WAXAA GURIGIISA NAGU CASUUMAY JEERI AAD IGA CODSATEEN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • WAXAA GURIGIISA NAGU CASUUMAY JEERI AAD IGA CODSATEEN #jeeri #nimcaheybe #hargeysa

Komentáře • 188

  • @FadumiinaComedyofficial
    @FadumiinaComedyofficial Před 2 lety +71

    We miss u sis

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 Před 2 lety +12

    Qofkii Allaah SWC Hadeeyo Ayaa hadeesto Wallahi Masha Allah Jeeri Allaah Hadayadiisa Ayuu Helay Anagana Allaah Hana Siiyo Yaarabi Yaa rahmaan

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN Před 2 lety +34

    Aniga dad i daawado ma haysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo ifkaa walaal lagu yahay

    • @umucaliyachannel
      @umucaliyachannel Před 2 lety

      Walal waan kusara waana kusobaqda ana iso boqo inshaaalah hormar wacan

  • @fitaaxfantastic6580
    @fitaaxfantastic6580 Před 2 lety +15

    Inta jeeri u xiistay like isaara

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh8776 Před 2 lety +14

    لَّقَدْ أَنزَلْنَا آيَاتٍ مُّبَيِّنَاتٍ ۚ وَاللَّهُ يَهْدِي مَن يَشَاءُ إِلَىٰ صِرَاطٍ مُّسْتَقِيمٍ.صدق الله العلي العظيم.

  • @mukhtarjibril9450
    @mukhtarjibril9450 Před 2 lety +5

    We miss us jeeri allaha noo xafido aduun iyo aaqiro allaha u barakeeyo adiga iyo ciyaalkaaga 🙏💯

  • @Hareedo
    @Hareedo Před 2 lety +3

    We love hem so much masha Allah Allah barakeeyo isaga iyo reerkiisa nagu salaan qalbigeena kama baxeysid dheh walalkeen Naima Ahmed adigane waku jecel nahay xabiibti ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 Před 2 lety +6

    MashaAllah tabarakalah Jeeri markan maqli waxaan soo xasuusti asiga iyo Ajakis ruwaayadoda 😢😢

  • @mariamsheikh3143
    @mariamsheikh3143 Před 2 lety +4

    Mashaa allaah tabarika raxman alla haynagu afaco wacdiga walaken Nimco haybe waxan joga hargeysa halen ka hela waxan raba inan malin ku casumo ishaa allaah

  • @midnimocadaalad8018
    @midnimocadaalad8018 Před 2 lety +1

    Cqaadir jeeri anoo waligay codkiisa amadi uu turjumay ku daawan jiray ayaan mudo ka hor hargaisa ku arkay codkiisaan gartay maansha allaah lkn hda ma jecla wixii hore waa nin shaqaysta oo ay ka dhab tahy khayrka iyo wanaagu illaahay ha barakeeyo hada mar walba waa arkaa ....

  • @dahaboinnagatame7882
    @dahaboinnagatame7882 Před 2 lety +6

    Mash Allah jeeri waan uxiisay walaalkey qaali Allah ha barakeeyo dhaman iyo reer kiisa mash Allah

  • @siicowproduction6967
    @siicowproduction6967 Před 2 lety +4

    Ma sha allah waa walaal qalbi wanaagsan walaalkeen cabdulqaadir jeeri allaha xafido

  • @safiyosaafi7045
    @safiyosaafi7045 Před 2 lety +4

    Maamo nimco adigaa dhiman ka fadhiiso shaqadaan shaqo ma ahee asaxan ganacsi sameey maama🥰🥰🥰

  • @xuseencolaad9770
    @xuseencolaad9770 Před 2 lety +2

    Maasha allah walaashay walaalkeen c.qaadir jeeri nagu sln madaxa ayuu naga saaran yahay adigana sidoo kle allaha ku xafido aduun iyo aaqiro

  • @sharmarkeibrahim2822
    @sharmarkeibrahim2822 Před rokem +2

    waligay ma arkin qof sidan u towbadkenay wlhi 😢😢😢😢😢

  • @amalmohamed7853
    @amalmohamed7853 Před 2 lety +2

    Walahi jeeeri inan arka ku faraxsana wana ka xumahay walalkey illahey haa ku baraaakeyo 🥰

