TOL BEELAYEEY 20 SANO BOYFRIEND & KUWADA NOOLEEN LACAGTII GABAR KALUU KU GUURSADAY GURIGIINA DAJIYAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2022
  • 20 SANO BOYFRIEND & KUWADA NOOLEEN LACAGTII GABAR KALUU KU GUURSADAY GRIGIIINA DAJIYAY WUU I DHACAY HOOGAYEY BA AYEEY!
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD SHEEKHA LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
    #ShMaxamedDulmiDiid
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com.
    MAHADSANID.

Komentáře • 155

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 Před rokem +2

    Mashallah tabarakallah waligeey separate money maqaadan 23 years aan ku nolahay western world kaan! Alhamdulillah Anaga oow joogno meel ka shaqeeysan karno why xaaraan qiyaano & tuugsi usameene! Allow towfiiqda nawafaji yaa rabb 🤲🏽🤲🏽

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Před rokem +3

    Wcs Sheikh Dulmi diid waa beenteeda waxba kama jiraan waa gabadh yar hal ilmo yar ayey heystaa

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 Před rokem +4

    Gabadhaas. Been ayay soo duubtay way ii qaraxday ayay tiri😁 😁😁 subxanalah

  • @hodonshire3428
    @hodonshire3428 Před rokem

    Wcsw Sheish Mohamed Dulmi Diid Masha Allah We Love you Allaha Dartiis Masha Allah Runta Ayaad Ka sheegtay Arintaas Well done✊✊

  • @SilentEmpires
    @SilentEmpires Před rokem +4

    Boyfriend waxay uga jeeda sharciga galada kuma diwaangelisna inay is qaban. Guurka Sharciga Islaam ma aqoonsana inu guur yahay.

    • @Queen-mv5mt
      @Queen-mv5mt Před rokem

      single mother cml nin ima qabo hooyo kaligeed aan ahay oo ilmo korsaneeso ula jeedaa subhanallaah illhay ha soo hanuuniyo qalbiga u qaboojiyo

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @Mom-tg8yb
    @Mom-tg8yb Před rokem

    Sheekh dulmi diid naagtii barlamaanka kuxigeenka eheed haka harin taasa muhiim ah.

  • @haleemahaleema-bm4lx
    @haleemahaleema-bm4lx Před rokem +2

    Masha Allah Allah kuxafIdo

  • @sultanmaame4841
    @sultanmaame4841 Před rokem +1

    Masha allah

  • @mushtaqbeyb1336
    @mushtaqbeyb1336 Před rokem +1

    mashaAllah

  • @user-qy4jg2ot1e
    @user-qy4jg2ot1e Před rokem +7

    Asc walaalhay hooyadey muraad ayeey leedahay iigu soo duceeya inuu ilaahay muraad keeda u sahlo🤲🥺

    • @stacyokie6280
      @stacyokie6280 Před rokem

      Iilahay ha u so sahlo Iilahy muraadkeda Khayr kiisa ha siiyo

  • @abdurahmanyusuf7704
    @abdurahmanyusuf7704 Před rokem +2

    اللهم اكفنا بمآ شئت من القوم الظالمين

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Před rokem +1

    Waa sax 💯

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 Před rokem

    Wcs wallkey

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 Před rokem

    War sheekhu maasha allaah tesla ayuu wataa

  • @jawdesigns2534
    @jawdesigns2534 Před rokem +4

    Sheekh wanku salamay
    Cafimaad taam ah alah ina wada siiyo
    Iimanka alaha inoo sugo

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 Před rokem

    Gabadhaas waan la murugoodey wax fiican mey sameyn hooyoyin dhiban oo la gargaari lahaa ayey u baas baxeysaa ☺️☺️☺️☺️

  • @khadijai.6270
    @khadijai.6270 Před rokem +2

    Sallam sheikh Dulmi Diid. Sheekada waxba kama jiraan. Gabadhaan wa reer America film 🎥 ( ruwayad) ayeey jileysaa. Iska hubi inshaAllah

    • @inaahmed2719
      @inaahmed2719 Před rokem

      Haaa waa run anaa daawady waana gabdha yara

  • @anwarmhd6277
    @anwarmhd6277 Před rokem

    Jazakallah . ilahey dartis ayaan wallahi ku jeclahay. Adiga kale zamankan waa yar yihiin. waxaa ka hadasha xaqa waliba adigo qofka dureynin. waan farxa markan arko video inaa soo duubtay. xaqa ayaa ka hadasha . ilahey sidaado kale ha iga dhigo. ilahey ha inoo dambi dhaafo.

