❤❤🙏🙏🙏

  • @zamzammaxamed7916
    @zamzammaxamed7916 Před 4 lety +1

    Abtigaa walaashiis waa hooyadaa mcn 💋💋❤

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Před 2 lety

    Waatan dumarba waatana qura fariidadatan naanaysayba iitahay offfcourseeeeeeeeeee.sacabbadanbadan.mashaaaaaalah

  • @ekeysmartshakar6723
    @ekeysmartshakar6723 Před 4 lety +1

    lamanaha nin lawAAYEY AYAAD SOO QABAteeen Tobanle lguu xiiizey💔💔💔💔

  • @anisayubafnan.squadultimat1716

    waaaaaaw mashaallah dad culus salama❤️

  • @fardowsoelmimumin4986
    @fardowsoelmimumin4986 Před 4 lety +2

    Viva maxamed tobanle ah 🙏🏽