  • @faizabella1580
    @faizabella1580 Před 2 lety +11

    Jeeri kaalintaadi mid la ilawi karo maaha dhe iga gaadhsii ❤👏

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio Před 2 lety

    Walaalaha Muslimiinta ah isoo booqda wanaaga ayaan faafinaya allah JANATUL FARDAWDA HA IDIN ABAAL MARIYO IF KHAYR HEL AAKHIRANA JANO WALAAL

  • @naimoabdullahi8496
    @naimoabdullahi8496 Před 2 lety

    Masha allah allah haxifdiyo jeeri iyo heerkisa agtarka ogu jecla alfajri ayu aha

  • @muhsinadesh9604
    @muhsinadesh9604 Před 2 lety +1

    Ilahey adun iyo akhiraba haku barakeyo walaken jeeri adigana hanunhakugu deeqo ileen adunkan lama jogi done ilahey khatimada Hano sameeyo

  • @abdallagullwarsame2464
    @abdallagullwarsame2464 Před 2 lety +10

    KKKKKKKKKK JEERI WUXUU DIIDAA HAL QABSIGA SOMALIDA EE KEEP GOING, 😂 MASHA ALLAH ILAAH HA BARAKEEYO, MAADAAMA AAN SUGEYNAY MUUQAALKIISA 👍

  • @yasminyusuf1702
    @yasminyusuf1702 Před 2 lety +1

    MashaAllah tabarkallha abayo mahadsanid kheyr allha ha ku siyo

  • @abdiqanicumar6885
    @abdiqanicumar6885 Před 2 lety +2

    nimco haybe ku raaxayso booqashadada somaliland guul ayan ku rajaynayaa walashay
    welcome to somaliland thanks

  • @khuumproduction
    @khuumproduction Před 2 lety +2

    Maansha allah shiikhii cabdiqaadir .

  • @imanhusseinali5005
    @imanhusseinali5005 Před 2 lety

    Allah xafido walalken Jare runti Wa qof ku dayasho mudan Nimco waxa ku rajena adne sas camal ina uga baxdo waxan oo aad ku dayato jaree camal

  • @tariqatu_rufaiyaofficial1062

    Haqiiqatan caloosha uhurey markaan aqbaarta jeeri maqlay waxaan xasuustay zamankii dadka madadaalin jireen asaga iyo ajakis
    Masha allah farxad asagoo wado fiican qaatay illahi hanawada xanuuniyo
    She walbo niyad ayay ubaahantahay.

  • @farhansh.bashir476
    @farhansh.bashir476 Před 2 lety +1

    SHiikh Cabdi qaadir

  • @deeqaali6509
    @deeqaali6509 Před 2 lety +3

    Jeeri saa ujeclaa maaashaallah

  • @abdiwelimohamed1826
    @abdiwelimohamed1826 Před 2 lety

    Waaaaaw igu salaan walaalken walaahi si aad ah ayaan uu xiseen jirey codkiisa illaah ha barakeeyo adigana waad mahadsantahay adiga iyo mmed titaanig waani salaama walaalkey jeeri iyo caruurtisa iyo dumaashiden bye

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 Před 2 lety +1

    Mansha Allah jeeri Allah ha usiyaadsho wanaaga abaayo nimco marba gurigiisa haddii aan aragnay alxamdullilah waxey noola mid tahay anaga oo aragnay walalken

  • @mustafeab7311
    @mustafeab7311 Před 2 lety

    Wow king jeeri iyo queen nimco dad waa dadkii hore noolaada

  • @rayanahasanabukar4391
    @rayanahasanabukar4391 Před 2 lety

    jeeri masha alaah walaahi markasda waan is waydiin jiray meesha uu ku danbeeyo masha alaah

  • @abdiwalimohamed9962
    @abdiwalimohamed9962 Před 2 lety

    @Nimca sacabka saa ubuxisay maxa waaye baaquli wee buxisaa masha allaah jeeri sharoobada oo shegaaye walam dhukura mokusiyy