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 Před rokem +3

    hal xaran nirig xalal ah ma dhasho ayada qaldan koow yaa dhahay boyfriend kula noolow labo yaa dhahay aamin ee caruurta cuna qabate!!!

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Před rokem +1

      Nasro Qaali warsame
      ninku wuxuu gabadha ka dhaadhiciyay xoolo ayaan inoo tabcayaa ee aynu kala qornaano. maxaad ulayaabi 100%80
      somaalida qurbuhu wey kala qoran yihiine

    • @Nasro_Warsame2023
      @Nasro_Warsame2023 Před rokem

      OK hadabo tan cashir ha idin noqoto ileen maalin walbo naag ooyeyso tag uma heyne no more crocodile tears 😱😱😱

  • @user-nm4bs9lq2h
    @user-nm4bs9lq2h Před rokem +1

    اللهم أعز الإسلام وأنصر المسلمين

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před rokem +1

    جزاك الله خيرا يا شيخ

  • @hayatabdi8398
    @hayatabdi8398 Před rokem

    Runta iyo xaqa u sheeg, sheikh!

  • @JamalAhmed-or5vv
    @JamalAhmed-or5vv Před rokem

    Ma'Sha'Allah walaal Allah hagu xifdiyo. You're a true believer and I always watch your videos so keep up the great work and advices In'Sha'Allah

  • @lulahmed7756
    @lulahmed7756 Před rokem +1

    Cajiib waa adunyo socota Xaqa Allah ha na tuso

  • @leylafarah9190
    @leylafarah9190 Před rokem +2

    Asc. Suubaaxaa naa. Allaahaa

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 Před rokem +1

    shiikhow somali Oo dhan ba gerfareyn ku wada Nool keligeed maaha Ee inuu lacagteedii Naag ku guursado walaahay wa Xaaraan Ninkaasi walaahay wa bilaa Damiir Gabadhan isheedu way kasoo baxaysaa

  • @shukrinur7991
    @shukrinur7991 Před rokem +1

    Waa beenteed naagtaan hhhhh

  • @Alhijrquranonline2742
    @Alhijrquranonline2742 Před rokem +1

    Ku Baro Qur’anka Online hab on Ah hadi aad ku Nooshahay Qurbaha Dugsi Qur’ana aad U bahantahay halkan nagala soo Xidhiidh halkan

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 Před rokem +7

    الحمد لله على نعمة الإسلام..... والعقل... والعافية.... يارب لاتبلينا
    آمين يارب العالمين.

  • @khadramohamed9849
    @khadramohamed9849 Před rokem

    Kkkk subxaanalaah

  • @mohamudgureyabdirahman2844

    Shiikh waa sheeko ka jirta Europe si dowlada lacag looga qaato waliba nimanka si aan la ag looga jarin waayo ninka haduu shaqeeya waxaa la dhahaya reerkaaga biilo

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 Před rokem +6

    Bismillah
    Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka)
    Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah
    waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka
    si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid;
    Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa
    Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado )
    Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa
    Qorshe degdeg 4bil
    maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka )
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib)
    labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz
    labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz
    quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo
    habkaan malahan waqti muraajaco (revision )
    waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan
    Qorshe dhexdhexaad 8 bil
    maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog)
    taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin
    25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz
    5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay
    quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz
    2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil.
    Qorshe qunyar socde : 1 sano
    maalintii waxa aad xifdin 2 bog
    25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz)
    5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay
    sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka
    qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo
    halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka
    qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon
    habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka
    kubilow 15ka juz ee hoose
    kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco)
    hoos u wad oo dhameey 5ta juz
    waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz
    5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut)
    waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka
    Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut)
    Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz)
    hada waxa kuu harsan 15juz ee kore
    waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa)
    kabood 5ta juz dhexe
    ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah)
    kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa)
    maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka
    akhrista oo aad joogteyso
    in aadan caajsiin ama dib dhigan
    hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto
    dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo)
    casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli
    lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka
    aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta )
    isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka)
    duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa
    sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka
    waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka
    salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo
    4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo
    halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka
    telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa
    masjidka ku aqri quraanka
    bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha
    goobaha nasashada ku aqri quraanka
    guriga aad degantahay ku aqri quraanka
    marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska
    iska xir aalada internet ka
    ka feejignow in lagu mashquuliyo
    ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag
    kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin
    qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib
    biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan
    ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka
    waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki
    inti aad xifdisay maanta kutuko cawa
    ama laba haben kadib kutuko Quraanka
    labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka
    Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka)
    Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba)
    waxyalaha larabo in aad ka dheeraato
    indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar)
    heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta)
    carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin
    waqtigaaga ha dayicin
    Nagu so bir si an kherka uwada fafino wll
    czcams.com/video/fDbiwDpCz50/video.html
    +254791716678
    What's aapka Aya Nagala so xarir karta walalaha kherka jecel
    Mahad sanidin
    Qur anka an Ku dadalno Insha Allah

