Qaabka loogu qubeeyo ilmaha dhashay.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 30. 07. 2016
  • Hooyada, uurjiifta iyo foosha.

Komentáře • 190

  • @princessamina9363
    @princessamina9363 Před 3 lety +7

    Wali madhalin fool aya iso dhaw waxbadan aya ka faaiday Mahadsanid abayo❤️

  • @raysasiciid4470
    @raysasiciid4470 Před 7 lety

    mansha allah walal waad ku mahadsanthy sida fiican eed aqoontada ula wadageyso walalaha

  • @amranyussuf3652
    @amranyussuf3652 Před 8 lety +2

    Masha alah abyo mcn caqliga & aqonta alaha ku siyaadiyo alahana ku batakeyo mhdsanid xabibti

  • @saynab2031
    @saynab2031 Před 6 lety +5

    Kun like haduu jirilaahaa anaa kusiin lahaa halka wa igu yaraday hooyo cusub adeey kugu fakatay

  • @CafimatFican
    @CafimatFican Před 8 lety +25

    Jazakallah qeyr abaayo 💙💙

  • @qadraawil1654
    @qadraawil1654 Před 2 lety

    Masha allah xppti jasakallahu kher💖🥺♥️💋👸

  • @omarmohamud7582
    @omarmohamud7582 Před 7 lety

    masha Allah wllshy allaha kasiyo ajir iyo xasanaad lasoo kobikarin waxbadan ayaan kafaiday chanelkaga mhdsnd qaali

  • @biimbiim8454
    @biimbiim8454 Před 8 lety +2

    mcnto shukran xabibti jzkmlh kheyr allah abal haka siyo mcnto dadkena qurbaha ku dhalay walidne an udhaweyn aya u faideysay oo boski walidka ugashay ❤💋❤💋mida kale canug yar aya jiif naska ku siya wax dhibato ah armey ukeenan

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 8 lety +1

      +xamdi love quruxeey, wax dhib ah makuu keenaayo haddii aad adiga iyo babygaba raaxo ku qabtiin, isla markaana uu shaqeeynaayo naasnuujintaada, cunuguna uu miisaankiisa kordhaayo.
      Jazaakallaahu kheyran, xbbti. 💖

  • @user-xx3ph7qe8m
    @user-xx3ph7qe8m Před 7 lety

    maasha allh baaayo alle hakaa abaalsiiyo hoooyo maahi lkn waan rajynaa xbbt inbd mhdsnd

  • @xafsocabdiqadir2783
    @xafsocabdiqadir2783 Před 2 lety +1

    Ilaahy hakuxif diyo wll vidoe aleehyadawaday oogabadhailmaha uguhoreeyaya foosheeda anookuwareersan wlhywakufaaiiday

  • @ahlaamrashiid172
    @ahlaamrashiid172 Před 8 lety +3

    masha alah ajir iyo xasanad ilah hakasiyo waubahna Ina Barto thanks quruxey

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 8 lety

      +ahlaam rashiid aamiin yaa Allaah. Jazaakallaahu kheyran, xbbti. 💖

  • @duniyachannel1335
    @duniyachannel1335 Před 8 lety +3

    Maashallah Ubahina sida aad mar walba noogu faa'iideyso jizaakilaahi 😍😍😍

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 8 lety

      +Deqa Duniya Channel Mahadsanid deeqa cadeey abaayo. Allaah haku sharfo, hana ku xifdiyo. 💖 💖 💖 💖 💖

  • @user-bu6sg7id3s
    @user-bu6sg7id3s Před 3 lety

    جزاء الخير في الدنيا والاخرة اختبي عزيز

  • @hamdafarah429
    @hamdafarah429 Před 8 lety +1

    maaanshaa. allah. abayo aqliga allaha. kuu barakeeyo. abyo su aaal wadankeed jogtaa adoo raaliya

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 8 lety

      +Hamda Farah aamiin yaa Allaah. Jazaakallaahu kheyran, xbbti.
      Waxaan ku noolahay Sweden gaar ahaan Gothenburg.

