KALA BAX DOOKHADA & GABDHO PART 2

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 04. 2023
  • Nagu Soo Biir Mahad Sanid

Komentáře • 288

  • @nabadiyonolol8637
    @nabadiyonolol8637 Před rokem +18

    Xilliyada ugu fiican ee ducada La Aqbalo🥰
    1) salaad walba ciribteeda✍️
    2) Adinka iyo Aqinka inta udhaxaysa✍
    3) Roobka markii oow da Aayo✍️
    4) Salaada dhaxdeeda ✍️
    5) Habeenka intiisa dame ✍
    Hadaba usheego baahiyaal kaada Allah Swt Inta la Baryo Asaga Ayaa ugu kheer badan❤lek SAR HADU KU afy

  • @Asadhagio27199
    @Asadhagio27199 Před rokem +40

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🎉❤️صلي الله عليه وسلم

  • @yahyebashiir7328
    @yahyebashiir7328 Před rokem +35

    Xabiibkeena Muhammed scw love saara

  • @caaliya3240
    @caaliya3240 Před rokem +6

    Your voice is beautiful woow masha Allah but is most beautiful in Qur'an 😊

  • @bushramohamoud6732
    @bushramohamoud6732 Před rokem +15

    Reer burco ❤️😘❤️ meesha iskugu yimi najax ugbad idho jacayl jueriya Jano

  • @laagladanlaago5646
    @laagladanlaago5646 Před rokem +2

    Ani kaalay i buraan bur❤😂

  • @niyaadhassan1222
    @niyaadhassan1222 Před rokem +19

    😂😂😂 manoli wlhi cawa qoslkiiba iga dhamaday plz indho markale soceli hablaha kabadal uun wll😂😂😂

  • @yasmiinyaska4378
    @yasmiinyaska4378 Před rokem +16

    Haboon nuura iyo najma nashaad iyo hibaaq gobaad soo qabo♥️🙏

    • @IsraMukhtar-ju1uf
      @IsraMukhtar-ju1uf Před rokem

      Najmaa nashad iyo haboon nuura iyo hibaaq cabdi yuusuf iyo Cali Zaki cabdi Karin salax zanag soqa bade ragen iyo hab lahen quruxda badan leh

  • @aishamohamettcadey6278
    @aishamohamettcadey6278 Před rokem +5

    No soo badiya wn ka helay barnaamijkan 🥳
    Siipa wiilka funny weeye m.a

  • @bushaaromaxamed2611
    @bushaaromaxamed2611 Před rokem +20

    Ugbaad aragsan wn salaamay anigoo reer burcaa ❤

  • @muhiimjalato440
    @muhiimjalato440 Před rokem +6

    Mohamed indho jcyl uu iga qosliyay 😂😂❤

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 Před rokem +12

    Walhi waa barnaamij shidan qosolkaa iga dhamadey I love ugbaad qrux inankana isagaa shidayaa 😂😂😂😂😹😹😹😭😭😭😩

  • @hodosalah9175
    @hodosalah9175 Před rokem +2

    Masha allh hore u socoda wllhy ima dhaafo wan xiiseeya barnaamijkn

  • @nazriinindhoyar8579
    @nazriinindhoyar8579 Před rokem +2

    Juweeriya janno magac bilaash uma baxo wan ku soo salamayna from hawd ❤❤

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA Před rokem +4

    Janooy ree jigjiga si gaaray kuusalaamayaan abti 🙏

  • @lajeclaydashidan441
    @lajeclaydashidan441 Před rokem +22

    Juweeriya wan salamy ano reer gobalka howda ❤

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 Před rokem +3

    🎤JUWERIYO jano Xasan cod 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @maxamedmacallin1
    @maxamedmacallin1 Před rokem +2

    Bahda Dhambaal salaan hayga gaadhsiiyeen Najax Nalka, waxaan ka soo salaamayaa Daallo oo aan Ku soo dhaweynayo.