  • @cabdicaziizwiilkacabdicazi7937

    Taagera Qaasa kuu ahay Walshe 🥰✌️

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye8081 Před 2 lety

    Maansha Allaah Allaha Idin Barakeeyo Adiga Iyo Jeeriba

  • @horseedmediapro2145
    @horseedmediapro2145 Před 2 lety

    Mansha Allah waxaa tahay qof qiimo badan hore u soco walal

  • @a.a.z.a6339
    @a.a.z.a6339 Před 2 lety +1

    Jeeri wijigisa rbna awe jeeri tagerayashda salan yqe aad iyo aad ayan kujecelnhyh nimco wamahsanthy adnah

  • @abdulkadiralisanei3308

    Masha Allah wll jeeri Allah haku xafido

  • @mawliidmohamed698
    @mawliidmohamed698 Před 2 lety

    Maashaa allaah sheekh cabduqaadir cali munye xayaakallaah

  • @fartundira415
    @fartundira415 Před 2 lety +5

    Macquul ma aha ina jeeri u timid hadane ina tusin😭

  • @simonyasmin7446
    @simonyasmin7446 Před 2 lety +1

    MAASHA Allah ANAGANA ILAAH HANA SOO HANUUNSHO KULI GEENBA WAAN KU SALAMAY SIS

  • @balqizayarey
    @balqizayarey Před 2 lety +1

    Adigana ilaahy wadada wnaga hakugu duwo mama anagana ilahy hanasoo hanuuniyo

  • @sucdidahir1558
    @sucdidahir1558 Před 2 lety

    Mashaaaa alllh tabarakalaah allh ina siiyo imanka uu leeyahay wllkenah ✌✌✌🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rayanahasanabukar4391
    @rayanahasanabukar4391 Před 2 lety

    waan uxiis nay waxay ahayd inuu wacdiyo lakiin walaalkay ilaahay haku nabad yeelo waan uxiin nay jeeri

  • @queenhani2858
    @queenhani2858 Před 2 lety +2

    Nimco sharaf bdn one love sheekh jeeri naku slm

  • @farhansh.bashir476
    @farhansh.bashir476 Před 2 lety +2

    Nimco Fanbroj ka dag walashay dadkii Alfaghi adiyo waxaa ka soo haray Salax dheere Iyo Jeekey marka isaga deg adna Jwb qurux badan ayaan kaa sugaynaa

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 Před 2 lety +1

    Masha allah jeeri allah ha barakeyo iyo qoyskiisa ❤❤🥰🥰

  • @aliahmed3863
    @aliahmed3863 Před 2 lety

    Masha Allah illahy ha barakeeyo

  • @wazzadehuntur9510
    @wazzadehuntur9510 Před 2 lety

    Wlhi ina aragno ayan jeclen jeeri marhore igu dambese😭😭🥺 legend waye. Wan ku xiisnay jeeri🥺🥺 illahey wadaada tosaan hakugu sugo wllkey jeeri

  • @C-risaaq-Jureej
    @C-risaaq-Jureej Před 2 lety

    Mnsha alla wll Abdiqadir jeeri ilahay ha xifdiyo

  • @amiinali2228
    @amiinali2228 Před 2 lety +1

    😪...wlhi dad qalbi fiicanaa tihiin wallken haduu goaansaday inow kadhaxbaxo noloshii jiliinka oo uu nolol cusub abuurtay...waa kumahadsantihiin inaa kuixtiraantaan goaankiisa....ilaahay hasharfo tan waa adunyo waalagatagaa haduu katagana sharafuu kagatagaa ...lkn hada waa asiibay haduu go,aansaday inuu hoygiisa dhabta ah ee aakhiro uu ushaqaysto.