  • @xamdikoofi
    @xamdikoofi Před 8 lety +3

    mashallaah
    Abaayo thanks I love your video😁😁😁😁 because
    I'm expecting my first baby soon Inshallaah

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 8 lety

      +somali girls thank you so much and , I hope everything is going well for you, abaayo.
      Kusoo dhawoow chanelkayga. ♡

  • @qadroumueyman5463
    @qadroumueyman5463 Před 8 lety +2

    masha Allah macaanto ilaaheey ajar hakaasiyo aamin aamin aamin

  • @hibaaqqaybdid7970
    @hibaaqqaybdid7970 Před 7 lety

    man sha alaah. walal. ilaa hay. ha ku. bara. keeyo. wax. badan. baa. nu. kaa. faa. iid. nay

  • @daganabdullaahi1668
    @daganabdullaahi1668 Před 3 lety

    maansha allaah mahadsanid wllshay waxaan arkaa inaad 4 sano ka hor inaad soo dhigtay aniga caawa ayaan kaa faaiidaysanayaa cunug yar ayaan umulay hada waana cunigii iigu horeeyey inaan u qobeeyo waan ka cabsadaa inan jabiyo ayaan ka baqayaa dhakhtar markaan ku jiray ayaa laygu qobeyey

  • @indheey
    @indheey Před 2 lety

    Masha allaaah Jazakillaah kheyr

  • @rafil489
    @rafil489 Před 7 lety

    jazakallah mcanto Allah yahfidka

  • @BlueberryAkari722
    @BlueberryAkari722 Před 8 lety +1

    manahaa alaah caqliga allah hakuudaayo aad baan ugubogay sidaad ucaawinayso walalahaa ilaa khayr hakusiiyo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 8 lety

      +MRS IFRAH ADEN AHMED mahadsanid in badan, xbbti. 😙

  • @yasminasseir8431
    @yasminasseir8431 Před 8 lety +1

    masha Allah good information abaayo jazakallahu kheyra

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 8 lety

      +Jasmine Asseir mahadsanid mcnto, Allaah haku xifdiyo. 💖

  • @kaahakiinahmed8346
    @kaahakiinahmed8346 Před 7 lety +6

    maashaa allah ubahina shukran abaayo shan bil kadib ayaan dhalaa baby iigu horey insha allaah qeyr allaha kusiiyo waqti fiican ayaan kusoo aaday oo ubahina joogto mahadasanid xbbtii markasta cimri dheeriyo caafimaad cibaado suuban ayaan kuu rajeynaa insh allah

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 7 lety

      +kaaha kiin Ahmed quruxeey, hambalyo hambalyo ayaan marka hore ku leeyahay. Marka xigtana mahadsanid soona dhawoow.
      Inshaallaah waan isla joognaa illaa intaad ka dhaleeysana halkaan ayaan iskala soconeynaa inshallaah. 💖💖💖

  • @quruxsan3313
    @quruxsan3313 Před 8 lety +1

    mashallh ilahy khry ku sii quruxeey abayo thank you

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 8 lety

      +Uma Luqmaan Abdiraxman gacalo, Allaah haku daayo oo haku xifdiyo. Mahadsanid in badan.

  • @heyyouxajii7049
    @heyyouxajii7049 Před 8 lety +1

    asc xabibiti shuugran waan kacabasad marakay yaryihi waan ka baratay qali 💛💓💚💛💚👍qeer allha kusiyo 💛

  • @raaliyacali8869
    @raaliyacali8869 Před 7 lety

    ubahiina muuse waad i qancisay abaayo aad baan kuugu bogay ilaahay hakaa farxiyo😙

  • @sacdiyoabdi1163
    @sacdiyoabdi1163 Před 7 lety +1

    wad mahad santahay abaayo qali shaqada wanagsan od wallalaha ugu fa idenesid good job sister

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 7 lety

      +Sacdiyo Abdi mahadsanid in badan, quruxeey. 😙 😙

  • @asmacadey5943
    @asmacadey5943 Před 8 lety +1

    my abaayo qaali jazakallah kheyr wan ka helay runti ilah haku xafido

  • @rahmaabdi8987
    @rahmaabdi8987 Před 2 lety

    Mahadsanid innadan qaali waxbadan ayaan kaafaa iiday waxaan ahay ugub hada 9 bil iidhamaatay iisoo duceeya abaayo illaahayow ifududee foosha aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @saraosman3998
    @saraosman3998 Před 5 lety