  • @leilashacni4684
    @leilashacni4684 Před rokem +2

    Waakusoo dhoweyn najaxey team reer ssnaag

  • @nasriinclaahi7003
    @nasriinclaahi7003 Před rokem +3

    Inan iyo abtigedbaa isuu camiiry omg❤❤

  • @safaqaasim4036
    @safaqaasim4036 Před rokem +3

    Juweriya heesta wan Ka sugayna noo soo sar❤

  • @sudaizabdisamad1012
    @sudaizabdisamad1012 Před rokem +1

    Juweria jano wxn ka so salamaya goobalka hawad Respekt 🙇 u wll 🙏🙏👸🥰❤❤❤❤❤🥰🥰🙏

  • @najaxayaan79
    @najaxayaan79 Před rokem +3

    Ugbaad wan ku salamay salan sare qli dumarey ❤❤❤❤

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 Před rokem +4

    Wwwwwwwwoooooowwwww mashalllah Burco cadi hoooyadi Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰

  • @diinishamzadiin103
    @diinishamzadiin103 Před rokem +4

    Gabdhuhu way wada daalan yihiin 😂😂

  • @khalidshabcan7743
    @khalidshabcan7743 Před rokem +9

    Wr indho dhookha iska haagaaji ku dheh labadii cishee u dambeeyay dookhiisu wxa uu ahaa bariga dhexe anigu mid Baan idinka codsanayaa wxn rabaa inaad ii soo fadhiisiisaan idiris siciid Mahmud oo ku magac dheer sayidka barakaysan majaajilystahaa hala soo qabto

    • @ShugriSead
      @ShugriSead Před rokem +1

      😂😂 sayidka aaa😂😂

  • @khadaralxariiri9231
    @khadaralxariiri9231 Před rokem +1

    Aar sayidka barakaysan soo qabo ninkaasaa fani ahe waa codsi❤😊

  • @munaugbaad
    @munaugbaad Před rokem +3

    Allah beerka indho jaceyl waa legend 😂😂

  • @nimcoxdaahir8354
    @nimcoxdaahir8354 Před rokem +7

    hablaha reer burco waa fariidin m.a🥰

  • @ayaanmohamed572
    @ayaanmohamed572 Před rokem +2

    Najax nalka wn kuso dhowaynayna from sanaag cerigabo welcome 🥰

  • @halabuurpedraqamar5664
    @halabuurpedraqamar5664 Před rokem +3

    Reer burco adkayaal ah baa isugu yimi m.a

  • @farxiyaaxmed5891
    @farxiyaaxmed5891 Před rokem

    Maasha allh walaalahay Soo Badiya guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @CabdiraxmanCali-hx7mh
    @CabdiraxmanCali-hx7mh Před rokem +3

    Ninkaan legend waaye walhi ❤❤❤

  • @shugriaxm3d214
    @shugriaxm3d214 Před rokem

    Juweriya jano habo wnku salmy❤

  • @DekaMoh-ox1id
    @DekaMoh-ox1id Před rokem +1

    Manshallah wlshy najah aad bad ubahadsantahay ❤

  • @cashacali517
    @cashacali517 Před rokem +4

    Maasha Allah walahi Hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmabashiir4633
    @najmabashiir4633 Před rokem +3

    Ma shallh reer burco wan idin wataah❤

  • @aaminacabdillahi6154
    @aaminacabdillahi6154 Před rokem +4

    Keep going wllhi waan ka helaa amaanta burco ama somalilandba

  • @hodanhasan9007
    @hodanhasan9007 Před rokem +2

    Wll xagee idiin kalaa so xidhiidh inn kaso qayab galo rabaa ❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766

    Dadka waxan dheernahay xadarinimada hadan reer Burco nahay❤

  • @mafahminytchannel4218
    @mafahminytchannel4218 Před rokem +1

    War qadaad yartii ilaa iyo xamar baa laga daawadaa iminka caalamka haaf baad caan ka tihiin .😂😂😂❤🎉