  • @ibrahimderowsheikh2213
    @ibrahimderowsheikh2213 Před 2 lety +1

    Mashallah Jeri we love you💗💗💗💗💗💗💗

  • @Ionna9
    @Ionna9 Před 2 lety

    wallahi waxan dawanaye vedioyadi horre horre u soco maamo nimco💗💐🌺🌸💙💞💓💓💓💓💓💓💓

  • @maanyuproductions903
    @maanyuproductions903 Před 2 lety +5

    Mashallah the legend and the one and only jeeri 🔥🔥the best Somali comedian of all time❤️Salan naga gaarsii eedo ❤️❤️❤️

  • @khadijaqurux660
    @khadijaqurux660 Před 2 lety

    Wlhi jeeri iyo Al faGhi wxabadan ayan firsaneny Allha naga cafiyo

  • @crashiidmaxamedadam6418

    masha allah atariishadiina quruxda badan ilaahey haidin xafido ♥️♥️♥️♥️♥️💖♥️♥️

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 Před 2 lety

    Sax,Walahi Dadka Fresh Haystaan Alxamdulilah Inay Dhahan Waye Jeeri Ilahay Ha U Barakeeyo Masha Alah U dhaha 👍

  • @khadarmohamet9427
    @khadarmohamet9427 Před 2 lety +1

    Jeeri muuqaalkiisa rabnaa

  • @sahroali2647
    @sahroali2647 Před 2 lety

    Masha allh waan uxiisnay wajigiisa

  • @jabaan20cumar33
    @jabaan20cumar33 Před 2 lety +1

    Ninco jeeri aaway

  • @sxbbrosxbbrofaar8972
    @sxbbrosxbbrofaar8972 Před 2 lety

    masha Allah

  • @Feysal252
    @Feysal252 Před 2 lety +2

    Jeekeey lacagtiis jaad uu Ku bogay 🤣🤣🤣😂😂😂

  • @jabaan20cumar33
    @jabaan20cumar33 Před 2 lety +1

    Nimco jeeri aaway

  • @axmedceebe4961
    @axmedceebe4961 Před 2 lety +2

    Waaaw caafimaad kucuna manshalah walalyaal

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 Před 2 lety

    Ma ceeb baa camera
    Culimada dhan waa isticmaasha bal u sheeg shiikha

  • @Bulxan5089
    @Bulxan5089 Před 2 lety +4

    Nimco Maamo , Mustafe Qawdhan noo soo qabbo isna.
    Mahadsanid Maamo.

    • @Hujo24
      @Hujo24 Před 2 lety

      Sheeko habaar habar war xishooda garxajiso tolkay ma idinka ayaa wln mise somaliweyn oo dhan waxa laga hadli qadiyad

    • @Bulxan5089
      @Bulxan5089 Před 2 lety +1

      @@Hujo24
      Sxb meesha qabiil maan keenin ,Mustafe Qawdhan waa majaajilayste Soomaaliyeed .
      Inaga daa qabiil-ka sxb .

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 2 lety

    Allah idinka ma dobeyo Nimco xijaabga i tabalee

  • @nasteexakaneeco6224
    @nasteexakaneeco6224 Před 2 lety +5

    Jeeri hadaan ogaan lahaa saan Inuu noqonayo Waa aroosi laha😭😭❤️ jeeri xabiibi hantiile miyaa noqotay hada💔

  • @HassanAhmed-en4lx
    @HassanAhmed-en4lx Před 2 lety

    Alaha barakeeyo waa wax lagu farxo runtii.

  • @Nolosha23
    @Nolosha23 Před 2 lety +1

    Jeeri wa jagiisa aa rabnay

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Před 2 lety +3

    Maasha allah❤️❤️🤲🤲🤲

  • @user-lf7hb2yj6x
    @user-lf7hb2yj6x Před 2 lety +2

    مشاءالله مشاءالله تبارك الله ❤❤❤❤❤❤❤

  • @daaboollo
    @daaboollo Před rokem

    I never knew jeeri real name was abdulqadir .... magacas dad sharaf leh aya ku dhex wata somalida. We stan abduqadirs everywhere. And for jeeeri ilahow asagoo kale naga dhig. Hadu qof somali genius yahay it waa him.