    Allah kheer ha nu siiyo

  • @aldhariiqatuindhadheere1153

    ilaahey ilmo hana siiyo anika iyo inta ila midkaka ah

  • @DumarBilla
    @DumarBilla Před 4 měsíci

    Mash alh jazakalh khyr byo ilhy nbd cfmd haigu grsiyo

  • @mulkinurn9737
    @mulkinurn9737 Před 7 lety

    kheeyr allaaah kusiiyo abaay wlhi macluumaadbadan aankaaakororsaday abyo

  • @ugbaaddiamond6244
    @ugbaaddiamond6244 Před 2 lety +1

    Aniga waxaan heystaa gabdh 10 casho jidha walaahi uma qubeeyo waan utirtiraa subax walba hadii aan uqubeeyo waan kabaqanayaa inuu iga dhaco ilmaha qof wayna ilma joogo aniga a waa ilmaheygi kobaad ilmo ma soo arkin lkn alx intaan utirtiro ayaan saliid saituun ku dhamooqaa gabdhyda biyaha ayaa karaa wana laigu qaley jirkeeda qalayl ayuu ahaa hada saliid saituun mariyey alx asbuuc isbadal ayaan ka dareemey

  • @abdiladifali5529
    @abdiladifali5529 Před rokem

    Shukraan abayo Allah haku barakyo

  • @qurayshaaxmed2512
    @qurayshaaxmed2512 Před 3 lety +2

    4sano ka hre ciyaal school ahaa lkn mnta hooyo nimo sugaya sas uso boowday janalkada mhdsnid sister

  • @waxbarshofreeah
    @waxbarshofreeah Před 7 měsíci

    Mansha allah waxbadan kaa faiidey

  • @xassanyare1913
    @xassanyare1913 Před 7 lety +1

    asc abayo jazakallah qayr ubahina musa in badan xbibti

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 7 lety

      +amisha ina macalin wcwswrwb quruxeey. Allaah haku daayo. 💖 💖 💖 💖 💖

  • @dahabuahmedmohamed504
    @dahabuahmedmohamed504 Před 7 lety +3

    abaayo allaha kaa abaalmariyo sida aad noo caawiso waxaan rabay ilmaha inteey xuduntu ka go,in xitaa sidaan maa loogu qubeeynaa mise waa markay ka go,do hadeey xuduntu ku daahdo ilaa laba week ma iska caadiyaa

  • @swalehsaid7085
    @swalehsaid7085 Před 7 lety +1

    jazakalahu kheyr abaayo macaanto

  • @ayaanfaajac7218
    @ayaanfaajac7218 Před 7 lety +1

    masha allaah jizaaakalaah abaayo ubaxina

  • @mohamedhassanjabaangmialco6569

    Thnx abayo waanka faaiday

  • @faiidomedia7709
    @faiidomedia7709 Před 5 lety

    Ubahiina we miss you❤️❤️❤️

  • @sacdacabdiraxmaan1915
    @sacdacabdiraxmaan1915 Před 7 lety

    masha allaha wll Alle ha ku barakeeyo

  • @cudoonbarwaaqo7314
    @cudoonbarwaaqo7314 Před 3 lety +3

    Masha Allah thanks abyo wax baan kaa faiday insha Allah April 2021 ayan hooyo noqonaya haduu illahey ii qadaro janalkada mar hore aya iigu dambeysay lkin hada ayan ubaahday thank you so much 😊

    • @umualmaaz8729
      @umualmaaz8729 Před 3 lety

      Abyo ma dhashey hda

    • @cudoonbarwaaqo7314
      @cudoonbarwaaqo7314 Před 3 lety

      @@umualmaaz8729 Mya abwe weli

    • @umualmaaz8729
      @umualmaaz8729 Před 3 lety

      @@cudoonbarwaaqo7314 mcnto Gabdha waye

    • @umualmaaz8729
      @umualmaaz8729 Před 3 lety

      Abyo 3 bil ahy sinta I xanunto ma isku argi jirdey markaa 3 bil ehed

    • @cudoonbarwaaqo7314
      @cudoonbarwaaqo7314 Před 3 lety

      @@umualmaaz8729 Mya abyo markaa 7bil soo gaaray aya sino xanuun igu bilowday lkin dadka isku mid ma ahan illahey hakuu adkeeyo qaali iga tali noqo wiil ban ku moday