  • @leilamohameda6889
    @leilamohameda6889 Před rokem

    Asc theak you

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před rokem

    Islaam nimaa bay.dhihin shatuucdii Dii idlasmka aaway

  • @dekamohamud6530
    @dekamohamud6530 Před rokem

    Waa bented

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Před rokem +1

    Scw ❤️ scw❤️ scw❤️❤️❤️❤️

  • @deeqoadan7439
    @deeqoadan7439 Před rokem +1

    Shikh haunihin nagahan isbahdilay iyagaa mesha isdhigay mac bay kutahay

  • @fadumahussein8484
    @fadumahussein8484 Před rokem

    Waa Waxa Burburka Reeraha Soomaalidda Qaakrood Ee Dibadaha Kusugan Ugu Wacan.
    Ha Ogaaddo Ninkaas Illahay Hogaanka U Dhiibay _Ee Ka Doortay Minjaha IIn Uu Noqdayo _ Naag _ Iyo Gaalo Kuwareejiyayna Inta Aan Aakhiro La Gaarin In Bacdiisa Banaanaka Subabax Iyo Galabba Taalo.

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 Před rokem

    m.a sii fcan aayd oga hadashya

  • @aasiyoamran9340
    @aasiyoamran9340 Před rokem +1

    Subxanallah

  • @farxiyoxaji3656
    @farxiyoxaji3656 Před rokem

    Kkkkkkk kkkkk. Kkkkkkkk

  • @moha4115
    @moha4115 Před rokem

    Sallahu caleyhi wasalam

  • @hani8826
    @hani8826 Před rokem

    Asc. Dulmi diid. Waa dalka hada lagu shaqo. Sun bay cunaan.😡💔

  • @uivuv
    @uivuv Před rokem

    Naagtan Ohio jogtaa wil yar haysatay waana naag suuqa kujirta ee waa beenteed

  • @awilali1246
    @awilali1246 Před rokem +1

    Ragga somaliyed illahay ka cabqa duligad ku jirtan iyo carurtiina ad meel uga dhacdeyn is daba qabta sidan Diin ma aha dhaqan wanagsan ma aha

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 Před rokem +1

    Scw scw 🥰🥰 scw

  • @Ina-ugaas
    @Ina-ugaas Před rokem +7

    Maxay ka faidaan Shiekh, Sow ma cadeesan karaan inay is qabaan,Why Gaalada uga dhuumanayaan oo boyfreind u jilayaan?
    Caruurtay dhalaan so ayaga cml noqon mahayaan?
    Allahul mustacaan!!

    • @mustafemaxamed6085
      @mustafemaxamed6085 Před rokem

      Dowladey ku khiyaaman sidey lacag ugaga cunaan,lacag xaarana ayey ilamaha kukorsadan iyagoo shaqeysta ayey sidaa sameyan soomaalid qurbaha badankood

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Před rokem

    Way waalan tahay subxaanalah

  • @fathiahmed1468
    @fathiahmed1468 Před rokem

    Thank you Shiikh Waa arin ku badan dadkeena
    Ilaahay hana hanuuniyo dhamaanteen

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 Před rokem +1

    Sallallaahu calayhi wasalam

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Před rokem +1

    Nin Rag ⬆️
    Nin
    Nin Lamood ⬇️

  • @sahroa.bdiabdullah3603

    Wcslm. Aah.

