Mariam vous avez un beau pays. Je regardes de temps à autre ces séries made in Djibouti où made in djibeauty. L'Afrique a tellement de richesse humaines et autres.
.masha Allah jilayaashii aan jecla dadkaygii i love my sister xuriya and my brother masha Allah good job siifiican baad ujiisheen ما شاب ءدالله مبروك 🌷💐🌹❤😍😘😇💋muah
Sxb qaldaamiinta waa faan iyo af...nimankaan waa the real deal. Qoys faan ku joogo weeye somaliland iyo victimhood. Wax iga qpsliyaba sooraan allaha u naxariiste ayaa ka jiray. Haa waa is xigaan reer jabuti iyo reer somaliland waa Dir waqooyi. Wakukaa
Machallah j'aime beaucoup téléfilm mon pays Djibouti Love yous ❤🇩🇯🙏🙏🙏👏👏
Mariam vous avez un beau pays. Je regardes de temps à autre ces séries made in Djibouti où made in djibeauty. L'Afrique a tellement de richesse humaines et autres.
Mais les somalien Ne compren Pas walaahi. 😂
❤@@AbdirshidMahamedhagi
WAA FANAAN ALKABIIR ANIGU LONDON AYAAN IDINKA DAAWADAA MARKA HORAY USUCDA JABUUTI WAAN JECELAHAY WAA WADANKAYGII LABAAD SOMALI BAAN WADANAHAY.
Kkkkk 🤣🤣🤣🤣kulahaa wuu qaboobi
Inaguna waynu qaboobi dhulkuna
Wuu qaboobi 🤣🤣🤣🤣🤣funy wlhi
Reer jabuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯horay usocda
.masha Allah jilayaashii aan jecla dadkaygii i love my sister xuriya and my brother masha Allah good job siifiican baad ujiisheen ما شاب ءدالله مبروك 🌷💐🌹❤😍😘😇💋muah
I Love Djiboutians.
Noolaada.
Riwayadaha jilayashan wa natural ... Masha'Allah tabaraka'Allah 🤗
Hargeysaawiyad baan ahay jabuuyina wax badan joogay xaqiiqatan xigmado iyo wax sheeg wacan bayl eeyihiin jilaayasha reer jabuuti hore u socda
Walibana markay xoriyo,muuse dharaar ,cismaan iyo miisaha kaleba ku jiraan lagama xiiso goyn karaba wlhi
Djibouti ayuu jacalkeygu yaala ❤
Jaceylkagu Djibouti ma qudbi ayu ku leyahay, Masha'ALLAH TabarakALLAH Caleyk, Alfi Mabrouk ... wan kulaso dhaweyneyna
Anaa kuu nool😅😅😅 25/01/2024 yaa ila mida oo dawanaaya ruwayada❤
Aniga kula mida
Caadi. Inay. U dhacday baan u malaynaya 😢😥 zorry mama
😂😂😂😂😂😂😂 Waa lagu guursanee
Wooow RTD waad mahadsantihiin 👍
I love jabuuti❤❤❤❤
Mnshlh rer Djabuti horay usocda walalahayga somaliyedaw ana 1k subscrib ban idinka codsan fadlan halmat iisooboqda
Soomaaliyeey waa taas jilitaan havaysan iyo sheeko lala socon karo iyo actoro run ah..
Maryan Xoriyo iyo Muuse Dharaar haddaan arko waa dhamaystaa filmka
Waar reer Jabuti sheekada soo wada walaalahayoow Hiil walaal ilaah reer Jabuti hadiin barakeeyo
Masha allah Inaderday hibo waxan ku faraxsanahay inan arko 15 sano hadayba ka badnayn inan arko salan sare qaali iyo dhamandhinba horey u socda 💖💖
0
Je comprends aucuns mots trop instructif. J'applaudis le jeu d'acteurs et d'actrices. Bravo à tous.
J'ai rigole, rigole 😂 😂 😂 😂
@@megnierstephaneokemvele4731àqq
😂aaaaaàaaaaaaaaaàaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaàa 23:16 23:17
23:25
Manslh rer jabuti funny dad aan jechay 💜🙏
Riwayadan wllhi waa waxkle😂😂😂😂😂
The mother is the greatest actress lmao she acting sooooo a typicalsomali mother lmao....all the curses that rhyme
Hgguuihoy
AMA lacagtii ama ha la iguursado kilahaa😅😅😅
INTA NABI MOHAMED JACEL SCW LIKA ISAARA
Scw
Environ 10 jrs on attend la suite de ce film
Vous répondez pas au commentaire et vous mettez pas online la suite
C est pa JUSTE
ils sont pas au courant de ton commentaire desole
Waanu isla qaboobaynaa kulahaa hahahaha.
Reer Djabuti caadi maaha.
😂😂😂reer jibouti riwayda real bay u mataln
Mashalah rer Jabuuti wan idin salaamay..
vraiment j'ai kiffé my dadkayki hhhhh
🤣🤣🤣🤣🤣wale islaanta yare guluf la idhaa riwayadahay ku jirta wa funny
Masha Allah 🙏💯💥😄
Lmao real actors wlhi kuwaan waa professionals..horey usocda ree jabuuti
J attend la suite avec impatience
How can I learn to speak this nice language? From Rwanda
Are you girl or boy?