  • @salmaabdi1148
    @salmaabdi1148 Před 7 lety

    waan ka helay barnamijkaga xbbti qli

  • @shukriabdi4345
    @shukriabdi4345 Před 8 lety +1

    masha Allah abaayo jazaka Allah

  • @najmamohmed1875
    @najmamohmed1875 Před 5 lety +1

    Thnks abaayo wiil ayaan dhaly marka Ana uu maydho waa ooyaa

  • @fardowsau8997
    @fardowsau8997 Před 8 lety +1

    Msha allaah qer badan allahu ziiyo

  • @iimomo623
    @iimomo623 Před 7 lety

    maasha Allaah walaashay

  • @shukriabdirahman2710
    @shukriabdirahman2710 Před 7 lety +1

    masha alah abayo jazakallah

  • @nasteexosiciid4715
    @nasteexosiciid4715 Před 4 lety

    Mnsha allh shugran abyo

  • @saaraxasanyusuf5235
    @saaraxasanyusuf5235 Před rokem

    Mahadsanid abaayo🥰😍🥰

  • @suusanali857
    @suusanali857 Před 3 lety

    Jaskalahu khyrn

  • @aminahaamud7663
    @aminahaamud7663 Před 8 lety +2

    masha allaah jazakallahu qeeyr abaayo 👏👏👏👍👍👍

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 8 lety

      +Amina Haamud mahadsanid in badan mcnto.

    • @sareyamahat5938
      @sareyamahat5938 Před 8 lety

      mansha Allah qeyr badan Allah hakusiyo aqliga badan o alle kusiyey od anagana nagu sacideyse alle hakusiyadiyo

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 Před 8 lety +1

    mashaa allaah shugran abaayo qali

  • @maandeeqbarre8059
    @maandeeqbarre8059 Před 7 lety

    mahadsanid sharafeey

  • @hamdoomahamed6742
    @hamdoomahamed6742 Před 2 lety

    Masha allah soo badi wll

  • @hilaalxaaji8613
    @hilaalxaaji8613 Před 2 lety

    Shukran habo

  • @ilhanomar8113
    @ilhanomar8113 Před 8 lety +1

    Maasha Allah abaayo thanks baayo but wali ma guursab but is gd for as

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 8 lety

      +ilhan omar quruxeey, inshallaah waad heli ee Ilaah hakugu arzaaqo zawj iyo awlaad wanaagsan. Mahadsanid in badan. ♡

    • @girdeali4183
      @girdeali4183 Před 8 lety

      +Ubahina Musa sjd

  • @najahmuhammed1127
    @najahmuhammed1127 Před 5 lety

    horu mar wcn wllshy

  • @user-bu6sg7id3s
    @user-bu6sg7id3s Před 3 lety

    Anigu wax badan baan kaa faaida
    wlhi sida ilamha logu maydho ma garani umushaydii wax yar baa ka hadhay shugran wallo mcnyy
    😘❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @superpowermomchannel4328

    Ubahina musa jasakallah walal qaaali
    Wllo waxd igu cawisa ilmaha timuhu kudhasho loo daaayo waxdhiba mayku keeni karaan
    More thanks

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 7 lety +1

      +Nimco Nuura quruxeey waan ku salaamayaa.
      Wax dhib ah maleh siday ila tahay lkn in arrinkan culumada waydiinno waaye inay waajib/sunna tahay iyo kale.
      Carruur loo daayay waan arkay balse wax dhib ah kuma arag.
      Mahadsanid xbbti qaaliya. 😍 😍 😍

    • @superpowermomchannel4328
      @superpowermomchannel4328 Před 7 lety

      Ubahina Musa thanks qaaali allaaah cimriga haku dheereyo caqligna haku barakeeyo xbbty