  • @Afsamedsoubane-gf1bl
    @Afsamedsoubane-gf1bl Před rokem

    Idho jacel isogabo wll halkayo Djibouti 🇩🇯 is the best vidéo

  • @FarhiawarsameOmar-rm2oq
    @FarhiawarsameOmar-rm2oq Před rokem +3

    indha jaceel Funny waaye Baraaburka iga Qosliyey marar badan welcom indha jaceel

  • @amalofficial5757
    @amalofficial5757 Před rokem +2

    TOLOW MA SOCON DOONA RAMADAN KADIB MISE WAA INTAA RAMADANTA BAL NOO SHEEGA ASXAPAY❤❤❤

  • @ayaanmoh3189
    @ayaanmoh3189 Před rokem +1

    Waan kaa qaadnay hadan nahay reer jigjiga ❤

  • @khaliilkhaliif
    @khaliilkhaliif Před rokem +4

    Ree JigJiga hadan nahay aptio wan ku zalameyna juweyriya jano ❤😊

  • @salmaali8162
    @salmaali8162 Před rokem +1

    MashaAllah gabdho cod mcn leh❤

  • @amalofficial5757
    @amalofficial5757 Před rokem +1

    M.a Indho Jacayl wan wadanaa m.A hore usoco maxamed Indho Jacayl ❤❤❤❤❤❤

  • @nasiimabdilahi-dl7ym
    @nasiimabdilahi-dl7ym Před rokem +3

    Indho MoHameTt ku ag fadhiya iradiya 🥺🙏

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Před rokem +2

    Wxkle waye aros aba ka dhacay 🤣🤣😂😂

  • @afrahMahmoud-qj1zj
    @afrahMahmoud-qj1zj Před rokem +1

    Wan jeclanlaha inan ka so qaybgalo ❤hadad

  • @sakibariis3869
    @sakibariis3869 Před rokem +2

    Axsan sowta ugbaad maxamed aragsan ❤

  • @nagiibclaahi1541
    @nagiibclaahi1541 Před rokem

    Wll noso badiya qlz

  • @aaminamaxamed2701
    @aaminamaxamed2701 Před rokem +1

    Masha allh dhalinyar qalbi furan

  • @faysaismail5222
    @faysaismail5222 Před rokem

    Ugbaad aragsan waan kaa qaadnay salaanta quruxeey

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +8

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ww5zu2to9q
    @user-ww5zu2to9q Před 5 měsíci

    From gobolka hawd❤❤

  • @MusicOfficial-ml8xm
    @MusicOfficial-ml8xm Před rokem +1

    Sxb qofka mesha so istaaga codkiisa naga hagaaji ma maqleyne barnaamijku lkn waa fit 😢❤

  • @moiidan1342
    @moiidan1342 Před rokem +1

    Dhanbaaley saan idin laha iso qabTa wan idinku daale big fan idin hayE iso qabTa nio😂😂

  • @Kanadiidofficial
    @Kanadiidofficial Před rokem +3

    HORE USOCDA TEAM DHAMBAAL

  • @khalidshabcan7743
    @khalidshabcan7743 Před rokem +1

    So badiya

  • @bashiircali9193
    @bashiircali9193 Před rokem +1

    Wan idinka qadanay slanta fanaaniitydiii ❤❤

  • @queennazteho8154
    @queennazteho8154 Před rokem

    Cali ZaKi HibaaQ gobad io cabdi jabar waa codsi please dambal digital wan Salamaya io dadihiyayaasha barnamijka 😊🥰

  • @issaamouni1415
    @issaamouni1415 Před rokem +1

    Mashl lkin inder barnamujka waxad geysan hotel ku dhex duuba hablahena buuqa yareya ku dhaha markad sualaha weydineysid question ka indho keep going inder❤

  • @ShamsaHassan-su5qh
    @ShamsaHassan-su5qh Před rokem +1

    Anigu dokhayga waa ugbaad aragsan❤🎉

  • @AhmedKaafi-lx2gn
    @AhmedKaafi-lx2gn Před rokem

    Kᴇᴘ ᴜᴘ ᴀᴀᴘᴏ

  • @nasromoallim2195
    @nasromoallim2195 Před rokem

    Ubax hala soo fadhiisiyo huno igu caawi dee wlle igu sharaf

  • @khadracaato5557
    @khadracaato5557 Před rokem +1

    Najax nalka wa kusoo dhoweynayna ee noo kly🥰

  • @hamdaabdilahi7400
    @hamdaabdilahi7400 Před rokem

    Walal maxamadow ana isoo qapo waabarnaamij iga gadanye

  • @ikranmuhumed6252
    @ikranmuhumed6252 Před rokem +1

    MiYuu wiil kle meesha joogin midka nooca kle ah ayd dadBa ka taqanaa miyaa hoooooy😮😂