Amakuru
Muraho muraho
We speak French to anyway
You have long way to learn its hard lol
Ntayomba Paul, this is a Somali language they are speaking...thanks?
Walaahi Reer Jabuuti waa Funny Islamaaha iyo odayaashoodu Film comedy caadiya iyo dumarkii Timii qaawan Meeshu waaba inkaar Xagii Diiniyan Khadkay kabaxeene
Il faut barle Somalian. Car nous ne compren Rien dis Tous.walaahi( Xaga luuqada somali %90 xitaa bal inooga dhiga
😁😁😁 Qaybta labaad horay u soo daaya waa funny wallah.
Mise intaa ayay ku eekayd
allah waa inantaydi !! Bisinka l fin est bnne
Walahi hoyo Huriya ila iyi anigo yar baan dawan jiray
Dumarko dhaan oo idabaa yacaya Ayan adii ka dortay kulaha🤣🤣🤣
odayga waa libaax rageedii kkkkkhhhh
Masha allah wan jeclahay jabuti.
Waxan ahay inan reer xamar ah.
Fadlan gabadh jabutiyan ah ayan donayaa.
Ila soo xiriir❤❤❤
Hhhhhhhhhhh 😂😂 riwayad MCN igaa dhee wwwwww Macha Allah Keep GOING reer Djibouti from Somaliland pls Pls pls Part2
Runti ruwayad ay dhigan reer jabuti wa real qosol 😂😂😂
Wooow wllhi
When is next episode coming?? I Love it ❤️❤️
Oo MA wiil kaleey wayen Kani WA duqe kkkkkkk
ooloooy I
Pourquoi il n'ya pas la suite
La suite elle est où ?
Machallah Machallah
J'aimerais bien savoir la suite je suis pas au pays c'est pour ça s'il vous plaît vous me dites😉😏
Moi pareil sinon tu es dans quel pays ??
@@mahadyoussouf411 Bjr je suis en France depuis très longtemps
@@mariamibrahim7592 Ah d'accord moi aussi ça doit faire un bon moment que je suis ici. Djib on n'a pas beaucoup de vlog, film...etc dommage!
@@mahadyoussouf411 vraiment dommage j'aime bien regarder le film des Djiboutiens chez nous
Islaatii keligeed maa ka soo tagten😭😭😭😭😭
Gabadha jaadleyda matalaysa tilifoonkeeda ha la isiiyo, hadii walaalo la yahay😍
Nikocado avocado and orlin is very broken
Miyaad Kulu laatay
@@latiifacimraan6231 haa kkkkk
@@latiifacimraan6231 salaan gaar ah wll Latiifa. 🌹
@@kaabbulicabdiibraahim3351 mid lamida wll mcn🙏
Ala faaraxyaashi khiyaanobadanaa
Best film
❤😊😊
En voulez le suite de films
Ou est la suite
Quruxleey
masha allah
Hii o hadana hii
Nin guur u soo weeyseeystay 😂😂🤣🤣😂
La suit ce sera comme
dadkaan waan ku hestaa qosol
Waan ka helay sidaay u jileen
B1 fait deh
masallah
Handa
Kkkk iyado dharka la xidhanyahe ayan ku keni
Horta Reer Djibouti Iyo reer somaliland Dadka kale miyay Iska xigaaan waaba Yaabay
Sxb qaldaamiinta waa faan iyo af...nimankaan waa the real deal.
Qoys faan ku joogo weeye somaliland iyo victimhood. Wax iga qpsliyaba sooraan allaha u naxariiste ayaa ka jiray.
Haa waa is xigaan reer jabuti iyo reer somaliland waa Dir waqooyi. Wakukaa
Noo soo tuura qaybtii 2
Qeybta labaad ba la idinka rabaa
Kkkkkkkkkkkkkkk gabadha iska dulqada sidii gabadh la yalijiray
EPISODE2 SOO DAAYA. QEYBTII LABAAD AYAA INAGA SUGEYNAA.
Ou es suit
Kkk ruwadayad iga dheh
D.jabuuti
Opposite ❤❤🎉
Asga 1 kakow ah
😊
Balaayo intuu kaciyuu koox kale dusha ka saray 😂😂 xariif aan cadi ahayn
Habaraha soomaalida marka ay weynaadaan jin bay isku badalaan wax isku dir been abuur iyo balaayo ka shaqeeyaan intaa
Abahay baan fuutka La cabay
hh wlhi odaygan xariif waaye
N’asma
Magalada jabuuti
Maba dhisnee intaas oo sano dowlada baad ledihin waa maxaaay deee xafadiina sidaan ah
Dal nin diktater ihi haysto daawo ma leh
@@Imaotoasty dictator la'aan anarchy ayaa dhaamo iyo law of the jungle
❤❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉
Duciyo habaar war Tani riwaayad waydhaaftay
Vic le comte
Nest video insha Allha
Vendredi
🤣🤣 🤣🤣🤣😘😘
Tele fishanka somali filin jabuti
Waan kaheley reer jabuti kkkkkkk
Barkltu
Kkkk
layli i.love u
😮😮😮😮😮😮😮😮😅
😂😂😂😂😂
Qodol midhane kkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkkkk😂
Hhhhhh
MESSI
Bisinka 🤣🤣🤣🤣
Jaad is a Drug 😢