    • @mankacadey3157
      @mankacadey3157 Před 6 lety

      Nimco Nuura abyo ma u desay nunaha tinta sidesa u noqotay pls jwb quruxey

  • @naimaamir6427
    @naimaamir6427 Před 5 lety +4

    Jazaaka allahu qeera hada bishi 8aan ku jiraa uurka hooyadey wey iga fogtahay waxa ugu wen aan ka baqanaayo sidee ugu qabeena ilmaha yar😁

    • @Jamaal-yt9mg
      @Jamaal-yt9mg Před rokem

      Wll izku mid nahnay 8sii dhamasan rapa ale hayno wada fufudeeyo foosha 😭😭😭🤲

  • @iqlasali7746
    @iqlasali7746 Před 6 lety +1

    Asc abyo waxan ubaah naa lambarkaaga adoo raaliya

  • @imandhol408
    @imandhol408 Před 8 lety +1

    walal Ubax alle haku xifdiyo mahadsanidna; waxan kuwaydinlaha inkaston aandhalin hadana waxan kubarbaray soarkayana cunug shambo logumayrayo marka shambada madaxa maxay dhiboy ukenaysa

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 8 lety

      +iman ali mcnto, shaambada ilmaha waa ok NOT kan dadka waawayn. Saas oo ay tahay xitaa saabuunta ilmaha yaryar ayaa dhaama shaambada ayaan maqlay. Olive oil ayaa loogu tirtiri karaa haddii la doono. Mahadsanid, mcnto.

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 Před rokem

    Thanks ❤❤

  • @bayazieabdulaahi4410
    @bayazieabdulaahi4410 Před 8 lety +1

    masha allah abyo jasakalah

  • @ugbaaddiamond6244
    @ugbaaddiamond6244 Před 2 lety

    All aniga gabdhayda oo 20 beri jogto shaanbada ayaan madaxa iyo wajiga uga tirtiraa maroda intaan biyo shanboleh galiyo hada inaan uqubeeyo ayaan bilaabey shanbada madaxa kamariyaa😿😪

  • @maryanali5453
    @maryanali5453 Před 5 lety

    jaasakaallh xbbti facebooka maxagu qoran inn kulaso xiriro rabaa dear

  • @umuiqra9026
    @umuiqra9026 Před 6 lety

    aad baa u mahadsantahy wlo plz noo soo duugista ilmaha dhashay

  • @raxmafarhan3304
    @raxmafarhan3304 Před rokem

    Mashaa Allaaah

  • @hanadkunciil4830
    @hanadkunciil4830 Před 7 lety

    mansha Allah

  • @umuhudahudaqali9072
    @umuhudahudaqali9072 Před 8 lety +1

    masha Allah wllo ad bad umahsanthy jizakalahu khayr

  • @maarwowanag3527
    @maarwowanag3527 Před 8 lety +1

    asc walashey kheer ilahay haku siyo wax add iyo add muhim u ah baad bareysa walalaha somaliyed ajar ale haka siyo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 8 lety

      +Farxiya Cadey mcnto, soo dhawoow, mahadsanid in badan. ♡

  • @kaafiyare3976
    @kaafiyare3976 Před 5 lety

    Masha Allah walashey thanks sister

  • @hawoalinuur7860
    @hawoalinuur7860 Před 2 lety

    Masha allah

  • @shukrihaaji
    @shukrihaaji Před 8 lety

    Xbbti jazakallah

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 8 lety

      +shukriina haaji mahadsanid in badan, xbbti. 💖

    • @shukrihaaji
      @shukrihaaji Před 8 lety

      Abyo waxan ku waydiina xudunta biyaha wax maka dhibayo miyaaa

  • @abshirobarake6166
    @abshirobarake6166 Před 8 lety +1

    mahadsanid abayo qali kheer ale haku siyo

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 8 lety

      +Abshiro Barake aamiin yaa Rabb. Jazaakallaahu kheyran. ♡

  • @user-ek9uj6lg8y
    @user-ek9uj6lg8y Před 7 měsíci

    Jzkllah ❤

  • @khadarducaale1584
    @khadarducaale1584 Před rokem

    How did the past mothers wash their babies in the past?how did our mothers do?