  • @sacdaismanjamac5246
    @sacdaismanjamac5246 Před 2 lety

    Mansha llh weeye alayaxfadahaa

  • @nimcoismail4374
    @nimcoismail4374 Před 2 lety

    ♥️♥️♥️♥️ adaa wajiga jeeri ugu xisnay

  • @abdimohamudadam9658
    @abdimohamudadam9658 Před 2 lety

    Amiin Wax Kasto Waxaa u Muhiimsanad Habaryar ❤🙏🏻

  • @sumayahmaxamed8403
    @sumayahmaxamed8403 Před 2 lety

    Gurigiisa xitaaa tv mayaaalo

  • @user-rv5gn4gh4d
    @user-rv5gn4gh4d Před 2 lety

    ماشاء اللة ماشاء اللة ماشاء اللة تبارك الله

  • @hanadysuf2947
    @hanadysuf2947 Před 2 lety

    Masha allaah we miss you wlhi bro

  • @nuradinbishar7002
    @nuradinbishar7002 Před 2 lety +3

    masha'Allah 🌹 Nimco haybe one love

  • @sahroali2647
    @sahroali2647 Před 2 lety

    Masha allh allha uziyaadsho

  • @abdifitahsharifhassan9627

    Tabliiq ayagaba shayaadin ah shayaa dinta wecelo diimed wye kuligooda

    • @YusuufMaxamad
      @YusuufMaxamad Před 13 hodinami

      islaamka ha u gafin aqlaaq wanagsan yeelo

  • @osmanwanaag8132
    @osmanwanaag8132 Před 2 lety

    Waaaw masha Allah sheikh Jeeri

  • @ayaancumar1028
    @ayaancumar1028 Před rokem

    Masha allah maamo nimco

  • @somalimusic4591
    @somalimusic4591 Před 2 lety

    Ninkan wan ka shakiyey walahi muxuu udiiday camera 📷
    Walahi wan ka shakiyey Talow ma sirdoonka Somalia 🇸🇴 walahi waa inla daba galaa plz 😢😭

    • @walaalkawayn5741
      @walaalkawayn5741 Před 2 lety

      Wax waaln waxaad rabtid miyaad iskaga hadleey xoolo wax ma dhaantid

  • @Runsheg
    @Runsheg Před 2 lety

    M.a allaah allaha u siyaadiyo

  • @sabnaamayoow5924
    @sabnaamayoow5924 Před 2 lety

    Maash allaah jeer farxada ku noolow

  • @osmanwanaag8132
    @osmanwanaag8132 Před 2 lety

    Masha Allah.Alle ha u barakeyo

  • @abdirahmanicoab5850
    @abdirahmanicoab5850 Před 2 lety

    I.a waa in aan gurigiisa ugu tagno

  • @skyirbad1760
    @skyirbad1760 Před 2 lety

    Wlhi jeeri wn uxiisey 2004-ki igu danbesay wn idin xiisey dhamaabtin Lo❤€ uuu👌💪🖒

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak Před 2 lety

    Manshalaah aamin aamin yaarabi

  • @AlixusseinMohammedAliNurey
    @AlixusseinMohammedAliNurey Před 6 měsíci

    👌

  • @hodanhusien8794
    @hodanhusien8794 Před 2 lety

    Cabdiqadir jeeri waa ninka kaliya ee iga qoslinjiray

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 Před 2 lety +1

    Maash ahAll

  • @faatimacawad5377
    @faatimacawad5377 Před 2 lety +1

    M.a keep going sis

  • @sucdidahir1558
    @sucdidahir1558 Před 2 lety

    مشاء شالله تبارك الله ✌✌✌🇸🇴🇸🇴

  • @nacnaccadow1240
    @nacnaccadow1240 Před 2 lety

    alh ku sharfo masha alh

  • @mukhtaarmedia9830
    @mukhtaarmedia9830 Před 2 lety +1

    Ilaahay ha xifdiyo adinkane ilaahay ha idinka madoobeeyo aduunyadan hakabixin adoo magac xun wata malaa iktune eykunecebtahay

  • @khaalidyareofficial9728

    Mashallah ilhey hau siiyadiyo

  • @LearnWithDiamond
    @LearnWithDiamond Před 2 lety

    Asc ! Walalkeyga xaguu ku noolyahay ? Walasheda nimcooy.