  • @safanabafana6519
    @safanabafana6519 Před rokem

    *Sheekh arinkas si wacan uso daraseey o wareyso raga samaynayo. Wayo Ameriko 36kun doolar hooyada ilmaha ku dhasha oo dowlada ma cawinayso hadi nagtas nin qabo wayo nin keda a bixinayo ee dhahan nimankane ma awoodan sidas aa kentay inee wadanolasho ka dhexeyso lkn meher wu jira lkn guur dhanka dowlada lama sameyo lkn naagti wada Nolasco cunug ku dhasho dowlada way cawinaysa. Lkn marwalbo dhanka diinta waleesku qaba dhankq galadane leeskuma qabo*

  • @firdowsafine9784
    @firdowsafine9784 Před rokem +1

    Sheekh jifka miyaa nagu mareysay

    • @DAARUSUNNA
      @DAARUSUNNA Před rokem +1

      Kkkkkkkk ma aragtay meeshii markow imaaday nayiri bye waan imaadaye kkkkkkk sheekha caadi ma ahan

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Před rokem +1

    Asc SCW SCW SCW Allha tuso xaqa

  • @Abshir65
    @Abshir65 Před rokem

    Wlshay haday run tahay samir ilaahay baa kaa abaal marin.

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 Před rokem +2

    Waayo dadka somaliyed intooda badan diinta afka ayey kasheegtaan waa bilaa damiir iyo bilaa caqli 😡😡 uf magaca islamka ayey ceebeeyen

  • @batulamahad449
    @batulamahad449 Před rokem +1

    Waa runtaa way jiirtaa aniga 26sanno aan jooga ma haysto halahas sanno markii ilmaha halawayaan waa tas aniga waxaan arkey gabar deres ahaan way dhashey waan u tagney hospital ninkeed waa fadhiyaa waxaay no sheegtey in ninkeed wallkey oo kalle waa yaabney waxaa taasi maxaay ku tusey mucjiisada Somali heysata way buuxan wallkey

  • @umukassim2166
    @umukassim2166 Před rokem +2

    kheyr Allah kusiyo sheikhow. it is common in somali communities beentas. ilaahey xaqa ha tuso. family yalkas na wey burburan always.

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 Před rokem

    sheekenow wa jbeentred wa gabarbyar

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 Před rokem +1

    Waxan dawaddey iyado tiktok ka ciyareysa markas lama aamini karo hadalkeda

  • @baraarug969
    @baraarug969 Před rokem +4

    naagtaasi vaar ayaa soo qabtay hahahahah beenleey ayey noqotay dad badanaa laakiin aaminay 😡💔😡💔

    • @Nasro_Warsame2023
      @Nasro_Warsame2023 Před rokem

      kkkkkkkkk maseer aa hayo ninkii baa gabar yar aroosey BOOM!!!

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Před rokem +5

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @halimahassan1523
    @halimahassan1523 Před rokem

    Asc wr wbr allaahu akbar. Fitnadoo dhan waxaa ka masuul ah dumarka. Waayo ayagaa duli kaska isku dhiga. Waxaana markasta baa la maqlaa dhacaana ee may ka digtoonaadaan.

  • @dulqarnaylbargaan5594

    Afkaaga iyo waxaa jeceshahay ayaan xukminaynaa

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 Před rokem

    Maa Shaa Allah Sheikh may Allah bless you Ameen, SubhanaAllah very Sad 💔💔💔💔may Allah help our people

  • @aminaosman9226
    @aminaosman9226 Před rokem +1

    Rag ma aha waa dakar مش رجل بل هم ذكر لان الرجل هو مجموعه من الصفات
    ١المسوليه
    ٢الامان
    ٣ الصدق
    الصومالين اغلبهم ما تتوفر فيهم هذه الصفات مع الأسف

  • @cabdicano8698
    @cabdicano8698 Před rokem

    Sheikh making hood films 🎥 halalwood

  • @ifraahcige5750
    @ifraahcige5750 Před rokem

    Wa been balashegayay shekhow alle cebtena ha asture

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 Před rokem

    Subxanalallah

  • @raily6824
    @raily6824 Před rokem

    Anigaa gabar sidaa loogalay Soo taagna

  • @shugriegek3670
    @shugriegek3670 Před rokem

    Asc walaal way jirtaa aniga lay soo xaadiroya 13sano ayaan jaar la ahay iyo ugu yaraan 10sano oo iga horaysay welina waxaasay ku jiraan markaa ma jirto ha odhan way jirtaa Haa waa la qabtay isaga oo sariirta hoostiisa galay baa la soo jiidau

  • @maiza4163
    @maiza4163 Před rokem

    asc she waxay tidhi anaa maqlaayey waxay tidhi sabereet ayaanu kala ahayn

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 Před rokem

    Intaya ba'ayan badanaa nimanka somaaliyeed! Bal maxaa ku kalifay inuusan caruurtiisa iyo reerkiisa kafala qaadanwaayo hadii Allaah caafimaad siiyey.