  • @hafsathekindhearted9564

    asc ubaxina ...jazakAllah qheyran abayoo.....abayo iilmaha umashaa kujira how many times in a week aa looqubeyn kaaraa.....waqtiga uguu fiican oo ilamaha loo qubeyana no sheeg....mahadsanid.....I just hope u wil reply even after 8 months ago.....thanks in advance

  • @hooyomcn4260
    @hooyomcn4260 Před 6 lety

    Aad ayaa umahadsan tahay abyo bil ka hor ayaan dhalay 3di biri en isbitalka ku jiray loma qubeynin ana wa cunugi iigu horeyay qof iga cawisana ilama jogin biyahana gacanteyda ayan ku tijabiyay cunuga malintas aad aye u cabadeysay marki danbo ayan ogaday in xusulka la galiyo kadib cunugteyda inee ad uga heshay biyaha ayan daremay

  • @fadumasharaf9377
    @fadumasharaf9377 Před 2 lety

    Saabuun ayaan wajiga ugu dhaqay wlh lkn afar bilo jiraa qalad miyaa

  • @NasiibCabdi-cv7eh
    @NasiibCabdi-cv7eh Před 8 lety

    asc mcnto ubaxinu hada waa qubis Siraad natustey lkn tirtirku waan untalented mahoo

  • @iqronuur9335
    @iqronuur9335 Před 2 lety

    Hadaan ku qoray you tubka sidee ilmaha loogu qubeeyaa runtii hadaa curday ama cunugeega ugu horeeye dhaly daraad waa uqubeenaa intaan dhahy bay nuunayda tabcaan iga noqotay

  • @daacadlaki6229
    @daacadlaki6229 Před 7 lety

    good abayo

  • @ShukriaJabdi
    @ShukriaJabdi Před 8 lety +1

    slm qaali jazaki.allah waxbadan kaa faaidnay. laba baby ijoogan 2yr n 7m madaxa kadhididan hbn kasta hadan madaxa dhaqo ok miya saliide igula taline olive iyo coconut isticmala mahadsanid xabibti.

    • @ShukriaJabdi
      @ShukriaJabdi Před 7 lety +1

      ubahina muse iso jawab qaali mahadsanid

  • @ilhamabdi766
    @ilhamabdi766 Před 5 lety

    Ubexey waxan ad hayso cunug lee u egyahay🤣🤣🤣

  • @xmdidhalal1258
    @xmdidhalal1258 Před 8 lety +1

    warqada magacada ma iso qori kartaa qaliye mahsani macnto

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 8 lety +2

      +naima abdirahman quruxeey, waa baby wipes. Mahadsanid, mcnto.

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 Před 8 lety +2

    alla maxaan ka helay barnaamijkan walal mahadsanid

    • @ubahinamusa6208
      @ubahinamusa6208  Před 8 lety

      +Hodan Ahmed quruxeey, soo dhawoow. Jazaakallaahu kheyran. ♡ ♡ ♡

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 Před 2 lety

    Ilmah marku dhasho sidee canah loga nadiifin kara

  • @farhiafarhia7427
    @farhiafarhia7427 Před 4 měsíci

    Agah oo sabunti malaga biyaracine😮😮

  • @nimoifka946
    @nimoifka946 Před 8 lety +1

    👏💝👏💝 mahad sanid sis

  • @ardaadandahir5000
    @ardaadandahir5000 Před 4 lety

    👍👍👍

  • @ubaxabdi210
    @ubaxabdi210 Před 8 lety +1

    jasaakallh khyr wllo

  • @loveyourlife5236
    @loveyourlife5236 Před 6 lety

    indhaha wall sidaa ina loomaudho maha ayaan uMalay nauaa wayo infection aya keenta

  • @hodanculusow3248
    @hodanculusow3248 Před 6 lety

    Mnsh allh

  • @umuhanayar3893
    @umuhanayar3893 Před 4 lety

    M.a wll

  • @umuaxlaam2230
    @umuaxlaam2230 Před 8 lety +1

    abaayo gabdheyda hadaan shopinka ilmha ugo qubeyo fin yar yar aakasobaxayn