  • @abdullahisaleebaan4358
    @abdullahisaleebaan4358 Před rokem +2

    UGBAAD WAA WATAA WLHY NAGTAA😂

  • @xasancabdi-fk5ur
    @xasancabdi-fk5ur Před rokem +1

    ❤😢mashalh

  • @FaatimoApdullahi
    @FaatimoApdullahi Před rokem +1

    Msha allah❤❤❤❤❤❤❤

  • @nashaadismciil1552
    @nashaadismciil1552 Před rokem

    mash Allh ❤

  • @yuzii69
    @yuzii69 Před rokem +2

    Reer Hargysaay intee usocotaan wllyal😂👋🙄Barnaamijka single kso qeyb gala wxy Marwooyinka👋😂🙄

  • @roodayaasiin8961
    @roodayaasiin8961 Před rokem

    Basar xumaan u arkaa anigu barnaamijkan wayo waa wax dhaqanka hablaha lagu dilayo

  • @laylafarahmohmutt6960
    @laylafarahmohmutt6960 Před rokem +6

    Hello burco 😂♥️✋

  • @NimcoCabdiwaaxid-ss5nd
    @NimcoCabdiwaaxid-ss5nd Před rokem +1

    Indho jacaylow wllo mxamed jeceyl uun baad ku kicsay😂

  • @casiisakhaliif7148
    @casiisakhaliif7148 Před rokem +1

    Go forward 👏

  • @zihammohamedjama
    @zihammohamedjama Před rokem +1

    Way WaY❤️😍

  • @aflaaxofficial7107
    @aflaaxofficial7107 Před rokem +2

    Isii kulaha maxan ku siiyaa🤣🤣🤣🤣😭😭😭

  • @nimcohodan2935
    @nimcohodan2935 Před rokem +1

    Mansh aallh 🥰🥰🥰🥰❤❤

  • @ReemaReema788
    @ReemaReema788 Před rokem +2

    Alaylehe maya🎉🎉

  • @upaxzahalaadan8123
    @upaxzahalaadan8123 Před rokem +1

    Mashalah

  • @hoodojaamac3541
    @hoodojaamac3541 Před rokem

    Waa wareyyyy wlhi caawa barnaamijkan cumaamadiisa lama haysan karo

  • @claahiyaasiinaxmed3675

    Ugpaad aragsan waan salaayaa aniga oo reer g..togdheer

  • @israahmed8038
    @israahmed8038 Před rokem +1

    Alle leeh maya ❤

  • @SidiiqCali-vx9zk
    @SidiiqCali-vx9zk Před rokem +1

    Waayahee hadaan idin dhoho barnaamijka aan kaso qayb galo

  • @huudali2504
    @huudali2504 Před rokem +2

    legendgan soo padi taliye

  • @hoothohassan6113
    @hoothohassan6113 Před rokem +1

    Kani wa madhax 😂wll

  • @amaalyasiin4215
    @amaalyasiin4215 Před rokem +1

    Burco my home ❤❤❤❤😢

  • @sahrakayse-il1ug
    @sahrakayse-il1ug Před rokem

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @munasalah446
    @munasalah446 Před rokem +1

    Kkkkk run bay modeen😂

  • @faysamohamed1481
    @faysamohamed1481 Před rokem

    Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @caashacabdilaahi
    @caashacabdilaahi Před rokem +1

    Waaaaw ❤❤❤

  • @MunaMohomadcabdi-el5wz
    @MunaMohomadcabdi-el5wz Před 9 měsíci

    Soo badiya

  • @gudoon5516
    @gudoon5516 Před rokem

    Wlhi wan ka haly

  • @hiboabdilatif8845
    @hiboabdilatif8845 Před rokem +1

    M allah ugbaad kuhestaa

  • @barwaqoismail43
    @barwaqoismail43 Před rokem +1

    ReeR burco wooow❤

  • @zuhayl.m21
    @zuhayl.m21 Před rokem +1

    Jigjiga ❤❤❤