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 Před rokem

    Uusti Somalidda aya socota wisikh dheeh

  • @farahhersi648
    @farahhersi648 Před rokem +1

    lacag xaranaa ayaay ku nol yihiin, somalidu hungurii jacel ayaa wax walba ugeyaa

  • @safiyaxusen4084
    @safiyaxusen4084 Před rokem

    Hhhhhhhh🏃🏃🏃🏃🏃🏃🪓🪓🪓maxaa baday

  • @inaadarwish206
    @inaadarwish206 Před rokem +2

    Lol @ at the dude who jumped off third floor window 🪟 2 in the morning.

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 Před rokem

    Sheekh somali lacag jeceyl ayaa rogtay

  • @laylamohammed2547
    @laylamohammed2547 Před rokem

    Sheekh waa beenteeta

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Před rokem +1

    Sheekh Allaha ku Xafido adun iyo aqiraba Dhaman tenba Allaha na Wada Xafido Jazakuma lah Sheekh 🤳 waa PRANK 🚫🤳 Sheekh

  • @jikatorem.ismail4003
    @jikatorem.ismail4003 Před rokem

    Dhaqaalaha Awgeeyd ayaa ku kalifay.
    Somalida 95%, Qurbaha ku Nool.

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Před rokem

    Maxaa caruurtooda xalaasha ah ay iskaga xaraamaynayaan subxaanallah dadkan allah hasoo hadeeyo

    • @Queen-mv5mt
      @Queen-mv5mt Před rokem

      waxaas yaa fiirinaayo lacag un baaa u daran dadkaan wllo

  • @HaalaysHaalays
    @HaalaysHaalays Před rokem

    arintan waa arin Jirta

  • @khaliifcali8218
    @khaliifcali8218 Před rokem

    War oday muqaalka aad gariga kudhex furaysid gariga hala arko maad kawadaa

  • @farahhersi648
    @farahhersi648 Před rokem

    xasbiyallahu wa nimco wakiil

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu Před rokem +1

    War ileen ceeb looma dhinto

  • @lixkaroonmahamood3544

    Waxay u jeedaa caydh baan qaadanayey oo dawlada ayaan kulahaa

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 Před rokem

    Wiil Saaxiib = boyfriend
    Gabar Saaxiib = girlfriend

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Před rokem

    Xalaashaa baday waa.been.iyo sharuucdii Diinta Dad diiday see.xalaal .ku noqon Diin iyo.iimaan Qof aan lahayn

  • @dhdowlad
    @dhdowlad Před rokem

    Labo khaa'in baa is khiyaamay!!!

  • @nasteexoaa6872
    @nasteexoaa6872 Před rokem

    Waa been video tiktok ayey kula kacsa naysay waa qof yar filter ayey istic malaysa

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 Před rokem +1

    Asc walalayaal chanelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allah idinsiiyo inshaa Allah🤲🥰💜

  • @DAARUSUNNA
    @DAARUSUNNA Před rokem +1

    Waaba gabar yare maxey beentaan intaas la eg ku fashay macbuudkow

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 Před rokem +1

    Tan hadeey been noqoto Somaaliya shacabkeeda wery u dhamaatay been ilaa heerkas waayab

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 Před rokem

    masha allah masha allah. walahi runta ayaa sheegtay

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z Před rokem +1

    Ooway dhibanyahiiin sub xaana lahaa gaalada laftooda say u ogaadaan in waxaas xaaraaan nagu ah fareenka ama saaxiib nimada cashaan si lacag uhelaaan sub xaanalaaaaah

    • @Queen-mv5mt
      @Queen-mv5mt Před rokem

      gaalada weyba rabaa in ee ku haleeyaan gaaladaan ayagaa ku nool waxaas norml ka tahay lkn adigoo islaam ah in aa dhahdo single mother aan ahay subhaanallaah

  • @user-ro1en7xn7z
    @user-ro1en7xn7z Před rokem

    Jisaaka alaaaha khayr nasiixadaada👍🏽

  • @nadiayaqup4157
    @nadiayaqup4157 Před rokem

    Waxaan waa beenteed ee yaan l idin waalin aniga run iilama eka